site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa maqlat dad Internatka isku guursaday.............

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Yaa maqlat dad Internatka isku guursaday.............
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Monday, December 18, 2000 - 09:22 am
Dhammaan

Waxaan doonayaa inaan ogaado in dhallinyaro somaliyeed ay internatka isku guursadeen.Haddii aad war ka hayso arrintaasi please farriin ku reeb halkani.

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caraweelo

Tuesday, December 19, 2000 - 03:40 am
miskiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin,sahal.
maa cadadnaa walaa xisaaban inta skubaratay oo waliba isku guursatay internet-ka, laakiin waxaa badan inta sidegdeg sku furay. aniga waxaan lakulmay labo skubaratay internet-ka, isguursaday oo hadana isfuray. markaan waydiiyey sababta ay isku fureen waxay ku jawaabeen awalba internet-ka ayaa iskaaya baray.waxaana lga yaabaa in ay jiraa dad badan oo skuwaara ee haka niyad jabin isbarashada internet-ka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Wednesday, December 20, 2000 - 11:19 am
Caraweelo;

Waan salaamantahay.Laakiin guurkaasi ma somali bay ahaayeen.Ma jirtaa dad ilaa hadda guurkii ka dhexeeyaa.Halkeed ku aragtay dadka isku guursaday Internatka.

nabadgelyo,

Sahal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Wednesday, February 21, 2001 - 05:41 am
To:Sahal
walaal su aasha aad soo bandhigtay waa su aal aad
uwanaagsan inlaweydiiyo somalida sooboqaneyso
bogan maxaa yeelay waan layaabanahay meeshan
ruuxwalbaa uu ku sooqroyo wuxudono inkastoo somalida maantajirto beenta utahay wax iska
caadi ah laakiin waxaa lagashalaay doonaa
manta maalinaan aheyn maxaa yeelay BEENTA waa
shey aaqiradaada xumeydoonta maalinta xisaabta
ALLAAH ee ruuxwalbaa sugeysa wardadoo waxaan idiika digayaa NAAR ee waxa aad maanta fududeysaan ka fiirsada.
intaasi waa iga digniin ee ALAAH ka xishooda,

ASLAAMU CALEYKUM WARAXMATULAAH WABARAKAATU
WABILAAHI TOWFIIQ

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.