site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN RAADINAYAA GABAR CAD OO DHEER OO ISAAQ AH

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): WAXAAN RAADINAYAA GABAR CAD OO DHEER OO ISAAQ AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Saturday, December 16, 2000 - 04:08 pm
TO:GABDHAHA ISAAQA AH
WAXAAN AHAY WIIL SOMALIYEED OO DAGAN HOLLAND WAXAAN RAADINAYAA GABAR ISAAQ AH OO CAD,DHEER DIYAAR U AH MUSTAQBIL INAY ILA QAYBSATO MA LIHI WAX BALWAD AH HADDII AAD TAHAY GABADHAAS FADLAN ILA SOO XIRIIR IINA REEB WIXII AARAA AH OO AAD II HAYSO M/SANID
NB:FADLAN HADDII AADAN AHAYN AKHRISO HANA KU QORIN WAX MEESHAN ADOO M/SAN
AHMED
HOLLAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burcaawi

Monday, December 18, 2000 - 03:05 am
TO ahmed.
waad heleysaa dabcan gabar isaaq ah cad oo dheer weliba duleel yar ileyn ragooda wax ma cunaane laakiin jawaan qaada cuneysa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 18, 2000 - 03:28 am
to burcaawi,
saaxiib naagaha umusha iyo kuwa 90jikaa makufsano ee maxaad uga hinaastaan magacaa isaaqa hadaad maqashaan,ma basarinimadii naad ogtihiin,ma waad fool xuntihiin,saaxii qaadkana waad naga badsataan,qoodhnimana waxaa lagu sheegaa raga dhaadheer,ee imisa mitir baad naga gaaban tihiin,naaga hiinuna maxay nagu jeclaadeen ma is waydiisay wali.

to:axmed.
saaxiib masikalaad waxku wayday,mise dadkaad dumarka isaaqa ugu yeedhaysaa,hoos iskugu noqo.waxaanse umalaynayaa in reeraha la liido aad kadhalatay, laakiin saaxiib anagoo kaliya cunsuriyad idin kuma hayno ee iska dulqaata.
by:iikaalay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aa

Monday, December 18, 2000 - 04:51 am
Gabar Isaaq ah oo dheer Hmmmmmm. let me see.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tager

Monday, December 18, 2000 - 06:35 am
caasumada sadexaad ee dalka denmarki bey degan tahey walahi ana arkey been makuu sheegaayo marka tlf kaas wac aan kuu radiyee marka lakiin maxaad qabiilkeyga majeerteen u ceyday oo utiri sidan waa wax xun ee ogow tlf kaas wac 2167fdgdfig3337812
jaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Tuesday, December 19, 2000 - 04:13 am
inan somaliyed oo gabadh isaaqa doonaya,war gabdhaha isaaqu miyaanay soomaali ahayn?mise waa abxaaro?walaal dib ugu noqo kelmadaada,hadii aad qabiil kooda xustay kaagana xus,inkastooy foolxuntahay qabyaaladu,ama sikale waxku doon?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 08:31 am
HAHAHAHAHAHA, GABADH ISAAQ AH OO CAD, WAAR MID IS CADAYSAY DHEH ILAYN UMA AY DHALAN CADAAN GABDHAHA ISAAQEE QURUXDOODU SUUQAY TAALAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin dhalasho huwani dharka muxuu ku falayaa

Tuesday, December 19, 2000 - 01:32 pm
gabdhaha markaad ka hadlaysaan hal waliba ninlay u daqdaa saxibayaal hadaad tihiin dadka ooda la wadaaga reka isaaq sida dhulbahante wax waa idiin ogolyihiin balse hadaad tihiin dadkaa kale uma yaqanaan inad geydaan markaa ha u kacsanine fadhista oo oya ama dhalashada dhulbahante land iska dhiba oo ka qata dhalasho inkaston lagu dhex dhuman karin oo albabadu anay ka jabnayn.

Rer waqoyi ilahay ha daayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaal

Wednesday, December 20, 2000 - 12:04 am
Gabar isaaq ah oo dheer Hmmmm......let me se
couldn't find her ...coz she is not founded
if u need a pretty & beuty so go over the other side like MAJEERTEN GIRLS we r long light and smooth..aight so give it up u can never find a
ISAAQ girl like u describe her no way....
VERRY FUN ....gabar dheer oo cad oo isaaq ah
hahahahah........bye bye
FROM A MAJEERTEN SISTA !!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 22, 2000 - 01:29 pm
salaamu caleykum
walaalo salaantaa qaaliga ah kadib waxaan ahay gabar isaaq ah joogta magaalada canada diinta aad u qiimeysa kuna doorata raga waxaana walaalo ku leyahay barasho wanaagsan. emailkeyguna waa.
yurub2000@hotmail.com
waana is baran doonaaaa!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDIRABI

Saturday, December 23, 2000 - 09:21 am
FALO QABIIL KU SAABSAN: mar aan fiirshay qooralo is barasho ( penpals) oo halkan ku xusan waxaan arkay in qabiilku yahay weli arin xaassassi ah oo dhextaala ummada xataa markay guurka noqoto. maadaama aa nahay umaad isku mid ah oo wax walba wadaagta, waxaa hubaal ah in qof kasta oo soomaali ah uu raad ku leeyahay qabiil ka duwan ka uu ka dhashay marka ninka gabadh soomaaliyeed qabiil ku raadinayoow adiga horta isa soo sax in aadan asal ku lahayn qabiil kale oo soomali ah. laga yaabe in ayey 2, 3, ..10aad kuu gashay qabiil kale ood raad ugu yeelatay siddas qabiil ka duwan midkad ka dhalatay. waryaa soomaaliyey oo maxaan isu nahay hadaan dumarkiina kala guursan weyno. war horta ogaada in dumarka la kala guursado ay tahay arin aad u wanagsan oo colaada iyo cadaawad dhextaala qabiilada lagu afjari jiray dhaqanka soomalida, sababto ah wiil waa abtigii baa la oran jirey, oo u jeedadu tahay qabil iyo dadnimoba abtigaa baad la wadaagta. marka ha ina ceebeynina oo nasabkeeni ha caayina e kala guursada oo dumarku waa inoo dhexeeyan ee gabadh soomaaliyeed ku sharfa guur haddaad rabtan. gabar soomaliyeed qabiilkeedu muxu sharafteeda iyo haybadeeda ka ridi kara ama ku biirin kara? jawaabtu waa waxba sidey aniga ila tahay.marka taladu waa sidaas ayey ila tahay, waxaan kalo idiinku daraya in muhimaddu tahay in aad ku door bidaan gabarta diinteeda ( diinteeda in aay wax ka taqaano waa muhim, cilmi maaddi ah ma aha muhimaad weyn in la siiyo), asluubteeda( gabar dhawrsan, sharafteeda ilaalisa) bilicdeeda ama quruxdeedu waad ku doorbidi kartaan( diinta islaamku waxay ogashahay in aaad iska eegto gabarta in aay ku cajabiso muqaalkeedu). ma haboona in aad ku door bido gabarta xoolo iney haysato oo adiga aya masuuliyada qoysku ku saaran tahay (adigu in aad quudiso caruurtaada iyo xaaskaaga oo dayac tirto)

NB: guur doon ma ahi anigu. raali ahaada akhyaarta.

assalaamu calaykum.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.