site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa wiil (OGAADEEN) ah oo guur doon ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waa wiil (OGAADEEN) ah oo guur doon ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/kariin

Wednesday, December 20, 2000 - 09:59 pm
waad salaamantihiin dhamaantiin
waxaan ahay wiil ogaadee ah. waxaana raadina yaa gabar wanaag san oo oon is bara no oon isguursano hadaan is fahano. hadii kalena aan is barano uun.
gabadhu waa inay noqotaa gabar udhalatay wadan ka Ogadeen ama kudhalatay wadan kaas................................... mahad sanidin
waxaad igalasoo xidhiidhi kataan cabdi@sol.dk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiqaadir

Thursday, December 21, 2000 - 12:19 am
abdi.walaal abdi karin waxaan kuleeyahay we are in 2000 mida labaad ha ku koobin dookhaaga qabiil tan sadexaad hadii aad tahay nin dhalin yara ah waxaan kuleeyahay fadalan qabiil waakii ina burburiyay.oo qaxoon tiga ina ga dhigay . waxaan kugula talinayaa hadii aad guur doon tahay qaabkale wax kuraadi. hadii aad qabiil wax kuraadinaysid ma u malaynaayo in aad wayday bilaa internet la aan' saxna e-mail kaaga .kaamna ma aha sida aad uqortay fadlan uqor sidan.[ com ama iyada oo la soo gaabiyay waa [co] iga na raali noqo sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Kariin

Thursday, December 21, 2000 - 11:00 pm
waad salaaman tahay marka hore cabdiqaadir.
cabdiqaadir saaxiib waad ku mahad santahay sidafiicaneed iiwaanisay.laakiin mid baan kuusheegayaa. mar kaad leedahay Ogaadeen waa qabiil anigu uma arko inay qabiil taha magacaas sabab too ahna ma aha OGADEN qabiil ee waxaa ladhahaa wadan ha u malayn inaan anigusamaysta waxaad ka heli kartaa buuga way ee kuyaalaan QAARADAHA ADUUNKA.waxaan saa uleeya hayna
waxaan meeshaan kula kulmay dad badan oodhahaya
waa qabiil........ mahad sanid cabdiqaadir raalina iga ahaw waxaan is lanahay walaalo soomaaliyeed wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garsoor

Friday, December 22, 2000 - 01:21 pm
to. c/kariin

ogaadeen waa qabiil ee ma ahan wadan taa lasoco
wadanka waxaa ladhahaa soomaali galbeed yeey iskga kaaqaldamin ama been laguusheegin ama riyada maalin cadey aad riyoonaysid iska ilow
sahalkaas qabiil dhul loogabadanyahay iskuma magacaabikaro taasna cindigaada geli
3meel markii looqaybiyo dadka meesha dagan nus meel madhamo ogaadeynkaad sheegeyso taasna kujiifo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garsoor

Friday, December 22, 2000 - 01:23 pm

Qurbac

Friday, December 22, 2000 - 03:26 pm
C/Karim waad salaamantahay. marka labaad, tugtan meherada wayday dhag ha u dhigin. Xaq baad u leedahay inaad gabadh inaadeertaa ah guursato,runtu siday tahayna nin waliba gabadh inaadeertii ah ayuu raadsadaa.soomaali soomaali iyo moo moodan ay la wareegayaan aday kugu khaldayaane ha ka dhagaysan...waxaanse la yaabanahay ragan kuu soo jawaabay naago ma aha gabadha ogaadeen eed raadinaysana ma aha. hadaba meeshan hadal idiin kama banaana gabdhaha iyo wiilasha is shukaansanaya dhexdooda kabaxa oo suntan aad la wareegaysaan iyo hadal maroorintan add meesha dhexwadaan iska daaya......yaa salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

layla

Friday, December 22, 2000 - 04:57 pm
hi guys
waan idin salaamay gabigiin...

