site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa gabadh diin iyo dabeecad iyo xushmad leh.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan raadinayaa gabadh diin iyo dabeecad iyo xushmad leh.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad

Tuesday, January 02, 2001 - 06:16 am
walaalayaal dhamaantiin ciid wanaagsan marka labaad asalaamu calaykum dhamaantiinba .waxaan ahay wiil 19 asluub leh diimta ilaahay ka baqaya oo diinta islaamka si fiican u barta kuna dhaqma mustaqbalkana in uu wadaad noqdo rajeeynaya dabeecad leh hooyo wanaagsan leh ,degan ,ayaan ahay marka waxaan raadinayaa gabadh sideeydoo kale ah ,walaalayaal sababtu waxaa weeye rasuulkeena muxamed(scw) xadiis saxiix ah wuxuuu ku yiri .qofkasta oo dhalinyaro ah ha guursado haduu awoodo ,laakiin haduusan awoodin ha soono soonka ayaa waxyaabaha xun xun ka indho tirayee.marka walaalayaal aniga waan awoodaa .walaalayaal gabadhii igu rabta sidan meeshan ha igala soo xiriirto.walaalayaalmeeshaan daganahay waa norway oo gabdho xun oo duurka galay ayaa ka buuxo qaas ahaan meeshaan deganahay .walaalayaal qabiilkayguna waa dhulbahante .inkastoo aan reero qabiileed ahay laakiinse ilaahay wuxuu inoogu sameeyay in aan isku garano eedagaal looma samayn.asalaamu calaykum.jawaab wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aamino

Friday, January 05, 2001 - 02:40 am
aboowe marka hore waan ku salaamay marka labaad ,baryahan dambe gabdho sidaas oo kale lama helo ,sababtu waxaa weeye dadkii oodhan way isbadaleen oo diintii waalaga tagay xushmad iyo dabeecadna haba sheegin ,walaal marka qofkaas aad raadinayso inka kama helaysid ee haku daalin.laakiinse waxaan ilaahay kaaga baryayaa in uu ilaahay kuu sahlo ...aaamiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.