site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ahay wiil kaligiis nool oo rabba cid wehlisa ee fadlan hadaad tahay walaashay single ah ila soo xiriir

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan ahay wiil kaligiis nool oo rabba cid wehlisa ee fadlan hadaad tahay walaashay single ah ila soo xiriir
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UROONE

Saturday, December 30, 2000 - 09:36 am
sannad wanaagasan walaalahay meelkasta aad joogtaan ka dib waxaan ahay wiil sigle ah oo dagan england amaba london waxaan raadinayaa gabar single ah oo aan isbarano kadibna haddaan is fahanona aan is guusno eehaddaad tahay gabar wanaagasan oo la fahmi karo oo rabta inay noqoto gacaliso fiican noqota bal ila SOO XARIIR
UROONE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cafaf

Monday, January 01, 2001 - 09:00 am
Dear:Uroone
Walal waa ku salamay marka hore,marka labad waxan ahay gabar somalied oo dagan dalka canada oo radinesa wil fican oona diyar ah guur,marka horana
aan is barano,ee hadaa sidaa rabtid igala soo xariri e-mailkan waa(( CafafHash@Netscape.com ))
waxan kaga tagaa sidaa iyo is maqal danbe.
BYEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UROONE

Wednesday, January 10, 2001 - 12:28 pm
HI THERE

HANI SALAAN QAALI AH WAA KU WAAYAY EMAILKAAGA WAA SOO DIRSAMI WAAYAY EE EMAILKAYGA EE ILA SOO XIRIIR ROMANINGE@HOTMAIL.COM FADLAN WAA LAGUU BAAHAN YAHAY.
UROONE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.