site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABDHAHA MUQDISHO JOOGA MEE?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): GABDHAHA MUQDISHO JOOGA MEE?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAFE

Saturday, December 16, 2000 - 08:01 am
WAXAA DOONAYAA INAAN LA SHEEKAYSTO GABDHAHA
DEGAN MAGAALADA MUQDISHO INKASTA OO AANAN
GARANAYN IN MAGAALADAASI LAGA HELI KARO
GABDHO LEH E-MAIL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zahra

Saturday, December 16, 2000 - 02:41 pm
walaal mustafe waa ku salaamey waxaana joogaa
muqdisho ee adiga halkee joogtaa maxaa umaleyneysaa
inaana email laheyn. hadaba ee soo sheeg halkaad
ku sugantahey anigaa email kuu soo diraayo
magaceyga waa Zahra barasho wanaagsan ogoow
muqdisho nimco ayaa taal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAFE

Sunday, December 17, 2000 - 03:04 am
Ku:Zahra,
AAHAAA....! MA ANIGAA U MALEEYAY MISE WAA DHAB!
WALAASHIIS WAAN KU SALAAMAY.SOO BOOD HEE E-MAIL
WAXAAN SALAAN MACAAN KAAGA SOO DIRAYAA DHULKII
MALABKA IYO CAANAHA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MALYUUN

Sunday, December 17, 2000 - 03:14 am
NINKA GABADHAHA XAMAR DOONAYOO, SOO SHEEG E-MAILKAAGA BAL AAN HUBSADO HALKAAD JOOGTID INEY TAHAY MEEL LAGUUGU SOO LUG'GO'I KARO , SOO DEDEJI HEE WAAN KU SUGAA ANIGA WAA XAAFADDA WARTA DHIIGGA SAHRO MEESHEA AY JOOGTA BAL WEYDII.
NABADEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasha

Sunday, December 17, 2000 - 01:36 pm
Mustafe waa ku salaamay, marka hore aboowe xagee waaye dhulkii malabka iyo caanaha?
Aniga Muqdisho baan joogaa, waana leeyahay email.
Hadii ay dhabkaa tahay soo sheeg emailkaaga, anigaa kuu soo qori doona warkayga.
Nabadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Sunday, December 17, 2000 - 11:04 pm
waxaan mahan ka salaamayaa ninka goobaayo gabar xamar joogto ama muqdishoow joogto war aan ku siiyo waxaaga maahin inaad rabto gabarteenaa laakiin waxaad tahay hud-hud raadihaayo in aay muqdisho leedahay internet waase laguu sugoo waa laguu soo jawaabey ee mahaad ku sheegtey inay malab iyo caano yaaliin sidee ka tahay xamar cade.
teeda kale mashaad wax ka raadisey waa muqdisho oo" mee"lagama yaqaano ee ciwaanka badal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EX xamar

Monday, December 18, 2000 - 02:59 am
TO MUSTAFE.
Saaxiib ma riyooneeysaa .halkeey gabar qurxoon muqdisho ka joogtaa ,ma muqdishadii horaad moodaa ineey jirto war wixii qurxoonaa eed daawan jirtey ee cilaanka iyo cusbarka ismarinjirey ee cambaha u ekaa waxeey ahaayeen daarood iyo isaaq. ee hadaad rabtid gabar mooryaan ah oo qori watada dhaawacyada bireeysa xamar ka raadso.
isjir xamar dumarkooda isbaaraa u yaalee....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Monday, December 18, 2000 - 04:49 am
Ku:calaseey,caasho,malyuun,zahra & kuwa kale;
Waad salaaman tihiin gabdhaha reer muqdisho.
Magacaygu waa Ahmed oo ka mid ahaa barbaartii
muqdisho kusoo hanaqaaday oo doonaya inuu
saaxiibo xagga gabdhaha ah ku yeesho muqdisho.
waxan jecelahay socdaalka;waxana doonayaa inaan
booqdo magaaladaasi oo laygu soo dhaweeyo.
Hadaba igala soo xiriir:Ahmedo99@webtv.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tager

Monday, December 18, 2000 - 06:46 am
aryaa yahuuuuuuuuuuuuuuu xaad iga tiri ar wiil daarood i dheh ok aryaa anaa wiil dk ee xaad sheegee
gabar hawiye soo bood bood baro waa kana
arya mafildarid
mafool xumid .
mafaruuryo waaweynid
moxogaagu faral maaha
foolkuraari ley miihid
aryaa xaa kuu baxay
xey tiri xow yiri wan taym
ar cawada naagtii
cayaar taqaan
calasey ceeb
laga sheegi maa
arhiimada hiimada
ya xusuley xaa kuuba xay
yahuu arxow leeyahey
aryahuu jaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

2dhagaxboy

Monday, December 18, 2000 - 10:38 am
sisters in xamar waa idin salaamay, this is hotboy in USA ee aan is barano maxaa ka tiraahdeen? magaaladii mudo 8 sano ah ma arkin ee ila soo xiriira.
comedian2@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasha

Monday, December 18, 2000 - 12:55 pm
Ku:Ahmed
Waa ku salaamay, Hadii aad Xamar ku kortay maxaad uga baahantahay gabdho soo dhaweyntood, reer ma ku qabtidoo Xamar oo ku soo dhaweeyo mise wax kale baad u danleedahay. Soo sheegbal macnahaada.

Ku: 2dhagaxboy
Waa ku saalamay, barasho wanaagsan. Laakiin 8dii sano ee aad maqnayd ma korin miyaa maxaa waaye weli boy aad isku magacaabayso.

Nabadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calasow

Monday, December 18, 2000 - 11:07 pm
to. gebdhaha xamar
aryaaya ii maanka isku cesha, nimankaani mahin kuwo dan idiin leh ee waqtiga uun bey rabaan waxay su dhaafiyaan.waxay xamar ku yimaadiin ska dhaafe waxay treen ku raacaan ayey la yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Tuesday, December 19, 2000 - 01:12 am
KU NINKA KU MAGACAABAN EX XAMAR :
ARYAA XAA KUU DIIDEY IN AAD HADA XAMAR TAHAY WAA WILKAAGA DAAROOD MEEL KALE OO AAD AADO MAHAYSATIDEE KA NOQOO LA BAX XAMAR OO KALIYA WAA KUU DAN EE HADII KALE WAXAAN NAQAANAA MUDANKAAGA.
TEEDA KALE MARKAAD KU HADLEYSO WARKA DACIIFKA AH WARYAA GABDHIHII HAWIYEY EE QURXAHA BADNAA OO XUURALCEYNTA U EKAA WAR AAWEY DAAROODSE XAGEE QURUX KU ARKEEN.
WAXAANSE KUU SHEEGAYAA "XAMAR IYO XABAALBA WAA LAMA HURAAN " MAHAANAANA KUGU SUGAAAAA.