Garsoor....waa ninkaagaa, kaalay maad ka xumaatay inuu wiilkan raadsaday cid ku dhalatay ama ka timid wadankiisa....teeda kale ogaadeeniya..yes waa wadan, oo waa la wada yaqaan, hadaad doonaysid inaad baratana orodoo eeg mapka, yaase ku waydiiyay Percentageka kunool meeshaas..i just had to say something about this coz it really bothered me, ppl in the forums do say about other qabiils or mention it, but one someone mentions ogaadeen some ppl get irritated, well, too bad, ogaadeen exists with a proud shoulders, qofkii ciil uu ka hayana dee orodoo is dil(ama sakiin liq)..anyways,

walaal a/kariim
cidaa doonayso la sheekayso ama guurso, dadkana dhag ha u dhigin. all iam saying is u have the right to mention where/what ever u want mention when ever u want.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garsoor

Sunday, December 24, 2000 - 08:11 am
naa orodoo hawayn baadtahayoo dhariyga iyo aqalkaad ku egtahayee xaji howlkale laguuguma talagalin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Magdo

Sunday, December 24, 2000 - 12:14 pm
Salaama caleykum.
c/kariin waxaa tahay nin ku hoos nool amxaaro. OGAADEENa waa qabiil ee dowlad waaye meesha hala soo gelin.
To layla:
Abaayo waxbaa isaga kaa dhex daadsanee dib isugu noqo. Laguma dhihin ninkaan naagtuu doono ma guursan karo, waxaa lagu yiri naagtuu doono ha guursado laakiin OGADEN dowlad maha .
Hey, guys OGADENS live under AMXAARO rule and no1 wants to go there.
Naag ina adeertey oo cagweyn ahaan rabaa iska dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASIIXI

Sunday, December 24, 2000 - 01:16 pm
ARINTA MUHIIMKA WAXAY TAHAY SIDII AAD XORIYAD KU HELI LAHAYDEEN.HADII LA YIRAAHDO
OGAADEENYA HALA XOREEYO;NIN AADAYA MA JIRO;BALSE HADII SOOMAALI GALBEED HALA XOREEYO,QOF WALIBA WUU AADAYAA,WAAYO WAXAA
LOO DAGAALAMAYAA SOOMMAALINIMO.WAANA SABABTA
CIIDANKII XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED UU DARSIN LAMA ILAAWAAN AH U DHIGAY CIIDANKII
LIBAAXYADA AFRIKA.HADABA AAD BEEY INOO DHIBAYSAA MEEL UU DHIIGAYAGGA KU DAATAY IN QABIIL ISU MAGACAABO.NFD IYO SOOMAALI GALBEED WAA LABADA GOBOL OO WALI KU HARSAN
HEERYADA GUMAYSTAHA.EEGA XIDIGTA CALANKA.
SADEXDA GOBOL EE XORIYA HANTAY;MA JIRTAA MID
LAMAGAC BAXDAY QABIIL?IDINKA OO AAN WALI XORIYAD GAARIN AYAAD QABIIL KU RIYOONAYSAAN.
ISKA HILMAAMA QOQOBADA GUMAYSTAHA OO IDINKU
MAGACAABAY DHUL, TAASOO LAGA LAHAA DAN GAAR AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fahma

Monday, December 25, 2000 - 11:09 pm
Asalaamu calaykum

Walaal C/kariim waxaan Allaah kaaga baryayaa inuu kuu sahlo mid SAALIXAD ah oo ku xurmaysa, oo ku sifaysan sida uu Allaah raaliga ka yahay.

Walaal arinta aad ka shanqarisay ee qabiilkana waa uun wanaag waxaana xaqiiqa ah in nin walba uu ku farxaayo haduu helo qof saalixad ah oo hadana ina adeertiis ah wax ceebana ma aha in aad raadsato gabar ina adeertaa ah. Waxaase wax lala yaabo ah in qofka waxa uu miisaanka saarayo uu ahaado uun qabiil. Taasna waxaa laga yaabaa inay tahay khalad faham ku dhacay walaalaha qaarkood.

Ammaa tan Ogaadeenya wadan ma´aha iyo way tahay, aniga kolayba wadan bay ii tahay hadaad ka qayb gasheen dagaaladdii ka dhacay Ogaadeenyana waxaan idin leeyahay ajir Allaha kasiiyo intii u kaalmaysay walaalahooda muslimiinta ah mana aha wax loogu galad sheeganayo ree Ogaadeenyee waxaa haboon inaad garataan inaad is difaacdeen waayo? Markay amxaaro hanato Ogaadeenya ma waxay idinla tahay inay ku hakanayso kobtaa uun, waxaan aaminsanahay inaysan hakateen ee ay iman lahayd xamar cade iyo badwaynta Hindiya laakiin Ilaahay ha ka abaal mariyo inta u taagan inay nooleeyaan kelmadda Ilaahay rabana inay Ogaadeenya iyo dhulalka islaamka ee maqanba ku soo celiyaan gacanta islaamka.

