site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABAR XAARAAN AHAAN LAGAAGA SOO HOREEYEY MA GUURSAN KARTAA

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): GABAR XAARAAN AHAAN LAGAAGA SOO HOREEYEY MA GUURSAN KARTAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 21, 2000 - 02:21 pm
GABDHAHA NORTH AMERICA JOOGA
WAXAA AAY YEESHEEN SAAXIIBO WIILAL AH OO AAY ISKU QASTAAN MARKEEY DOONTAAN;

MARKAA ILA TALIYA ANIGU WIIL BAAN AHEY, GABAR KASTA OO AAN ARKO WAXAA LAYIRAAHDAA WIILKAASAA LA SOCON JIREY.

MIYEY FIICAN TAHAY HADII AAN ANIGUBA GABDHO LA SOCON JIRIN OO CREDITKEYGU FIICAN YAHAY IN AAN GABADH CREDIT XUN GUURSADO?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duqa magaalada columbus {Ohio}

Thursday, December 21, 2000 - 09:24 pm
By: Duqa magaalada columbus {Ohio}
war lagu sii ma jirto Gabadh ay wejiga uga qoran tahay xaaraan ayey samaysay.
haddii calaf ilaah kaaga dhigo tan buurkaroole joogto ayaad guursanaysaa marka waxba haka wareegsanin I know what you talking about{bikro}.
Raalina iga noqo Expert ayaan ku ahay howlahaas. qof waliba calafkiisa ayuu helaa {dont worry baby.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Thursday, December 21, 2000 - 10:02 pm
saaxib naag la soo cuney naag maahan ee ka wareegso mise ugu horee mise let her hti the high way brother

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 22, 2000 - 02:10 am
nimanku maxay bikro u raadiyaan horta intay bikirkii cunaan? waan fafmi waayey sababtaa.
ayagaa la tegey hadana way doonayaan. nin kasta oon diinta ku dhaqmin wuxuu raadiyaa xaaraan hadana haduu guur doono wuxuu raadiyaa BIKRO
waa cajaa ib adiguba bikro ma tihide maxaad u raadinaysaa? maxaa iyaga hablaha u diiday inay raaxaystaan si kastaba markaad idinkuba qaraabanaysaan WAAR RAGOOW DIB ISKUGU LAABTA OO HABLAHA DAAYA, IDINKAA BALEEYEE......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WuTang

Friday, December 22, 2000 - 04:20 am
Yo, U gotta know that when our Somalian Queenz are going out with some of uz, that don't mean they be messing with that person....know except those...I don't even want to mention.

Basically, you gotta know the person in another words, our gals do have boyfriends but don't •••• around..

Get the point? if not, see a doctor

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN WAAYO JIRAY

Saturday, December 23, 2000 - 09:28 am
SAXIIB HADAAD OGTAHAY IN AY SAAS TAHAY KADHEEROW
LAAKIIN DHAG HAUDHIGIN WAXA LASHEEGSHEEGO EEN DHABTA AHAYN SABABTOO AH KUTIRI KUTEENKU WAA WAXAAN RAAD LAHAYN
HADAY GABADHU DHABAN LEEDAHAY XASAD KAA UBATA
MID AY UBOGI WAYDAY YAA LAGA YAABAA INUU KU DHAHO ANAA KATUURTAY.
KALA SAAR DHABTA IYO IIDHEHDA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 23, 2000 - 09:48 am
Salamu calaykum
Walaal ha u gafin hablaha jooga North America- wuxuuse caqligu na siinayaa in aanad ninkaagan waxan qorayaan aanad ka fogayn kuwa diyaarka u ah in ay wax bi'iyaan, saaxiib ha ii fahmin qalad ee ka firso waxa aad qorayso- waxa uu hadalkani u socdaa ninka boggan furay. Khawaatim kariim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdirabi

Saturday, December 23, 2000 - 10:28 am
warya guys u ssick or what? war naag bikro ah oo lagaaga horeyn in aad raadiso xaq baad u leedahay hadaad bikir tahay adiguba ood xaaraan ka dheertahay ila iyo intaad dhalatay. xaraantu waa mid il, dhag, mid af, mid ib iyo mid gacan ka timada. isu wada geeyo tan ibta aya ugu halissan laakiin xaaran yaryareysi ma laha. ta labaad gabdhaha haduu nin walba iska jeclaado tu aan looga horeyn, tii la furay, tii laga dhntay, tii nin ka caqli badiyey oo habeen la dhuuqay, tii toobad keentay dabadeed markay gabarnimadeedi hore u cuntay, intaas iyo inkaleto oo dheer xagee wax looga raadinooya?

