site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan Radinaya Osmamaxamud ah oo daweecad fiican ?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan Radinaya Osmamaxamud ah oo daweecad fiican ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Friday, January 12, 2001 - 02:12 am
Hi dhalaan yaro iga gudooma salaan!
Bacdal salaam waxaan in muuda ah radiinayeey wiil aan isku ciidnahay oo daweecad iyo Raggi nimo ilaahay siistay iyo quruxba walaal hadaa tahay qofka aab radiinayo ilaa soo xariir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahmudi

Monday, January 15, 2001 - 07:39 am
abaayo marka hore salan iga gudoon marka xiga ana gabar cismaan maxamud ah mudo raadinayey ee abayo soo dhowow xageed jirtey intaad ku raadinayey.
any way abaayo soo dhowow adoo heybadii cismaan maxamuud huwan .
abaayo waxii fariin ah halkan iigu reeb sida emailkaaga iyo faah faahin dheeraad ah .
abaayo hadaad diyaar tahey si fiican ayaan isu baraneynaa ..
oo waxaan kuu balan qadi doonaa xiriir miro la taaban karo dhala .
abaayo sidaas iyo barasho wacan oo wanaagsan .
iyo jawab deg deg ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahmudi

Friday, January 19, 2001 - 02:07 am
abayo anigu wax badan ban kula soo xirirey .
marka wan daaley abayo
so sis waan ku daadley radiskaga . ee hadey run ka tahey abayo you elcome for ever..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Monday, January 29, 2001 - 04:00 am
Hi Mahamudi
walaalkiis intee dagan tahay amaa aad ku nooshahay ?

Byee
Salma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASAB

Monday, January 29, 2001 - 04:10 am
Sharmuuto anagu midgaha lama hadalno ee wediiso tolkaa in ay kuu soo raadiyaan koo cusmaan maxamuud ah oo kugu biiqa anagu midgo uma baahnine..........

Hana u qaadan xumaan waxaan uun sheegay waxaad tahay iyo waxaa aad raadineysi,,,,,

DHALAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALMA

Tuesday, January 30, 2001 - 02:29 am
To Nasab
walaalkiis waad qaldaameeysa maxaa yeelay aniga aa, ah Cusman maxamud, marka saas darteed ayaan ka wadaah ee Miidgaan aan ahaay kuma aan Oran ,
Ee Walaalkiis waxaa meesha ku qoraan mar labaad aqriiso
(Walaalkiis aniga wiil somaliiyed waxuu raboo ha aheeda Qaniis ma aan Oraan leheen ) EE Adiga intee ku araagtay meeshan ku sharmuute sanayeey ,Marka gabar somaliyeed caayneso kaferkeer walaasha kula dhalaatay.
Inaader siida raaga oo kale u hadaal lakiin maxaa meesha keenay SHarmuuto iyo waax lamiid ah Miidgahana waa bina adaan ee Kibirka kugu jiraah iska saar ok .
P:S SALMA

P:S Salma

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.