Walaalayaal shaqsiyan raali baan ka ahay in wadankaa loo bixiyo wixii ay walaalaha soomaaliyeed ku daawoobayaan; muhiimkayguna waa in uu noqdo dhul xor ay u yihiin muslimiinta oo dhan laguna xukumo Kitaabka iyo Sunnada.

Ku: Masiixi

Masiixi waxaan ku dhihi lahaa magacaaga dib uga fakir waayo dad gaara oon ku hadlin af soomaali ayaa la baxa magacaas hadaadse ula qasaday magaca ,waxaan kaa codsanayaa inaad ii sheegto macnahaad ka wado?

Wabillaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garsoor

Tuesday, December 26, 2000 - 05:08 pm
magdo

usheeg waa dad hura oo aan lasocon dunida maanta jirta waa dad ayagoo soojeeda riyoon waa dad caqligooda been usheegay waa dad dad katirabadan kana magac dheer doonaayaan inay afar xabo magacooda kudabaqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG

Wednesday, December 27, 2000 - 04:57 am
agaaaaaaaaaaaaaa waryaa meshan nin ayaa dokhiis raadiyay ee maxaad idunku afka oogu dhufanaysaan,
midkale every has a right to say whatevere he/she likes , so if u have cuqadad ogaden waa the most populare somalian tribe all over the world , ogaden and ogadenia is different ogaden is tribe and ogadenia is country so don't mix the salt to the milk

midna waa ninka c/kariin sxb wad khaldantahay gabdhaha ogaden internet lagaha helo oo sharaf ayay leyihiin, waxaan ku dhihi lahaa u raadso meelaha laga helo

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG

Wednesday, December 27, 2000 - 05:00 am
agaaaaaaaaaaaaaa waryaa meshan nin ayaa dokhiis raadiyay ee maxaad idunku afka oogu dhufanaysaan,
midkale every has a right to say whatever he/she likes , so if u have cuqadad ogaden waa the most popular somalian tribe all over the world , ogaden and ogadenia is different ogaden is tribe and ogadenia is country so don't mix the salt to the milk

midna waa ninka c/kariin sxb wad khaldantahay gabdhaha ogaden internet lagama helo oo sharaf ayay leyihiin, waxaan ku dhihi lahaa u raadso meelaha laga helo

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaashaa

Saturday, December 30, 2000 - 11:43 am
hi all

heeeeeyyyyyyyyyyyy tartiib see camal idinka wiilka meesha (((((( GABAR OGADEN AYUU U YIMIN IN UU KU BARTO)))))) looma baahno qajajac...ok

A/kariim

ina adeer anaa ogaden ah ee bal adiga soo sheeg sifoyinkada, sida da'da, taclinta, muqaalka, iyo mesha aad ku noshahay.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurbac

Saturday, December 30, 2000 - 03:10 pm
garsoor..saaxiib ma waxaa laguugu sheekeeye ogaadeen ku ragay riixaan waaban kaa yaabanahay eh, ninku wuxuu yidhi gabadh ogaadeen ah baa rabaa. bal aan ku su'aalee miyaad masayrsan tahay, bal aan ku su'aalee,ma gabadh baad tahay mise ......!!!!cajiib wallee waxn ku hayaa qabiil ka wayne allah ha kuu sahlo...... yaa salaam qurbac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXAN

Sunday, December 31, 2000 - 12:55 am
YOU ARE ALL SICK...REALLY.... MID WUXUU LEEYAHAY GABADH OGAADEEN INTERNET LAGAMA HELO....FOR CORRECTION GABAR SOOMAALIYEED..MIDA KALE OGAADEENKIIN MAXAA ISKU MALAYSEEN??? HADAAD XUNTIHIIN AMA FIICANTIHIIN WAXAAAD XISAABSANTIHIIN SOMALIA ...REMEMBER THAT OGAADEEN WABI MACEEYE :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaashaa

Sunday, December 31, 2000 - 06:24 am
Saxan

adaba ka daray.....wabiga laftiga ma fahmi kartaa qisada ka danbeso mise haldhag ayaa lagugu shegay.