war gabdhaha u naxariista oo weel la xooray ha ka dhigina markaad maqashaan nin baa la socon jirey ama waa la furay iwm.

gabar kasta oo diinteeda iyo dadnimadeedu fiicantahay waa u qalantaa nin kasta oo wanaagsan. haduusan qofku lahayn diin iyo dadnimo naftiisana khasaare ayu ku yahay tu kaleetona halis buu ku yahay marka sidaas ula socda.

salamu calykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 08, 2001 - 06:05 am
waryaadaheen nimanyohow horta ninkii isku tilmaamay inuu waya jiray hadal qiime leh oo waliba wax tari kara ayuu soo jeediyay ma aha in gabadh somaaliyeed oo miskiina danbi ayna lahayn loo sameeyo, sababtuna rag baa u dhashay inay tii yara qurux badanba ka dilaan magaca taasina waa raganima xumida ku jirta.
mida labaad war nimanyohow intaad ilaahay ka yaabtaan yarkaa miskiinka ah ee gabadh raadiskaa ha kula talinina inuu guursado naag horay loo soo maray oo nin qayrkiisii soo fuul-fuulay ooy waliba siisay sharafteedii isagoon xoola kabixin habeen kasta hoos dhiganaysay iyadoo gabadhaa bari kii wasay naagtaa ee waliba bakaarteedii guska ku qaatay markuu arko miskiinkan naagtii saas ahayd guursaday soow asxaabtiisa uga sheekayn maayo iyadana ugu hanjabi maayo inuu soo saari waxay la samayn jirtay taasi dhalin mayso inuu meeshaa ka bilaabo wuxuuhoray ugu samayn jiray.
naagtii bakaaradeeda dhiibtaay waxaad o gaataa in hadaad hesho mid kuu naxariista oo ku ceeb astura inuusan kuu arkayn marnaba inaad naagtiisa dhabaa tahay ee wuxuu kugu xisabinayaa sidii ilmo caruuraa oo laga soo qaaday laamiga loona naxariistay waligaana sidaa ayuunbaad ku jiri ilaa aad ka dhimanayso boqolkiiba sagaal iyo sagashana waa inaad ku xisaabtan taa inuu kula guursan mid iyo labo ileen waa bikrad raadis nina ma ogola inuu dhinto isagoon bakaaradu macaan kay leedahay arag.
mac salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 08, 2001 - 09:09 am
may hadaad adigu dhawrsantahey, balse hadaa soo qasatey saani waxuu helaa saani, marka adaa is og. good lucky

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 08, 2001 - 09:43 am
To saaxiibkay 1 anonymous

anaa waxa kuu sheege markaad adigu rabtida gabadh bikaro ah horta adigu bikaro ma tahay? hadad adigu bikaro tahay kula yaabi maayo hadad doonaysid bikaro laakiinse hadii aadan adiguba bikaro ahayan maxaad u doonaysaa bikaro. sababa too ah ilaahay wuu ka xaaraan timayey sinad rag iyo dumar ba.
have nice day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUNLOW

Monday, January 08, 2001 - 10:43 am
Xaaskaygaan aduunka ugu jeclahay horayna boyfriend ayey u leheed! haba yaraatee wax dhibaato aan ku qabo ma jirto waxayna ii dhashay caruurta ugu qurxan aduunka.

Kala saara qofka shakhsiyadiisa iyo sexual history-giisa. hada inaa ila yaabtaa laga yaabaaye qurbaha ayaamo sii joog adaa fahmi doona noloshu waxay tahaye.

