site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxa u sameya oo ku farxi karaa wilka aan isjecelnahay

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Maxa u sameya oo ku farxi karaa wilka aan isjecelnahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Monday, December 25, 2000 - 08:09 am
walalayal waxan ahay gabar somaliyeed oo wada socden wiil mudo ag 3sano sidaas daraded waxan idin ka rabaa dhalinyarada somaliyed ee jacelka wax ka yaqaana sidee wiilasha somaliyeed manta jecelyihin ama ku farxan in lagu dhaho ama loo sameyo. marka tlf loo diranaa maxa ficaan in loo shego iyo waxyabaha kale ad fikrad aan aad qabtin.
waxan jeclan laha inad i soo shegtaan.





--------------------------------------------------------------------------------

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daher

Monday, December 25, 2000 - 08:49 am
wan ku jecelahay ku dhe(3 time per day).
afkana ka dhuko(anytime).
marku ku rabo a didin(accept or he is going frustated).
when you are with him.wear some sexy clothes to enhance his libido.
clean house.cook and wash his clotches.(if not he will looking another better than you)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Monday, December 25, 2000 - 08:56 am
to: daher

aboowe wad mahadsantahay laakin aboowe wiilka wan isla soconaa oo keliyaa sidan hore u shegay oo mel islama degni. sidese sex u sameyn kara hadaan ahay gabar weli oo sugeysaa mustaqbal aboowe waad ku qaldan tahay jawabtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muxsin

Monday, December 25, 2000 - 09:18 am
Waxa kaliya oo aad ku qancin kartaa waa adiga oo isbitaal taga oo dalbada transplant
si laguugu soo celiyo wixii yaraantaada lagaa jaray.taasina waa marka uu joogo dibedaha.Waayo wuxuu arki karaa gabdho waxooda u dhan yihiin,diintii ay doonaan ha
lahaadeene.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI

Monday, December 25, 2000 - 10:58 am
THESE GUYS ARE SO RUDE. IF YOU GUYS DO NOT HAVE BETTER TO SAY JUST SHUT YOUR MUOTHS UP.THIS SOMALIAN SISTER(AYAAN) HAS ASKED AN ADVICE IN A NICE WAY AND YOU GUYS HAVE RESPONDED THAT WAY TO HER.IT MUST BE SOMETHING WRONG WITH YOU. THE GUY CALLED MUXSIN I THINK YOU NEED TO GO TO HOSPITAL FOR MENTLAL CHECKUPS. WATCH YOUR MOUTH BROTHER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirisak

Sunday, December 31, 2000 - 04:14 pm
Ayaan HI,
abaayo,waxaan u malaynayaa qof aan kujeclayn inaad is jeclaysiin rabtid.sikastaba ha ahaatee, anigu mafahmin sadexsasano baan wada soconay sex na ma samayn...shekadas xagee laga dheela?
any how khaladna ha igu ahaate, waxaan kugula talinayaa waxyar is jilci,waxaa lagu jiraa 2001.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haybe

Monday, January 01, 2001 - 01:51 am
Hi Ayan

Marka hore waxab qalad ah inaad la socoto 3sano wiil somai ah,marka labaad wilasha somalida ma jeclo hadii ay shekada sii dherato oo ay gaarto ilaa & sanad marka waxaa talo iga ah in aadan sii daba raacin wiilkaa oo aad is ka dhaafto oo aad mid kale ka raadsato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Monday, January 01, 2001 - 09:29 am
hi ayan.
waad salaamantahay wana akhriyey suaashaada
aad halkan keentey, aniga waxaa aan ahay
doctor ahmed fadlan si aan arrintaada aan ooga
jawaabo, nasoo sii sadexda sano wixii idin
dhax marey adiga iyo isaga oo tafatiran./

sida xaaladda markaad keligiin kulantaan,
ama xaaladaha guud markaad dad ku dhex jirtaan.iwm.

diyar baan u ahay inaan ku siiyo muftaaxa
furaayo saaxibkaa .
regards.
ahmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaleed

Monday, January 01, 2001 - 11:16 pm
hi ayan hoorta emsa jeer baa thay yaa???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Friday, January 12, 2001 - 03:04 am
Hi ayaan abaayo iga gudoon salana
Asxaabta waa ni salaamay dhamaantina !
Bacdal salaam.

