site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Nin habr yonis ah uu raadinaya gabadh reer xamar ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Nin habr yonis ah uu raadinaya gabadh reer xamar ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 09, 2001 - 02:18 pm
salaan laabta ka soo go'aday

soo dhawaada

waxaan ahay nin dhaliyara ah dabeecad wanagsana leh illahay raganimo iyo qurux siiyey waxna bartay shaqa fiicana haysta waxaan raadinaya gabadh soomaaliyeed diin,akhlaaq iyo quruxba leh qof lala dhaqme karana haa ahaato kartina leh wax baratayna reer dhaqi karta wanaagana jecel ninkeedana hagaajisa af macaan hadaad iswaydeenayso maxaan gabdhaha reer xamarka ku jeclaaday taaso waa my own business ee hadaad nin rag ah rabtid ila soo xidhiidh.

nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasir

Tuesday, January 09, 2001 - 02:22 pm
waxaan ilaaway inaan magacayga qoro

nasir caabi

delaware,USA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 08:37 am
mashaallah nin fiican baad tahay hadaad raadinayso gabadh diin leh ilaahay ha ku kasbo xamaarawid yar amiin....lol your last comment was funny

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sis

Wednesday, January 10, 2001 - 08:50 am
hi naasir can i now how old are und i will get back to u when u anser my Q?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fowzia

Wednesday, January 10, 2001 - 09:51 am
Aboowe H/Yoonis ayaad ka tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAGAL

Wednesday, January 10, 2001 - 01:27 pm
NIN KA HABAR YOONISOOW MA WAXAAD IS TIRI HABLIHIINII WAXAY NOGDEEN QOOS OO WAXAAD ITIDH BAL KOONFURTA WAX KA DAYDAY. INAADEER KA DHAGAAJI MEESHA ADIGA IYO GOLADAAD SHEEGATAY KALA DHEERE...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABARYOONIS BOY

Wednesday, January 10, 2001 - 01:45 pm
HABARYOONIS WAXAAN KA AHAY SACAD YOONIS WALAYAAL IILA SOOXARII EMAILKEEYGA WAA DALMAR8@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 02:46 pm
sagal

inadeer jacaylko qasab maaha LOL hablahayagoona waa dowlad calan leh ee meel haa kaga dhicin qalanjooyinka kuwa kuunfurna waa habla soomaaliyeed ii adiga xagaa ku gubaysa?!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 06:06 pm
nasir aboowe maa gabar cad aa arbtaa misa mid uu madow sual

sabaax cadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 08:25 am
nasir maxaa kuu diiday naag isaaq ah???

isaaq sister

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Friday, January 12, 2001 - 03:18 am
To. Ninka isku sheegay Habaryoonis, Sacadyoonis.
Waar ninyohow meel hakaga dhicin dadka aad sheegatay, hablaha Somaaliyeedna meel hakaga dhicin oo hakala saarin, ka xulo tii ku cajebisa adigoon kumeereysan reer iyo wax iska licib saqiir ah, dhammaan hableheenna Somaaliyeed waa kuwa garaadka, xushmada, soomaalinimada iyo quruxdaba ilaah ku manadeystay laakiin ragbey la,yihiin haddii iyaga tooda laraaci lahayna Somaali maanta far qudha ayey ahaan lahayd.
Waa Caabiye oo idin leh bye bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAGAR AADAN

Saturday, January 13, 2001 - 11:09 am
GOW WAR NIMANKII H/YOONIS MA INIMKAY REER XAMAR DOONEEN? WAR GABDHIHII REER WAQOOYIGA MAXAA KU DHACAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 15, 2001 - 07:01 am
naasir saaxiib good luck,wax rag ah habr yoonis iga deh,nimanka habr yoonis waa kuwa kaliya ii aan qabiil hablaha ku shukaansan ii xagaa ka wad.taad isfahantaana la sheekayso wanligaana wanaaje ha xumayen hablaha

nin kale oo habr yoonis ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

midgaan

Monday, January 15, 2001 - 07:40 am
waar aniguna nin midgaan ah baan ahaye habar yoonisoow i meeleeye haddaad tol iyo qaraabo tihiin walaahi nin iga qurux badana soomaali laguma arko balse qabiil baa ligu diiday
CIILOOW WAY

igala soo xiriira
muqtaar@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANTAPOO

Monday, January 15, 2001 - 07:52 am
HABLOW JACAYLKU WAAMAXAY MARKA HORE
MICNIHIISU WAAMAXAY MARKA HRE
JACAYLKA MAXAAD U TAQAANAAN ?
WAAD QASBAYSAANE SOO BARTA WUXUU YAHAY
INTAANAAD SOOGALIN SOOMALINET KAN.......

