This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Saturday, December 30, 2000 - 01:47 pm WALAAL MARWO waxaan ahay wiil ku nool gabolkan va, usa da`diisana tahay 29,iskuulna aada shaqeeyana,yaqaana sida ugu wanaagsan ee dumarka loola dhaqmo. waxaan raadinayaa marwo wanaagsan farxad badan ,miisaaman, caqli wanaagsan,taqaana sida qofka dhigeeda ah loola dhaqmo,mana ihi nin ka hela lugooyada bani`aadanka ee hadii aad daacad tahay ila soo xiriir waxaan kuu hayaa hadhoob caana ah ee hooyoo dhan. ismaqal xiisa leh.
| |
Monday, January 01, 2001 - 02:47 pm to maxabuub salaamu caleykum aboowe waxaan ahay gabar dagan canada waxna barata, raadineysana qof inta aad sheegtay ku sifoobay. marka aboowe hadaad intaasba aad leedahay waan jeclan lahaa in aan wada xiriirno. emailkaaga halakn ku soo qor anigaa kula soo xiriiraayo. muna-cadey
| |
Friday, January 05, 2001 - 11:21 am walaal raali iga noqo e-mailkeygu waa {husseinhadi@hotmail.com,husseinhadi@hotmail.com}
| |
Friday, January 12, 2001 - 02:43 am TO MAXBUUB WALAAL MAGACAAGA AYAABA ISOO JIITAY WALAAL RUNTII US MA JOOGO LAAKIIN WAAN KAA HELAY EE KA WARAN HADII AYNU WADA XIDHIIDHNO UK BAAN DEGENAHAY PLS IGALA SOO XIDHIIDH PUREHEART200UK@HOTMAIL.COM NABADAAAAAAAAY
| |
Friday, January 12, 2001 - 11:55 am ok
| |
Saturday, January 13, 2001 - 02:35 pm TO MAXBUUB WAXAAN LA DHACAY HEEYBADA RAGNIMO EE EEBE KU SIIYEY WAANA WAX AAN AAD ULA DHACAY KALSOONIDA AAD ISKU QABTID WAXAAN JECLAAN LAHAA IN EEY WIILASHA OO IDIL SIDAADA AHAAN LAHAAYEEN EE BAL MAXBUUB E-MAILKAADA HALKAN KU SOO QOR AYAAN OO KU LEH WALAALKIIS NABADEEY...
|