Abaayo waxaan kula taliin lahaa amaa aniga aan sameen lahaa,abaayo intaa uu taagto waxaa weeydisa in uu ku jeceel yahay oo Mustaqbal uu ka raboo taas haduu haa ku dhahoo ,siida ugu dhaaqsaha badaan isku nikaaxsada ,
Haduu ku dhahoo gadaal nooga dhiig , Abaayo waa garaan kartaa qofka ku jecel iyo kan kale ,laakin hadaa adaa jecel wiilka marka fikradaas u soo jeedi intaa uu waacdo oo shaahna u kariiso
abaayo wilashii somalia kuwii la yaqaanay ma ahaan ,xaalkoda waxee mareeysa heer cadaan liisks dhiigo ,
Abaayo hanaa maaqlin waxee wiilashan hadaa ku soo qoreen , waa iska reer badiiye kan sex firiiyo oo aan u jeedin jeceel ,
Abaayo waxaan ku sheegaya waliiga mustaqbalkaga ha u jabiinin nin aad saxiiba kaliiya tahiin ,
Abaayo waxaa tahay walaashay waxaan jeceel lahay waaxkasto oo nolooshada danbe ku too seysoo ok
sis .Waxaan ku rajeenaya Jeceel wanaagsan.
Fahima17@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ur sister

Friday, January 12, 2001 - 05:33 pm
hello:

sister i agree with haybe why 3 yrs that is too long..i think he is not ready for serious relationship.anyway sister it depends also how old you are anyway whatever u decide good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXBUUB

Saturday, January 13, 2001 - 06:18 pm
TO AYAAN

WALAAL JACEYLKA IYO FARXADA MA AHAN WAX MAR WALBA ISKU LAMAANAN EE WAA QEYB KA MID AH XOOGAGA UGU WAAWEEYN DAREENKA CAADIFADEED EE BINA`AADANKU KU SALEEYSANYAHAY FARXADA IYO MURAGADANA WAA WAX YAABAHA SHIIQIYA DAREENKA CISHQIYEED EE DHAX BUTAACAYA MASKAXYOOGA DADKA IS JECEL,EE BAL WAXAAD OGSOONAATAA IN AAD TAHAY QOF AAD U NASIIB BADAN MAXAAYEELAY WEEY FUDUTAHAY IN AAD QOF SI SAHAL AAD NACEEYB UGU QAADID WEYSA ADAGTAHAY IN AAD QOF ISKA JECLAATID,HADABA GACALIYAHAAGA U MUUJI IN AAD MARWALBA JECESHAHAY DAREENSIINA IN UU WADNAHAAGU MARWALBA U FURANYAHAY XAGIISA ISKUNA DAY IN AAD LA HADASHID DAREENKIISA ADOO ISKA DHAGATIRAYA BAAQYADA KA IMANAYA HAREERAHAAGA
ISKUNA DAY IN AAD MAAAWEELISID QALBIGIISA ADOO U
SHARXAYA IN AAD LA MID TAHAY MAALIN GU`AH OO ROOB KU HOORAY MEEL KA MID AH DHULKEENII WACNAA WANAAGANA MUUDNAA EE DHULKEENII HOOYO SAXANSAXA UDGOON IYO SAMADOO U EG FIRAASH AY SOO HARDHEEN HABLAHEENII SOOMAALIYEED EE WANAAGA ILAAH KU MUTEEYSTAY UNA SHEEG IN AAD TAHAY MID KA MID AH HABLAHAASI ILEEYN CISHQIGU MALAHAN MADOOW IYO CADAAN MANA YAQAANO IN AAD SOOMAALI TAHAY IYO IN KALE HADA WAXAAD HEYSAA WADADII FARXADEE KU DAADAAL IN AAD WIILKAASI AAD LA DHISTID GURI XALAAL AH OO AAD KU NAGAATAAN WAXAANA IDIIN RAJEEYAY GUWII ISKU WAARA ILAAH IN UU IDINKA YEELO
WAA WALAALKIIS OO KULEH WELIGAA HAGA DAALIN CAASHAQA OGSOONOOWNA IN UU LEEYAHAY MAALMO FARXADEED IYO MAALMO MURAGADEED........
MAXBUUB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jakis

