khaleed | Saturday, December 30, 2000 - 12:50 am i looking for any frind from saudi arabia any city there ..waxan radinaya asxabtii saudiga jogii jertay amba joogtaa ...i am a boy age 23...so hit me frinds boy and girl |
fadumo | Saturday, December 30, 2000 - 12:53 am yes khaleed i am girl from jeedah where u live are u now on in saudia and nice to meat u keep in just |
Ysasi Dahir | Sunday, December 31, 2000 - 12:57 am HI MR kHAALID WAAN KUSALAMAY ANIGA WAXAN KA MID AHA DHALINYADII SOGASHAY SACUDIGA 90 ILAA & 93 WAXAN JOGAY JIDA XALY SHARIFIYA WAXANA KA MID AHA DHALIYARADII BIYAHA GADIJIRTAY HADII AAD WAX KA TAQAAN MARKII IGU DANBAYSAY WAA LIGU QABTAY OO WAXA LA IGU QABTAY (QULEEYL) HADII AAD TAQAN KADIBNA WAXAA LA II MUSAFURIYAYA SOMALIYA HADANA WAXAN JOGAA DALAKA HOALLAND OO AN KU AHAY SITIZAN BARASHO WANAGSAN |
khaleed | Monday, January 01, 2001 - 11:32 pm wad mahadsanthay walal ysasi dahiir anigo waxan ahay dalinyaradi magalada riyadh wan ku dashay ila ioy 99 halkas ayan joogay emikana waxan joogaa dalka norway wan daganahay..lakiin had ioy jeer waxan radiya asxabtii qurbhii hoory born baa igo dilay norway inader barashoo wanagsan..dainyaradii jeedah maxad kaa taqan abdi kariim carefi maaa taqan tolo.ioy garas..sxb halkaa kaa waad .. |
jamaaal4 | Saturday, January 06, 2001 - 03:37 am ysasi dahir ninyaho waxan ku weydiyey biyaha aad jeddah ku gadi jirtay ma biyahii samsamka(mooya zamzam)oo makka laga keeni jirey???? |
sumeeya | Sunday, January 07, 2001 - 04:59 am to jamaal4 aboowe waan ku salaamay waxaan ku sheega adiga jii cadi aa tahay reer sucuudiga biyaha ay sheegayaan maha samsamka ee waaa bahasha kulu |