site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN RAADINAYAA GABAR(GAALJECEL SARANSOOR AH))

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): WAXAAN RAADINAYAA GABAR(GAALJECEL SARANSOOR AH))
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAASHIM

Monday, December 18, 2000 - 06:43 am
anigoo wiil 25jir waxaan raadinayaa gabar gaaljecel saransoor ah oo edeb leh diinta wax kata'qaana daàdeeda ah in ka yar 25

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A Hadji

Sunday, December 31, 2000 - 12:22 am
To Haashim

Mr hashim waad heli kartaa gabadha aad radinayso lakiin waa haday kaa dhab tahay ,lakiin waxaa laga yabaaba in aysan dibadaba joogin gabdha aad radinayso Cuz dadkani waa dada wanagsan oo dintii & dhaqankii weli ku danbeya waxan ku dhihi lahaa waad riyonaysaye riyadada ha kuu rumoowdo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAYID ALI

Sunday, December 31, 2000 - 12:48 am
HELLO SAXIB MA ADIGA AYAA AH QABIILKA AAD RADINAYSO MISE HAWENKODA AYAAD JECESHAHAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartuun

Sunday, December 31, 2000 - 08:21 am
Salaama calykum walaal ma aadan sheegin wax badan oo naftaada kusaabsan, anigu waxaan ahay gabar sida aad sheegatay ku sifaysan yurubna joogta emailkaadana ma aadna reebin ee fadlan faahfaahi naftaada waana ku farxasanahy sida xumaan la'aanta ee aad dooqaada uga hadashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XIIBAAY

Tuesday, January 02, 2001 - 05:22 am
TO FARTUUN
Hi sis ma u malenayo in halkan laga heli karo gabar ah Gal jecel gabdha gal-jecelka ma aha kuwa sidaa u sii sahlan mana u malenayo in uu calfanayo Hashim gabarta u shegayo adna fadlan ha is ku shegi qoladaas mana tihi lol Anga gabdhahena waxan oo kale kama jawabaan lol hadii aad ii rebat e-mailkaga waxan ku shegi lahaa qisada ay leyihii haweenka galjecelka oo faah faah san ana waxan ka dhashay ku wii layiri gabar hakuu dhalaan lol bye allHappy New Year

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caloofi

Monday, January 08, 2001 - 05:52 am
xiibaay gabadha sidaa ha ula hadli coz adiga ma ogid cida ay tahay maybe iney run sheegeyso oo ay daacad ka tahay aniga xataa waa isku dayay gabadha uu raadinaayo my brother Haashin laakiin waa ka waayay wadankaan aan joogo.haashim good try bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aaloow

Wednesday, January 10, 2001 - 01:26 am
Barsame:
walaal Haashim waan ka xumahay inaad qabiil dhan oo mybe aad adiga ka mid tahay oo aadna u wayn adduunkan meel kasta ka joogo inaad shabakada internetka ka baadi goobto hana iga xumaan balse waxaaan u maleynayaa inaad joogto meel soomaalida ku yar tahay guud ahaan.

aaloow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar yare

Wednesday, January 10, 2001 - 04:34 am
ALLa naagaha gaal jacel yaa ka foolxun balo idin guursatay nacaska naagaha qabiil ku shukaansanaaya
aan layaabahanahay. waraa aalow adiga maamow walaalkiis maa tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faisal

Wednesday, January 10, 2001 - 12:28 pm
To: Fartuun

Iyaaaaaaaaaaaaa.....

- Abtigiis ha nixiin hadaad tayahay qofkaan ku maleyo.....fadlan HA ama Maya igu soo jawaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aaloow

Thursday, January 11, 2001 - 12:50 am
aaloow..
cumar yaroow waxaad tahayba ogow inuu GAALJECEL yahay beesha kaliya ee aan midgo iyo waxaad tahayba qabin ee waxaa kaa xun ninkii adoo kale waqti ku qasaariya.
warning < ku ekaaw hablahaaga ileeyn midgaan meel loo mahaayo> byyyyyy..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caloofi

Thursday, January 11, 2001 - 04:05 am
aduunyadan maanta waxaa badatay Tumaashii Alxamdulilaah inaan tulkey laheyn tumaal sida Cumar yare iyo ciduu yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar yare

Thursday, January 11, 2001 - 04:36 am
aaloow saxiib gaal jecel waa dad jaahil ah ragiina baadiyahay cooska cunaan naagahiina caanahay suuqa la taaganyihiin. markaas waxaan ku waydiiyay waligay intaa somaaliya joogay nin ama naag gaal jecel oo waxbartay ma arkin lakiin waxaan arkay rag timaha kubaxay oo wasaq badan. qabiilkayga waa idiinka fiicanyahay markaa baadiyaha joogteen somaaliyaan xukumaynay.
naagaha soomaliyana ku wiinaa ugu foolxun mida kale idinkaa u dhow midgaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aaloow