KU AXMED:
HADAAD RER XAMAR AHAAN JIRTEY OO AAD WAX CIDA KUU JOOGIN HADA WALAALKIIS SI DIIRAN AYAA LAGUUGU SOO DHWEYNAYAA GACMO FURAN .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 03:58 am
KU: EX XAMAR
ninyahay nin hur daayo ayaad tahay, ma og tahay in noloshii dhaal dhalaalka iyo nimcada ay maanta xamar ay taalo, tusaale dumarkii ka soo qeyb galay shirkii CARTA naag alla iyo naagtii qurxoon oo ilqabad leh waxaa leys dhahaayay iney tahay dadka aad sheegeyso ee daarood iyo isaaq, nasiib wanaag wexey noqdeen HAWIYE iyo MUGIIS yacni wixii la dago. marka dadka aad sheegeyso waa kuwa qaxooti ku ah itoobiya iyo kenya.
waxaa kaloo jirto in shiikh cumar faaruuq uu ka yiri magaalada gothenborg ee dalka sweden,
ninkii naag rabo naag qurxoon xamarey joogtaa ee ha ka doonto. dadka aad sheegeyso wexey u kala hadleen labo qeybood kuwo yiri ba,aa ma hawiyaa naago qurxoon qabo.iyo kuwo runtii ka hadlay oo yiri war noloshu waa meerto maantana hashii maan deeq (yacni saldanadii iyo nimcadii) wexey magan u tahay hawiye.
waxaan ku leeyahay nin hur daayo ayaad tahay .

by yoonis aden cigale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 11:37 am
Xamar weligeed fiicnaan mayso. iskadaa inaan tagee diyaaradii i dulmarinaysana waan afduubayaa.
Gabdhihii guntiinada dheeraa ee dhinaca naaska ka qaawanaa dooni maayo. Bun iyo canbuuladii dhuusada badnaydna dooni maayo, Hadalkii reer xamarka ee aad moodo in lagu dawarsanayana dooni maayo,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAFAHAJI

Wednesday, December 20, 2000 - 08:39 am
marka hore salaan dhamaan walaaladeyda som;
eeisugu yimid somaalinet.
second:salaan qaas ah inta kunool ***MOGADISHO**
caasho'calasey'malyuun iyo sahro.
sorry'raaliahaada waalaidin gefey.
waxaan ahay wiil kudhashay **XAMAR CADE***kuna
barbaaray xaafada H/WADAG 'kuna nool mareykanka
jecelna xamarcade.
TO:'2dhagaxboy'tager'ahmed'and Ex'xamar
waxaan umaleynayaa in eysan habooneyn caaytin
gabar soomaaliyeey waxkasa ooeyahaato iyo
meelkasta ooey joogtaba.
waxakale oo aan idinka dareemayaa inaadnan
aqoon ulaheyn **mOGADISHO**lagayaabe in aad
transit kusoomarteen marka hadii aadrabtaan
Infor-about *mog'disho*booqda Email kan.
wwwmogadisho.com
kedib kahadla mogdisho.
TO:bro-mustaf
kala saar malada iyo baahidaada waayo.
hadiiaad rabto inaad ogaato iney muqdisho
E mail leedahayna ila sooxiriir.
gafahaji@hotmail.com
ramadaan wanaagsan
wasalaamucaleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Wednesday, December 20, 2000 - 09:32 am
Waah waah, wxaasaa gabar laga dhahaa,inta kale been... Waad ku mahad santahay calaseey
caawimaadaada aan shuruuda ku xirna
nayn.Runtii calaseey waxaan u raadina
dinayaa gabar muqdisho joogta waxay
tahay,waxan arkay gabdho sheeganaya in
ay xamar ka yimaadeen balse aanan u dhaq
mayn sidii aan ku ogaa gabdhi xamar,malin
walba shaqada usii cararaan.wax magaalo aadaya arki maysid.Hadaba taa wacan inaan ka raadiyo gabar labisata oo magaalo u daadegta.
taana waxaa ka filayaa inaan ka heli karo iyo
wixii kale oo aan tabanayaba calaseey.
MALAGA MAANTAY HUF IYO HUF WAAYE,ANYA CALASEEY XAA NAKALA HEESTA!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MURSAL

Wednesday, December 20, 2000 - 10:32 am
KU;REER MUQDISHO,IGACAAWIYA JAWAABAHA LABADAN
SU'AALOOD:
1-MUQDISHA MA LAJOOJIYAY GUDNIINKA FIRCOONIGA
2-WAA HALKEE DEKADA CEEL MACAAN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MURSAL

Wednesday, December 20, 2000 - 10:32 am
KU;REER MUQDISHO,IGACAAWIYA JAWAABAHA LABADAN
SU'AALOOD:
1-MUQDISHA MA LAJOOJIYAY GUDNIINKA FIRCOONIGA?
2-WAA HALKEE DEKADA CEEL MACAAN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

2dhagax

Wednesday, December 20, 2000 - 10:38 am
TO: Gafaxaji
waxaan u maleeynaa inaanan qofna caayin ee bal mar kale aqri qoraalkeeyga.

xamar waa magaaladii aan ku dhashay kusoo barbaaray marka waan jeclahay sxb gabdhana waa gabdho soomaliyeed caayna uma quuro.
To: anon sxb cuqdad aa kaa buuxda ee orodoo bada kusoo dabaalo oo paranoida bada kusoo reeb, xamar ilaah baa sheegi seey noqoneeyso ee adigu nacas xun baa tahay oo naceeb ka buuxo idiot.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Thursday, December 21, 2000 - 11:05 am
KU: AHMEDOOW MA IIREYSAA WAA SALAAMANTAHAY WAANA KU REYSAA SIDAA NOO SOO AMAANTEY LAKIIN EEBOOW GABARTII XAMAR KA SOO DUUSHEY ISMA BADASHO OO SIDII LAGU BARTEEY U LABISATAA WAXAAN U MALEEHAYAA IN KUWO HEER KORAAD AH AY KU DHAHEEN WAXAAN KA IMAANEY MUQDISHOOW NAGA ILAALI KUWAASI WAA ARO KU DHEEL MAHAANEY NAGU DHAAMEEN ASEYNA INDHAHA FARAHA KAA GALAAYAAN KUWII DHULKA ENGEGNAA KA YIMID. MARKA SIDAAD U SHEEGTEY GABAR XAMAR KA TIMID QABIILKASTAA HA LAHAATEE WAA LAGU YAQAAN XARAGO IYO DHAQANAAN ISBADALIN.
MIDA AH INAAD WAXKASTAA AAD IGA HELEYSO ANIGA CALASEEY AHAAN WAAD IGA HELEYSAA INTAAN KA AHEYN IN AAN QAXOOTI IIGU BAAQDO AMA AAN QAXOOTI KULA NOQDO.XAMARNA WAA KUGU DALXIISIHAA.WAADNA KU
MAHADSANTAHAY AMAANTAADA WAANA WAXAY MUTEEN GABDHAHA REER MUGADIO ."MALAGA MAANTA MUF IYO MUF WAAYE MOXOGA MAANTANA MATAANO WAAYE EE ALOOW NA MOOTI ANI IYO AXMEDIYO DAMEERKA MUUNA"
WAA KUU SOO SAXEE MAR KALE HAKU DHEEDHEELIN SHIRIBKA.
KU :DHAMAAN INTA SOO CAAYSAY XAMAROOW CADE WAXAAN IDIIN SHEEGAAYAA ARYAADHA MARKAAD XAMAR WAX KU BARATEEN OO AAD MOOSKII IYO BABAAYGII AAD NAGA DHAMEYSEEN WAQTIGIINIINA IDIIN DHAMAADEY OO AAD QAXOOTI DIBADA KU NOQOTEEN MAAD NAGU CAASIDEEN LAMAHURAAN WAA COWSKA JIILAAL.MID GUNTIGA DHIISHA KA DHIGTA DHAR AADAN LAHEYN DHAXAN KAAMO CELSHO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Thursday, December 21, 2000 - 11:24 am
KU: ANON NINKAAGA AQOONTA AAN LAHEENOOW WAR ALGUU
SHEEG" DUL XUME NINKII KU YIRAAH DUL LAAWAA LA YIRAAH" 1 :XAMAR LAGUMA TUUGSADEE WAA LOO TUUGSASHO TAGAA 2: IMAANSHO ADOOKALE WAAN KA TARXIILNAA OGOOW XUKUNKA KA DHASHEY WAA MID GOBOLEED ADOO KALOO AF JENJEER AH LEHNA ANAA MEEL KUU FAHDIYO OO MARKAAN KU IMTIXAAMO OO AAN "AREEY " KU DHAHO OO IIGU JAWAABTO"AAYAAHEE" EEYAA KU CUNEE OGOOOW," GUNTIINADA WAR AAN KAA SIIYO WAA ROOMAATIK OO WAXAA XIRTO GABDHO CARFOON
ADIGASE "WAA NIGISKII SGAALAADEE SANKA QABSO" AH WAA SIDAAD U HADASHEE SAAXIIBOOW GUNTIINADEENA WAX HAKA SHEEGIN.3: BUNKA IYO CANBUULADANA BEEREEY IIGA BAXEENOO BARYO KUMA KEENIN" DHUUSADANA WAABA CAAFIMAAD EE JAAHILYAHOOW KAALMO RADSO KAALMAAD U BAAHANTAHEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Thursday, December 21, 2000 - 11:36 am
KU : MURSAL
ADIGA GUDNIIN MAA KAA DHUMEY MAXAASE XAMAROO KALIYA U SOO WEYDIISEY MA XAMAR OO KALIYAA LAGA GUDAA GABDHA, SUAASHADA HADAAN KAAGA JAWAABO INTA BADAN WAA LAGA JOOJIYOO XAMAR HADA DIIN AYAA LAGU DHAQAA MARKA QOFKASTAA ASAGAA QAYAARKIIS LEH.
WAXAA KALOO SOO CODSATEY "DEKADA CEELMACAAN" WAA DAKAD CAALAMI AHOO KU TAALO DHANKA WAQOOYI EE MUQDISHOOW WAXAANA KU SOO XIRTO MARAAKIIB GANACSI OO KA KALA YIMAADO ADOONKA OO DHAN," HA MOOGAAN HANA U DEYMO LAÀAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali Holland

