Duraan | Friday, January 05, 2001 - 04:37 am Waa idin Salaamay Dhamaantiin Salaan ka bacdi.. Waxaan la yaabay sida loo wada hadlaayo iyo Waxyaabaha lagu hadalaayo War ilaaheey ka baqa oo isku xishooda,, haddii Wax ey Run idinka tahay wixiina tartiib u dhameesto Aniga ma aaminsano qof meeshaan laga baafiyay la yiri Waxaan rabaa Gabar naas Weeyn iyo Wiil waxaan rabaa side iyo sidaa ah oo hadana Daacad isku eh ... Waxaas been waaye ee ilaahiina ka baqa |