This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Wednesday, December 20, 2000 - 01:55 am HORTAA SALAN KAA BACDII WAXAN AHAY WIIL 23 OO EUROPE KU NOOL WAXAN OO BAHNAA INAN INADERTAY AA OO AAN SAXIIB NOGONOO OO AAN ISLAA TASHANOO GURBOHONAA WAA HAOWLAA BADAN YAHAY QURUXDNAA WAA NAFTAA DABICDANA AYAA KAA FICAN WAX KASTAA HADII DOONTO HABAR JECLO YANIYE NOGONINII HAA DABICAD MACANATOO OON LAKIIN INAN INADERTAYIE AA AYA IGLAA MACAN WAX KASTAA ....emilkaa waa saleeman2000@hotmail.com
| |
Wednesday, December 20, 2000 - 07:22 am mid habr yonis ah bal ka waran?
| |
Thursday, December 21, 2000 - 02:27 am ALAA INABTII HABAR YONIS WAA REER ABTIGAA MIDANA MAA KALA JECLII EE ANOO WADAA XIDINOO OK EMAILKAGA SOO QUUR DAGDAG YAA INABTII MALA QABILII AYAD EE MOODII DII HALKEED INABTII KU NOSHAY OO AGE WAA EMSAA WAR BAAN KAA SOOGII BYE
| |
Saturday, December 23, 2000 - 08:31 pm salaan iga hoo .khadra hadii aad tahay h.y soo dhawaw inadeer anaa ku nool .hadii aad jeceshay anaynu wada wadnana waad ii soo sheegi kartaa marka labaad eed soo qortib waa jamaal oo kuleh by inader
| |
Sunday, December 24, 2000 - 08:39 am Qadrooy,waa inan reer muqdisho donaya inaad u barakadayso naftaada!
| |
Sunday, December 24, 2000 - 01:33 pm mr .isaaq quute khadra nin gaya ayaa guursan kara ii iska ilow sheekadaa . khadra inadeer inga ilaali sangadhuudida waa kuwii inoo dhameeyay .khadra waxa ku nool tolkaa waa jamaal oo kuleh ku soo dhawaw gamco furan by wadna ila soo xidhiidhi kartaa by
| |
Sunday, December 24, 2000 - 02:06 pm Qadrooy,waxa la yiri"jaceelku waa ka wayn yahay aabahaa"Waxa lagu jiraa 2000 wayna dhamaatay ina adeeroow.Baasaboorkaaga ayaan aad u la dhacay ee MA IS HANAN KARNAA,MA IS HALEELI KARNAA?
| |
Friday, January 05, 2001 - 03:01 am khadra ku mayie walal
| |
Saturday, January 06, 2001 - 12:31 am to:jamal iyo isaaq quute quud aan jirin qoryo ha`uguranina saaxiibayaal mawduuca ninbaa furtay ee macna kale keena. waxaanan idin odhan lahaa labadii degmo ee aad kukala dhalateen mooyee meel kale maydaan arag
| |
Saturday, January 06, 2001 - 02:09 am hargeysawii abtii waad mahadsanthay ee dadkanii waa xolo iska daa ok.
| |
Saturday, January 06, 2001 - 01:21 pm black adan walaal mar hadaad inan tolkaa ah aad rabtid good luck laakin jecayel qabiil maa leh taa nafta uu sheeg issaq quute nimankaa reer xamarka kama helo waayo waay been badaniyihiin ii mid kale meelahaagaa kaa radso jamaal inadeero aad iyo aad ayaad uu mahadsantahay thank you very much ilaahayna waxaan kaagaa rajaynayaa inan wanagsan dhalinyaro haydiin macaanaato
| |
Sunday, January 07, 2001 - 12:32 pm Xaax, ...aaawjj! Anyway,I Wish I Will..One!
