Ali samur | Tuesday, December 19, 2000 - 02:41 pm Waxaan raba in aan halkaan ka barto gabadh somali ah ,between 25 to 33 years,waxbaratay, lives within contental USA,if you interested fadlan email ii soo dir anaga wax fah faahin hala ka badan ku siin dono..mahadsan tahay |
kamal290 | Wednesday, December 20, 2000 - 09:56 am abaaye waad mahadsantahay waa wax fii can in laysbarto.waxaan ahay inan yurub jooga ee aan wada xiriirno jaaw |
Anonymous | Friday, December 22, 2000 - 12:55 pm salaamu caleykum salaan qaaliga ah kadib is barashau wey fiican tahay balse full information ma aadan soo qorin.sida waxbarashadaada iyo diinta sida aad ku tahay. lucky!!!!!! |