Friday, January 12, 2001 - 05:01 am
cumar yaroow ogow iney dadkaas aad tilmaantay ay yihiin dad xalaashooda iyo xoogooda ku nool xaq islaameed iyo xaaraan cunku ma wuxuu noqday mid lagu faano. so wixii aan ku dhihi lahaaba waa la yiri oo horta xaaraantii iska soo dhaq taasoo aan dhaqmeeyn ilaa aad 7 jeer xajisid qoomameysid. ka dib soo baro sida loo quuto xalaasha waa iga talo walaaltinimo bbbbbbbyyyyyyyyy....
Aaloow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumer yare

Friday, January 12, 2001 - 08:00 am
To: aaloow. saxiib aniga gaal jecel ma caayin laakin hawiyaha raga la garanaayo waa xawaadle, habargidir, abgaal, murusade, duduble iyo ojeejeen lakiin gaaljecel baadicade iyo gugundhabe ma anigaa waligay maqlay mase waa qashinka hawiye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALOOFI

Monday, January 15, 2001 - 01:55 am
to aaloow
saxiib waxaan la yaa banahay dadka waa la hadlaa isaga hadlo ee aan ogeyn waxuu ku hadlaayo.danahaaga ka raaco waxaan waa wacaladii kacaanka.cumar yare waxaa tahayba maanta soomaali waa la wada ogyahay quf waliba waxuu yahay laakiin horaa loo yiri.DOQON WAXEY TAQAAN NINKII DILO,NAAGNE NINKEEDA,DAMEERNE LIIJAANKIISA,CUMAR YARENE --------------
COOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar yare

Monday, January 15, 2001 - 08:57 am
gaal jecel uraaye. goormee ilbaxdeen idinkoo qaawan oo cawaan ah idin ogaa oo baadiyaha jalalaqsi jooga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAASHIM

Monday, January 15, 2001 - 10:00 am
to cumar yare heerka oo aad ka taagantahay cadifada qabiil ee beesha gaal jecel weyne waaba mid aad liidatee waxaa ku waydiiyey adiga yaa tahay? maxeesa kaa sameeyeen G.Jweyne ma aabahaa bay dileen misa hooydaa beey kufsadeen layaabayayee eraydaada. kuleelka intaa le`.eg & xanuunka waa adiga jalalaqsi ka hadlay ma waxaad tahay qaxootiga jalalaqsi daganaa misa dadka gabalka naladagan ayaa tahay.soomalida waxeey tiraahda
BOONKII KAA CIIREYSTA AYAA CAYDAADA YAQAANA.
marka waxaan umalenayaa inaad WECEL aa tahay
oo aan waalid laheen aniga waaba layabay warkaaday cadee wax tahay misa
sumadlaabe tahay saxariir ku noole

o

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadji

Saturday, January 20, 2001 - 12:15 am
TO CUMAR YARE
war adiga Galjecel in ay hoyadaa iyo walashaa xogeen waa taad ii shegtaye ma waxkale ayaa jira ?hadii ay jiraan bal ii soo sheeg ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar yare

Tuesday, January 23, 2001 - 09:04 am
gaal jecel futu madoobe. war idinkaa midgaan u dhow waxaa tihiin dad gaajo ah waxaa nii lagu yaqaanaa midgaanimo idinkoo boqol geel haysto ayaa gaajo u dhiman jirteen intaa geelka dhaqaalaysaneysiin. alla gaal jecel uraayoo somaliya hada dowladaa ladhisay idinka wasiirkee niilasiiyay? wasiir gaal jecel ah waligay ma maqlin lakiin aniga hadaan madaxweyne ahaa lahaa waxaan idin siin lahaa wasiirka fool xumada iyo arimaha gaal jecelka. mida kale aniga jaahil idinkoo kale mi ihi. qabiilkagana meshaa ku ma soo qoraayi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haashim

Tuesday, January 23, 2001 - 12:35 pm
to cumar hadii aad tahay mid aadan qabiil laheen
oo wecel ah waxaan ula jeedaa aabo la`aan ooba maxaad qabiil aad ceysaa cuqdad waxaa kuugu jirtaa nafsaani ah oowaligaa kaa hareeynin sabatoo ah
cilad xun ayaa kugu jirteeba marka anigu shaqsi ahaanteeba nevar kugula hadlo ba banaanaba is hubi inaad caadi tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALOOFI

Wednesday, January 24, 2001 - 05:18 am
TO HASHIM
AS WE ARE GAALJECEL WE HAVE THE BEST GIRLS AND LOVERABLE ONE.THANKS GOD I HAVE ALREADY HAVE ONE.HASHIM GOOD LUCK BRO.AND ALL YA GUYS DONT LISTEN WHAT THAT DOG SAYS.I HOPE HE IS THE BASTER I KNOW.MCHAMMER37@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HILOOWLE

