This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Wednesday, December 20, 2000 - 07:41 am walaalayaal waa idin salaamay waa wiil soomaliyeed oo raba inuu gabar uu guursado halkaan ka hello ee fadlan haddii uu damac ku jirro ila soo xiriir haddii alle idmo waan kula soo xiriirayaa sharuud la'aan ayaan is qaabilaynaa haddii alle idmo. inshaa'allah fadlan qofkii awodo ii reeb emailkaaga waa kula soo xiriirayaa haddii alle idmo. alxaaji
| |
Friday, December 22, 2000 - 06:23 am SALAMU CALEYKUM GUURDOON ABOOWE SALAANTAAS QIIMAHA LEH KADIB SI FIICAN ISKUMA AADAN SOO SHARAXIN SIDA MEESHA AAD JOOGTO DA'DAADA WAXA AAD QABATOO.SI FIICAN ISKU SOO FAH-FAAHI. MUNA-CADEY
| |
Friday, December 22, 2000 - 01:48 pm To Guurdoon Asalamu Caleykum Salaan Qiimo leh Ka bacdi Hadey taa dacad kaa tahay walaal igala soo xiriir E-mailkeyga oo Ah
| |
Friday, December 22, 2000 - 01:50 pm I forget To put My e-mail Cadceed2001@yahoo.com
|