This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, January 09, 2001 - 05:24 pm salaama/caleykum salaan dhamaan dhalinyarada soomaaliyeed waxaan ahay gabar somaliyeed oo jecel in halkaan ey kabarto qof fiican ama mustaqbalka hadii aan is fahano ila soo xiriir si daacad ah i'm 23 nice looking tall 5ft8 slm 140bn brown skin loog hair and nice personalty looking for the same looking age between(25to30) with nice personlty qabiil is not important mustbe intelligent smart or tarveled around world must be honest, respectfull person with a good heart if you thing that is you or you i hoe to hear from you soon thanks the name is amal
| |
Tuesday, January 09, 2001 - 10:01 pm Amal, walaal iga gudoon salaan, intaa kadib waxaan doonayaa inaan wada xiriirno hada wixii kadenbeeya. Taas waxaan ulajeedaa hadii aad tahay waxa aad sheeganaysid ayna dhabkaatahay inaad doonaysisid xiriir dhab ah,intaakadib Anigu waxaan ahay wiil dadiisu tahay 27yrs,qurux iyo hebo Eebe siiyay,intaa waxaa iidheer waxaan ahay Aqoonyahan soomaaliyeed, oohada waxaan dhameenayaa (MBA) Masters of business Admisistration. Waxaan ahay nin sikufilan, markaa amaley iisoosheeg sidii kale ee aan kuula sooxiriiri lahaa oo kaduwan meeshan facshirka ah. sidaas iyo wada xiriir wacan Walaakaa/saxiibkaa abdle
| |
Wednesday, January 10, 2001 - 02:00 am amal hi alsalamu calaucum first i teel u one thing i have a good heart and may be we be a frind so keep in touch ok
| |
Wednesday, January 10, 2001 - 05:49 am Hi, a match or what! 26 yrs old somali male, well educated who has been may countries with pleasant personalities living at present in Holland is very much interested to know more about you. Abdallah
| |
Wednesday, January 10, 2001 - 06:27 pm amal iam 23 years old currently living in usa 5'7"tall,brown in color,weigh 140 pounds,nice personality,just trying to be what it gets to be well educated but still in the process but will not mind check out with someone that shares my interests and willing to make it work,hopping to hear from u soon bye
| |
Wednesday, January 10, 2001 - 06:45 pm Hi Amal, if you're serious about relitionship Me too. Eventhough you did not leave you e-mail there is no way any one could contact with you, but I am gona leave you my e-mail. Lgaraad@yahoo.com. Lets keep in-touch! My age is 27!
| |
Thursday, January 11, 2001 - 03:50 am Hi! Amal your are very nice girl, and you are lookining for some one to share the live with, may be it is me or somebody else, but let me tell you that i am the appropriate one, i am not neither old nor young i am between 60-70-years old, that is why i am siutable for you since you are searching the net to get a man! don,t hesitate i am stil strong. yours sinserely ---------?
| |
Thursday, January 11, 2001 - 10:42 am amaal waan ku salaamay . walaal dhalaintii waad isku keentay balse ilaa hada wax aqbaar aad siisey ma hayno balse waxa aan ku weydiinayaa hadii aad qof rag ah oo wanaagsan aad raadineyso intaa bay ku dhexjiraane bal ka dhex day dayo tanks waa walaalkaa abdi
| |
Thursday, January 11, 2001 - 11:48 am a/salaama/caleykum warxamatulaahi wabarakaatu walaalahiis marka hore saaln sharleh marna raali iga noqda waayo waan waan soo dahey runtii waan mashquuley oo waxaa noola bilaabey school mar ka waqtiga ayaa igu yaraadey sorry about that guys i was kind of busy working and shcool so no much time for me and thanks for responding to my ad if you interested you are more then wlc and plz tell me more about your self or ask me what you more you like to know about me and thanks again here is my e mail raaqiya@yahoo.com i hope to hear from you soon insha alaah thanks bye bye w/salaama/caleykum
| |
Thursday, January 11, 2001 - 12:24 pm a/salaama/caleykum hi it's me i'm back agian you know what? i forget to tell you my name is amal so you know me right? my e mail raaqiya@yahoo.com w/salaama/caleyku waraxmatulaahi/wabarakaatu
| |
