site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ciidagale maan oo idin leh,maye hablihii quruxda iyo edebta illaah udhameeyay ee CIIDAGALE WAYNE.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Ciidagale maan oo idin leh,maye hablihii quruxda iyo edebta illaah udhameeyay ee CIIDAGALE WAYNE.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALANTAAL

Monday, January 08, 2001 - 02:22 am
TO:AQRISTE AYNA KU SOCON
HALLA YAABIN SAAXIIB WAXAY MAANTA TAAGAN TAHAY,WAXAAD GARANAYSO GUURSO MEEL AAD GARANAYSO HA GAYSEE.


TO:HABLAHAYAGII CIIDAGALE

WAXAAN AAD UGU XIISA QABAA ARAGTIDII IYO HASAAWIHII DADKII LAYIDHI,MA UBADKII RASUULKAA,
KUSII DHEERAAN MAAYO, EE WAA TALANTAAL NINKII GARANAAYA AYAA GARANAAYEE.
FADLAN HADII AAD TAHAY II DHAAF FARIIN MAHADSANID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Monday, January 08, 2001 - 09:38 am
TALANTAAL LOL

sxb anaa baa raadinayey inan ciidagale aah..habla dowlad aah oo aad iyo aad illaahay qurux iyo aadaab uu dhameeyey waa hablahaa ciidagale.tolow xagaa laga helaa?

aniguu hurta nin habr yuunis aah ayaan ahay ii bal ila soo socodsee haday wax ku soo hagaagaan inadeer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hargeysaawi

Tuesday, January 09, 2001 - 04:02 am
TO:MR TALANTAAL&SAAXIIBKIIS.
waryaadha gudcur baad gudaysaan ma 2001 ayaad gabadh reer hebal ah taagan tihiin,fadlan joojiya magacyada qabiilka aad wax kudaydayaysaan.
reerkaa aad daydayaysaan hablahooda,taga west london,atlanta,roterdam,&xaafadihii hargeisa.
waa hadaan asxaan aan idiin falo ee dib ha`u qorin waxyaa bahaa oo kale.

to:talantaal ma tahay ninkii ugu caan sanaa talantaal yadaan garanaayo,waa hadaad tahay.
dugsiga badda adoo dhigta dagaalku makuugu dhacay? haday su`aashu tahay haa,iiga jawaab su`aashan, -.-. .- .. .- .... .-. .-.. -.. .- -. ---. .- .... ... .- .... ---- .- -. -.. --.. --.. .- .... -. .-.. --.. ... .-. .-.. -.. --.. ..- -. .- .... ..- .- ---. .- -.. .- .-.- . . -.- hadaad kasoo jawaabto waa ninkaad isku kursiga ahaan jirteen.
By:hargeysaawi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Tuesday, January 09, 2001 - 06:56 am
Ku socota hargaysaawii

waar niyaw soomalidoo fadool badanaa???!

bal maxaa kaa galay uu kaaga shan iyo toban ah?

ama 2001 haa ahaatoo ama 3001

misa talow waxaad kaa xanaaqday amaantaa aano hablaha amaanay?

somali waay isbaratay nin kastana inan tolkee aah ayoo rabaa ee adna mid tolkaa aah raadso

shan faruudna hanala soo galin geeljireyahaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALANTAAL

Wednesday, January 10, 2001 - 12:24 am
TO:HARGAYSAAWI,
waryaa ma waxaad ileedahay,ilkacase ayaan ahay,kaaga jawaabay su`aashii.
HALKAY KUDANBAYSAY HANADII AYNU ISKU DILNAY LABADA JEER,SXB INKASTOO AAN DHI DHADII YARA ILOOBAY HADANA WALI MAAN SII WADA DAYN,ee waxaan kuwaydii yay,miyaad noolayd sxb xageedse ku danbaysay? hani waxay ku nooshahay london,midkeena muusan calfan,miyaadse xasuu sataa macalinkii mahamed hussen waxaynu ku samaynay.
Fdn: 95%waxaan umalaynayaa inaad ilkacase tahay ee tlf kaaga dhaaf 9sano ayaan dadka ku waydiinayay,xagee ayuuu ku danbeeyay shaafici.
by.tltl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ugbaad