Friday, December 22, 2000 - 12:00 am
Gabdhaha Xamar jooga, iska warama
Midda kale ragaan emailka idin soo weydiisanaayo ma waxay idin moodeen gabdho raqiis ah. oo haday maqlaan nin Yurub ama Amerika ka yimid u kala yaacaayo. dadka dibada soo jira wax ay dheer yihiin dadka kale ayaaba iska yar sababtoo ah kuwa soo maqan waxay u badan yihiin kuwo Losers ah.
Haybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo. oo kuwiina Soomaaliya jooga idinkaa ka Niyad wanaagsan oo ka dhalaal badan kuwa dibada ku soo maqan. aniga hadde waxaan ahay nin ka hadlayo Khibradiisa oo wax uu la kulmay oo soo arkay.
Wallaahay haddii Soomaaliya lahelo nabadgalyo waarta dalki waan usoo noqon lahaa.
Dadka dibada kusoo maqan afka wax laga sheegay yaqaanaan oo badankood waxay qabtaan shaqo xamaali ah. oo markay dalki aadana waxay dadka isaga dhigaan kuwo sharaf leh oo gabdhahay ku shukaansadaan. inay lacagti ka badatay.
Intaas iyo maanta..............
Nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zahra

Friday, December 22, 2000 - 03:08 pm
Calaseey waa ku salaamey waa Zahra waadna ku mahadsantahey sidaad noogaaga celisey walaaleey
waxaan joogaa xaafadda Maanabooliyo la yiraa ee adiga xaafadaada isoo sheeg. Nimanka moodey inaan
ubaahanahey dibadaha iyo qaxooti waxaan ku leeyahey waad qaldantihiin soomaaliya waa meel aan
ku dhashey kuna barbaarey meel aan ka aadaayo oo aan aakhiro aheyn ma jirto inta aan noolahey.lama
huraan waa dhulkaaga hooyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mursal

Sunday, December 24, 2000 - 07:54 am
Ku: Reer muqdisho,
Halkee bey gabdhuhu u aadaan lugo baxsi?Waxan oggaa in la aadi jiray maalinta jimcaha xeebta liido iyo jasiira,habeenkiina curuba,juba,shabeele iyo shaleemoyinka.Ma jitraa meelo lagu ciyaaro muusiga?
Filimada ciyaraaraha iyo reer magaalnimadiina saa'idka ayaan waxan rajaynayaa in ay maqsuudin doonto kolka aan kusoo laabto dalka
hooyo. Thanks again,calaseey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Monday, January 08, 2001 - 07:10 am
muga hore waxaan meehaan ka salaamaa aqayaarta sharafta leh. sahra aabaay waxaa isoo weydiisey mahan xamar ka joogo ruunkeyga waa jidka NASIIBBOONDO KA SOO HORJEEDKA FARMASHIIYE "BAY" AMA SARTA DHEER EE MASAARIDA DEGENAAYEEN.
mahaasaa ku dhashey oo ilaa hada deganhay.hadaad suuqa manabooliyo istaagto oo aad dhahdo calaseey yaa yaqaano oo 28 jir ah waa lagu tusihaa .
waxaan dada kuugu nsoo qorey magaca yaa weyn.ila soo xiri macaanto aan wax u sheegnee wiilasha sida xun u arka caasumada."XUDUNTII DALKEENA XARUUNTII DADKEENA XAMAR CADE"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Monday, January 08, 2001 - 07:23 am
KU MURSAL:
SALAADI SIDEY KUU QABATAA LOO TUKADAA EEBOOW HORTA WAX WALBAA WAA DHACAAN MEELAHAA SOO SHEGTEY WAXEEY AHAAYEEN MEELAHAAN AAN AADKA U JECLAHAY .
HADAAN KAAGA WARAMO MEELEHA AAN LUGO BAXSIGA AAN U AADNO WAA KUBUYOOTARKA IYO XEEBTA LIIDO.LUUJINO JEENYO.
, FIAT IYO BEEXAANI MARMAR AYAA FANAANIINTA RIWAAYAD NOOGU DHIGAA SHALEEMADA JAJABTEY CIYAARAHANA WAXAAN CIYAARI JIREY BAASKETBOOL OO HADA MA JIRO LAAKIIN FOOTBOOL AYAANU FIIRSANAA
MARKA WIILASHA IYO GABDHAHA SOMALIYED EE DIBADA JOOGO WAXAAN DHIHI LAHAA WE ARE HAPPY IN OUR LAND
THAT IS ALL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Monday, January 08, 2001 - 07:26 am
KU DHAMAAN WIILASHA E-MAILKOODA SOO QOREY RAALI IGA AHAADA HADII AAN IDIIN SOO JAWAABIN SI GAAR AHAAN AH LAAKIIN WAAN IDINLA SOO XIRIIRAYAA MANII ALAHA AWOODA LEH OGOLAAGO. BY CALASEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed yare