Qurbac

horay baa kuugu sheegay looma baahno qajajac. ama NIRIG raadso ama raga iska daa marba mid caasha ha saarineen.

teeda kale aniga GABADH ayaan ahay miyaadan akhrin aqoon af-somaliga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garsoor

Sunday, December 31, 2000 - 07:10 am
qurbac

adookale mabajirto meel lagugu xisaabiyo labada magac ee aduunyada lagayaan ee maanta jirta midna mathid waa RAG IYO DUMAR marka talao masuul iyo qabiil midna kama hadlikartid ilayn waxaa tahay mid dumarka kasiihoseeya ee meel looraaco aan jirin raganimadiina kudhaaftat naagna oo lanaagaysankarona matihid meel kuuroon majirto isduug adoo nool taasaa kuudhaanto inta kale dunida

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIGAAL SHIIDAAD

Monday, January 01, 2001 - 02:20 am
SU'AAL?
MUXUU KA YIRI SAYIDKII OGAADEEKA?
MARKAAS AYAANU XAALKA OGAADEENKA MEEL SAARI
DOONAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 01, 2001 - 04:25 am
wuxuu yiri ogaadeen ma doqonbaa mise diric, suu yiri doqonkaba u daa 100 nin ogaadeen hal baa diric ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurbac

Monday, January 01, 2001 - 08:54 am
garsoorow,

anigu ilaa iyo eega waxa ku shidaya ayaan garan la'ahay, maxay u jeedadaahu tahay.
ninkan ogaadeen ee gabadh inaadeertiis ah raadsanaya maxay kuu dhibaysa ood la cabaadaysaa ogaadeen baa kan ah ogaadeen baa kaas ah meeshaba ma taal.its simply..waa wiil ogaadeen ah oo gabadh ogaadeen ah raadinaya.hadaba arintu si kasta ha ahaatee,hadii aadan gabadh ogaadeen ah ahayn hadal kaagama banaana meeshan eh, shib dhahoo wax isku fal oo bal ii soo kala cadee waxaad tahay. ma gabadh mise .....? yaa salaam...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Monday, January 01, 2001 - 08:54 am
Waxan ka xasuustaa inuu inuu sayidku aad u
soo dhaweenjray ogaadeenka markii ay irida
kadagaana ayuu dalbi jiray in dusha laga toogto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurbac

Monday, January 01, 2001 - 09:00 am
walaashaa...
maxaan bi'yey ood adiguna ii haysataa cajiib..anigu ilaa iyo eega wanaag katalis unbaan wadaa eh xageed iga aragtay, hadii aad khalad iga fahantayna raali ahaw walaashay.....yaa salaam...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 01, 2001 - 08:18 pm
DHAMAANTIIN WAAD SALAAMANTIHIIN.
Waxaan ka yaabanay markii Ogaadeen la soo qaado
dad badan baan is celin karin,balse xayawaaninta
hadal ka bartayow muxuu Ogaadeen idiin dhimay,
Wiil kuse Gabar ogaden buu yidhi, maxaa idin haye
sakiin laq kii kaxun.
A/qADIR
WALAAL WAAD HELAYSAA INAN RER TOLKAA AH AMA KU DHALATAY OGADENYA, EE SOO SHEEG MEESHII KU NOOSHAHAY ADIGA.
WAXAAD ogaataa nin ba ninkiisa ha u bixin jelous
people nagetive ka shaqeeya.
meeqaa arkay dhahaayo waxaan rabaa gaber reer hebel in the same website laakiin qofna waxba kama odhan but the minute you say Ogaden is different story.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 01, 2001 - 08:23 pm
DHAMAANTIIN WAAD SALAAMANTIHIIN.
Waxaan ka yaabanay markii Ogaadeen la soo qaado
dad badan baan is celin karin,balse xayawaaninta
hadal ka bartayow muxuu Ogaadeen idiin dhimay,
Wiil kuse Gabar ogaden buu yidhi, maxaa idin haye
sakiin laq kii ka xun
ABDIKARIM
WALAAL WAAD HELAYSAA INAN RER TOLKAA AH AMA KU DHALATAY OGADENYA, EE SOO SHEEG MEESHII KU NOOSHAHAY ADIGA.
WAXAAD ogaataa nin ba ninkiisa ha u bixin jelous
people nagetive ka shaqeeya.
meeqaa arkay dhahaayo waxaan rabaa gaber reer hebel in the same website laakiin qofna waxba kama odhan but the minute you say Ogaden is different story.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXAN

Monday, January 01, 2001 - 10:44 pm
ANAN.SABABTOO AH OGAADEENKII BAAD WAXAAD SAARTEEN MEEL AYSAN JOOGIN...THAT'S WHY AY DIFFERENT STORRY AY U NOQOTAY...LAAKIN OGAADEEN WAX LAGA QABO MA JIDHO :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismahaan

Friday, January 05, 2001 - 06:26 am
TO C/KARIIN
Walaal haddaad raadineyso gabadh ogaadeen ah si fudud ayaad ku heli kartaa. Aniguba waxaan raadinayay wiil ogaadeen ah oo aan garanayo meel loo raaco.
If you are still interest in meeting OGADEN GIRL, here is my email
ismahaanabdi@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG

Friday, January 05, 2001 - 10:33 am
saxan iyo colkeeda

waxaad tihiin very rude peaple why u only got jelouse sababta oo ah maxaa ogaden bas u raad sateen how many diferent tribes are writen on the forums , I see in aad tihiin kuwo ogadeen ayay soo dhibane marka here is free!!!!!!!!!!!!!

ceel bogta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/kariin

Monday, January 08, 2001 - 03:09 am
saaxiibayaal waxaan idiin sheegayaa inay (OGADEN) ahay qabiil ee ay tahay wada aan idin waydiiyee maxaa looyidhi (JABUUTI). jabuuti dad kadagaayi miyuusan ahay soomaali? jabuuti waxay ahaan jirtay wadad katir san soomaaliya dad ka dagaana waa soomaali waxayna udhasheen soomaali...
mar aan idiin sheegee ma aha qabiil magaca OGADEN.
QURBAC, saaxiib maxaad kahad lay saa waxaan aamin sanahay inaadan lasoconin waxaan kahad layo.waxaan kahad layo kuma kuseeyo.saaxiib ma waxaan ku idhi wax baa idhibay mise waxaad, saaxiib waxaan kugula talin lahaa inaad hurdada kakac did.SAXAN: walaal waxaan ku idhaah do hada magaran hayolaakiin waxaan ku way diin, OGADEN mawaxay na ahayn baalagu sheegi mise waxay yihiin?
isoo kala cadee. laakiin waxaaba igayaabiyay waxa looga doodayo magaca(OGADEN). waxaa layaab leh waxuu magacan u gays tay dad ka soomaaliyee ee mar kii meel lagu arko looga hortagaa? walaahay waalayaab waxaani. saaxiibayaal iiga soojawaaba sabab taas mahad sanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/kariin

Monday, January 08, 2001 - 03:16 am
to: garsoore
saaxiib garsoore aad baad ugar daran tahay
waxaana kuleeyahay ciyaal suuq aan adabtalasoobarin baad tahay
saaxiib miyaad i gu qaraari waxaan kuleeyahay
af kaaga ka ilaali magacan OGADEN
sabab too ah adigoo kale waxaan u aqaanaa edab laawe Gababadhaad af lagaaday nay sidna ha af lagaadayn mar labaad nin buu ilaahay kaadhigayee
nacas yahaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ikraam

Monday, January 08, 2001 - 03:29 pm
ogaden uf nimankooda waa reer baadiye foolxun oo afkaa ura. yaaqqqqqqqqqqqq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareexaan

Tuesday, January 09, 2001 - 10:54 pm
dhilo maxaad mooday saa in
laguubaahanyahay waxa kuubaaha
majiro, waxaana kuleeyahay hacaayin raga
rag weeyaan waxaad caayaysid ha umalayn
naag sidaadood kale leh bahallagajuqeeo
hadaad ubaahantahay waxa kujuqeeya
waxaad aadaad meelaha lagujuqeeyo
gabdhaha sidaadoo kale ah

maha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASSIR

Wednesday, January 10, 2001 - 06:10 am
NACASNIMADII IYO DOQONIMADII LAGUYAQAANEY ""OGAADEENKA WAA AY KAAMUQATAA!!

WAXAAD MEESHAA KUQORTEY WAXAY DALIIL UTAHAY IANAAD TAHAY DOQON BADOW.

