site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa marwo caqli,misaan,farxad,iyo wanaag intuba eebe ku maneeystey

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan raadinayaa marwo caqli,misaan,farxad,iyo wanaag intuba eebe ku maneeystey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxbuub

Saturday, December 30, 2000 - 01:50 pm
WALAAL MARWO
waxaan ahay wiil ku nool gabolkan va, usa da`diisana tahay 29,iskuulna aada shaqeeyana,yaqaana sida ugu wanaagsan ee dumarka loola dhaqmo. waxaan raadinayaa marwo wanaagsan farxad badan ,miisaaman, caqli wanaagsan,taqaana sida qofka dhigeeda ah loola dhaqmo,mana ihi nin ka hela lugooyada bani`aadanka ee hadii aad daacad tahay ila soo xiriir waxaan kuu hayaa hadhoob caana ah ee hooyoo dhan.
ismaqal xiisa leh. husseinhadi@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.