Tee dooran lahayd baariyadii aduunka oo lasoo khayaameeyey iyo qumanyo cod dheeroo camal xun oo derisku necebyahay laakiin bikro ah? Hada inaa ila yaabtaa laga yaabaa laakiin qurbaha ayaam0os ii jog adaa fahmi doona nolosha qofka iyo taaxiirkhiisa isutagu inay waxba iska geline.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr-yaxaas

Monday, January 08, 2001 - 12:02 pm
asalaamu aleekum
duqa waaba kadareesaaaaye ,waxaan umaleenayaa waad ugaftay hablaha aad shegeeso waxaana tahay nin naftiisa kaliya raacsan, waxaan kawadaa ma fiirineesid waxyaabaha kale... :adigana aaqiro ma miisaamineesid qoftaas,
waxaan umaleenayaa ilaahay ma aad kabaqeesid ee dadkaas kale ee ku arkaya ayaa kaxishoonee oo kuleh fiiriya waxuu guursaday inantii .....sxb xagee ku ilaawday jaceelkii qoftaas ,mise waa iska guursanee magac ahaan
duqa ilaahay hanoo fududeeyo oo dadkaad sheegeesid oo hanuunsan alaha nagu soo aadiyo
peace and love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 09, 2001 - 06:25 am
Saaxiibayaal i maqla dhagihiinana fura.

Waryaadaheen horta ogsoonaada nin soomaaliyeed oo iga jecel gabdhahayaga soomaaliyeed walaahi inuusan dunida wali iman ama ha xumaato ama ha wanaagsanaato gabadhaasi.

mida labaad saaxibayaal anigu mida aan idiin sheegay waxay iga ahayd waano ku socota wiil iyo gabadh intaba laakiin nasiib daro si aan haboonayn baad u akhriseen sheekadaydii.

mida sadexaad saaxiibayaal anigu nin muda dheer soo jiray wax fara badana dunida ka og ayaan ahay sida aan wax u miisaamayana inaydaan iila garan ayaa dhici karta waana wax iska negeraly ah wakhtigaana idiinku wacan wax lala yaabana maaha.


mida afraad war nimanyohow anigu waxaan usoo joogay dhacdooyin aan la koobi karayn ama aan laxisaabi karayn oon goob joog u ahaa kuna saabsanayd arimaha noocaasoo kalaa, gabadhu hadii nin guursado iyadoo gabadhaa laakiin ayna bakaaradii lahayn horta iyadoon ninkeedu wax xumaanaa la damacsanayn ayay iyadu is galinaysaa cuqdad aan dhamaanayn waligeedna in ayna naag kaamilaa oo xuquuq ninkeda ku leh ayna ahayn ayay dareen sanaanaysaa taasina waxay dhalinaysaa inayna reerkeeda sidii loo baahnaa ayna u maamulin khaasatan markii ciyaal meeshaa yimaado oo ileen waatoo qoftii way maqantahay nafteedu waxay ku mashquul santahay ninkaagu kuguma qanacsana oo naagtii uu doonayay ma tihid taasina waa wax iska nafsiyaa ayaa dhici kartaa oo ninkaasi in uusan naag kale iyo diinteedaba ku jirin ayaa suurta galaa laakiin markay naagtaasi noqoto mid aan reerka arimihiisii gudanayn waxay dhalinaysaa in ninkeedii jeclaa een bikriyo wax lamidaa ku fikirayn inay ku dhalato war naagtani malaha balayaaday u baratay doonaysaa oo naag guri xalaalaa ku noolaan karta maaha oo uu markaa iyadiina furaa gabadh yaroo kalana iska guursadaa.