ADIGA GAAR KUGUMA AHA EE WAAD KAWADA SIMANTIHIIN

SIDAA WAX LAGUMA SHUKAANSADO EE SOOBARO SHUKAANSIGA.

ASK THE EXPERTS!1 HAA HAA HAAA!111

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASSIR

Wednesday, January 10, 2001 - 06:14 am
NACASNIMADII IYO DOQONIMADII LAGUYAQAANEY ""OGAADEENKA WAA AY KAAMUQATAA!!

WAXAAD MEESHAA KUQORTEY WAXAY DALIIL UTAHAY IANAAD TAHAY DOQON BADOW.

ADIGA GAAR KUGUMA AHA EE WAAD KAWADA SIMANTIHIIN

SIDAA WAX LAGUMA SHUKAANSADO EE SOOBARO SHUKAANSIGA.

ASK THE EXPERTS!1 HAA HAA HAAA!111

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 08:02 am
TO:NAASIR<<<NAAG NAAG.
Saaxiib waxaa kuugu filan nacasnimo iyo doqonimo & walibana wax yaalo kasii liita waa waxa aad (CIDEY)ee kaa soo yeedhey afkaaga umada horteeda.

Waxaa siidaa kuu gubaaya ee qoomiyad dhan oo sharaf & qiimaba ku dhamaadey aad ula soo "hunqaacdey" waa cudur (DISEASE)oo dad badan oo adoo kale ahi ay khabaan,Ilaa iyo hadana daawadiisa la la'yahey.

Hadaba waxaan anigu kugula talin lahaa waxaad tahey nin buka ama jiran ee waxaad raadsataa dadka aad ku tuhmeyso in wax uun xataa daawo ah kugu kaalmeyn kara, hadii kale hadii aad sidaa tagto nin bari qabriga kula gali majiro.

Anagu se waxaanu ilaahey idiinka weydiineynaa in intii "MUSLIMIIN AH" ee cudurka noocaas ah qabta inuu ka caafiyo~~~~~~ AAMIIM AAMIIN!!!.

ASK BY SCHOLAR!!! !!!:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suad

Wednesday, January 10, 2001 - 05:21 pm
what is wrong somalians? what did ogeden did to them? anytime they heard the name, they have to say something, either critisize or insult. How many people said in this page that they looking for girl from any tribe? If c/kariin want ogaden girl let the bro choose what he wantws
For those who have disease of ogaden, I am praying for you to get well. Remember whatever you say guys you cannot hurt ogeden by writing a few words in this site therefore why don't you remain silent if you don't have nice thing to say as our prophet said.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idman

Thursday, January 11, 2001 - 07:06 am
ogaaden xaar baa cidiyaha uga buuxa doqonimo awgeed xaarkay cunaan naagahodana guskay jaqaan waa dhilooyin ajnabigu waso oo candhada u jaqa qasatan kuwa sujuuga ee cagdheerta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garsoore

Friday, January 12, 2001 - 01:06 am
walaahi waxaan meeshaan ka ogaaday
in ay cadaw badan leeyihiin OGADEENKA
soomaalida badan keedu waxuu cadaw ku yahay
OGADEENK waa arin layaab leh war maxay idin
kagalab sadeen ma iisheegi kartaan
waxaan idiin kulatalin lahaa dad ka faraha kaqaada. sabab too ah waxay idiin ka galab sadeen majirto waxaan aamin sanahay waxaad ogaateen inay idiinkasii jeedaan ballaakiin haday idiin soojeed sadaa waala idiin dhamays tiri kuligiin
waan garanayaa dadka soomaaliyeed ee uq dadu dushay waa kuwan meesha wax kusooqoraya
wax nakasheegaya OGDEENKA wali wax saas oo kale ah malaha soomaalida in teeda kale
(1) iidoor/isaaq
(2) mareexaan
(3) sheekhaash
ha is odhanini waxbaad kuyeelay saan af aad ka aad kadaroor yamay saan waxaad ku yeelay saan baa iskayar OGADEENKA waa dad fiica wax uqdad dishay ma aha sida dad kan oo kale..........
IDMAN; waxaan kusu aalay
adigaa xaar farah ku wataan aamin sanahay
markaasaad istiri dad kakalena way kulaqabaan

wabilaahi tawfii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 04:27 am
To~~'TAN' AMA 'KA' ISKU MAGACAABEY(Idman).