Tuesday, January 09, 2001 - 08:54 am
TO: rer xamar waa idin salaamay sidaa u dhantahiin
aniga waxaan ahaa reer xamar jadiid xagaas aan ku koray dugsi hoosena kaga baxay. hada waxaan joogaa kanada june marka schoolka la xiro aan xamar imaanaayaa. sanad wanaagsan reer xamar. ilaahay xamar nabad hanooga dhiga sidaas iyo nabadgalyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waranle

Tuesday, January 09, 2001 - 06:54 pm
ku;dhamaan reer muqdisho

waan idin salaamay dhamaan gabdhihiina jooga muqdisho, aad iyo aad aytaana ugu faraxsanay ra'yigiina quraxda badan ee aan meeshaan ka aqriyey,balse waxaan idinwaydiiyey marka aad rabtaan inaad wiilal soomaaliyeed la sheekaysataan kuwee la sheekaysataan ama sidee u heshaan,waxaan maqlay dhalinyaradii maleeshiyooyin ay noqdeen oo qoryo ayey haystaan
miyaydaan naftiina u cabsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mursal

Wednesday, January 10, 2001 - 05:23 am
Thanks calaseeyeey,
Now i know i missed mogadisho.Girls go lido,
mama mia! that is what i like and iam on my way coming this year.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xabad

Wednesday, January 10, 2001 - 06:16 am
Ku:Calaseey,
Walaal waxan ku waydiinayaa,Waligaa ma,aragtay ninka layiraa BEDEL ee marka uu magaalada marayo hadii la yiraahdo bedel uu badalayo socadka.Waxa uu caan ka ahaa howlwadaag.Waxa uu qaadan jiray kabo aad u dhaadheer.Waxa aan aaminsanahay in ninkaasi uu ugu haysto qaabka xaragada soomaalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Meheri

Wednesday, January 10, 2001 - 12:47 pm
KU: Dhamaan dadka doodooda meeshan isku dhaafsaday.

Horta run ahaantii ma arag bogaan mid ka dheer oo dood la isku dhaafsaday oo weliba aan wax caay ah ku jirin aanan kaftan la isku hoos galinaayo, marka taas wexeey ku tusineeysaa in dadkii maanta eey isku calool fayooy yihiin oo midba midka kale uusan ka maarmin. Marka runtii waan jecleystay markaan aqriyey dooda meeshan ku qoran iyo weliba sida loo wada kaftamaayo, waxaanan idiin rajaynayaa in aad sidaa weligiid aad isugu calool fayoobaataan oo qabyaalada la isku barto uune aanan dariiqa xun loo isticmaaalin iyo in la isku colaadiyo.

Waad mahadsan tihiin dhamaantiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAAF MEE

Wednesday, January 10, 2001 - 01:50 pm
TO ALL ANIGA WAXAAN JOOGAA USA MN MPLS HA IILA SOOXARIITA GABADHII JOOGTA MOQDISHO GABDHAHA MUQDISHO AYAAN RABAA LOL EMAILKA WAA ZIDAANI@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAAF

Wednesday, January 10, 2001 - 01:52 pm
TO ALL ANIGA WAXAAN JOOGAA USA MN MPLS HA IILA SOOXARIITA GABADHII JOOGTA MOQDISHO GABDHAHA MUQDISHO AYAAN JECLAHAY GABDHAHEEDA DALMAR8@2HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Thursday, January 11, 2001 - 09:18 am
Salaan dhamaan akhayaarta bogga muqdisho:
waa mar kale iyo calaseey........

Marka ku xigta Mursal eeboow raali ahaaw minan xasuus ku galiyey xaa dhacey dheh waan aqaanaa xanuunkeeda marka aad u hiloowda dalkaaga adiga oo dibidiisa ku maqan ,maraan joogi jirey india
88 ayaan waxaan tabey hambeegarkii laga cuni jirey " baar fiat" marka hadaad xoogaa calool xumatey eeboow raali ahaaw.
KU XABAD:eeboow BADEL waxaa iigu denbeysey labo sano ka hor oo waxaa uu nin ah reer shabeele ama ina aayo oo howlwadaag oo kali ma jooginee mahoow raboow mari jirey waana runtaahoo waxoow ahaay nin aad u xarago badan.xafadaadana ama howlwadaag hamiin horaan aroos u aadey waana lugu dhaqnaa walaalkiis jaaw, mss calaseey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Thursday, January 11, 2001 - 09:44 am
KU WARANLE:

WAR LAGU SII ADIGA IYO WARANKAAGA .SU AASHAADA AH XAGEE WIILAL SOOMAALIYED KA HESHAAN WAR MIYAADAN OGEYN IN NINKA MAANTA XAMAR JOOGO EE AAD MALEESHIYADA KU SHEEGAAYSID OO QORYAHA HEYSO AAN U NAQAANO KUWA KALIYA OO MAANTA RAGANIMADA KU DANBEYSO 2- MAHESHAAN WIIL QURXOON WAXAA UU JOOGAA MAANTA XAMAR XAGGA LABISKA XAGGA JIRKA DHISAN XAGGA DABEECADA AADAN KU GAAREYNIN ADIGOO KALE WARYAA MA LACAGTA QAXOOTIGAA BEEN KUU SHEEGTEY.WAXAAN MEEHAAN NOOGU YIMID KUWA LEH WAXAAN KA NIMID DIBADA OO SEEY U YAALAAN AAD YAABEYSO OO AAN QURUX IYO LABIS AAN KU DHAMEY MALEYSHIYADA. WAR MIYAADAN FIIRSAN FILIMADA LAGA SOO SAARO MUQDISHO SIDA AY U EKYAHIIN WIILASSHA XAMAR JOOGO WAA "JANAALOOW KA BUL DHEH JABHAD QURXOON AYAA YIMIDEE" MARKA HADAAD ISLAHEYD ISOO SHARAX "KA JOOG ADIGA MAAHEE"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YOONIS

Thursday, January 11, 2001 - 04:01 pm
Afkaaga caano lagu qabay calaseey.That is true some guys are sturving mhile they live west.Mgadisho is a PARADISE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Friday, January 12, 2001 - 02:36 am
To: Gabdhaha muqdisho!
Waan idin salaamay, salaan kadib waxaan akhriyey qoraalada aad pagekaan isku dhaafsateen dad badan oo kala duwan, so i decided to express my feeling, first of all those who mentioned that they are from mogadadisho are lying, may be they have seen it while they were refugee in the capital at the begining! and they are stil refugee in the western countries, there they might be the rest of thier life. Because of your honestness you are trying to convence every one but beleive me they are losers and they want you to be just like them, so please don,t west your time with them. Especially i am tooking to my sister Calassey whom they adress to most of the time. War wuxu ma waraabe raq laga eryaybaa! xamar unbey indha fish leh kusii taagayaan miyeysan taariikhdii 1991dii wax ku qaadan. Waa Caabiye oo idin leh bye bye, e-mail(caabiye@hotmail.com)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Friday, January 12, 2001 - 02:41 am
To: Gabdhaha muqdisho!
Waan idin salaamay, salaan kadib waxaan akhriyey qoraalada aad pagekaan isku dhaafsateen dad badan oo kala duwan, so i decided to express my feeling, first of all those who mentioned that they are from mogadadisho are lying, may be they have seen it while they were refugee in the capital at the begining! and they are stil refugee in the western countries, there they might be the rest of thier life. Because of your honestness you are trying to convence every one but beleive me they are losers and they want you to be just like them, so please don,t west your time with them. Especially i am talking to my sister Calassey whom they adress to most of the time. War wuxu ma waraabe raq laga eryaybaa! xamar unbey indha fish leh kusii taagayaan miyeysan taariikhdii 1991dii wax ku qaadan. Waa Caabiye oo idin leh bye bye, e-mail(caabiye@hotmail.com)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waranle