RESPECT 2 U GIRL
FROM SANTAPOO2000@YAHOO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amina

Monday, January 15, 2001 - 08:11 am
listen up santapoo i am a somalian girl and i now what love means, so what exactly did u mean dont come in you are some desperate guy who cant admit that he has never been in love so if u have any problems contact me amina my number is 999 ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANTAPOO

Monday, January 15, 2001 - 08:11 am
DADNIMADA AQOONSOO SIDII DUMAR XISHOODOO
JACAYLKU SAAD MOODEEN MAAHEE HADAYNU XAGIISA U
BAYDHNO.MARKA HORE WAA ALXUB DABADEED WAA UBAX
MARKAA WAA LAAN CURDIN AH MARKAASAY ISU ROGTAA
JACAYL. KAAD MOODAYSAAN WAA JACAYL RASMI AH
KAA SAA JACAYL LA YIDHAAHDAA
JACAYL KU MAAHA BOY FREIND OR GIRL FREIND
HABLOW DHAMAANYIIN MID BAAN IDIN SU AALEE
SINGLE MOTHER WAA MAXAY

FROM SANTAPOO2000@YAHOO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAAMAALE

Monday, January 15, 2001 - 08:21 am
UGU HORAAN WAXAAN RAADINAYAA BAHAL XURALCAYN AH, GABADH AAD U GURUX BADAN OO JACAYLKA TAQAANA, INKASTOO AAN MIDGAHA KAHELO, XAMARIYADI WAA CAADI,
HADII KALENA SOOMAALIYAD. HADII AAD NIN RAADINAYSO OO AAD SOOMAALIYAD TAHAY WALAAL ILA SOO XIDHIIDH.
WAAYO ADAAN KUU BUKAA, MAY BOGSIINKARTAA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WASAAYE

Monday, January 15, 2001 - 08:24 am
TO AMINA
FROM SANTAPOO

MARKA HORE WAXAAD SOO QORTAY WAAN GARANWAAYAY
WAAYO WAXAAN AHAY NIN SOOMAALI AH OO KUNOOL
WADANKA SOOMAALI MARKAA KU SOO CELI BAL WAXAAD
SOO QORTAY WAAYO MA AKHRIYO AFAFKALE ADIGOORAALI AH KU SOO CELE WAXAAD SOO QORTAY OO KU SOO QOR
AF SOOMAALI MARKAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARXAJIS

Monday, January 15, 2001 - 08:27 am
waar yaa doqonkaagaan santapoo haddaadan soomaaliga qori karin meelahaan oo kale lama yimaado soo baro soomaaliga
dabadeedna imow duliyahowMIDDA KALE
JACAYAL WAXABA KAMA TAQAANIDE XISHOOD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAAMAALE

Monday, January 15, 2001 - 08:28 am
SAGALAY TOOBKA CASRIGA AH IYO SURWAALKA CINJIRKA AH, DIBNAHA CASCAS IYO DHABANADA BOOTARKA AH, KABAHA CADCAD IYO CAGAHA MADDOW, CAARIYAY KA'AHAYD CIDEENIYE NAA GOORMAALA CAANBAXAY? SOOMAALIYEY DHAMAANTIIN WAAN IDI SUAALEY SINGLE MUTHER WAAMAXAY. WAAN KU AMAANAYE WALAAL IISOO JAWAAB.RAAMAALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMINA

Monday, January 15, 2001 - 08:36 am
WAA AAMINA OO LAHADLAYSA JACAYLKEEDI MIDGAAN, WALLAL MID DOQON AH AYAA IBARTAY OO IDOONAAYA, LAAKIIN WAANDIIDAY, WAANEEF LAYIDHAAHOD SAANTAPOO, WUXUU MOODEYAA INAANAN AQOON SOOMAALIGA, WAALAL IGALA HADAL OO USHEEG INAAN MIDGAHA JECLAHAY.

