This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, December 25, 2000 - 06:19 am walaal duq baan ahey oo lixdan jir eh bidaarna ku weynaatey waxaan ahey doob oo weligey ma guursan hadaba waxan dooneyaa gabar aan u duceeyo oo guur doon ah wixii xisaaba meel ala meeshey joogta aniga ayaa ka raadinaayo waad mahadsan tahey macmac baan ku siiyey...halkaan iigu dhaaf adereskaga wacal@hotmail.com
| |
Thursday, December 28, 2000 - 04:42 am Heey,i see the word "wacal"of your e-mail. If you are a bastar,you need to know that that still god loves you just like any other person.DON'T WORRY,BE HAPPY!
| |
Friday, December 29, 2000 - 08:42 pm walaale soo ma qumanayn in aad tiraahdo waxaan raadinayaa gabadh amabase qaroob oo ta'da aanu isku dhownahay si aad isu fahamtaan. gabadh hageed gayn. mahadasid
|