site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa gabar mudulood ah oo guur diyaar u ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan raadinayaa gabar mudulood ah oo guur diyaar u ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 01, 2001 - 04:55 am
haddii aad tahay gabar mudulood ah ala soo xariir waxaan jaclahay inaan guursado gabar reerkeyga ah .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

k@O

Monday, January 01, 2001 - 07:01 am
yeey ahaayeen muduloodkana ??
ma reer quracii lasheegayeybaa>?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacdiyo

Thursday, January 18, 2001 - 05:37 am
to k@ofrist o all (afkaaga samayso mudulood mahan qorilashito fi u don't now maxaa cunijirtay
anon aboowe anga ayaa ah mudulood tell me yaa katahay mudulood intee joogtaa maqo jira ayaa tahay
warka soo day aboowahiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahad

Thursday, January 18, 2001 - 06:15 am
sacdiyo abaayo waa badan yahay mudulodka gurdoonka ah sheekada ma noofuran tahay mase waxay ku sabsan tahay oo kaliya ninka codsiga bilaaabay ok byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacdiyo

Friday, January 19, 2001 - 05:12 am
to fahad aboowahis waakuufuran aa soo dhawaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waacoo

Monday, January 22, 2001 - 06:19 am
Mudulood hiraabow madar kicis iska daafaca!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haaruun

Monday, January 22, 2001 - 06:20 am
Mudulood ma bahalbaa?
Waar aamu yaan lagula yaabine?
Horta magacyada midgaha iska soo bedel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudddulood maryooley

Wednesday, February 07, 2001 - 07:31 am
waaryaahe miyadan soomaaliga aqoon muddulood waa ninka dagan muddul
ama buul
soomaalidana dhaqankeeda ayaa ah inay daggaan muddul saas ayay somaaloo dhan u tahay muddulood
marka ninka raadin mahayo qabiil gaara ee wuxuu raadinayaa soomaali maryooleey muddulood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudulood-girl

Thursday, February 08, 2001 - 09:49 am
Asalaamu caleeykum

Marka horee waan i diin salamay
tan xigta dadkinaan iska hadlaayo
mudulood waaa ciid layaqaan oo
mahaa midga afkiin subsadaa oo caaydo joojiyaa
hanagu kicin dhug

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darandole

Thursday, February 08, 2001 - 12:45 pm
Let`s not accept the fact that a nonenity to turn and malign our good name.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABAR ABGAAL

Sunday, February 18, 2001 - 04:07 am
KU. dhamaan lo´da aan aqoon "Mudulood Hiraab"

Mida hore waxaad tihiin dadkii ay xassuqeey Mudoloodka oo xabaalaha reerahoodii badiyey. Tan labaad waxaa ciil idinka hayaa wiilka gabdhihiisa dalbadey. Walaalkiis hiil iyo hoo diyaar ayaa laguu yahay waana gabadh Abgaal oo ku leh you well come .varm vällkommen min bror soona sheeg meesha lagaa helikaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waceys

Sunday, February 18, 2001 - 12:17 pm
Mr anonymous, please magacaaga iyo emailkaaga meesha ku qor doqona ha noqon.

Haaruun, waacoo;

Waxaan idin iri Mudulood waa kuwii Muqdisho idinka soo bursaday oo raggiinii doqono ka dhigay, ka dib markaad ka soo cararteen dumarkiinii iyo caruurtiinii. Waa kuwii idin baray sida qaxooti loo noqdo oo gaalada loo beryo. waa kuwii idiin diiday inaad dadka ku dulnoolaataan oo idin baray sida loo shaqeysto.

Waacoo haddii nin raga tahay qabiilkaaga meesha ku soo qor. waxaan kuu sheegaayaa sida la yeelay.

Gabar abgaal abbaayo kuwaan adiga baaba ka adag, waadna ku mahadsantahay inta aad igu sintay. sacdiyo abbaayo adiga halkaa ka sii wad. Fahad, war ninyahow Mudulood ma tihide ma sheegataa tahay? waayo, gabdhihii baaba kaa dhiig badan. Fahad, Hadaad tahay is cadee.
Wiil waceysle<Mudulood>

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.