CAAQIL | Saturday, December 30, 2000 - 11:19 am marka hore EID wanaagsan 'and happy NEWYEAR'' dhamaan walaalaheyga soomaaliyeed' waxa aan jecleysta inaan idinsoo bandhigo' hal -su'aal oo kusaleysan micno aad uwayn. Question-< waxa aad sheegtaan waxa ruux kuabuuri- kara farxad' kuna beeri kara naceeb???? Qof walboow figradaada kaasho' Ihope inaan helidoono shaqsi soomaaliyeed oo maskax furan ' GOOD LUCKY'''''''''' |
Batriyah | Sunday, December 31, 2000 - 12:32 pm Caaqil Waan kusalaamay marka hur, haddii aan isku day in aan kaaga jawaabo suaashada, caaqil wax qof bina'aadmika faxad galinkar amaba kubeerikara nacay waa hadba sida aad isugu kalsoontahay aad & hadba inta ay agoontaada inta aylektay mid diiniyan ah iyo mid aduunyoba. Marka hadii ay dhibaato aad kala kulanto gabadha aad isleedahay la haasowba hadii aad goor soomartay iyo haddii aad isleedahay gow in aad is afgarsho idni dheharto waa wax muhiim ah waayo hadii aad wax waliba mar ugu horaysa kuu hagaagan haddii aydhacta in ay dhibaato idin dhexmarto marmande waax nin aan garanay hal ka wax laga bilaaba iyo halka wax kudhamaadanba aan garanayn. Hadaba (beware the world is too small and keep itup as best as can. Trust you self moore than any thingless and make sure there isn't one who can stay u way. Yours trustlly Batriyah |
Haboon | Sunday, December 31, 2000 - 01:18 pm Happy NEWYEAR Waxaa qofka ku abuuri kara farxad ama naceeb waa sida loola dhaqmo, Macnaa sida qofka bini aadanka ah uu kuula dhaqmo ayaa dhalisa in aad nacdid ama jeclaatid oo faraxtid. |
hamid | Sunday, December 31, 2000 - 03:54 pm lol |
hamdaan | Sunday, December 31, 2000 - 03:56 pm al-xamdulillah |
hambar | Sunday, December 31, 2000 - 03:56 pm salaan |
hamduun | Sunday, December 31, 2000 - 03:57 pm waryaa |
hamaam | Sunday, December 31, 2000 - 03:57 pm hamaam |
have | Sunday, December 31, 2000 - 03:58 pm shipment |
howa | Sunday, December 31, 2000 - 03:59 pm heya |
himaar | Sunday, December 31, 2000 - 04:00 pm aha aha |
him | Sunday, December 31, 2000 - 04:01 pm oho oho |
haja | Sunday, December 31, 2000 - 04:03 pm yahoo |
hinaak | Sunday, December 31, 2000 - 04:04 pm pin |
Anonymous | Monday, January 01, 2001 - 04:28 am aboowe adaa keeni kara in lagu necbaado ama lagu jeclaado..markaa hadaa rabtid in lagu jeclaado ku dadaaaaaaal |
Siraad | Tuesday, January 02, 2001 - 04:35 am Waa ku salaamey walalkis hadaan isku dayo in aan fikradeyda ka dhiibto suaashada aniga ahan waxal ila tahay Jaceelka isaga aya farxad ku gelin kara kuguna reebimkara naceeb oo waatoo abwaan ku heesey waa qaraar ama waa macan hadba waa siduu kugu soo galee.midna waxuu yiri majaboo ha dhiman baa ma aakhira u jeedbaa ma janadii fardoowsoo jidkeedii la heleybaa maxaa lola jeeeeda |
daalac | Friday, January 26, 2001 - 02:41 am maxay naaguhu lacagta ujecel yihiin ? soomaalida halkey kayimaadeen jaadku maxuu taraa? |
MISKIIN | Sunday, January 28, 2001 - 10:45 am KHEYR ABUURI= FARXAD SHAR ABURI= MURUG |
MACAANEY | Monday, January 29, 2001 - 08:48 am DALAAC HADII ANN ISKU DEYO QUEST SU ASHADA JAWABTEDA WAA 1)MONEY RULES THE WORLD 2) ADIGA IS WEYDI ADIGA AYAA KAMID AH SOMALIDA 3)ADIGA MAXA TARTA? |
Hooda | Monday, January 29, 2001 - 05:00 pm Hi there, I totally agree with Siraad walaalo,JACEYLKA ayaa marna farxad/naceeb marba mid kugu reebi kara It has so many other tails though,ur daily experience with life also counts,how u realate to others,the character u posses can make them decide on their judgement but if u r talking about One encounter that results both love/dislike then it's LOVE bro like Siraad said,Hope I answered u ! Hey Siraad lool@ nice song I like it sis...... Waa macaan ama waa qaraar kolba waa siduu kugu soo maree...waa magaca...to be continued lol@ |