site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa maalintii iigu horaysay qaybtan barashada,ee suuragal matahay inaan gabadhii mustaqbalka aan kabarto.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waa maalintii iigu horaysay qaybtan barashada,ee suuragal matahay inaan gabadhii mustaqbalka aan kabarto.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 16, 2000 - 02:27 am
runtii fikrad badan kama haysto waxa meesha kasocda, markaan aqriyayna qaarbaaba ku caytamay,iga raali ahaadee dhab miyay idinka tahay mise hadal baa meesha lagu hayaa, hadii ay dhab idinka tahay,fadlan gabadh daacada ayaan ubaahnahay,
by:maska

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suad

Saturday, December 16, 2000 - 02:42 am
s/aleeykum walaalkiis
walaahi waad iga qoslisay maxaad tiri gabar daacad ah ayaan ubaahanahay aa? maogtahay walaal in sanadkan qof daacad ah uusan jirin hadii uu jirana dadkii kalaa kunacay daacad nimada, marka waxaan kuleeyahay walaalkiis uma maleeynaayo in gabadhii mustaqbalka aad netka kala kulmeeyside waqtigaaga hakulimin halkan, anyway wax walba ilaahay ayaa ogee ilaahay talo saaro.
hakuu macaanaato walaalkiis
wasalaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farax-yare

Saturday, December 16, 2000 - 04:44 am
suad adiga maad is sharaxdid inta aad odayga sidaas ula hadlaysid waan hubaa in mowduucani dareenkaga soo jiitaye
teeda kale sxb ilaah talo saaro waa sidey suad ku tidheee oo sidaad wax ku heli lahayd falankeed gal waan hubaa hadii aad sida fiican u raadiso inaad heleyside meel walboo aad ka raadiseee
and anyhow good lucky waxaana kuu rajeynaayaain aadwax uun la kulmi doontid sooner or later
mar kale raali iga ahada fikradayda ayaa sidaa noqotay hadii aad qalad u aragtaana raali ayaad ka ahaaneysaan
nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Saturday, December 16, 2000 - 07:00 am
aboowe wan ku salamay ugu horeyntii waxana ku leyahay ruun ayay aniga iga tahay haday adiga ay run ka tahay sidas daraded soo dhawow ayan ku leyahay.aboowe waxaana ogataa inay dadka isku mid ahayn oo kuwa ruun ay ka ahayn oo kuwana ay dacad yihin sida ula soco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gvghfgfg

Saturday, December 16, 2000 - 08:01 am
rdrdgdfgdgdfghftyrty
hvghvghvghvhgfgh
jgjhghghjghjghjg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadiqgarad

Saturday, December 16, 2000 - 09:13 am
don't give up bro you gonna have one the honestest somali cute gitl as soon as possiple!
by saadiqgarad^

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali abdi

Saturday, December 16, 2000 - 09:48 pm
ali.talo . waxan talo halkan uga soo jeedinayaa dhamaan dhalin yarada soomaaliyeed waa wiilal.iyo gabadhaba walaalayaal sida aad og.tihiin waxaan nahay umad muslim ah ]sidaa daraadeed waa in aanan ku dayaniin wax yaalaha xunxun ee ay gaaladu sameeyaan maxaa yeelay ninka gabadh ka raadinaya internet ka ma idinla tahay in uu gabadh fiican raadinayo sabab ta oo ah gabadh fiican oo xishoodle [sida uu nabigu xadiith ku yiri [scw] oo ah qofka aan xishoodlahayn imaan malaha qofka aan imaanlahayna jano malaha ama magalo] sida oo kalana gabdhaha [sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali abdi

Saturday, December 16, 2000 - 10:00 pm
ali abdi fadlan iga raali ahaada qaladka aan ku qoray email kii hore waxan kaday gabadh fiican oo xishoodleh kama helay sid chate ka fahmana [xadiith kaa mac nihiisa sidaa iyo nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed kahin

Saturday, December 16, 2000 - 10:37 pm
waano aan u soo jeedinaayo mr anonymous walaal waxaanku leeyahay hadii aad guur doontahay kuma helaysid qaabka aad wax uraadinayso maxaa yeelay gabadh walaba way isla fiicantahay ee try another way xusuusana dadaalaa in uu gaadho and if you are good man openhearted you will get your gaol and iam sure if you are honestman your partner.would be as you.amean if your dream came true thanks you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASKA

Monday, December 18, 2000 - 12:29 am
TO:DHAMAAN.
WAAD SALAAMAN TIHIIN,WAANAD KU MAHAD SANTIHIIN FIKRADAHA KALADUWAN EE AAD II SOO JEEDISEEN.
LAAKII WAXAAN AAMINAY INAAN KA HELIKARO INTENETKA
INAN DAACAD AH,EE AY ADAGTAHAY SIDA LOOKALA OGAADO TA DAACADA AH IYO TA KALE,SIDAA AAWADEED NASIIBKAYGAAN KA QAADAYAA,

TO:AYAAN.
WALAAL AYAAN HADALKAAGU WAX WAYN AYUU II TARAY,
MANA JECLI INAAN WAQTI ISKA LUMIYO,EE WAA IGA DHAB ARINKAAN MEESHA AAN KUQORAY.
RUNTII DA`DAYDU MAWAYNA WAXAANAN AHAY DADKA QAJILA
EE WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAD E-MAIL KAAGA II REEBTO,HADII AYKAA DHABTAHAY ADIGANA,MASKA44@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Monday, December 25, 2000 - 09:29 am
to:maska

waxad tiri inaad ka xishoto dadka laakin waxan aniga ku shegayaa inay tahay wax aad u xun inayna fican tahay in qofku isaga ruweysan yahay waxaa u sameynayo xuman iyo ficnan sidas daraded ma'aha wax laga xushodo. hadal iyo dhamantis aniga emailkeyga waa kaas af7876@ehs.dk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASKA

Friday, January 05, 2001 - 12:29 am
to:ayaan
waad salaaman tahay marka hore laakiin qajilaad waxaan ulajeedaa aynu gaar uwada hadalno waa iska hadal dadban ee wixii xun baa xishood leh.
mahadsanid

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.