Wednesday, January 24, 2001 - 02:14 pm
dadka nasab dhiman ah ama wecalada ah waxeey dhahaan hooyooyinkooda CUMAR YERE HEBAL CADE
taasoo niyad dhis uga dhigaan ah ninyahoow dhinac alle udhawoow qaabaailada sharafta ha af lagaadeen waxyahoow hafka ah bar dhimanka ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar yare

Saturday, January 27, 2001 - 12:13 pm
saxiibayaal iga raali ahaada. aniga gaal jecel waxba igama sameen. saxiibo gaal jecel aan leeyahay. gaal jecelka waa dad aad u wanaagsan oo xoolohoda xalaasha ah cuno naagihiinana walaahi way qurxanyohiin gabar quruxbadan oo gaal jecel ah ayaan garanayay schoolka isla dhiganaynay
aniga qabiil magaranaayi waa idinla kaftamayay

i apologize to yu'll aint get nathing against gaaljecel. i was just joking dont take it personel

peace to u all. salan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadji

Sunday, January 28, 2001 - 07:47 am
dad kinan Gaal Jecelka ku kaftamayo ma aha wax lagu kaftamo ileen waa umad wanagsan ee aan cidna danbi kagalin marka cidii donaysa arimahooda & barashadooda & gabdhohooda ha ila soo xiriraan aniga anaa maclumaad wanagsan ka sinaye mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

magac wanaagsan

Tuesday, February 20, 2001 - 05:30 am
To Gaaljecel

Horta hore Gaaljecel dad wey u dhameeyeen qaarana wey Faasheen waxaan ku faraxsanahey anigoo Gabar Galjecel ah oo Hadan sugoow kadhashey Reerkii waa waynaa ee loogu maahmaah jirey inta ma waxaa marey sugoow ama sixin subag ayaa ku datey.marka reer kaas anoo kadhashey oo hana ku faraxsan in aan gaaljecel ahay marka dad kii cayo waa dad aan damiir laheen dad kii amaana waa dad lahuba marka waxaan idin leeyahey manihin Gabdho lagu barto enternetka taas waan ka weyna hey marka ha is calool xumeeninee kataga meesha.

jooooow
take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuxaaye

Tuesday, February 20, 2001 - 09:24 am
to gabdho sugooow


waryaada gabdha sugoow war idinka waxaan idiinkaga soo tagnay meeshii la dhahaayey BUULOBURDE markaasaat hadana waxaad inooga daba iimaadeen INTERNETKA.

war balaayo aan araknay anaga hadaan Gaaljecel nahay dadkaan sugoow la dhahaayo meel aan kaga dhuumano ayan la nahay.


P.S suuxaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadji

Sunday, February 25, 2001 - 11:07 pm
SUGOOOOOOOOOOOOOOOOW lol

Gabdho sugoo lol is ka warama waan ku farax sanahay in aan qoralkina maanta halkan ka aqriyo lakiin ma i loowdeen (!!!!!!! ku wii layiri gabdho hakuu dhalaan) lol waan idiin shegidonaa qofka aan ahay i m your dear bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamedd

Sunday, February 25, 2001 - 11:18 pm
TO all of you guys

Fadlan kadaaya cayda dadkan aad cayneysaan ileen aqoon uma lihdine
Hadii aan idinka shekeyo Galjecel waxa weye sida aan aniga aminsanahay dadwanagsan inta ilaah dad wanajiyay mana is tahilaan wax aad ku shegaysaan waxaas oo dhana waxaa u kenay ninkan Hashim oo markii horeba ku soo qoray mesha,
Mr hashim waan ka xumahay sida aad u galeyso dakan waxaa lagaga bahan yahay in aad ka raligareyso waxan hada soo garay oo cay ah ileen adaa u kenay,
Hadii aad donaysana gabar galjecel walahi runtii ma xuma oo wax waliba oo aad ku haminaysa waad heli kartaa ee bal haka daalin,
Mar ayaan gabar galjecel ah la kulmay maraas oo ahayd waqti anan dheren gabadhana waxay jogtay wadamada rer galbedka inta aan la shekeysanyi gabadhaas marnaba wajigayga ma iysan egin oo waxaan ka daremayay xishoo anagoo sifican isu naqaan markan shekadii dhamaysanay ayaan gurigodii ka soo baxay markaa waxan modayay in ay i garab soconaysa ileen wayba xishonaysaa oo waxay iga danbaysay ilaa iyo laba mitir halkaas aya ka hadlaysaa amaba kaa maqlaysaa ,
Marka dadka waa dad noo caas ah oo ma aha kuwa edeb daran sida kuwa kale ee is mooda rer galbeedka waxaana lagu yaqana in ay yihii kuwii ragooda ka danbeyay in kastoo hada ay is badali donaan lol


Mohamed

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.