mida shanaad saaxiibayaal ninku intusan aduunyada uusan waaya arag ku noqon wuxuu ka hadlaa waa ku danbi arimaha inta badana ishuu katuuraa waxaan anigu hubaal u hayaa inta meeshan iiga soo jawaabaysa ee ii haysata inaan wax xumaynayo walee waxbaa wali u dhiman sababtuna ay tahay war nina marka hore kuma xisaabtamo inuu gabadh bikraa guursado sida ay dhalinteenu u badan tahay oo waxaa lagu xisaabtamaa hebal ma yartahay oo labaatan ma kayartahay ma qurux badan tahay ma dheertahay ma dhex yartahay ma sheeka macaantahay ma qosol macaantahay ma socod qumanatahay iyo e.t.c. laakiin arinta bikrada waxaa ina badan aynu niraahnaa haday hebla reerkaas fiican ka dhalatay looga cabsanmaayo inay waxaasoo kale samayso, macnaha waaba laga xishoodaa amaba afkaba waa lagala gabadaa in arintaa laga hadlo, ok taasi waxay dhalinaysaa marka ninkaasi ama yarkaasi qoftii calafku isa siiyo in uu ogaado in qoftii tilmaamaha wanaagsanayd ee waliba laisa soo jeclaa mudo wakhtiyaa inayna gabdh ahayn ninkii waxay ku noqonaysaa arintii mid naftiisoo dhan mashquulisa (shock) rag baa heer waalasho gaadha markuu ugu fiicanyahay waa markuu madax xanuun uusan horay ulahaan jirin qaadaa, ninkaasi si walbuu raganimo iyo adkaysi u leeyahay iyo dulqaadasho iyo insaaninimo waa kii ay ka dareentaa naagtiisu inusan u bogin waxa ay qoftaasi latimid. taasina ay ku noqonayso wad na xanuun joogtaa naagta lafteeda.
ninkaa laftiisu ogsoonoowoo waligii waxaa ka dhaa dhacsanaanaysa in ninkii uu is yiraahdo naagtaasay bari is yaqaanen ama ay isa salaameen oo dhan uu is yiraahdo walee hebelbaa sharafteeda naagtaa ku qabaystay ooy cuqdad ku noqoto.

marka saaxiibayaal marka marka aad maqlaysaan waxa la yiraahdo (bikrada) ha moodina inay ku egatahay hebla way naagoowdoo bikradii baa ka tagtay maaha sidaa sheekadu ee way ka wayntahay waxay wada taa madaafiic ka waawayn laba ruux iyo waxay dhali doonaan iyo reera idil bay saamaynaysaa, ex. marka ninkii qoftaa ku qabaystay uu arko ciyaalkay ninkii danbe u dhashay ee xalaasha ku guursaday soo kuma fila eegmada uuhoos ka eegayo ee uu leeyahay anaa hooyadood bakaaradeedii gooyay. maxay ciyaalkaasi danbi leeyihiin saaxiibayaal yaa galay danbigaa, ciyaalkaasi bari rag taliya yaaleey noqonayaan meela waaweeyn bay hantiyi karaan waxaa suurta galaal inay ka dhasheen dad qiima leh yaa kadilay wajiga ma iyagaa iska dilaymise waxay qofttaasi .... dhamaystiri maayo saaxiibayaal ee intaydaan talaabo qaadin ka fiirsada... mida kale ogaada idinka raga ahi waa inaad iska daysaan sinada hadad doonaysaan in ilaahay idin waafajiyo hadii kale( al-saaniyaatu lil saaniyaat- waa saaniyiina lil saaniyaat)
asalaamu calaykum waraxmatu laahi wabarakaatu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr yaxaas

Wednesday, January 10, 2001 - 11:42 am
ahlan duqa
sorry adaaba soo dhameestiray duqa kabax waan isgaga baxaa aniga duqa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jordan

Thursday, January 11, 2001 - 01:56 pm
Well I believe if you are virgin man you should look for virgin girl, however, if you are not go with the flow. I personally don't mine marrying a girl who had a boyfriend, and I really prefer to have the one who had been with the man before. The reason I like that she knows what she is doing in the bed, I don't wanna have someone who doesn't or competative with me when it comes to bed. Anyways as I said before, if you are virgin man look for virgin women. but you should check out before you get married if your gun is working dude, cuase north America girls have so many moves, and you should be know atleast some of the moves

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Friday, January 12, 2001 - 01:48 am
To: All men!
War horta waxaan idin weydiiyey meherad maleedihiin aan ahayn inaad waqtigiinna qaaliga ah kulumisaan ka sheekeynta female organka (cambarka) walaashiin? Shame on you! war isku xishooda oo ragga somaaliyeedow isku daya inaad u dhaqantaan sidi baniiaadam, horumarka isgaarsiinta laga gaarayna u isticmaala sidi loogu tala galay ee haku meereysannina inaad wax u dhintaan hablaha walaalihiina, miyaad illowdeen ragga Somaaliyeedow Hooyadii idindhashay, seed ku fikirteen inaad markasta falanqeysaan maqaamkii aad kasoo baxadeen? War hooy aan talo idin siiyo, iska daaya howlahaas haddii aayan suurta gal idiin ahaynna, ka billaaba su,aasha hooyadiin iyo walaalihiin oo weydiiya aabihiin bal sida hooyo ahayd? walaashaana xogwareyso. Haddii taasi ayen macquul kula ahayn war hablaha kalena daa rag kula mid ah ayey dhaleen, ladhasheen oo u dhaxeene! ugu dambeynti waxaan ku leeyahay taad caashaqdo kaxulo tan kalena ixtraam.
Waa walaalkiin Caabiye, wixii su,aal ahna igalasoo xiriir e-mailka (caabiye@hotmail.com)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahra

Tuesday, January 16, 2001 - 05:36 am
Wiilasha Soomaaliyeed walaalaheeniyoow waxaan meeshaan ku arkaa kaliya in aad dacaayadeeneysiin gabdhaha soomaaliyeed kaaley waxaan idin weydiiyey diintee idiin baneeysey idinka xaaranta anagana naga reebtey? ma mid aan muslin aheen baad heysataan? hadaba diinteena wacan oo muslinka ah waxay xaaran ka rebtey wiil iyo gabarba oo ilaah kii ku xadgudbana ku sheegey quraanka kariinka ah in uu aakhiro ciqaabtiisa marinaayo marka intaad casrigii jaahilnimada ka baxdaan is weydiiya maxay gabar u guursaneysaa wiil xaaran soo qastey? maxaana gabdhaha kaliya eeda loo saaraa idinkaaba uga badanee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 26, 2001 - 10:53 pm
Ku: dhamaan nimanka halkan wax ku soo qoray.

Wasakh ayaad tihiin mana istaahishaan gabadh wanaagsan iyo mid xun midna, akhlaaq xumada iyo cayda dumarkuna waa dhibka idin haysta maanta ee inkaarta xagga Alle idinkaga dhacday taana waxaa idiinku wacan cuqubada aad ka gashaan haweenka somaliyed iyo dhulkiinii.

Macsiloow kasta oo soo dhintay wuxuu dhahaa waxaan rabaa bikro, naagaha gaalada ayaa idinla derajo ah ee kuwaa ayaa hada ka dhashaan wacalo marna futada idinka laada ee abaalkiin waad hesheen, Gabdgahana waa naran karaan rag laakiin maaha qasab in la soo isticimaalay jaahiliin yahay diin iyo dadnimo midna kuma fiicnidin, akhas caleekum yaa wuxuush!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 27, 2001 - 06:58 am
From Daud,

Suaashaadii waxaan filli ragga qaarbaa indhaha ka tuuray oo ku jawaabay si fiican. Laakiin, anigu waxaan ku dhihi lahaa, hadii gabartu ay saaxiib yeelatay ka hor guur ayna toobad keentay, wanaagsanaatayna in laga yaabo inay ka fiicanaanto kuwa bikro ah oo xumaan kula maagan. Marka Naag fiican loogama haro dhilo ahaanjirtay, saaxiib, ee calafka meeshuu kula maro arag.


take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muruq

Sunday, January 28, 2001 - 01:26 am
Su'aal war horta waxaad ka hadlayseen in mudo ah gabdhaha iyo bikrada waar waa maxay bikradi maxaase lagu guursadaa gabadha aad rabto in jawaab waafi ii haya ha igala soo xidhiidho halkan MURUQ@hotmial.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kingmaker

Sunday, January 28, 2001 - 02:27 am
i beleive marriage is very special thing so i personally believe to marry only virgin girl makes special, but if i marry a girl who slept with another man before the marriage won't be special.

I know these days it is very hard or imposible to get a virgin girl but i am willing to go somalia if i have to for virgin girl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 29, 2001 - 01:39 am
TO: KINGMAKER

YOU ARE SUCH A SELFISH SWINE. ALSO WOMAN YOU ARE MARRYING NEEDS UNTOUCHED MAN WHO IS CLEAN & HAS HIS MANHOOD! NOT SUCH A IDIOT WHO IS GOING TO USE VIAGRA AFTER FEW YEARS!

MA OGTIHIIN IN RAGA IYO DUMARKA RAGA LA CUNO EE NAAGAHA AANAY CUNIDU WAXBA KA DHIBIN! RUNTA U SHEEGA NAFTIINA NAAGAHA LEE HARAWSAN TAQAANAN.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.