Saturday, January 13, 2001 - 08:33 pm
hello ayaan

fiiri adi wiilka asi naag kale maa lasocyaa hadee haa tahay warka waa cad yahay,adi wiilka waa u nurin wayse aa u maleyna,maxaa waye mustaqbal mustaqbal kan aa shegeyso raxeyso hana lagu raxeyo dadkana u raxee aa ani ku talinla, fiiri waxaa sameyn kartaa bash qad isku soo dhexrud adi ka kadibna postada imow address keyga bashqada kuso qor kadibna ani gurigeyga aaba jogtaa, lakin maxaa sameyneyna mataqana hahahahah hada maku shegayi marka aa timado aa ku shegaa anaa bashqada ka furayo ok jaaaaaaaaaaw sis an take easy..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed-Toronto

Sunday, January 14, 2001 - 01:41 pm
Assalamu Calaykum

Walaal Ayaan waxii aan ku oran lahaa badankiisa waxaa dhameysay walaashay salma oo u eg qof aad expert u ah. Markaa marka u horeysa waxaan ku leeyahay salmaay aad baad u mahadsan tahay hablaha soomaaliyeed haddii ay garan lahaayeen inta aad ka ogtahay raga oo aan ka mid ahayna sida loogu ciyaarey looguma ciyaareen hablaha.

Walaal Ayaaney anigu waxaan kugula talinayaa haddii aad hubtid inuu daacad kuu yahay oo wax kula wado , adna had iyo jeer isku day inaad daacad u tahay hadalo wanaagsana kula hadal.Laakiin waxaan kaaga digayaa inaadan weligaa isku deyin inaad ku qancisid ninkaa wax ilaahay aanu raali ka ahayn .sida inaad shumisid nin aan xalaal kuu ahayn weli ama aadba sariir la seexatid adoo qaawan ama u ogalaatid inuu ku salaaxoisagoo aan weli ku guursan.waayo waxaad ogaataa iney jirto qaacido islaami ah oo oranaysa hadaad isku deydo inaad qof ku qanciso waxaan ilaahii na abuurtay oo eynu u noqoneyno raali ka ahayn waxaa dhacaysa in ilaahna kuu caroodo kii aad islahayd qancina qalbigiisa nacayb laguugu rido.

Mida kale weligaa ha aaminin inan rag ilaa uu ku mehersado. Raga badankiisu way jecelyihiin iney waxuun ka dhameystaan gabadhey is bartanba laakiin markey serious noqdaan adi wey kaa cararin oo wexey doonana mid ay is leeyihiin weli jirkeeda cid ma taaban waayo shaki bey ka qabaan tan ay iska tuutuujiyaan in rag kalena ay sidaa u sameyso.

good luck ilaahaana ka baq meel kasta oo aad joogtid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Married man

Sunday, January 14, 2001 - 01:50 pm
Waryaa muxsin ma wadan 3rd world ah baad joogtaa waadiga aaminsan wixii 3rd worldka laga aaminsanaan jirey oo ah inaan hablaha laga jaray kintirku kacsane. waxaad ogaataa inanta ama ha laga jaro ama yaan laga jarine kacsigu waa u dhalasho . hablo faro badan baa jira oo aan waxba laga jirin ama gaalo ha noqdeen ama muslime oo aan kacsanba oo leh waanu iska yeelyeelaa inaanu ku raaxeysaneyno ninkayaga anagoo aan waxba dareemeyn. waxaa jira kuwo kintirkii oo dhan laga jaray oo aan ragu qancin karin.

Markaa waxani cadkaa yar oo la gooyo kuma xirna eh ee waxay ku xirantahay u dhalasho sida ragaba o kale iyo in labda qof yaqaaniin sida laysigu raaxeeyo ee aanu ninku iska isticmaalin bang bang theory ee uu inantana sugo iney diyaar garowdo if you know what I mean.