Friday, January 12, 2001 - 12:19 am
waryaadha nimankiina garxajis marka hore aad baad umahad santihiin amaanta aad na amaanteen,ee fadlan hablaha isaaq hanaga dhexsaarina,gaar ahaan ninka toobiga qortay meel lagaala sooxidhiidho soosheeg,farxaan luqadii ilaahay garanaysay ayaa kugu danbaysa,


mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Friday, January 12, 2001 - 02:59 am
To: dhammaan reer dhulgale!
War heedhe ciida gale muxuu ahaa? Ma masbaa? mise waa dad aan gurya lahayn oo ciiddu hoy u tahay? Bal walaalayaal adinkoon iga xanaaqin su,aalahaa iiga soo jawaaba, waxaadna igala soo xiriiri kartaan (caabiye@hotmail.com)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 03:03 am
cidgale loos loos cidgale waxa layadii cidgalee waliigy torub maa baranayoo maa hada intrnetkiinaa soo gashiin acood bilahii miinaa shedanoo rajeeemm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 03:05 am
caabiye adoo maxad ahyd habar jeclaa thay so mahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Friday, January 12, 2001 - 04:23 am
To: Anonymous,
Horta aflagaadadu wey reebantahay walaal ee sidaa lasoco, anigu habar maahi ee ninbaan ahay Somaali ah qabiilkuna qeema weyn iima sameeyo oo waxaan jaal nahay kulba ciddii aan isfahamno. Waad ku mahadsantahay su,aashaadi waxaanna u maleynayaa inaad ku qanacday jawaabta. Bye bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin iska yimid

Monday, January 15, 2001 - 12:23 am
waxaan idin idhi raga ciidagale maxay naaguhu ku jecelyihiin mawax kalaa ku raran.hablaha la`ogaada


yaa asxaabu anonymous

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

northrenstar

Tuesday, January 16, 2001 - 12:49 am
to talantaal

walaalo raali noqo hadii aan hawlahaga soo fara galiyay laakiin u malaynmaayo in aad ciidagale iyo wax udhow tahay waayo hadii aad tahay nin reerkaasa dee meel aad u marto inan ciidagale ah mad waydeen pls magacana iska dhig oo badawnimada meesha kala tag hadii aad leedahay magalada aan joogo ma joogaan waan kaa siistay laakiin hargeisa ayaad tagi lahayd amaba meeshii kugu dhaw ee haka filin in inan wax isku falaysaa oo soomaaliyeed netka kaala soo xidhiidhidoonto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadar

Tuesday, January 16, 2001 - 02:20 am
to:northrenstar.
alla walaal ishaad ka riday ma inan ciidagale ah ayuu waayay isagoo ciidagale wayne sheeganaya.

waxaanan ugu darayaa reerka magaca gidaarada uga daa neef yahow,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Thursday, January 18, 2001 - 12:44 am
War dhulgalaaba meeshii qabsaday! heedhe waxaan idin weydiiyey maxaa kujaban haddii hablaha iyo wiilashuba netka iska bartaan? masa weli ma ilbixinoo waxaad dooneysaan inaad hablaha geel ku iibsataan guryahana ku ilaalisaan inta aad iib uga heleysaan! war hooy ha khaldamina hablihii wey ilbexeenoo adduunkey mareen,weyna kareysteen inay u heermaan Soodaan iyo koofurta Soomaaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARGEYSAAWI

Friday, January 19, 2001 - 03:14 am
to talantaal
saaxiib ishaad ka riday,oo meel aad ku danbaysay aan beryo raadinayay,waqti badan ma hayo ee tlf waa 62049147 labad lanbar ee hadhay magacyadeena ayay tiro ahaan isleeg yihiin dalkana waa halkaan ku hamiyi jirnay berigaynu ciyaal iskoolka ahayn.
sidaa & nabadee
laakiin saaxiib kawaan toob magac yada aad meelaha ku qorayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABOON

Friday, January 19, 2001 - 12:42 pm
Marka hore iga gudooma salaan salaan ka dib FADLAN joojiya qabiilada aad meesha ku soo qoraysaan. Qabiil waa wixii wadankeenii baabiiyay ee hadii aad u baahantihiin midii aad doonaysaan waad heli kartaan idinkoo meeshan soo qorin.BARAARUGA WALI WAAD HURUDAANE. Miyaanaydun ogayn in cid walbaa akhrisanayso meeshani qabiil looguma tala galin. Idinkoon halkan ku soo qorin ayaad helaysaan qofkaad rabtaan.

Gudcur baad gudaysaan ee WAKE UP GUYS.//////''''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciid Garxajis

Saturday, January 20, 2001 - 07:24 am
salaan,

Waar nimanyahaw Ciidagale horta hablihiina maxaad hoosta uun uga haysaan.Cidkale daaayo Habar Yoonistaad kala laxo jecaysataan..lol

Hada laba mid soo gala, ama waad yarantihiin oo tiradaad kordhinaysaan ama xaal baa idin qaban oo waxad tahiin:

Nin Dauud Garxajis gacal yihiin guul daraa u qorane.