SAN 007

Monday, January 15, 2001 - 08:57 am
TO AMINA .YES YOU.
FROM DE ONLY MOTHER LOVER SANTAPOO

I UNDERSTAND THAT YOU CAN'T WRITE SOMALI
THAT'S WHY I'M WRITTING TO YOU AGAIN
THERE IS NOTHING TO BE SHAME OF I KNOW
HOW YOU FEEL GIRL BUT CAME AGAIN IF YOU CAN
FROM WASAAYE. SANTAPOO2000@YAHOO.COM

OW YES AND ONE MORE THING. YOUR JACAYL MIDGAAN IS
DEID I KILL HIM ..TOO BAD GIRL.FIND SOMEONE ELSE
MIDGAAN WAS ONLY 13 YEARS OLD HE WAS HALF GIRL AND
HALF BOY . FIND A REAL MAN THIS TIME GIRL .
TO AMINA THE ONLY GIRL ON THE NET LOOKING FOR
LOVE . AND YOU STILL CAN'T FIND IT WHAT'S WRONG
GIRL ARE U THAT UGLY.I WANDER WHY U STILL ON THE NET. FROM SANTAPOO AGAIN . NO HARD FEELING GIRL
YOUR TIME WILL CAME ,BUT PLEASE CHANGE YOUR NAME
TO WINDY OR SOMETHING LIKE THAT. YOU KNOW WHAT I MEAN GIRL. NO HARD FEELING AGAIN, RESPECT TO YOU AND ALL YOU SINGLE MOTHER ON THE CHATLINE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 15, 2001 - 09:41 pm
waryaadhihiin sowtan meeshii qasantey!!
waxaad moodaa inaay suntii ayaxa ina soo gasheey marka hablayaw raali ahaada

nasir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Tuesday, January 16, 2001 - 02:27 am
To: Dhammaan kooxda pagekan,
Marka hore habloow xaal qaata ilaahbaa idinku xiriiriyay waxma garato ayan jiririn meel aad kaga baxsataan, saa doqonkii idinla dhashay ayaa kamid ah kuwa netka shubanka kusii deynayee! war wuxu hadalla ku nuxur daranaa miyeysan wax ka kororsan waaya arag nimada iyo horumarka xiriirka banii aadamka adduunku maanta ka gaaray?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Yoonis

Wednesday, January 17, 2001 - 03:43 pm
salaan,

Sxb Cabdinaasir taad doontidba guurso hadaad af garan wayday kweenii . Amba farahaan ka qaaday sabab tolnimo maba yaqaanaan. is macaanee mooye iyo huruuf iyo maangaabimo.

To: Sagal iyo Fawziya ninkan hadaadan waxba u hayn maxaad ka rabtaan hablaha soomaaliyeed ee kale maxaad dhaantaan?? waxba saw ma aha markaas Habar Yoonis hanoo gu dhuumanina.

Ta labaad Fawsiya Habar Yoonis yaad ka tahay??? maxaad ula jeedaa, oo miyaad kala jeceshay , mise wax baad ka taqaanaa..yaab waar wuxu daciifsanaa.

Cabdinaasir good luck , ta Habari yoonis hadaad guursatid ama ta Xawaadle saw mar kaste Habar Yoonisuun dhali maayaan..

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin iska yimi

Wednesday, January 17, 2001 - 11:23 pm
salaan dhalinyara

ku:Habar-Yonis

inadeer meel haa kaga dhicin hablaha habar yonis hurta.

taa labaad imisa hablood uu habar yonis ah ayaad shukaansatey?
1,2,3 or even 99 shantaada faruud isku mid maaha habla wanaagsan iyo qaar xunba waad arki

anigu nin habar yonis ah baan ahey inan habar yonisna waan qabaa al-xamdulillah ayaan taaganaahay.hablohoo maa wada xuma ii haaynaga caayin sii fiicana u raadii adaa heli mid ku qancisee
ku:naasir inadeer adna taad duuntid shukaanso ama habar yonis haa ahaato ama yaaney ahaan kulayba caruur habar yonisuun baay dhali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ninkii iska yimi

Wednesday, January 17, 2001 - 11:28 pm
xaal baanaa ku qabtey waa ninkaa isku sheegey habar-yonis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugumaha

Wednesday, January 17, 2001 - 11:51 pm
to:habaryoonis sheegte
salaan
saaxiib huruufka aad hablaha isaaq aadku canbaaraynayso siraad baanu ku daydayaynaa waa kaalin ay dadka dheer yihiin,maahi habaryoonis laakiin kama fogi,maanta waxan dalkii ugu noqonayaaba waa huruuf,mise saaxiib ishidii xabashida ayaad daydayaysaa?

to abdi saaxiib miyaad ilowday ninkastaba miduu caashaqaa waa u canbaraboon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabiye

Thursday, January 18, 2001 - 12:21 am
War meesha habrihii wey kubateene mee raggii?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reereer.jamac.waal

Thursday, January 18, 2001 - 12:31 am
waa kuwaa ragii habar yonis ee iska ciliye intad sheeganaysoo h.yonis waxad thay midghaa la daga so maha waar ??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Yoonis

Thursday, January 18, 2001 - 05:43 am
Salaan,

Walee waan ahay oo waliba igama badisaan.