Saturday, January 13, 2001 - 07:14 pm
ku;calaseey,

waan ku salaamay marka xigta aad baad ugu mahadsan tahay jawaabtii qurxoonayd ee aad i siisay iyo tusaalooyinkii badnaa e ku dheehanaa
sideedaba wax is waydiin ma xuma ayaa la yiri ee wax is waydaarsi baa daran sida maqalka igu soo gaadhay waxa ay ahayd muqdisho waxa ku batay warlordyada iyo maleeshiyooyin badan oo dhalinyaradii ku biirtay marka waxaan is waydiiyey gabdhihii yaa cid u ah ileen badar qabe iyo biyo qabe way isu baahan yihiine marka armaad madaxa ciida ka ceshanysaa oo aydaan meeesha waxba ku hayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanash

Saturday, January 13, 2001 - 07:27 pm
CAABIYE SOOMAALIDU WAXAY KU MAAHMAAHDAA DAWACO MEESHEY MACAL KU BARATEY AYEY MACALUUL UGU DHIMATAA. WAA SIDAAD SHEEGTAYE ANNAGA NALAGAMA MAQALO HAGEYSA, BOOSAASO IYO WAX JINNI. WAXAAN KUU SHEEGAYAA WAXA XAMAR KU WAALEY, MALAGOOD BAA KU GALAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Sunday, January 14, 2001 - 08:25 am
ku waranle:
Aloow nin aan wax ogeyn ha cadaabin.
ninyahoow marka hore waxaa igu fiicneyd in aan ogaado meshaa aduunka ka joogto teeda kale aniga calaseey ahaan madaxa aan ciida ka ceshado iska dhaafee waxaan ogahey nimankiina qorbaha joogo waxa ay cunaan huga ay xirtaan damacooda halka uu ku eg yahay waxaan 3 bilood joogey england ,london
oo aan ka joogi jirey meel la yiraado woodgreen,
acton, wampley,toothenham iyo adiga xaafado kale waxaan kula kulmey niman guurdoona oo sidey qaad u cunaayeen urka ka soo haadaayo aad ka jaabto labis iska daayee aan qubeysan mudo.
sweden waxaan ka tagey stokholm,gothenberg magaalo yar oo aan hada magaceeda xasuusan ayadana waxaa joogey rag intuu baraf ka batey oo sideey jaakad uun u heysteen iyo suwaal jiinis ah
aan iska soo badaleen habeen walba markey u tagayaan gabdhaha.
,
marka wiil xamar joogo oo intuu maqribkii qubeystey oo barafuun isla soo dhacey kuu yimid isagoo udgoonkiisa aad yaabto iyo kuwii aan kuu soo sheegey ilaahaaga ka cabsee ma wado ayeey isla marikaraan?
sorry sorry hadan sorry waxaad been u sheegi kartiin u sheega.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Sunday, January 14, 2001 - 09:07 am
daer caabiye:
waa runtaa laakiin walaalkiis somalida waxey tiraahdaa ninkii go´ku dheer garaadna kaabadan.
Aniga waxaan ahay qof waayeel la daaq ah waxaana fahmayaa waxa ay igu danleeyahiin waxaan maalin joogey magaalo adiga sweden ku taalo markaas ayaa waxan rabney magaalo kale waxaan aheyn aniga iyo hooyadey afka wadankaas ma naqaano englishkana hooyadeey ayaa i dhaanta waxaanalayirey
jidkaas soo qaata waa yaabney oo xeytahay meeshaan aan leysasoo dooneyn markaan magaaladii ku dhawaaney ayaa albaabka laga galo ku yaaley informeshin oo afka swedishka iyo eng iskula yaaleen markaas ayaan wax yar oo kaalba ah ka helney oo xaafadii helney,
Marka dadkaan waligood ma arag xamar amaba sidaad sheegtey qaxooti ayay ku ahayen marka halayaabin
in la saxo ayay u baahanyahiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Monday, January 15, 2001 - 04:11 am
to: Calaseey,
Waan ku salaamay salaan kadib, waxaad tahay qof waaya arag ah oo aan looga sheekeyneyn nolosha qurbuhu nooca ay tahay sida aan qoraaladaada ka arkay, qofkastana wuxuu sharaf ku leeyahay dhulkiisa hooyo waxaanna ku leeyahay hambalyo kalsoonida ilaah kugusiiyey halkii aad u dhalatay adigoon u hanqal taageyn gun nimada taal dhul shisheeye taasina waa hiba eebbe ku siiyey oo aan cidna kaa qaadi karin magacaaguna daliil ayuu u yahay dadnimada aad u dhalatay ee halkaaga kasii wad ilaalinta shrafta aad u dhalatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Monday, January 15, 2001 - 08:29 am
Ku walaalkey Caabiye:
Aad ayaad u mahadsantahay intii loo mahad celiyo qof aadami ah .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Tuesday, January 16, 2001 - 03:26 am
To: Calaseey,
Walaasheey waxaad mooddaa inaan reer koraadkii cashar siinnay oo ay kala carareen ee mabaadi goobnaa si aan u soo celinno, saa waxaan u baahannahay inaan ku madadaalanno calyada afkooda ka duulduuleysee? mase waxaan niraahdaa meeshooda iyo meel kadheer? Aan teenni usoo noqonnee jawiga muqdisho maanta waa sidee? qorshihii socday beryahaan oo cambaha iyo khudaarta looga joojinayey gobollada reer koraadka goormow dhaqan gelaa? mase qolyooyinkii amnesty ushaqeynayey ayaa weli buuqi wada oo diidan in la cunaqabateeyo reer koraadka? waa walaalkaa Caabiye oo kasoo hadlaa Warshiikh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Thursday, January 18, 2001 - 06:33 am
KU CAABIYE:
WALAALKIIS WAA LAGU SALAAMEY MIDII UGU MUDNAANTA
BADNEYD. BACDI SALAAN HADAAN KAAGA JAWAABO SU ÁALAHAGA 1-WAA RUNTAAHOO DADKII DHACDHACAAYEY RUNTAAD U SHEEGTOO WEY QAATEEN TEEDA KALE WAXAAD LA MAGAC BAXDEY CAABIYE OO WAAD CAABISEY.
2- JAWIGA MUQDISHO MAANTA OO AY BISHA TAHAY 18-01-00 WAXA UU YAHAY CADCEED GUULATO AH MARNA WAA QORAXDII KULULEED TEMP-KUNA WAA 29 MARKA INTII XAMAR KU LUG LAHOOW LA SOCDA JAWIGEEDA .
3-QUDAARTII LOO DHOOFINJIREY GOBOLADA DALKA DHAMAAN WAA LOO DHOOFIYAA INTAAN KA AHEYN DADKA DOWLAD ISKU SHEEGA S-LAND IYO BUNTLAND SABATOO AH WAXAY MUTEESTEEN IQAAB OO DADKA SOO RAACA AYAA LAGA WAAYEY MARKA DHULKA ENGAGEN KA HELAANO QUDRAD HADII KALE HA SOO HOYDAANO. AMNESNA NINKII QUUDKIISA ISKA CUNAQABATEEYEY NOOGAMA QASBI KARTO.
MUQDISHO WAXAA LAGA DHOOFIYAA A-KALUUNKA B-DHUXUSHA. C-AYI QUDAAR.D-SONKORTA
OO LOO KALADHOOFIYO KENYA-CARBTA-ETIOPHIA-DJABUUTI
MARKA WALALKIIS INTAA WAA KU KAAFISAA ADIGA IYO INTII XAMAR JECEEL KU DANBEEYO.
WAA WALAASHAA CALASEEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anwar