Thursday, January 11, 2001 - 04:28 pm AL MAXAAN AQAAN NAAGTA LA BAXDAY AMAL IYO NIKAY IS CABURIYEEN EE CIILQABE MA HADAAD KENTEEN MARKII BOOLIIS IDINKU DHEX WAASHAY INAAD INTERNETKA IS KA ARAGTAAN ALA MA SHEEGAA MAGACYADOODA DHABTAA HALAKALA YACEE TO,,ISKAABULO WAAD SOO LUGOODEEN MEESHA WAXAA KA HADLAYA ALMOST 40,,,JIR HAWEYNEY AH AFAR CARUURANA WADATA QURUXNA MA JIRTOO WAA QOF ILAAH ABUURTAY TO,,SHEEGATO AMAL,,TAAN MOODAY HADAD TAHAY SOO HADAL RAGANA LUGOOYADA KA DAA KII AFARTA KAA DHALAA KU HAYSAN LAHAA HADAAD TAHAY SAAD ISKU TILMAANTAY MA,,,,,,,,,,,,,BAAD SOO DHAAFI LAHAYD
| |
Thursday, January 11, 2001 - 06:02 pm hi lulumo waad ku mahadsantahy waxaa ku hadashid balse waan ka xumahay in aan lahadlo qof ween ooqaldan ayaa tahy run tii dad ka aan tiil maayey u madhawid balse hadii aadan shaqo leheen aan ka aheeyn gaf iyo qaldaad shirlala imaado aad na waxaan uga xumahay in aad igu soo qaldantey waxaa til maa meesidna u ma dhawi mar ka waxaan ku dhihilaahaa walaalow shaqo yeelo dadka shaqo lagama dhigto waliba ruux aadan aqoon ulaheen oo waligaa aad arkin in aa afkaada la soogsho oo waxa aan jirin ku shegto ama aad ku qiyaasto runtii waa nooc fudeey ka ka mid ah so sorry for you aniga inta aflagaado u ma imaanin iyo in aan lasheekeesto qof low ah ama waqtilumis kujiro waxaan kaloo kuu sheegaa facaaga raadso iyo level kaada so good luck for you bro bye. amal
| |
Friday, January 12, 2001 - 10:35 pm To Amali or ::::::: I realy confused about how you presented about yourself. first you said you are looking for friend or relationship which I failed to undestand, becouse the two are same. So Amale are you looking for lover or friend or you looking for both, which one two. sorry if I hurt your feeling Abdle
| |
Friday, January 12, 2001 - 11:14 pm hi abdale i'm looking for a man of my dream lol if we both match i beleve every thing cames from friendship same ppl anderstan each other same dont so there you go i'm looking for a calf if not saxiibo cadi. amal bye for know
| |
Sunday, January 14, 2001 - 04:26 pm nabee naag qurbaha lagu furay walxaa jiro!!! walaasheey ninki koleey police oogu yeertee meeqow jeelka kujiray? WAXAA IGATALO AH- ninki hadhoow ka shalaayi doonoow hadeer waqtiyaad heesataa ee kafikir intaad naag lagu furay yurub ama north america aad guursan laheed!!! ragaa wellfareta intay kuraaceen hadane kashalaayey mugi jeel madax madax loodhigay!
| |
Sunday, January 14, 2001 - 07:34 pm TO Amal Thank yoy for answering my query and congralution for that effort and time consummed.However, I may need some more details. Since I was one of few viewers who possitively responded to your offer, and willing to establish a health relationship with you yet, I afraid I may need some more information about yourself. Refering to your letter of introdation and subsequent reply to your viewers, I obliged to ask you the following quations. 1)First you stated clearly at beginnig that you are "single mom" which implys explicitly that you have mothered already, so may I kindly ask you to tell me your current status such as (girl[unmarreid],divorse,windowe or:::: 2)secondly , the other day you told your veivers that you were very busy becouse you resume the class, hence I would like to know which education level you are pursueing to achieve at end of your course. And finally one would be happy to know your official name. If these quations are so personal and you may need privancy, you are more than wellcome to e-mail me abdle2001@yahoo.com sorry if hurt your feeling your friend in making abdle
| |
Wednesday, January 17, 2001 - 04:54 am Awesome messages, seems amal ur giving a lecture to some of the dude's who visit ur messages, but nevertheless it's entertaining and quite amusing, by the way do U mind a man with a thing or two for kittens, I have a dozen of kittens and every girl I meet seems to get agitated near my kittens, and sorry to admit but nothing comes between me and my kittens, so the minute I find the girl is pushing away my some what 'nosy' kittens I show the girl the door. So as I was reading what kind of person U need for friendship or as U put it relationship I couldn't help but think maybe U will be different than those girls I mentioned above, but if by any chance ur allergic to kittens(specially this ones love to be cuddled and stroked) then I guess we can stay just email friends and not have tea at one anothers retreat or place.