Horta ninkaagan isku sheegay reer Jaamac waal adeer, Burco oo magaalo weyn ah kuma heshiinee ma halkan ayaynu ku heshiinaynaa. Midgaan maanta ceeb ma aha oo jaahilnimadaas waa laga baxay ee sxb rag aan aad aqoon afka hala galin.

Nin iska yimi sxb nasiib baad leeday hadaad heshay gabadh tolka ah oo Yawle,Cabdilaahi Muuse,Xirsi Amaan,Diiriye Sugule,Saalax Laydiray iyo Garxajis kula fahmaysa ..anaku weynay.. laakiin xaal hadaad rabtid waan ku siin ee bal ii sheeg halkad ka heshay qalanjadaas Saciid Garxajis..lol

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin iska yimi

Thursday, January 18, 2001 - 08:05 am
Habar Yonis niyaw maa reer sugule ayaa ku dhalay saaxiib waayga sual?

waar meel kasta waay joogaan hablaha wanaagsane waliba waxay ku badanyihiin england iyo canada

waxanaad raadsataa kuwa familiyada hagaagsan ka dhashay ii dhucilaha yar yar ii suuqa meeraysta haa u joojin iyaga..inaan dagan uu aadaab iyo akhlaaqba leh saciid garxajis lagama dhex waayin ii inadeer indhaha kala qaad.xaalkana hablahaa iska leh.

hablahana yaan laa caayin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warfaa Hirsi Adan

Thursday, January 18, 2001 - 02:47 pm
Ala maxaa dad iska hadlay
oo Habaryoonis iska dhigaya. Kolay kaasi waan garanayaa oo waa midgaaan.
dadoow dhag how dhigina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Yoonis

Saturday, January 20, 2001 - 07:48 am
Saalan,

Cajiib car waa ninka ka badbaada nacas , forums bartay oo Computer ku dhuumanaysa.

Waar umadaas Ma Dhibaan maad iska daysaan waa dad somali ah oo muslinee.

Sxb nin iska Yimi , reer Sugule ma ahi, ma waxad is tidhi ninkan Xirsi Amaan iyo Suldaan Diirye Sugule garanaya..waa nimankii Xirsi Cismaan.

Sxb ma waxad maqashay Kala Gooye..lol si baad uga yara booday reerkaase..lol kaftan:

Iman mayso Habar Yoonitsaad u alwanaysaaye
Irdhe baa galay Weeraraw ragi idinku odnaaye
Afrtaa geeryo hambay qabteen sidii ogaadheede
Abtirsiimo sidii geela iyo anafadeediiye
U adkasan maynaaa la yidhi aabo yuu dhalaye
Nimankii asalkoodu ahaa Xaawa iyo Aadan
Arab iyo halkii cali saciid tage Ogaadeene
waayadiinba ururkiina qaar kama aloostaane.
Haday ragi ilma adeer yihiin ururku waa u doore
Ohaw kuma xasilo geel hadii aw aar us oo dhoco'e
Abaalkeenu waa ina Ogaadeen laydinku eegaaye
Iaman mayso Habar Yoonistaad u alawanaysaane.

Waa gabayga Itixaanka saciid Garxajis ee laysku cadeeyo..ID..lol

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quman

Sunday, January 21, 2001 - 04:19 pm
Assalaama Caleykum kulligiin!!

Walaalayaal salaam dabadeed, waxaan idinka
codsanayaa maadaamaa aad Muslim Soomaaliyeed tihiin in la iska daayo qabiil maxaa yeelay wadankiiba waxaa burburshey waa qabiil.

Waxaa waano iga ah qof waliboo muslim in aad Gabar ama wiil diinta iyo allah kacabsi garanayo guursado!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garhaye

Monday, February 05, 2001 - 12:31 pm
waar cabdinaasir salaan

nafta kaa waran inadeer

taladaydo waa sidan ;taad isfahantaan oo ku qancisa ku qabo

inakasta oo aan kula jeclaa inaan tolkaa aah oo hy aah haa fugaanin inadeer

good luck

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.