Wednesday, January 24, 2001 - 01:00 am
ku calaseey:
waan ku salaamey walaalo aniga waxaan doonayaa gabadh adigoo kalee ma ku baran karaa.Ii soo sheeg walaalo telefoonkaaga .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

meygaag

Friday, January 26, 2001 - 01:01 am
Ku Calaseey:
walaal waan ku salaamey marka hore.
Marka xigta walaalo aad ayaan uga heley sida sharafta leh ee aad u amaaneyso magaalagaada ama aad ugu kalsoontahay laakiin waxaan ku weydiiyey maadaama uu magacaaga u matalayo qabiil ama lagu tiriyo inuu caan ku yahay hal qabiil oo kaliya una dhashey magaaladaas aad adiga sida aadka ah u amaaneysid ,marka waxaan ku weydiiyey waxaagu ma qbiil difaacbaa mise xamar difaac? ii soo kalasheeg labadaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARAAYE

Friday, January 26, 2001 - 03:14 am
war calasey ma bariday, walaashaydii cadeyd suufka
ka cadeyd markaan maqlo muqdishaa miirka ii qaboobaa,dhowr mar oo warbixin la i soo siiyey waxaa la ii shegay in meelaha xamar ugu caansan ay ka mid yihiin labada sar ee ASTEL OLYMPIC oo la baxday TELCOM SOMALIA iyo BARAKAAD ee xaafadee ku yaaliin kuwaas aniga ma ogeyne. mahadsanid awal aqristayaasha ayaan ka mid ahaay hadase waan is celin waayey marka la soo hadal qaaday BADEL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beeleey

Monday, January 29, 2001 - 12:35 am
To all Gabdhaha muqdisho!!

Marka hore waa idin wada salaamay calaseey caasho iyo zahra,
1) waxaadba gasheen difaac iyo weerar waa sidaay calaseey?
2)ogaada inaan nahay koley gayaankiin ee ma noo rayraysiin?
3)haddaad jamhad iyo maleyshiyo janno ku tilmaantay adigaa cirka roob ku og calaseey ee xasilaan ku dhihi lahaay.

Gabdhihiinoo dhan waa idin wada salaamay muhimmadu ma ahan inaan isku ficilno dibad iyo xamar ee waa in la isu soo dhawaado,gabadhii rabta in ay waligeed xamar uun joogto mahaaga iyo meel ka dheer tan kale ee mawqif kaas ka badalan leh gacmo furan baan kugu soo dhawaynayaa bal ii soo gudbi meelaan kaala soo xiriiro dibad ha la joogo ama dalkiye koley waa laysu baahan yahay.Nabaadiino.bye Beeleey fr FINLAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Wednesday, January 31, 2001 - 04:41 am
Dhamaantiin waan idiin salaamey:
Hadaan idiinka jawaabo su áalahiina marka hore
MEYGAAG!!!! Walaal magaca calaseey waa runtaa oo magac ku caan ah qabiil MUQDISHANA waxaa ku tilmaaman qabiilkaa .Marka aniga waxeyga mahaan qabiil difaac laakiin waxaa jira wax qabiilka ka weyn oo ah "dhalasho" taa macnaheeda waxaa weeye
xamar ayaa xudunteyda ku duugantahay kumana doorsanaayo meel aan ahey JANADA Marka sidaa ula soco. KU CARAAYE !!!!labadaba waxey ku yaalaan xaafada HOWLWADAAG hotelkii olompic barakaadkalana waxey ku taalaa xaafada kaaraan.
BEELEEY!!!! adiga waxaa tahay nin seexdey laga badi dhaxal kuumayaalo dalka marka barafka iyo rasism
yaala FINLAND dhaxal ha kuu noqdo .Kan aad ku tilaantey maleyshiyo ama jabhad dhulkiisuu ku dhaqdaa kuna dhiman kuna dheefsan ee adiga barafka iska celi intaad meeshii TIIBISHADA lagu daaweyn jirey gacmo furan noogu soo dhaweynlaheyd.
Taasi waa CALASEEY laakiin OGAADA waxaa jira gabhdo aan igu fikrad aheyn oo kuwaas la soo xiriir MACALINKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COSOBOOW

Tuesday, February 06, 2001 - 08:12 am
;;;KU;; CALASEEY; SAHRO;CAASHO;MALYUUM MUGA HORE IGA GADOOMA SALAAN ABAAYOYAALO WAA FIICAN TIHIIN SAA UGU JEESJEESTEEN KUWA GOOFKA IDINKA CAAYHAAYO XAAJIRO QOF WALBO GOOFKEEDAA LAFIICAN MUGA QOBOLKA WAXKASHEEGAAYO GOOFKAAN ROROGNO KOODEYNA U HAMUUN QABIN HADOWKIISA U HAMUUN QABONA HALKEEYNA DIF KAMASHEEGEEN EE KOWOODEY XIS IYO DHUG ULAHAALAHAAYEEN ::: SAAD UWARANTEENA WAA U BEGEY ANIGA RABTAAN ROGAAN KAJALBOODAY MUGAASAAN CAWO GASHOOW DAYMOODAA HADAANAAN UGA JEEDIN QARABAXDI AY SOO QOREEN GEBDHI GOOFKA KU TILMAANAAY MABA MEEYRSADO XAAJIRO WAABA BADAR YAABISAHAAN DHAHAA: XOOGAA SIMINKAAN QARABAXDIINA WAAYAREEYSEEN ::HAYAHEEY MACSAALAMAHEE :;XAMAR IYO XARADHEERE XAMUR FAX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Wednesday, February 07, 2001 - 03:54 am
Ku Awar:
Eeboow waad salaamantahay muga hore muga xigtana
waan ku ilaaw bey in aan kuu jawaabo waxaad isoo weydiisey telefonkeyga waa 2521-220232 E-mailkeygana waa calaseey5@hotmail.com .waa ku kaas.
Ku cosoboow:
warkaaga cadeey waasee xaalkaagu ma iibaridey.
goofka maad ku nooshahay mase goonyahaad degtaa
warkaaga keen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COSOBOOW

