site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ahaay gabar daweecan fiican oo qurux badan??

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan ahaay gabar daweecan fiican oo qurux badan??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fahima

Tuesday, January 09, 2001 - 03:01 am
Salaan iga gudooma ,marka hore waxaan u mahad celiinaya somalinet ka !
Bacdal salaam walaalyaal waxaan radiinaya wiil somalia ah oo daweecad fiican oo na qurux badan
amaa raaagnimo leeh ,
Wiilasheena somaliyeey waa will fiican laakin kama aan heliin kaan ka rabaay ee haada tahay kii aan radiinayeey ilaa soo xiriir,by E_mail
love Fahima

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fahad

Tuesday, January 09, 2001 - 10:32 am
TO:
FAHIIMO:
Waan ku salamay waallal;
Marka lafiiriyo qaabka aan wax u qortay wax waa
laga qaban karaa haddii aad tahay gabadh run Shegaysa

bal marka hore aan ku weydiiyo hal su'aala ka hor Inta aynaan xirriirin fadlan kafiirso jawaabta.

wiillasheena soomaaliyeed waa wiillal fiican laakiin kama'aan helin kaanrabay,intaasi waa Oraahdii aad qortay oo aan ku sameeyay tixraac
marka su'aasha aan ku weydiinayo waxay tahay:-
Maxaad u-lajeedaa marka aad leedahay
wiillasheenu waa wiillal fiican laakiin kama aan helin kii aan rabay?
wiillasha waanad amantahy kama'aan helina waad tiri:
fadlan wax xumaan ahna ha'uqaaddan su'aashan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runjecel

Tuesday, January 09, 2001 - 11:18 am
To fahima

Intaan wax qorin ayaan ka naxay sidaa u hadashay.

Bal waxaa caddeysaa nooca aad rabtid sida da'da, midabka, dhererka, culeyska iwm.

Haddii kale mashaakil ayaa ku haystaa.

nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 09, 2001 - 02:17 pm
here I am sis
where do you live?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lol

Wednesday, January 10, 2001 - 11:45 am
lol............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdle

Sunday, January 14, 2001 - 04:21 am
tyy this abdle2001@yahoo.com
for more detailes let us communicate.
your brother/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAADIR

Sunday, January 14, 2001 - 04:55 am
walaal waxaan ku leeyahay haddii aaadan ka helin kaad rabtay soo cadee wiilasha noocaad ka rabtid waxaa laga yaabaa inaad dhakhso u hesho khayr ayaan kuu rajaynayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fahima

Monday, January 15, 2001 - 03:15 am
Hi dhamaan Asxaabta iga soo jawaabtay !

Waan ka xuumahay in aad u qadaaten ariinta nooc kale but saas ,waxaa laga yabaa af somaligeyga in aad sii kale uu qadaaten , aboweyaal waxaan ka waday aniga qofkan rabaay ma heliin ilaa iyo manta marka sii kale ha uu qadaniina


Love Fahima

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fahima

Monday, January 15, 2001 - 03:25 am
1 Waxaan radiinaya wiil daweecad fiican .
2 jir dhiisan leeh .
3 Midibkiisna yahay Mariin .
4 timoo jileecsana leeh
5 intaas waaye qofka aan radiinayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasiin

Monday, January 15, 2001 - 04:43 am
fahima waxaan ku faraxsanahay intaad halkaas ku soo qortayba waan leeyahey not many ppl have that lol..so you are very like girl i think.
any way where is your email.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fahima

Wednesday, January 17, 2001 - 02:17 am
Fahima17@hotmail

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed-yare

Wednesday, January 17, 2001 - 03:02 am
marka hore i fafaahi qorxdada walaal wad i cajipise

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

galayr

Wednesday, January 17, 2001 - 04:23 am
fahima correction dear,
wax la yiraahdo 'daweecad" ma jiran in somali and u seem to have use it in ur messages more than once which gave me the impresion u didn't notice the blunder u made, it's "dabeecad ama dabci" but not 'daweecad'.
Hope u didn't take it as an offence just correcting u incase u meet the dude ur looking for and ask "ma daweecad fiican tahay" and think ur asking if he is foxy or good as fox 'daweecad' sounds like dawaco which is fox in eng.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 17, 2001 - 04:32 am
i wanna say u same thing that u kooling for
is agme not same thing als i know like u fckin bich what els can i say u is that u don,t have prents so slama biech

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 17, 2001 - 05:01 am
daalac hadalkiisa dhagaysta dhamaan naayaa meelkastoo aad joogtid bitch ahow waxba iga magalin aniga waadaalacaa waan kugu raabaa shalay markaan ku baranaayay waad dhalaaleysay sigizaa hadana waan ku buriya i love u sis . but xanaaqa adaa iga keeney by the way
waryaa naagtaa iga cesaho jaad macuno dhacasta haa
jaadka intaa cuneysid dhaagta yaan kaa marin
enirgy igu badan dhalinyaraan ahay jaad iska dhaaf dhaagtaa lajooog ;;daalacoos hadalkiis muhiim waaye •••• .what'sup xabad wax matarto xoog

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilka dheere

Monday, January 22, 2001 - 02:13 am
TO fahiima
waxaan ahay wiil gaaban oo madoow oo ilka dhaadheer lakiin damac rageed kuilawsiin karo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

filibiin

Monday, January 29, 2001 - 03:15 am
fatima ilasoo xariir anaakuu waramaayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ikadheere

Thursday, February 01, 2001 - 11:02 pm
to fahiimo
maxaa dhacay sheeko ayaa furtay hadana waad iska
seexatay sewaaye warkaaga halamaqlo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHIMA

Thursday, February 01, 2001 - 11:08 pm
TO FIbiin
marka hore waankusalaamay
marka labaad soodaay waxa aad haysid
bal iqanci jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL WANAAGSAN

Friday, February 02, 2001 - 12:23 am
TO FAHIMA
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi.
Walaal salaan ka dib sidee tahay?
Tan kale warbixin fiican nama aadan siinin sida meesha aad degentahay,waxa aad jeceshahay,balwadaada IWM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fahima

Friday, February 02, 2001 - 04:08 am
To wiil wanaagsan
walaal waxaan daganahay Denmark iyo Uk
walaalkiis waa kay meelahas ayaan ku noolahay taas la socoo ok byeee dhamaantina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdala

Monday, February 05, 2001 - 06:03 am
where about in uk fatima?
if u are in uk could plesae contact me this e-mail
gargaar@hotmail.com

thanks

love abdala

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mubarak

Tuesday, February 06, 2001 - 10:56 pm
fihiima wl anigaa diyaar ah

hamsa45@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.