Markaa saaxiib akhriso bawaagta oo arag waxa naagaha aan la gudin ey sheegayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macalin

Thursday, January 18, 2001 - 08:57 pm
ayaan samee waxay fahima ku tiri walaashiis anigaba sidaado kale ayaa igu dhacday waanan ka booday marka waydii hadii uu mustaqbal kaa rabo hadii uu ku yiraa markale nooga dhig,walaashiis wiilasha soomaliyeed way badan yihiin,teeda kale guys if you don't have anythink to say in this matter shut your mouth and leave our beloved grils alone okay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiijo

Tuesday, January 23, 2001 - 09:31 am
To Ayaan, abaayo waxaad tiri wiil ayaan isla socanay sadex sano, aad ayay u badan tahay una dheer tahay marka dhaqdhaqaaq samee oo isaga ha sugine ilaahay naag ayuu kaa dhigee wixii naagaha lagu yaqiinay sameey. Ogow waxaana lagu jiraa qarni cusub Ayaan dadkaaga dhinac ka raac abaayo oo siilku kaama goy'ayee wiilka sii oo u raaxee see waaye, dhaqan gaboobay ayaad dabada haysataa naa hadda nimanka soomaaliyeed ma rabaan naag tolan oo hore wax u soo samaynin, marka fur siilkan oo raaxayso addunyadu waa laba cisho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Friday, January 26, 2001 - 09:16 pm
Asalama Alyku
To: Ayaan walaal aad ayaad ugu mahadsan tahay arinta aad soo bandhigtay, walaal aniga sidaada oo kale ayaan nin sadex sano la socday ilaa maalintii aan is baranay ilaa iyo hada wax na dhex maray ma laha, kama dharan karo inaan is shumunay, laakin wax kale oon samaynay ma laha oo sidaa ayaan raali isaga ahayn, wakhtigaa badan oon isla soconay waxa sii kordhayey carada iyo dagaalka noo dhexeeya taana waxaa sabab u ah oo hubaal ah shumiska xaaranta ah oon samaynayno, waxyaalo aad u fudud ayaan is ku wabanaa inta badan ilaa iyo hadana aan ku kala maqanahay marka walaal samir hadii uu wiilku intaa doonayan xusuusi ilaahay in la carageliyo ayaa ka weyn in isaga la farax geliye. hadaad sidaa u sheegtid waxaa hubaal ah inuu ku ixtiraamayo, una samir wax walba oo ilaahay dartiis aad u samaynaysid.
Jiija waxaan leeyahay haday adiga kuu dhamaatay dadku adiga oo kale ma wada aha ee sidaa ogow, wiilasha soomaliyeed waxay istaahilaan gabar aan looga horey ee adiga oo kale uma qalmaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMBOY

Friday, January 26, 2001 - 10:00 pm
HI, AYAAN
WADSALAAMANTIIN DHAMAAN AQYAARTA IYO DADKA U EGBA.

Walaal ayaan soomaalidu waxay ku maah maahdaa NIN FADHIYAA LAGDIN LA FUDUD YAHAY...dadkaan kula haddalayana waxay isugu jiraan kuwo daacad ah iyo ku sidii novelkii arintaa u qaadanaya.Marka anigu waxaan ku oran lahaa adiga saaxiibkaa dabeecaddiisa iyo waxa u jecel yahay yaqaan and you should know by this time maadaama aad 3yrs wadda socoteen .Haddaad intaa ku ogaan wayday sheekadaada wax ba kama jiraan maxaa yeelay somali ayaa horey u tiri RUUX AAD SAACAD KU BARAN WEYDAY SANAD KUMA BARATID..ee arintaadda adaa nooga qibrad badan ee try to figure it out. Haddii aan si guud u iraahdana waxaan ku raacsanahay Walaashay habboon ilaahay ha ka abaal mariyo e.
HAVING SEX:

Dhinaca kale nimanka ku taliyey sex , waxaan kula talin lahaa intuu waxaas qoraayo waxaa u dhaanta isagoo freeway xaaqa. maxaa yeelay nin wayn oo computer soo hor fariistay oo waxa aan xikamad iyo caqli la'aan ah iska qoray waxaan aniga dhihi lahaa orad oo freeway xaaq gabdhaha ha na balaynin e...ama ku noocaaga ah kula tali waxaas.
GOING TO HOSPITAL:
ninka yiri waxbaa lagaa goyn .....waxaan u malaynayaa arintaas gurigooday dhib ku haysaa, waxaan oran lahaa charity begins at home, ka soo bilow gurigiina markaas publicga keen sxb.


gabadha tiri iyo tii ku raacdayba:

abaayo waliga mustaqbalkaaga ha u jabinin nin aad saaxiibo tihiin.waxan ku leeyahay shanta farood isku mid ma ah ee specific u hadal ha u hadlan as common. walaal ruuxa aad la dhaqmaysid ayuu ku xiran tahay. dadkuna ma sina sida uu ilaahay u simin shantaadda farood .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 02, 2001 - 10:44 am
Asalaamu caleeykum