Wednesday, February 07, 2001 - 10:33 am
KU; CALASEEY IYO INTA GOOFKA KU NOOL MA IIBARIIDEEN CALASEEY WAAN KU SALAAMEY MUGA WAXAAN RABAA INAAN KUU SHEEGO INAAN GOOFKA KA XIRADAY TOBAN IYOKOWSANO IYOLABAATAN IYOLAMO AQOOLOOD MUGA CAWO IYO MAALIN GASHOO XISKEEGA MEESHOOW ROGAA WAXAA ROGAA WAQOOYIGA::;;HAAHEEY SAAS HANOO AHAATO MACSALAAMO :::XAMAR IYO XARADHEERE XAMUR FAX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Wednesday, February 07, 2001 - 11:19 pm
Ku cosoboow:
Eeboow muga hore waad salaamantahay waxaan ku weydiihaayaa intaad goofka ka maqneyd ma yaro welee xiso kuuma haayo . teeda kale waxaa layaableh eeboow xeeytahay ma iloobinee"garaameerka" mise maka dheerid goofkoo
wadamada deriskaad joogtaa.
suáalaan kaa badshee eboow i soo nabad ahaaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Thursday, February 08, 2001 - 04:29 am
waxaan rabaa gabdhaha moqdhisho jooga mid
raaxada ibarta ayaan karabaa jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Friday, February 09, 2001 - 09:13 am
ku "M"

Ha ku barto raaxo gabar xamar joogto ma xumee ADIGA naftaada ma qorbahaad "humosexuel" ku noqotoo hadaad rabtaa in aad sida loola raaxeyso gabdhaha tijaabiso? mise qaboobga mehaad joogtaa maqnuud kaa dhigey ileeyn nin RAG dhan ah sooma dalbado waxaad halkan ka soo dalbatey,horta soo kala sheeg
markaas ayaa daawo laguu heli karaa.lol lol lol lo lol lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARSAME

Sunday, February 11, 2001 - 03:38 am
Walaalayaal marka hore waan idin salaamay salaan taas oo ah mida uu ilaahay nagu faralyeelay,(ASALAAMU CALEYKUM WARAX MATULAAHI WABARAKAATUHU)
salaan kadib waxaan idinku waaninayaa in aadan ku soo qorin waxyaabaha sumcadaada wax udhimaaya ha ahaato aduunkaaga iyo aaqiradaada,ma´ahan in la´aflagaadeeyo gabdhaha somaliyeed waayo way nadhaleen way naladhasheen waynu dhalnay amaba waynu dhalidoonaa,
waxaan waydiinayaa ninka ku sooqoray maqaalkan hore ku xusan hadii loo yimaado oo layiraahdo ninyahaw waxaan rabaa in walaashaa ama gabadhaada ay ibarto waxa uu codsaday koley aniga afkeyga masoo qabanayoo maxaad ku dhihi lahey? sideedse noqon laheyd? hadii aad guurdoon tahay waxay leedahay wado loo maro ee mar hadii kale gaabso
waa hadii aad muslim tahay,muslimka waa qofka carabkiisa iyo gacantiisa laga nabadgalo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COSOBOOW

Sunday, February 11, 2001 - 09:06 am
WAXAAN RABAA INAA RABTAAN XIS CELIN IYO XOOGAA DHENAHOO WAANO AH UGU SHEEGO NIN RABTAAN KUQORAY WAX AWNAN KU HADLIN NIN WATO MAGACA KARAAMADA LEH EE MOHAMED WAXOOW RABTAAN KU QOREY (8 feb 001 sacada markeey aheeyd (09.29.am ) WAXAAN KUDHAHAA MAGACAAD WAX KU CAAYHEEYSO INAAD ISKA BEDESHO EE MINAAD RABTO LABAX (MICHEEL AM MIKE)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COSOBOOW

Monday, February 12, 2001 - 10:00 am
KU;;CALASEEY ;WAA KUSALAAMAY (BOQOL IYO TUMAN IYO AFARAAN KUGU SALAAMAY)AABAAY GOOFKA MAJOOGI WAXAANUU JIRAA MEEL BAREEKI USOCO TODOBO SAACADOOD DHIBSE MALEHE WAA LAMOODAA ;;AABAAY CALASEEY MA ILAABIN WARKAAN UGA WARAMAAYEY GOOFKA XAAJIRO NIN SOO QAXAY OO ISOO MARTIYEY MAANHADA WARKEEYGA DARAADIIS U BEDELAA ::XAMAR IYO XAMARDAYE WEESLA DEGANAA JIREEN WAANA IS FAHMAAN; CALASEEY MINAAD KEENYO AMA SACUUDI TAGTO FARSOOMAALI ARMAA LAGAA AQBALA MINAA KULAWARANTO IYO MINAA U DHIGTO JAWAAWDU WAA MAYA;MUGA KII MARTINIMO KU YIMID GOOFKA MINOOW NAFAHMO WAA SIDI LARABAY MINOOWSE FAHMEEYNA ANUNKANA KIISA IS KU DAYIMEEYNO EE::NINKI DHACOO DHAMIIJAALE::::::::::::HAA HEEY SAAS HANOO AHAATO MACSALAAMO ;AABAAY CALASEEY ;;:: XAMAR IYO XARADHEERE INTI KA DHAXLE XAMUR FAX::;;;:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahad

Wednesday, February 14, 2001 - 04:32 am
waa wiil soomaliyed oo rabah gabdhaha moqdhisho
jooga waxaan ka rabaa gabar cad oo quruxbadan
oo 18 sano jirta waanku sugaayaa macaaney
jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qanciye

Monday, February 19, 2001 - 04:40 am
tö warsame adigii baa isgadaye aabahaa kuwas
sixirole walaashaa ii keen aan wase hadal danbe
hakuso qorin cawaan baad tahday by by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Monday, February 19, 2001 - 10:58 am
Ku dhamaan inta caayda ku soo qortey bejkan :
Waryaada waa ka xaaraan bejkan xumaan idilkeed!
Waa ka xaaraan in leysugu gafo si qaldan!
Waxaa u furan qofkasta inay waxii ay ka qabto ku qorto si ay reermagaalimo ku dheehantahay!!!!!


QANCIYE adiga walaal waxaa kuu dhiman koriin sidaan qoraalkaaga ka arkey marka walaal gafka waa xaaraan walalkaa kaa weyna waa WARSAMEE
raali gali!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Monday, February 26, 2001 - 11:26 am
walaa layaan waan idin salaamay salaan kadib
waxaan idin way diinaya dhalin yarada cayda ku
soo qortay walaa layaal maha boona in lacaayo
dhabdhaha somaliyed waxee mudan yihiin in la
amaano wayna dhaleen amigoo dadey du taha 18sano
waad mahad santihiin jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayni

Monday, February 26, 2001 - 12:46 pm
calaseey abayo i like kaftankaaga laakiin maxaad qabiil intaas u caysaa aniga mj gabara ayaan ahay. mana jecli qabiil in wax laga sheego so please ma iga balanqaadi kartaa inaad cayda iska dayso because 10 sano qabiil adkaaday ma jiro. sorry guys hadaan meel qalada wax ku qoray hadaan beejajka kale ku qori lahaa waxaan ka baqay calaseey inaysan wada akhrisan markay aragto mj markaasna i cayso aniga iyo asalkayga.peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Tuesday, February 27, 2001 - 11:50 am
WAAWAREEY WAR ANIGA DADKA MACAAYO WAAD QALDOONTEY WALAALSHIIS SOW WAXAAD GARATEY MAHAA .QABIIL AAN GOONI CAAYEYNA MAJIRO WAA HADAAD "AFSOMALIGA" NAXWAHIISA FAHAMTO KU NOQOO SI TAFA TIRAN U RUUX ORAAHDA WALAASHIIS.WAXA MEESHA KU QORANA WAA REER KORAAAD:- SOMALILAND:-BUNTILAND OO AAN KAGA HADLAAYO GOÍTAANKOODA OO ANAN JECLEEN IN AY SOMALI KALA GODO EE MAHA IN AAN QOWMIYAD AAN U GAFO TAANA ANIGA OO KALIYA MAAHEE WAXAA KA SIMAN GABDHAHA SOOMAALIYEED INAYSAN QABIILWAX KASSHEEGIN UNA DIRIRIN. HADIISE AY WAX KUU DHIBTEY HORUUMARKA AAN KA SHARAXEY HALKAN EE UU XAMAR .MUQDISHO.BANAADIR LAGA GAAREY SAAXIIB ADIGAABA WAXAAD IGU TILMAANTEY OO QABIIL U GAFKA AAD KU TILMAANTEY SAMEYNAYO .TAR DET LUGN HA DEG DEGIN MACALIMADA .

