site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Markii aan meeshan si fiican u aqriyay waxaan dareemay in ay ragga soomaalida ah gabdhaha raadiyaan ,dumarkana iska aamusaan

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Markii aan meeshan si fiican u aqriyay waxaan dareemay in ay ragga soomaalida ah gabdhaha raadiyaan ,dumarkana iska aamusaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Monday, January 08, 2001 - 03:16 am
walaalayaal marka hore waxaan idin ku salaamayaa salaanta islaamka asalaamu calaykum dhamaantiin.marka labaad waxaan la yaabay markii aan hoos u fiiriyay bogan isbarashada ah ,sida dadka iskula sheekaysanayaan amaba ay wax isku waydiinayaan amaba ay isku shukaansanayaa in ay arintaas raga u badan yihiin siiba halkan.waxaa layaabka ah ma gabdhihii soomaaliyeed baa la waayay oo dumarkii baa sii dhamaanayo ,sababtu waxaa weeye hal gabar haday ku soo qorto meeshan in ay wiil raadinayso boqol wiil ayaa u soo jawaabayo ,badanaana gabdhaha wiilasha raadiyo halkan ama bogan waa fara ku tiris.mida kale waxaan arkay wiilkasta in uu gabar raadinayo,haba raadiyee badanaa loogama soo jawaabo .marka su'aashaydu waxay tahay ma gabdhihii baa naga dhamaaday mise way xishoonayaan ? walaalayaal jawaab wanaagsan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.