site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa Inan cms ah ama Carabta Maxamud Salax oo aan guursado, ee ma dhici kartaa inaan ka helo SomaliNet's forums?? :)

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan raadinayaa Inan cms ah ama Carabta Maxamud Salax oo aan guursado, ee ma dhici kartaa inaan ka helo SomaliNet's forums?? :)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Meheri

Saturday, December 30, 2000 - 06:26 am
Sida aan sheegaayo ayaa iga dhab ah ee walaal haddii aad tahay inan cms ama Carabta Maxamud Salax oona guur doon ah ila soo xiriir, anigu waxaan joogaa Virginia US.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaal

Tuesday, January 02, 2001 - 04:40 am
I might be the person that you are looking for. Carabta Maxamud Salax ee caalamiinta ah weligey baan raadin jirey. Anyway, where in Virginia do you live: Alexandria, Fairfax, Anadalle or Falls church?
P.S Do you have an email to send you my picture. let's talk:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 02, 2001 - 06:32 am
Walaal waan kusalaamayaa salaan ka dib waxan ahay qoladaad radinayso marka hadii ay daacad kaa tahay e-mailkaygu waa ashari@ezsoft.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Meheri

Friday, January 05, 2001 - 09:00 am
walaashiis amaal waxaan ku noolahay Alexandria, gacmo furan ayaanan kugu so dhaweynayaa ee Most wlcm haddii aad addresskana ubaahan tahay feel freee to ask me at any time :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Meheri

Friday, January 05, 2001 - 09:02 am
here's my e-mail caraale@hotmail.com send me plzzz i shall be glad of hearing from you sooooooooooon
:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bille

Sunday, January 07, 2001 - 12:36 pm
waa idin salaamay abtiyaal iyo habaryaryaal.
waxaan ahay nin reer abti looyahay. waxaan jeclahay inaan barto gabar dhinaca hooyo ka socoto hadii ay macquul tahay,ama aad raali katahiin. waxaan idin leeyahay barasho wanaagsan
magacayga waa biile sidaas iyo ismaqal danbe
oo xiiso leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Meheri

Tuesday, January 09, 2001 - 10:50 am
Amaal turufatoorad weeynaatay aya tahay ee maad caddeysatid dadkoo dhan haku wada arknaane??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI NASIR

Thursday, January 11, 2001 - 05:50 am
Bile
Abti waa ku salaamay 100%.
Salaan kadib waxaan kugu soo dhawaynayaa gacmafuran ee xagee jogtaa soona sheeg E.mailkaaga

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Friday, January 12, 2001 - 04:53 am
To: Dhammaan dadka halkaan iskuwareystay!
Warheedhe waxaan idinweydiiyey miyaadan ahaynina dad xishoonaya sideed ku keenteen inaad qarnigan 21aad aad u fikertaan sidii awoowayaashiin, oo dad waaya aragana waad iska dhegeysaane maxaa idin helay? foreget the sicness of tribe and be yourselv. Ciddaad is fahamtaan lajaanqaad wehelna ka dhigo intaad kagaareyso qabrigii aad kaligaa ku xeroon lahayd ayadoon dadka aadsheegeyso cid ka mid ahi wax kuu qaban karin. Qofkana ku jecloow diintiisa iyo wanaagiisa ee haku jeclaan waa rer qurac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI NASIR

Friday, January 12, 2001 - 06:37 am
WAA ku salaamay caabiye.
Waxaan kuu sheegayaa in maantay lookala baxay bur iyo biyo somaliduna waxay tiraahdaa waxaa taqaan guurso waxaa taqaan bay kuu dhalaysaa.
MAHADSANID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bille

Friday, January 12, 2001 - 04:26 pm
waa idin salaamay dhamaan abtiyaal iyo habaryaryaal.
waad madahsantahay abti alinasir ,waxaan ku noolahay USA qaasatan mn. waxana isku ognahay qary
waxaan kaloo idin leeyahay barasho wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xanash

Saturday, January 13, 2001 - 11:55 am
What the hell is carabta maxamuud saalax????? ooooh I get it, u use to be slaves of an arab called maxamuud saalax from yemen. the hell u said. get a life. everybody can sense ur ignorance from ur postings. waxa qabiilka waddanka soo galiyey waa idinka wixii idinla mid ah. e- mail kala qaata yaanan mar danbe halkan la idinku arkin, maxamuud saalax, caasha faarax, loogama baahna halkan....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BILLE

Monday, January 15, 2001 - 11:02 am
ku hanash, maxaa waaye ciilka aad u qabto ama kaa haaya qabiilkaan? waxaan u malaynaa gabar ala macadaaba ah ayaa kugu daadisay,oo dulka kugu jiiday, yaa saas maad noo necebtahay.ama aad u necebtahay reeer abtigay. adoon aan ahaano ama yanem aan ka imaano. waxaan nahay waa waxaan nahay, oo wax nabadali kara majiraan.marka waxaa u malaynaa inaad jirantahay ee ma u baahantahay inlagu caawiyo.SXb reer baadiye waa tahay ee reer baadiyahee tahay sxb?waxaadan aqoon oo kaamaqan sida umadaha lola dhaqmo ama loo xushmeeyo ee hooyo maakaa iloowday?Marka sxb hadalka intaadan dhihin uu san afkaada ka soo bixin u fiirso.Alahana ku caafiyo, AAMIN AAN KUU IRI TAAASNA bye BILLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMILA

Tuesday, January 16, 2001 - 04:07 am
To meheri,
Abti waad salaaman tahay marka ugu horeysa aniga hooyo ayaa carab ah aabana waa somali laakiin weligay iskuma aanan deyin wiil carab ah ama maxamud salax ah waxaan deganahay ohio state hade waxaan kuu rajeynayaa inaad heshid mida aaad raadineyso abti laakiin maxaa la dhahay ma taqaan tii internet ku baratid faaiido maleh ehheehe just kidding!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Meheri

Tuesday, January 16, 2001 - 08:53 am
To: Jamilo

Barasho Wanaagsan Abti macaan, lakin waxaan ku weydiinaa, haddii aan Ohio Imaado imaado gabdho fiic fiican oo aan Abti u ahay maka helaa? guur maahan yaaaaaah, just wax abti i dhaho ma arkin sidaa awgeed waan jeclaan lahaa inaan waaalid isku arko???????????

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.