Intaan qurbaha ordaayay wali maan arag kurus yar oo Ciidagale ah, waan baadhayaa wali, markan helona walee Cadbi Gahayr baan ka calaacalin..lol

nabadeey walaakiin Habar Yoonis/REER Caynaashe.

to: Haboon meeshan waxa jooga rag iyo dumar isku tol ah oo is raba.,, meelahaas casahrkaas ka afuuf looma baahna waxaas oo kale halkan, qabiil ceeb ma aha ee adoo kale ayaa ka dhigay. halkani eaa kaftan iyo waayo waayo, ee reer miynimada iska dhaaf, qabiil Afweyne ka hor maad aqoone, xumatiisuun baad baratee wanaagiisa doon.

bye

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABOON

Monday, January 22, 2001 - 12:51 pm
TO: SACIID GARXAJIS

Waar badowyahow hadii reer miyi la sheego adigaa reer baadiye ah. ku noqo halkaaad ka timid Abakor iyo agagaarkiisa umu qalantid halkan oo kalee. Runta ayaad diidaysaa ee hablaha meel ha kaga dhicin sidan oo kale laguma halee qabiilaysiyahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daa`ùud gxs

Tuesday, January 23, 2001 - 03:51 am
to:siciid garxajis
sxb siciid hablaha jagu sida kuwiina bari umayna ilbaxnimo dhaafin,lexa jeclo nagama aha ee meel fog baanu wax gaysanaa,

hadii aad yaraan aad nagu sheegtay waxaa dhab noqotay kelmadii la idinku yiri (bah tooqwayn)
miyaadse ilwday kelmadii dhalii leeye(walaahi in la`arki g,u,s, aleelo kataagan)

mawaxaad wali ka xun tahay erayadii cabdi gahayr ee ahaa (dhabtoodaan kuseexdee biyaha dhogor masiiyeene)(ama doc kalay ku waynaatay midaan dayrta guursaday)(nin dameer xun guursaday marbuu dib uxaraashaaye)
ee sxb yay naan isqod qodin,

to:haboon
salaan kadib walaal waxa halkan lagu qoro macno masamayso in kastoo aanan jelayn,
waxaanse kugu salaamayaa,
(allow yaaku raacoo intuu kanada kaararo,meel uu ramad ku dhalayoo,dhirtu raamo bixisoo lagu raacin xoolaha,ramashadii hargeysiyo buurta gacan libaax & masalaha rogiisiyo YAA RABASO KULA TAGA)
oo wali dadku raali kaayahay,

to:dhamaan
ciidagale is a unique name,like sun,earth,sea,sky,itc.
by.daa`uud garxajis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiilayste

Tuesday, January 23, 2001 - 04:00 am
to: haboon.

abaayo abokor miyaa lagugu bikro jabiyay adoo aan ka raali ahayn,siciid kama imaanin obokor ee waxaas ka yimid,gaashaamo,xodayo,danood,
ee sidaa ula soco,

by:cid kaste yaqaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciid Garxajis

Tuesday, January 23, 2001 - 11:12 am
salaan,

Waligay maan arag Ciidagale sidaas u hadla..lol Haboon iyo Daauud Garxajis...iska sheegato dhe.

Anigu waxan la kaftamaayay rer tolkay , mana caayaayo Daauud. raggeedi dhe.

Haboon, horta mid aan kuu sheego, qabiil hadaanu jirilahayn iyo hiil maanta adoo Abokor ah ayaa waxa ku qabi lahaa 10 Mareexaan ah, ragi tol nimo hadaanay u dhiman, maanta jaariyad Ciidagale ah ayuun baad ahaan lahay...hadaad tolka tahay, kolay anigay igu hadhaysaaye..adigu tolkaana wax ma andacayside..ee dhiidhiibso oo cadawgu yaananu kugu raaxsan..intaad il bax iyo bahaa bahaa wadidi..mmiskiinad
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beerlula Abdi

Wednesday, January 24, 2001 - 01:09 am
Inaan Ciidagale,

Walahi waan ka xumay in arrintaas xablaha ciidegale dad badan isku qabsadeen adigana lagugu qabsaday oo aflagado keentay meesha ee dee ka waran haddi aad i la soo xidhiid ama gabadh ciidegale oo qurux badan baan ahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciid Garxajis

Wednesday, January 24, 2001 - 03:46 pm
Salaan,

Beerlula bal soo sheeg halkaad joogtid, d'ada, iyo E-mailkaaga.


bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Thursday, January 25, 2001 - 02:25 am
ciidagale maan

waryaa siciid alla nin yahow maxaad dadka kala taqaanaa,waxaaban islahaa dushuun buu kaga dhici doonaa markaan arkay ka daauudka sheeganaya,laakiin waa xaafad aan fogayn,

haboona ishaad ka riday oo ilbaxnimo ayay daydayaysaa oo dariiqaa looma maradheh,

waanuna kuu hibaynay beerlula,


by:maygaag_ waana naanays dhaba ninkii garanaaya ayaa garanaaya saaxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciid Garxajis

Thursday, January 25, 2001 - 03:40 am
salaan,

Farxaan walee waa raggedi, sxb mayla aragtay ninkaas isku sheegay duriyada wuxu soo ban dhigay. Gabaygaas Cabdi Gahayr miyaanu ogayn inay rag Ciidagale ah ka xanaaqeen, hablaha saciid iyo daauud maxay kala yihiin.