WAXAAN KUU SHEEGAYAA INAADAN AFKAAGA "QADHMUUN"
AADAN OGAADEEN WAXBA UGU DHIMIN KARIN.

WAXAANA LIIDMO & INTA SHARAF DARO LAGU TILMAAMO & AF NIJAASNIMOBA AAD KU MU'UTEYSATEY WAXA KAA SOO BURQADEY MUJTAMACA DHAXDIISA AADNA KULA SOO INDHA ADEYGTEY,ADOO AKHLAAKHDII UU ISLAAMKU LAHAA & QIIMIHII LAGU YAQAANEY KA QAAWAN.

WAXAAN KUU CELIYEY UF IYO AFKAAGA "QADHMUUN"BEENAALE AMA BEENALEY BAANA KU NIDHI;

WAXAAS OO DHAN EE AAD SHEEGTEYNA WAXEY KA SUURTOOBAAN ADIGA IYO MEESHAAD KASOO JEEDO:

WAA>> QADHMUUNTAA!!!!:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garsoor

Friday, January 12, 2001 - 09:14 am
kan magaceeyga kuqaraabanaayow ee difooso u ah doqomada ayagoosoojeedo riyoonaayo magacayga iidhaaf dadkana ha ubeensheegin mafahantay

C/kriin waxaan kulahadli markii uu miirkaagu taamyahay ee aad kalasaarto jidka aad marayso in uu kuyaal god iyo ineey bad tahay? mafahantahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 15, 2001 - 08:16 am
IGA QABSO MAGAC KU XAARE_'~~~GARSOOR:

Waxaan aad uga xumahey "neef" kasta inuu isku magacaabo garsoor,waxaan kuu jawaabi doonaa marka aad soo barato waxaa uu yahey 'macnaha'saxda ah ee garsoor aadna noosoo cadeyso magaca ay kuu bixiyeen waalidkii ku dhaley.

waa hadii qumantahey oo aabad garan karto?.

Hala daahin Neef:
--------------------------------------------------
--------------------------------------------------:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG.SAMIIRA

Tuesday, January 23, 2001 - 10:59 pm
SAMIIR-WAXA AANIDINLEEYAHAY INTIINA BUGTA .AMA XANAAQ AMA CAYTAN SIDII CIYAALKII[OGAADEEN WAA QABIILKA XANUUNKA KU AH INTIINA BUGTA.LAKIIN WAXA IGA YAABIYAY LABADA LABAXAY,IKRAAM IYO IDMAN] IDMAN WAXA AAN KU WAYDIIYAY MEESHA BAHAL KA LAGU JAQO MAXAA KU GEEYAY.IKRAAM MAKUGU BAARYAY WIIL+OGAADEEN MAA KUGU QARXIYAY,KHARAAR MAAKU HAAYO SHAROOTO MAA KAA FUUSHAY.NAASIR.MARKII AAN HOOYADAA BUCURBACAYR KA ERYAY EE AAN HOOYADAA SIXALAAL AH NIN UGU GUURIYAY.MIYAAN BADAW NOQDAY BI I WAA NASIROW HADAAN SIDAN IIGU CAASIYI OGAHAY BUCUR BACAYR BAAN HOOYADAA U DAYN LAHAA.NINKA LABAXAY[GARSOORE HADII AAD KA DAAHANTAHAY AQOONTA BAL WAXA AAD FIIRI SAA MAP KA ETHOPIA KABACDI HADII AAD KU ARAGTID INTA AY SOOMALIDU DAGTO[MAGACA SOOMAALI AMA SOOMAALI GALBEED.WAAN HURUDNAA.HADII AAD KU ARAGTID [OGAADEENIYA.SIDEEN KAA I DHAAHDAA MAGACA OGAADEENIYA.WAXA AAN KUGU LA TALIN LAHAA[IN AAD IS MARJISID.AMA SAKIIN LIQDID.HADII KALE MAGACAA SIDII RUUX NOOL ULA DAGAALAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 29, 2001 - 06:22 pm
Asalamu-Celeikum,
looooooooooool@ walee cajiib iyo nus,ilaahow mahadaa, talow somalidu mahey ka heshaa hadal bilaa micnaha ah,don't you know our words are worth something and we should not use them anyhowly.Maxaa dad iska ba'ay jooga dunida!
Really every1 has his own way of express how he/she fells and that is no one's business.So if this brothers way of shukaansi is this way,if u don't like it...back off and stay out of it otherwise as he said give ur opinion/advice.
For: Nassir/Idman/Ikraan ect,you really sick,lifeless,pathetic,psycho,selfish,dirty -
minded,disrespectful,inhuman,Nil dignity etc.
What do u get from putting a tribe down huh? Nothing but heart shattered and closer satan,I am not a tribalism person and am not an Ogaden if you are thinking otherwise. But I hate ppl who have less respect 4 other humans and for themselve
You are more in the primitive stage urself and u got the nerves to talk about others when u need some booting up urself,so my advise to u is to have respect for ursef,respect for other and be responsible.Think of what u writing b4 u post it
No need to be negative,tribe shouldn't matter to you somalis after all this years,common!but anyways stop criticing others and watch out.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGADEENIYAD DHAARATAY

