site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma jirtaa xaflad oo lagu talagalay ciida iyo sanadka cusub wadanka Denmark

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Ma jirtaa xaflad oo lagu talagalay ciida iyo sanadka cusub wadanka Denmark
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Sunday, December 17, 2000 - 08:06 am
walalayal aniga waxan ahay gabadh somaliyeed oo la yaabsan waxay somalidu oo dhigan wayeen xaflado ficfican ciida iyo sanadka cusub.

walalayaal haday jiraan halkey lagu qabanayaa.
waxaan degenahay wadanka denmark waxana ahay ardayaad waxaana jeclahay hesaha somaliyed waxaana jeclaan lahaa haday jiran cafladoo lagu talagalay sanadka cusub iyo ciida ila soo socodsiyaa mesha lagu dhigayo gobolkaa.

idinka oo mahadsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 12:23 pm
To Ayaan oo xiiseynaysa caweyska habeenka ciida
waa laguu hayaa soo dhowow ayaan aniga oo kun hadlaya magaca dhalinyarada reer denmark gaar ahaan gobolka fyn waxaanu diyaarinay xaflad isugu jirta cunto cabid iyo tumasho nooc walba leh hadaba AYAAN la soco habeenka ciida iyo 0stergade 53 5000 odense c fra:kl 20:00 til 05:00 subaxnimo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDIRISAAQ

Tuesday, December 19, 2000 - 12:25 pm
To Ayaan oo xiiseynaysa caweyska habeenka ciida
waa laguu hayaa soo dhowow ayaan aniga oo kun hadlaya magaca dhalinyarada reer denmark gaar ahaan gobolka fyn waxaanu diyaarinay xaflad isugu jirta cunto cabid iyo tumasho nooc walba leh hadaba AYAAN la soco habeenka ciida iyo 0stergade 53 5000 odense c fra:kl 20:00 til 05:00 subaxnimo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDALLE

Tuesday, December 19, 2000 - 12:32 pm
To Ayaan saw ma tihid AYAANTA GAABAN EE DHILOWDEY EE KHAMRIGA CABTA EE DEGAN ODENSA
KA FADHIISO DUNIDA HADAAD MUNAASIBAD CIIDA RABTIDNA MASAAJIDKA KAALAY LAGAA QUUSAYE WAAN KAA NAXAA MARKAAN KU ARKO ADOO MEELAHAAS ARAG XUNE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Tuesday, January 30, 2001 - 01:42 pm
waxaan rabaa in aan ujawaabo gabadhan xafladaha iyo heesaha raadinaysa sidaa kale wiil jecel ayaan ahay marba hadiiuay isku wax ka helo fadlan ii soo sheeg meesha aad den maarki ka joog tid by by

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.