site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan siraad ku daydayayaa noocii layidhi,hadaad gogol latagto oo aad tidhaahdo ima qancin wixii kaaga baxay soodoono.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan siraad ku daydayayaa noocii layidhi,hadaad gogol latagto oo aad tidhaahdo ima qancin wixii kaaga baxay soodoono.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadar

Tuesday, December 19, 2000 - 11:23 pm
TILMAAN TEEDA GUUD.
a,ka ilaali buuida iyo badhi lixaad leh.b,iga qari miskaha iyo margiyada qaarkood,c,haku sheegin dherer iyo gaabnida lasheego,d,sanka cabirka yar iyo cidhba yaraanta la`ogow,d,midabkun masciideed maariin casaan galay,e,la`ogow horaadada fadhiga leh ee curubta waawayn,f,halahaato dhubad qaad timeed,g,waxaa taa usii dheer dabar aan badnaynoo laba ilig kufoorara,h,indho aan casaan arag iyo baarar dheeriya,i,huruuf aan yarayn iyo halahaato hal abuur hadalada dhadhamisa hobina uu udheer yahay,j,ha ahaanin dhooray iyo da aha waawayn,k,waxaa taa usii dheer dibna waynikaada aan wali danbaab arag,l,
cudurdaar:waan ogahay inay adagtahay laakiin hadii aad 85%aad leedahay soodhawaaw soonasheeg 15%kaa maqan fadlan fariin iqancisa iireeb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadar

Wednesday, December 20, 2000 - 12:22 am
iga yara raali ahaada waqtigaa ii saamixi waayaye aa iskiin baree.
sharixid gaaban,24 afar bilood udheertahay,dugsi sare oo kaliya kabaxay,laakiin gacantiisa dhunkaday,dherer 1:79 culays 74,midab casaanka somalida,hobi ahaan kubada cagta iyo madadaalada fanka.
saaxiiba yaal waxaan ujeedaa hablaha`e iga ilaaliya ciyaarta,sheekadu waa dhabe.

haskey3@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Thursday, December 21, 2000 - 04:16 am
to:qadar

ala ninyow maxaad dumar lasoo jabtay,xageed ka helaysaa noocaa aad soo sheegtay iga walaanay internetka taasi soo fadhiisan,ee somaliya u anbabax 15%ayaa ah noocaad tilmaamatay,waxaanse kuweydiinayaa maxaad ula jeedaa san yar iyo cidhib yar?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 22, 2000 - 02:19 am
24JIR SIDAA U HADLA LAMA SHEEGIN EE INA ADEER MA
LIX IYO AFARTAN JIR BAA TAHAY? ogowna dumar raadis iyo da' yaraani isma qaataane dumarkuna way neceb yihiin ragga da'da yar waayoo waa qyral mas'uul bay yidhaahdaan. wasalaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadar

Tuesday, January 02, 2001 - 03:02 am
to:ali
saaxiib sanyar iyo cidhib yar waa dooqayga laakiin maalin baad ogaan doontaa.


mr:anonymous.
saxiib marka hore aad baad umaskax yar tahay,sabab too ah 24ma nin yarbaa mise waa ninwayn,ta kale hadalkuna waa haybad uu ilaahay bixiyo,abwaaniinta maxaa gaar kadhigay,reer miyigeena 16jirka raguu geedka lafadhiistaa,20warkiisba daa ee ma hooyo korisbaad ahayd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Masiixi

Friday, January 05, 2001 - 08:17 am
GUYS;age is not depend on how to speak.JESUS was a good speaker that GOD gave him.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Diinle Kabiiroow

Friday, January 05, 2001 - 09:03 am
A,aa...Naag dabar leh...Naag aan waligeed cadaysan..Maa rabtaa?Gaalkacyo iyo burco ma
ma tagtidoo,meehaaney,emerika ma joogaan
waaaseeti.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aways

Friday, January 05, 2001 - 01:47 pm
Diinloow,ninkaaneey, waxaas yiri"Gebertoo cad aa rabaa".Cadaantees ka hadlaa...waaye?
Gebdhehooda ma kasaayiin MACAANIGA,KINTIR ma
qawaan,ma NIIKINAAYIIN.
Usina, lama goodle...maahinoo?BAL camaleeti lees ugu jiifahaa geberta,ma kasaayo si loo baashaaliyo Geber,si loo dheelo ii si loo labisto ma kasaayo.YAA QEEYOO,SHIMEE ILBAXEESAA...waaye?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadar

Saturday, January 06, 2001 - 12:20 am
to:dhamaan
fadlan mawduucan umaanan qoran in ragu rayi kadhiibtaan,ee fadlan hadaanu kaa jeexnayn raali noqo,gaar ahaan nimaw naaga awayska sheeganaya saaxiib meeshu marka maaha oo laga roono majoogo,xumaana ha`uqaadan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aways

Saturday, January 06, 2001 - 09:09 am
Ninkoo oo reer koofur waqooyi ma taginoo,
waxaas saaray bilcaantoo,waxay dhahday,
"RAAXEEYOW RIDDO DHEERIDAA MA REER WANLAWAYN
BAAD AHAYD",waa ka yaabti noo wixii dameer camaleeti oos watay.MAXAY,SAAS U TIRI...HEE?
Hadiiba waqooyi aa ka timid,ma cadoo, inaa
...KIITI tahay oo kaalmo u baahan sidiis u
shaqo tago? Laakiin ani iyo reer marko maku
kaalmeeheeno.MARKA waa lakasaa inaa oo meel
kasta lagasoo aado ,habeenka ow-cismaanka si
GEBER loo helo habeenkaaseeti.Waraa,maqnuud,
Kaniinigoo oo hada soo baxay aa jiro,MA KUU
SHEEGAA MAGACIISA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 11:10 am
aad heshid qofka astaamahaas lahee bal adna kuwaaga sheeg, aan ogaano in aad u qalanto qofkaan cajiibka ah eed tilmaandey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.