| |
Tuesday, January 09, 2001 - 02:26 am khadra walal mahadsaniid lakiin khalad ayad ee fahamtay oo jedadyado ma ahayan qabyalad waxan oo jeeday moran ioy afkar lays waydarsado adna shegadii waad igo xiday walal wana ruuntaa ee jacayal qabyalad maa kaloo taa ciidnaa waydiin mayo lakiin hadii aad chance ee siin lahayd wan kaa da diciin lahaa ariintaa ok hadii anad waxba kaa qabiin ..
| |
Friday, January 26, 2001 - 06:17 am Gow, Waryaadaheen waa maxay gabadha kalieye ee meesha laysku laynayaa? War abtiyaal ma dumar la,aan baa idinku dhacday? Khadra dee bal nimankan kaad rabto soo sheeg, oo anigaa ku meherinayee oo qaadi kuu noqonayee bal adigu ama kan h/jeclo raac ama kan h/yoonis. bal ila soo socodsii kaad rabto
| |
Monday, January 29, 2001 - 09:34 pm TO KHADRA IYO JAMAAL. WALAAL REER XAMARKU WAA DAD WANAAGSAN OO ILBAXA KANA YIMI CAASIMADA SOOMAALIYA YAQAANA QIIMAHA DUMARKU LEEYAHAY .MANA JIRAAN QABIIL LA YIRAAHDO REERXAMAR EE WAA DAD BADAN OO ISKU TAGAEY WAXAANA HUBAA IN WIILAL BADAN OO H/YOONIS OON JAAR AHEYN IN AY YIHIIN REER XAMAR. HADABA ADIGEEY KU JIRTAA HADII AAD KA DOORANLAHEYD REER BURCO AMA REE HARGEYSO OON OGNAHAY HALKA AY ILBAXNIMADA IYO AQOONTOODU GAARSIISANTAHEY.HADII UU NIN REER XAMAR AH KU QANCINWAAYO WAA LAGAA XAALMARINAYAA. TO JAMAAL. ALA WARYEE MIYAAD WAALADEY SOW ADIGAN LEH SANKADHUUDHI.MA REER XAMARBAA SANKADHUUDHI AH? WAA MAXAY KUWAN JAMEIKAANKA AH EE WALAALADAA WADA WAAD CABSANEEYSAA OO WAXAAD LEETAHAY AMEY KU WASAAN.MA IDINKAASE NAAG WAX U HAYA SOWTAN QAADKA IDIN DISHOODEY LABIS XUME QALDAAN.MISE SANKADHUUDHIGA JAMEYKAANKA AH WAXAAD IS LEEDAHAY KAMA SHEEKEYNAYO HOOYADAA IYO WALAASHAA? WAR SANKADHUUDHIGAN REER XAMARKA AH EE MUSLINKA AH SHAQEYSTA EEN MUQAADARAADKANA AAN ISTICMAALIN EE DURIYADANA MARKUU U RAXEEYNAYA SI EDEBLEH UGUDANAYA WAAJIBKIISA IYO TII AAD ADIGU DAYACDEYBA.
| |
Monday, February 05, 2001 - 08:45 am OGAYSIIS !!!!!!!!!! DHAMAAN DADKII NOODHAN YAADH HEEN MEESHA BLACK ADEN BAA I SKA LEH QAYBTAN WAXAA LOO FURAY BLACK ADEN HADII AADAN AHAY . FADLAN WAXBA HA KU QORIN , ADOO MAHAD SAN ORDA OO ILAHAY CAMAL WAYDIISTA OO MEELAHAA KALE ISBAACSAXAD INTIINA KHADRA RABTOW . KHADRA INAABTI HABAR YOONIS WAA NIN MAN WALAALAHAYA, INAN KU WUXUU COD SADAY BLACK ADEN GIRL . AND YOU ARE NOT BLACK ADEN SIS SORRY . THIS IS BLACK ADEN THING BLACK ADENDOOG LUCK INAADEER . AND I WIIL EMAIL YOU YOU ARE THE BESSTE BLACK ADENNNNNNNNNNNN
| |
Wednesday, February 21, 2001 - 01:54 am TO. QANCIYE44 BALCK ADAN REALY WAAD E QANCISAY WALAHII ADOMBAA EE FAHMAYA DII INADER....
|