site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

REER KOONFUREED,MAGACII SAMALIYED MEELBAAD KAGA DHACDEEN,EE GOORMAYDUN WAANTOOBI DOONTAAN.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): REER KOONFUREED,MAGACII SAMALIYED MEELBAAD KAGA DHACDEEN,EE GOORMAYDUN WAANTOOBI DOONTAAN.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAMQADE

Friday, January 05, 2001 - 01:41 am
to:reer koonfureed
xumaan igama aha ee waxaan meel aan kagalo waayay,maxaad isku dilaysaan dad isku dhaqan ah isku diin ah isku luqada ayaad tihiin?war maxaad ku jawaabi kartaa,waxaa kaloo iiga siidaran macaluushii reer baydhaba xagee baa lagu arkay 13jir toban kiilo ah,maxaa sababay.
saaxiibayaal dad isla wayn baynu nahay laakiin laciifiin aan waxba garan baynu nahay gaar ahaan reer foonfureed,heshiis maxaa diiday,dad baa yidhaahda reer waqooyigu qabyaalada ayay kudheereeyaan,waxaa wanaag san idinkoo barta ta reer waqooyiga,sabab too ah tiinu midba maahan ee waa dagaagnimo. walaaladay reer konfureed macna keena.
BY:DAMQADE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Diinle kabiiroow

Saturday, January 06, 2001 - 09:57 am
Eat the ball!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAQMADE2

Sunday, January 07, 2001 - 12:46 pm
HI DAQMADE!
WALLAAHI DAQMADOW ISHAAD KA RIDEY.WAAN KUGU RAACSANAHAY 100%.WAXAN LAYAABAY DADKA REER KOONFUR SIDA AY UDHAQMAAN, WAXABA U GOOYEY DAMIIRKA OO AH MIDDA KELIYA EE BANI-AADAMKU KAGA DUWAN YAHAY XAYAWAANKA.
LET ME TELL U A FUNY STORY ABOUT THAT: MA OGTAHAY SAAXIIB DAQMADOW IN MAANTA DADKA XAMAR DEGGANI AY GURYAHOODA KU KAYDIYAAN QASHINKA CIDDII KU DHAHDA QASHINKA HA LA QAADANA XABBAD AYAY KU DHUFTAAN OO WAXAY LEEYIHIIN WAXAA IMAANAYA HAY,ADO SAMAFAL AYAAN LACAG KAGA QAADANAYNAA QAADISTA QASHINKA.

TAASI WAXAY KEENTAY SAAXIIB DAQMADOW IN XAMAR LAGU ARKAY CUDURRO DHAKHTARADU AY SAARI WAAYEEN HORENA AAN DUNIDA GUUDKEEDA LOOGU ARKIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PURE SOMALI

Sunday, January 07, 2001 - 04:10 pm
marka hore walaalayaal waad salaamantihiin dhammaantiin. marka labaad waxaan rabaa inaan laba erey ku idhaahdo damqade 1 iyo 2.runtii inga waxaan ahay reer koonfureed waxbana kama qabo fikradiinna aad halka ku soo bandhigteen, laakiin waxaan ka xumahay annagoo soomaali wada ah haddana ineydaan la socon arrinta dhabta ah ee ka xaalladda koonfur ka taagan. bal aan idin weydiiyee ma waxay idinla noqotay iney nabadda diideen oo ay sidaa door bideen?? anigoo daacad ka ah ma garanayo wax reer waqooyi gooni ugu dhacay oo aan soomaalida inmteeda kale gaarin. waxaa daciifnimo ila ah dhibaatadii uu geystey maamulkii kaligii taliyihii soomaalida heerkaan ogeyn gaarsiiyey inaad reer koonfur ku eeddaan. think big bro ...... no hard feeling.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PURE SOMALI

Sunday, January 07, 2001 - 04:17 pm
marka hore walaalayaal waad salaamantihiin dhammaantiin. marka labaad waxaan rabaa inaan laba erey ku idhaahdo damqade 1 iyo 2.runtii inga waxaan ahay reer koonfureed waxbana kama qabo fikradiinna aad halka ku soo bandhigteen, laakiin waxaan ka xumahay annagoo soomaali wada ah haddana ineydaan la socon arrinta dhabta ah ee ka xaalladda koonfur ka taagan. bal aan idin weydiiyee ma waxay idinla noqotay iney nabadda diideen oo ay sidaa door bideen?? anigoo daacad ka ah ma garanayo wax reer waqooyi gooni ugu dhacay oo aan soomaalida inmteeda kale gaarin. waxaa daciifnimo ila ah dhibaatadii uu geystey maamulkii kaligii taliyihii soomaalida heerkaan ogeyn gaarsiiyey inaad reer koonfur ku eeddaan. think big bro .daqade 2 u busted u made that qashin story. don't be dumb and dumber. no hard feeling.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAMQADE

