site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabar dhameeysay jaamacad ooguurdoonah.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan doonayaa gabar dhameeysay jaamacad ooguurdoonah.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdle

Tuesday, January 02, 2001 - 03:14 am
Anigoo ah ninsoomaaliyeed dadayduna tahay 27 sana, leheena waxbalwad ah, waxaana hada diyaarinaya MBA(masters of business Administration in finance) waxaana kujiraa simisterkii udanbeeyay.
Markaa hadii aadtahay gabar dhameeysay jaamacad, dadeedunatahay 26 ilaa 30,diyaarna uah inay noqoto marwo, fadlin ilasooxiriir. Hadii kale waqtigu yuusan kaadhumin.
Sidaas iyo barasho wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ishwaaq

Tuesday, January 02, 2001 - 04:49 am
waa ikaneee kumee..kumee kuma arkee..kuwaayayeey kumee..waan is keeney

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdle

Wednesday, January 10, 2001 - 09:35 pm
Ishwaaq,
Igagudoon salaan,intaa kadib aad iyo aad baad umahadsantahay sidawacane aad iilasooxiirtay. Haseahaatee, waxaan doonayaa inaad iiga soo jawaabtid suaashan (a) Xageebaad kunooshahay? Walaal Ishwaaq, waxaan jeclaanlahaa inaad igala sooxiriirtidit e-mailkeeyga ooahsidan (abdle2001@yahoo.com).Sidaas iyo isbarasho wacan iyo xiriir joogto ah. Kumeeyey waa ikane.
Saxiibkaa
Abdle

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.