Wednesday, December 20, 2000 - 09:36 am Shaki kuma jiro inay jiraan dad badan oo wanaagsan oo guurka u qalma, waxaase yar in la isla helo in waaridkood iyo walaalhoodba la wanaagsanaadaan.
Marka waa fadhi iyo fuud yicib la isla waaye, ma qofka mise ciddiisa?
Aniguse see yeelaa gabadhan ila hortaagan, "Walaalow ha igu nicin ciddeyda dartood, adoo og in aan kala dhaqan iyo dabeecad duwan nahay, ..."?