Monday, January 08, 2001 - 02:35 am
TO:PURE

SAAXIIB WAAMAXAY XAALADA DHABTA AH EE KATAAGAN KOONFUR EE AANAN OGAYNSANO AYAA KASOO WAREEGATAY KALI TALISKII EE MIYAANAY DADKU WAANTOO BAYN?BAL FAAH FAAHIN NAQANCISA NASII?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Monday, January 08, 2001 - 10:57 pm
MR.DAMQADE1&2....HORTA IDINKU YAAD TIHIIN?...CARAB,ENGLISH,SWAHILI OR WHATEVER?...XAGEENA KATIMAADEEN?..WHAT COUNTRY BRO?.MAXAAD UGU HADLAYSAA SI QOF AAN SOOMALI AHAYN..OGSOONAW IN HADAY KOONFUR TOOSIN AADAN ADINKUNA GAAREEN MEESHAAD DOONTAAN..HADAAD IDINKUNA TOOSIN..KOONFUR MATOOSAYSO BRO? WAKE UP..MIDA KALE SIDEE U DAMQANEE HADAADAN KU XISAABAYN KOONFURTA INAY SOMALI IYO IDINKU IDINKA MID AHAYN?..INTA AAD SIDAA U HADLAYSAAN SOMALIA MA TOOSAYSO WALAALAYAAL.

SOMALI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hargeysaawi

Tuesday, January 09, 2001 - 03:32 am
inyar aan idin idhaahdo damqade1&2 saaxiibayaal meeldhow ayaad waxka eegaysaan,nabsiguna waa ayaamo miyaad ilowdeen maalintaynu qaxa ku jirnay marka lagayimaado taliskii afwayne.
digasho yaanay idinka noqon,nabsiguna waa sida daruuraha oo kale,maalintaad qaxaysay iyagu nagi bayahaayeen maantana inyar baynu dhaanaa.

to:walaalahayga koonfureed waanu ognahay afar qabqable inay waalayaan xamar dad reermiyi ahna in ay magaalooyinkii ku soobateen oo reer magaalkii labara kiciyay,ee hays odhanina reer waqooyigu waa labadaa damqade1&2.eray aan maqlo waxaan ugu jecelahay muqdisha maamul laysku raacsan yahay ayaa ka dhashay.
pure:saaxiib xaalqaata.
by:hargeysaawi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Masiixi

Tuesday, January 09, 2001 - 07:35 pm
Masiixi ahaan,waxaan aaminsanahay in soomaaliya dhibka haysta ugu wacan yahay
dhibka loogaysto saqiirada gabdhaha yar-yar
ee ku dhasha bikranimada oo waliba ku
damaahaadaan.Maxaad u malaynaysiin kii abuurtay inaad kala kulmayaan aaqiro kasokow?
Madaxwayne siyaad bare,waa madaxwaynihii ugu
fiicnaa ee dalka soo maray.Bal eeg waagii
musuqmaasuqa iyo tobankii sano ee tagay.
Wixii uu sameeyay dad lagu laayay wuxuu taa u yeelay danta dalka.Sayidku eaa tuu yiri"car yaa soomaali laayin oo u taliya".
Bal eeg hormarkii soomaaliya ay gaartay markii uu hogaanka qabtay,is jaceelkii soomaalida,qabyaaladii oo la'aasay iyo
qaybtii 4aad ee soomaalida oo xoroowday.
Hadaba siyaad bare baa sidan ahaa waa laga fiican yahay inta uu ka imaanayo nin gaara wixii uu qabtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Tuesday, January 09, 2001 - 11:42 pm
Hargaysaawi waa lagaa aqbalay walaal xaalka. Waana ognahay dadkasto fiican iyo xume inay ku jiraan. Fiicnaan lahaydaa somalida woqooyi ama koonfur miday noqdaanba inay sidaa u fakiraan. Again thanks bro.

Masiixi..acuudu bilaah min ismak....i hope inuu magac un kaa yahay aysan diin kaa ahayn..walaal gabdhaha sidii loo gali jiray waxay ahayd dhaqan xumo iyo aqoon diinta la'aan...kuma xirna intaas wixii xamar kadhacay...siyaadna muslim buu ahaa alah ha u naxariisto..laakin fiicnaata aad ku sheegtay waxaa kabadnaa xumaanta uu samayey..walaal towanka sano uu cusbaa aad buu wadanka u hagaajiyay..lakin wixii kadanbeeyey maxaa la oran karaa...wadanka waxbarasho majirin...waxaadna ka garan kartaa hadaad dibadaha wax kabaratay farqiga waxbarashada u dhaxeeyey...shaqo la'aanta..qabiilaysiga wax lagu gaari jiray oo hadaadan ka dhalan qabiil hebel ama aadan aqoon qof hebel wax kama sameesan karin wadankayna..mida ka dhacday woqooyigana waad ogayd iyo mida koonfurta kadhacday....halahaas ka badan maxaa kaloo sheegi kartaa uu wadanka ugu fiicna??.

Mar uun wadanka wuu toosi...hadaan anagu ku raaxeesan wadankayaga...caruurteen baa ku raaxeesandonta...oo ka bixi doonta nolosha wadamada gaalada...insha allah

Peace all

Somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 26, 2001 - 11:00 pm
Ku:
Dhibka xamar ka taagan waxaa keenay gabdhihii la kufsan jiray iyo kuwii baytariga lagu gurayey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.