ANIGANA DADKA MACAAYO EE HA QALDAMIN.
WAXAAN KA HELAA KAFTANKA LEYS DHAAFSADO IYO INAAN WAX U SHEEGO WALAALAHEYGA MAR HORE WADAN KA AMABA CAASUMADA UGU DANBEYSEY OO AAN KA CAAWYO WAXII AAN AWOODO EE KU SAABSAN XAMAR.MARKA ADIGA GAAR AHAAN AFARTA ENGLISHKA AH EE AAD MEESHA LA TIMID LA NOQO MEESHKA WAA BEJ WADANI ISTICMAAL AFKA HOOYO......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayni

Tuesday, February 27, 2001 - 12:06 pm
Calasey
Thursday, February 22, 2001 - 08:22 pm
--------------------------------------------------------------------------------
Mr Puntlander.
Horta waaan ka xumahay inan dhawoco dad somaliyeed mana doonayn inan ku jawaabo sasbabtoo ah dad wanagsan wa laga yaba inay Majerteen leeyihin inkastoon xamar ku arki jiray dadkooda oo tabalaysan gajo iyo rafaaad awgiis marka madama an caruur aha wan ka yabi jiray dad gajaysan oo hadana fanaya waxan islaha qofkan rafadsan muxuu lafanaya mu dadka cawinad iyo weydiisto lakiin hada wan weynadayo waan gartay waxa ku kalifay waxay doonayen dadka kale Attention-kooda si dadban ayay u tuugsan jireen hadana sheekadaadu sidaas ayay ku salaysan tahaye in layku fahmay ogoow marka si aad u hesho Attentionka naagaha kale ee somaliyeed isticmaaal weji kale kani Expire tab iyo xeelad kale keen wiil majeerteenow, waxkalena kuma naceen umadaase waxaan ku nacay.
1.waa dad faaan badan hadana dhib badan.
2.waa dad gajo iyo rafaaad badan.
3.waa dad aan xishoon.
4.wa dad waxay donayan iyo waxsan doonayn kala aqoon.
5.waa dadka soomalidoo dhan aysan aaminin + daroodka kale.
marka ujeedadu haday bil-cagsi ahayd oo ad radinaysay gabdho kale umalayn mayo inad gabdho kale helayside bcse of magaca ad wadatide samire alaha kasiiyo marka si edebleh u radso oo dheh gabdhaha Majeertenow cid i guursataan wayaye i soo radiya. qabiilina mahiye sida ogow ee edeb daradaan necebahay "ii soo sheeg inaadan adi ahayn qofka magacaan isticmaalay oo wuxuu qoray kan iyo kuwo ka xun. hadaadan adi ahayn sorrry

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Wednesday, February 28, 2001 - 06:59 am
KADAROO DIBI DHAL>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>
CEYNI.....ma hadaad wiil igu tilmaantey garaadsiyo
moolte bene.Taas macnaheeda waxaa weeye kartida ayleeyahiin gabdha hawiye anoo u gafeyn gabar somaliyeed.Waxaaad u gaftey qowmiyad sharaf leh oo ad ku tilmaantey waxeysan aheyn aniga walaalo waxsax ah ayaan ka sheeyeg oo jiri jirey amaba jiro oo kaftankii somali lagu yaqaaney ah, marka adiga waa hadii aad gabadh tahay waxaan ku odhan lahaa ha caaytamin waxaa lagayaabaa in uu nin MAJEERTEEN ku guursado.Waxaanse ku weydiiyey walaalo ii soo sheeg bejka ay calaseey wax ku ceysey waad mahadsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayni

Wednesday, February 28, 2001 - 09:57 am
calaseey inkastoon fahmin waxa aad ka wado aniga cidna ma caayin ee wixii qofka magacaas leh oo meesha ku qoray ayuun baan paste ku sameeyey. beejkuna waa e-pals-isbarasho current ciwaankuna waa "gabar majeerteen kaliya hadii kale banaanka ka joog" laakiin lahjadaadii maxaa ku dhacay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Thursday, March 01, 2001 - 08:04 am
Ceyni horta waan ku salaamey:

Waa hadaad gabadh tahay aniga ninkaad sheegtey maahi waad qaldantey ee waxaan ku odhan lahaa hadii aad adiga qudhaada aad ka timid KOR macalimada rer xamarka si kasta ayay u hadli karaan oo cid kasta ay la dhaqmi karaan .Taas waxaan ka wadaa "maxaa hely afkaagii" marka majeerteen waligaa ha igu qaldin.
Waa laga yaabaa inaan magaca badalo laakiin JINSIGEYGA WAA HAWIYE,HIRAAB,MUDULOOD,ABGAAL ISMAAN,WACBUUDHAN,CELI CUMAR,CABDULLE EBERKERGAAB.
barasho wanaagsan intaa waxaa iga keeney meshaad ii saarisey. sidaa iyo kulan danbe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Sunday, March 04, 2001 - 07:30 am
to CEYNI IYO INTA KALE :
WALAAL WAAN AQRISTEY BEYKII ANIGANA MAAHO LAAKIIIN WAA GABADH HAWIYE MARKA MAGACA CALASEEY HAL QOF OO KALIYA LAMA YIRAAHDO EE SIDAA ULA SOCO:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warta dhiga

Thursday, March 08, 2001 - 10:45 am
asalaamualaykum kadib markiiaan arakay sida aada ukafatamaysiin waxaana ahay wiilkudhshay muqdisho gaarahaanxafadashibiso gabdhaha muqdisho waxay kafiicanyihiin gabdhahajooga qurbaha sbabtoo ah muqdisho waxaaiigu danabaysay 1996
ayaaiigudanbaysay muqdisho gabdhaha muqdisho waxay igurebeen xusuus anan hilmaamidoonin yana loogafihingabdhahamuqdisho waxaa kaxun gabadhaha reer kuwait ooeh waxaanan jirin awoodna ulahayn inayalasheekaystaanwiilasha maraka wxaan ubaahanahay haday jirto gabdhaha muqdisho jooga ayleeyahiin e=mail waxana joogaa kuwait waxana igalasooxiriikartaan email- yere777@yahoo.com
gabadhii ilasooxirirayso wainay sawirkeeda iisoodhiibaan masrkaas kabacdi ayaa barasho noofuran wolcom gabdhaha muqdisho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Thursday, April 05, 2001 - 08:40 am
Waxaad ba moodaa inaan bejkan aan u ahaa hormuud waa maxay waaba kala seexateene soo kaca idinmeeeee????????????????????????????????????????

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.