| |
Thursday, January 18, 2001 - 06:39 am salaan, Horta waxa la yaab le haday gabadhu tidhi qof noocaas ah ayaan raadinayaa maad u sheegtaan halkii laga heli karo ama aad wax talo ah u gudbisaan. Meelo badan ayaan ku arkay dad is raadinaaya. Mid nacas ah ayuun baa dalaq iska soo odhanaaya , oo sheekadaba qasaaya. Ama qabiil halysku raadiyo ama magaalo ama aqoon ama intaba, hadaadan wax rabin ama lagaa rabin meesha wakhtiigaaga haku lumin ka dadkana ha lumin. Muran iyo cay iyo is jiid jiid dalkii baynu oga nimi. to: Amaal, aduunayada halkaad wax ka qasaysaa..lol taas maad sheegin ee bal soo sheeg waa intaaso aanu daris nahaye, mar mar baan sonkarta iyo cusbada ka soo doonan lahaaye..kaftan nabadeey
| |
Thursday, January 18, 2001 - 07:04 pm AMAL HALKAN IGALA SOO XIRIIR Xanash@hotmail.com or xanash@hotmail.com
| |
Monday, February 05, 2001 - 10:47 pm naa amal ilaahay hakuu sahlo kaa raadinaysid waryaada wiilal gabdha walashiin ah caawiya wuxii lagu furay idinku shaqo kuma lihidiinee ma aha gabdhii lafuraba in ay iyadu xuntahay ee walaalayaal wax iskula hara teeda kale nimanka yaa kaxun iyagu iny awx naga dhalaan naga kibraya sis i wish u agood luck bye
| |
Tuesday, February 06, 2001 - 04:38 am hi amal inaabti waad salaaman tahay . aad baan u jeclaan lahaa in an ku barto . lakiin se suáal ayaa is waydiin leh maxaa laguu soofuray hadii aad wanag san tahay ? amaba aad dabeecad wanaag san tahay . inaabti hadii aad iiga soo jawaab tid oo ay jawaab taadu mac quul noqoto . uma baahnid nin kale . by sis is maqal wanaag san
| |
Sunday, February 18, 2001 - 03:53 am salaama/caleykum to ayaan waa mahadsntahy sidaa wangleh aad uhadshey sis. to qanciye walalaal waad ,ahdsantahy in aad kahadshid arigtida xaqbaad u leedahy laakiin runtii kuman talo galin in aan kajawaabo su aalah qabka darn walaal hadii la isfuro ma in aan anigu xumahy baa? balse waa qadar ilaah taas hadii aysan gufileen walaakiis wakaxuhay aniga nin ka kaltagney ina aan wax kasheego waaqald kaliya waxaan dhihikaraa waan is fahmiweyny ilah majecl lakin mar ayuubeyey hadii la isfahmin in dhulka alah wascyahy waxan kalo kuushegi in aan ad uyara waqtiga guur ka waxn jirey 16 sida ayaan u aqonin nin iyo guur macnihisa kiixun ilah ayaa hortiisa ka siin saxiib hadii ka saar sheekada aniga saa modey ma ihi ee magalda aan joogo ayaa laga buxaa ee ma ihi qofdhulka kudhacayo ee alh wuu iidhameestirey alxmdulilah waxaan in ta ugu qorayna waxa ugu wacn waqtiga madama aan hesan waqti saas nolasheda saaxib waa mashuul net ka kasow ayaa helikaraa nin sidaa alah iisameyey thanks god ee waa waqti inta qof uu ka helo qof kii dooqiisa ahaa ama eey isfahmaan thanks bye for now amal
| |
Monday, March 12, 2001 - 10:17 am asalaamu calaykum amal,walaal waxaan ilaahay kaaga rajaynayaa inuu kuu sahlo kaad keceshahay haddii ay dhab kaa tahay maaddaama uusan hadalkaagu dheel-dheel u ekayn,inkastoo aan u malaynayo inaad heshay kaad raadinaysay maaddaama aadan ayaamahan beyjka wax ku soo qorin,intaa kaddib waxaan leeyahay ragga mafiicna in gabdhaha la aflagaaddeeyo xitaa haddaad ceebteeda ogtihiin maxaad kafaa'iidaysaan haddaad sheeg=sheegtaan walaalayaal maaha gabar kasta oo lasoo furay inay khaldan tahay ogaadana furriinka kadhaca qurbaha in raggu qaybta ugu wayn leeyihiin,ugu dambayntii waxaan walaashay ayaan leeyahay anigu tartanka magelayo laakiin waxaan qabaa inaan talo kugu leeyahay maaddaama aad walaashay muslimada tahay taladayduna waa baro xuquuqda islaamku ku waajibiyey ee ninkaagu kugu leeyahay intaadan guursan kaad guursanaysidna hanoqdo mid yaqaann xuquuqda aad ku leedahay,walaalkaa soomaaliyeed oo wanaaggaaga jecel magacaygana waxaa ladhahaa xasan.
|