TO ayaan

Abaayo waan ku salamay marka hore tan xigta waxan salaamay dadwey naha meshaa ka soo wada hadlay.
Salaan kabid abaayo waxan aniga ahan kugula talin lahaa abaayo waligaa iska ilaali in ad nin 3 years la socotoo maxaa yelay jecelka runta ah wuxuu bilaabnaa markeey labada qof is gursadaa oo ay guri kuwad noladaadn markaa abaayo wiilashaan hada jira wey na walayaa oo waxeey ku qancaan aba iska yar waxeey raba kaliyaa in ay maalin kugu maraan ay ka tagaan sida ayaa nagaha galada ula dhaqmaan ayeey isku dayaayn in ay nagula dhaqmaan
markaa waxan ku dhihi lahaa jeceelka runta intaad gabar tahay waxaa la jeclada walidka iyo walaalaha kuwaas ayan ka tageynin oon ku xumeyneeynin ninka ku rabaa kuma sugaayo ilaah iyo 3sano,nin ku jecelna kuma dhacdo in u karadiyoo waxa xaraan ah kan kugu raba jusr for sex weey iska bada n yihiin marka iska ilaali macanteey intaas ayaan ku dhihi lahaa
jaaw you somali sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXBUUB

Saturday, February 03, 2001 - 09:36 am
to anonymous

salaan kadib waxaan kula socodsiin lahaa dadka in eey is jeclaan karaan mudo ka badan sedax sanadood oo aniga qibrad ahaan waxaan gabar is jecleen 8sanadood ee waxaan ku oranlahaa haduusan jeceeyl weligaa ku soo marin ruuxa wax jecel fursadna niyadeesa u heshay in ey muudsado miraha macaan ee cishqiga haku beerin niyadjab,waxaad kalood tiri jeclaaw waalidkaa iyo walaalahaa geliya maxuma laakiin waalabo dareen cishqiyeed oo kala duwan, ayaaney bal isu da`y in aad sameeysid xeer jajab si aad inanka aad is jeceshihiin isu fahmilaheedeen..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEEL BOY

Saturday, February 03, 2001 - 01:18 pm
TO JIIJO
MA ISTAHISHID XATAA IN LAGULA HADLO AMA LAGU WAANIYO HADII LAGAA AAMUSAANA KA SII DARAN MARKAA WAXAAN KU ORAN LAHAA MIYAANAD OGEEYN IN DADKA WAXA AAD SHEEGAYSO SAMEYAA AANAY IN BADAN IS QABIN REERKOODUNA BUR BURO ILEEYN WAA WAX XAARAAN LAGU AASAASAY E WAXAAN AAD UGA XUMAHAY WALADKII KU KEENAY ADUUNKN NASIIBDARADOODA WAAYO WAXAAY IS LEEYIHIIN GABADH FIICAN BAAD DHASHEEN . UGU DANBAYNTII AAYAHAAGA KA TALI TALONA ADIGA OO KALE GABDHAA MUSLIMADA AHI UGAMA BAAHNA

TO HABOON WALAALO AMA ABAAYO WAXAAD UGU MAHADSANTAHAY TALADII FIICNAAYD EE AAD USOO JEEDISEY WALAASHAA OO AANAD AQOON XAQIIQDII WAALIDKAA AAD BUU KUUGU HAN WEYNAYAHAY WAAJIBKOODIINA WAAD MARISAY WAAYO WAXAAD TAHAY GABDH ISKA ADAG OO GARAA FIICAN I HOPE YOU GOOD TIME AND GOOD HUSBAND SISTER TILL NEXT TIME SEE U ALL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rer magal

Monday, April 02, 2001 - 07:18 am
to-ayaan
abaye waad ku mahadsantahay suaasha aad nasoo weydiisay,laakiin sadex sano way badantahay hadii aad inanka isku wadan joogtaan.anigu waxaan ku oranlahaa.
WEYDII INU KU JECELYAHAY hadu jacayl ku shego
WEYDII INU KU MEHERSANAYO
hadu aad ismehersataan waxaad ugu raaxaysaa si casri ah siu aad kugu jeclaado
jaaw

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.