Nacas aan taariikh aqoon ayuun baa isasoo maqiiqa,horta sideedaba anigu waxan ka jecalahay Xasan Tarbi:

Caroolaha gaboobaa nin ragi ka cilmi qaataaye
Cali salaan iyo Daahir Magan Carab la sheekayso
Carshe iyo nimankii Dawladii ciir ka qubi wayday
anakaa ka sii ciidan badan cidi makaa yeele
Waraabaa ciyaayee ka soo carara aabooyin

caruurtaa sidaa lagu sabaa ka caqli weyn uunku
Hadii ramad candhada jidaya iyo cuud la kala qaado
Coomaade duulaya iyo hadii calaf la kooreeyo
Cadaw dila yaa nagalu mid curada laayaana
miyaanan ka ciil bixin kolkii ragi isu caal waayay
Caska waagaas miyaanan rasaas caydhka kaga yeelin.

Kaas baa kan jeclay bahaa bahaadaa Cabdi Xayraan..lol

Beerlulana waan sugayaa wali..lol intay Salaxlay ka soo jiiraynayso..

kaftan wanaagsan.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABOON

Friday, January 26, 2001 - 01:05 pm
QABIILEYSTE,
Adiga horta abaayo abaayo iyo nooh nooh aa lagugu ogaa goormee arimahan soo dhexgashay doqonyahow!!
ADIGA MAA LAGUUGU BIKRO JEBIYAY ABOKOR...WAADIGAAD KULULAATAY...maskiin!

SACIID GARXAJIS,
Nacasyahow!! qeyrkaa dayax gacmeed bee dirsadeen oo cirka ay gaareen adiguna meesha ayaad daamo weyn tahay oo QABIIL LA'AANTIIS ku haysaa...qabiilku walaal waa in laysku gartaa uun wax ilbaxnimo lagu gaaro maha...adiguse ilbaxnimada agtaada maxay u qoron tahay...GET A JOB intaa qabiil qabiil hayso oo qeyrkaa dhinac karaac...doqonimo yeesan kula sii durkin doqonyahow!

FARXAAN, adigu dariiqii qaldanaa ayaad u martay ilbaxnimada...ilbaxnimada ayaad qalad ka fahamtay..marka hore soo baro dariiqa saxan ee loo maro ilbaxnimada MAY ALLAH SHOW U THE RIGHT PATH!

DADYAHOW GOORMAAD WAX GARAN DOONTAAN!!!
CAQLI HADII LAGADI LAHAA UUN!!

BYE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciid Garxajis

Friday, January 26, 2001 - 01:56 pm
Salaan,

Waxan ku idhi ma hadaad noqotay walaweyn..lol sawdigii lahaa "Waar badowyahow hadii reer miyi la sheego adigaa reer baadiye ah. ku noqo halkaaad ka timid Abakor iyo agagaarkiisa umu qalantid halkan oo kalee" ..lol markaas baad na leeday qabyaalad ma tqiinid.

Anigu reer hebel reer hebel uma qalmo afkayga lagama hayo..

Markaas taadan Abokor Muuse garnaysaa waan kaa yaabay..maad iska tidhaahid mid shisheye ah baa i wasa..ood cuqdad qabiil ka qaaday..intaad baah baahdan noola imanaysid.adoo kale waan aqaanaaye, ina kale kaxee.

Waxad sheegaysid ba iska yar, dayaxgacmeed..lol oo waxan ku idhi dayax gacmeedkaad sheegaysid saw laftiisu kama dhisna dad is dhawaysta, America hadaanay qabyaalad aqoon Germany bay ku dhufan lahayd Nuclear,,halkay Japan indho yar dhulka la sintay..qabiil ceeb ma aha. quraankaba lagu sheegay. waa wax laysku garto, oo layksu barto.

Laakiin reer hebel reer hebel ma gayo..adaa lagaa hayaa..lol

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beerlula

Sunday, January 28, 2001 - 06:23 am
To: Saciid Garhajis

Waalal sii wanagsan baad u garatay inaan Salaxley ku maqna, email kaygu na waa beerlulla19@hotmail.com.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.