Monday, February 05, 2001 - 12:06 am
KUALBOO AFDEERBA OGADENBUU ISDHI WAXA KU YEEL AFKAGA XUN WAXBAAN IDIIN SHEEGI SOMALAAY OGADEN WAAD KA HUNTIIHIN MAADAMUU IDINKA FIICAN YAHAY IDNKANA SHARAF BADAN YAHAY . SAAWAA IIDORAKA XUNXUX EE CAGDEER NOOGU YEEDHAY IDINKU HOOS ISU EEGA LUGA MURJIN KA HA IYO AFKA BOONYAHAY AH NAGA DUWA.OGADEN SHARAX BUU MUDAN YAHAY.SOOMALI AYADU HA IS DAYSOO MARKAA SAY WAXANA CAAYIKARAN WAXANA DADKA KA SHEEGI KARAN .SAA WAA WIILKA DOONAYA GABADH OGADEN HA HUUNO HADANAN JOOGIN WADAN KAAD JOOKTID TAG OGADEENAY WAAD KA SOO HELI QALANJO ISKU BUUXDA OO KUU QALANTA .WAXAN AHAY HUUNADAA OO KAA NAXAYSA HANA DHAYSAN SOOMALIDAN NAACNAALAYNAYSA.

FROM: REER DHAGAXBUUR ILKACAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhako

Monday, February 05, 2001 - 04:56 am
war wax aan idin waydiiyay sexed arimood
cabdikariimaw saxiib waa laguu hayaa gabadh aha aad raadinaysid ee lasoo xidhiidh dadk
takale waar niman yahaw maxaad ueryanaysaan wiilka
maad iska dhigtaan reerk muxuu idiin gaystay
midakale miyaa la ilaaway soomaalinimadii maxaa heley hadaad ku kala faafteen aduunka malaha dayn maysaan qabiil iyo wax baas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhako

Monday, February 05, 2001 - 04:59 am

Monday, February 26, 2001 - 09:51 am
waad salaaman tihiin dhamaan tiin
waad naku mahad santihiin taladiin.
saaxiidayaal ruuxiigabar iihaya ha igalasooxiriiro
E-mail. cabdi41@hotmail.com
daka meeshaan usoogalaya aflagaadada magaca(OGADEN)yay nasoogalin loomabaano aflagaadiyo addab daro anigu cidna umagaysan waxab magacana(OGADEN)cidna wax muusan ugaysa dad ka uu cudurla kuyahayna wax lagusameeyo magaranayo,,, waxaanse kulatalin lahaa inay iska ilaawaan maskaxdoodana kasaaraan........

WABILAAHITAWFIIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

•••• you

Tuesday, April 10, 2001 - 12:02 pm
hooyadiin , WASA KU CAAYEY ( OGAADEEN)

OGAADEEN MAXUU INAGA HAYSTAA HOOYADIIN WASA

SHARMUUTA YAHAY IKRAAN TEL YOUR PUSEY AIGHT

MOTHER •••••• •••• YOU BICHE BLACK PUSEY AZZ

NIN KII CAAYA OGAADEEN INTA HA KU CAAYO HOOYADIIN WASA DHAMAAN SHARMUUTADI CAYDA OGAADEEN IYO SHARMUUT KI CAaya ogaaden

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.