site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan radinayaa gabar reer hilowla ah?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan radinayaa gabar reer hilowla ah?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiyare

Thursday, January 04, 2001 - 02:13 pm
walaalyaal waxaan radinayaa gabar dhalinyaro ah oo kunool magalada gobolka minnesota, magaalada minneapolis. Please hahaad gabadaastahay ila soo xiriir fadlan. hakuu macaanaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 04, 2001 - 03:22 pm
abdi yare aboowe waan ku salaamay waxaan ahay gabar dhalinyaro ah oo reer hilole ah balse aana qabiilka dadka ku dooran balse wax faahfaahin ah ka bixi noloshadaad ama emailkaaga halakn ku soo qor si aan isku wareysano.
muna-cadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Friday, January 05, 2001 - 07:44 am
,,,Abdiyare warkaa waa caddeesi,, Laakin waxaa fiicneed hadalka intii kistoo shareertid, see ahaan.......


,,,,Waxaan Rabaa Gabar Iljeex eh,, yeey ka tahay waaye,Iljeex ha isku labqashine,,tartiibtoo Axmed Naaji ma kasee,, haa waa kasaa,,Axmed Naaji maxaa loogu daraa,,,Sacad lee miinoo,,...Waa kuu kasi ee yeey ka sii tahay waaye hee,,Hee Faadumo Qaasin ma kasee,, haa waa kasaa ee Faadumo Qaasin maxaa loogu daraa hee,, Haa saas iga dheh bo Faadumo Qaasin Hilowle lee miinoo...


,,,,Axmed Warankaa waaa la sheegaa weykacna ma laga siiyo....


,,,,,Minneapolis too futo kuustoo aan ku ogaay haddii mar hore lagu qarbixin....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farmashiye

Friday, January 05, 2001 - 07:53 am
neefoowkaniini
maxey kuhadlee qofkani? waaban jaabanahaye
af cusub miyaa?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bb

Friday, January 05, 2001 - 10:50 am
looooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Friday, January 05, 2001 - 05:23 pm
Farmashiyo wax badan waadba Jaabi doontaaye,, oo haddanna aaf Jaabantahay,,Jaab ku jil oo ku jejebi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiyare

Monday, January 08, 2001 - 05:26 am
muna cadey mahadsanid abaayo waxaad iga so xariirinkarta emailka iyadoo ah abdi55454@yahoo.com haluga maqlo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Eastern Hilowle

Wednesday, January 10, 2001 - 08:30 am
Rer Hilowla ? Lol, very funny.
Abdiyare, plenty of Rer Hilowle in
Minneapolis...
Why use the internet 2 find a young one ?
Do u have BAD CREDIT Among the Family ???

Another Hilowle Brother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 10:58 am
abaawo adi seecamal waaye. ma waa latay mise waa laguu soo socdaa. gabar reer hilowle hidii rabtid "BBC" ka baafi. Gaalkacyo wili internet magaarinee.100 Geelna iska sii diyaari. dadkaas lacag maqaataane

(Good luck aboow)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiis

Wednesday, January 10, 2001 - 06:22 pm
Salaan dhammaan....

Wiilka raadinaya gabadha hilowle, waxaan kula talin lahaa inuu ka badasho dooqaa. Waloow dadkoo dhami aynan isku mid aheyn, haddana sxb hortaa lagu soo gubay cidaa. Waxaa waano-walaaleed iga aha inaad ka bedelato xulashadaas si aynan kuugu dhicin jabkii walaalkaa...lol
Ha kuu macaanaato..

Walaalkiis...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YasiinN

Sunday, February 11, 2001 - 04:08 am
Su'aal adikoo raali ah waa maxay rer Hiloowle intena gashaa? waxaa igu so haga jin kartaa jawab E-mail add ah hadji28@hotmail.com idinkoo wax dhib ah u arag mahad sanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanna

Monday, March 26, 2001 - 07:54 am
To yasiin horta soo baro sida dadka loola hadlo markaad afka xunkaa la soo taagaydid waa maxay rer hiloowle hadad ogaan lahayd rer hiloowle waxay yihiin sas ma dhahdeen ee afka xunkaa meel kale u taag rer hiloowle dadka aan aqoon waa booon aan dad lahayn mindhaa faqash tii hore baad ka soo hartay baan u malay naa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamud

Wednesday, March 28, 2001 - 01:41 am
TO:HANNA

Abaayo ha xanaaqin waa laga yaabaa inuusan aqoonin maxaa yeelay haduu isgaba ku soo qorilahaa laf ka mida qabiilkiise laga yaabee inaadan aqoonin. hadii aad SACAD tahay dadkoo dhan ma ahan SACAD& H/GIDIR. hadii uu WARDHIIGLEEY ka imaan lahaa waa kasi lahaaylee maahinoo.Anigaba dagaaladii aa kuwo cusub idinka baratay (qurdhaale,sinoole,farale,indhoyar,......)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.