site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan Radinaya wiil Osmamaxamud ah oo daweecad fiican ?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan Radinaya wiil Osmamaxamud ah oo daweecad fiican ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Friday, January 12, 2001 - 02:13 am
Hi dhalaan yaro iga gudooma salaan!
Bacdal salaam waxaan in muuda ah radiinayeey wiil aan isku ciidnahay oo daweecad iyo Raggi nimo ilaahay siistay iyo quruxba walaal hadaa tahay qofka aab radiinayo ilaa soo xariir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdifatax

Friday, January 12, 2001 - 03:00 am
naa salmaa walal anoo cismaan mahamuud karan mayoo ku di lakiin hadad niin donaysoo ..miid habar jecla oo walan kaa warran baal .saxbtinimo ioy jacel baa kula wada ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatar

Friday, January 12, 2001 - 06:45 am
salma walaal waanku salaamay salaan kadib
ani waxaa ahay wiil cusman maxamuud kudhashay magaalada qardho kuna barbaar magaalda muqdisho ee adi xagee kaala sooxiriraa abaayo ama baaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahmudi

Monday, January 15, 2001 - 07:31 am
salma abaayo salaan qaali ah iga gudoon .
salaan ka dib .
abaayo anaa cismaan maxamud ah ee iga gudoon
salaan gaar ah .
salaan kadib abaayo xageed joogta
oo aan kaala soo xiriiraa
anaa diyaar kuu ah oo booskas buuxinaya
marka sis you well come .
marka abaayo aniga reer xamar ban ahey qardho hada ka hor booqashan ku tegey .
laakiin wax badan maanaan joogin oo isla markiiba wan kasoo tegey .
nolosheyda oo dhan ciyal xamar baan ahaa marka laga reebo intaan qurbaha joogey .
oo ah 7. sano .
wixii dheerad ah oo intaa kabadan emailkaaga ii reeb ayaad si aad ah isugu wareysaneynaa
aniga emailkeygu waa kan ee xiriir wanagsan abaayo. osman_mahmud@hotmail.com
abaayo xiriir wacan oo wanaagsan.
iyo jawaab deg deg ah.
byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Wednesday, January 17, 2001 - 01:06 am
Hi
Asxaabta waxaan ku noolahay Yurub Gar ahaan Dalka DK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Wednesday, January 17, 2001 - 02:33 am
To Abdifatax

Hi dhamaantina'Asxaabta
iga gudooma salaan qalii ah ,Bacdal salaam
Dhalaanyaro amaa Akhyaarta marka hore ha iga fahmiina qalaad,amaa ha ii maliina qof qawiilista ah taas ma ahaan laakin qof waalba wuu jeceel yahay dadkiisa ,
Aniga, qof aan aheen iyaaga igama dadagaayo

Taas la socoo Abditax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahmudi

Wednesday, January 17, 2001 - 05:00 am
to .salma war abaayo maxaa kugu dhacey oo aad ka xanaaqdey abaayo dadka kale warkooda waxba dheg ha u dhigin ee aniga ila hadal .
hadaad xiriir diyaar u tahey dadka kale waxay ku dhaheena iska daa .
abaayo salma aniga toos iila hadal .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanash

Friday, January 19, 2001 - 07:44 pm
TO SALMA
WALAAL SU'AAL AAN KU WEYDIIYEE ADIGU MA TURKI BAAD U DHALATEY? WAA MAXAY AFSOOMAALIGAAGU.
WAXAAD II SHEEGTAA WAA MAXAY DAWEECAD. WALIGEY MA MAQAL EREYGAAS AAD ISTICMAASHEY. AFSOOMAALIGA SOO BARO INTAADAN RAGGA WAX WEYDIISAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Saturday, January 20, 2001 - 06:18 am
To Salma
Waad salaamantahay waxaan ahay wiil cismaan maxamud ah waxaana jeclahay inaan wada xiriirno ee maxaad ka qabtaa?

To xanash
Hadaan adiga ahaan lahaa gabar cismaan maxamuud ah iskuma caayeen, ma boqorad ayaa la ceyn karaa? is ilaali ciidamada daraawiishta yaa laguu so dirinee lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 20, 2001 - 06:56 pm
My Balls osman mahamud, my balls bah yaquub, bah dir all ossman mahamuuds. My bolls the socalled King.
Omar mahuud rules Jagg asses Shaarbo miiqayaal. Ok girl no more •••• iyo anagaa reer boqor. Omar mahamuud rules. rocks the puntaland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanash

Saturday, January 20, 2001 - 08:31 pm
TO AHMED
HORTA SI XUN BAAD WAX U FAHAMTEY ANIGA SALMA MA CAAYIN EE WAXAAN U SHEEGAY, INEY WAXAY HALKAN KU QORTEY AAN LA GARANEYN.

MIDDA KALE DARAAWIISHTA AAD KA HADLEYSO XAGGEY JIREEN MARKII CIIDDA LAGU CUNSIIYEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Sunday, January 21, 2001 - 02:41 am
Xanashow waxaad gabadha ku tiri ma turki baad tahay, taasi xageyga caay bay u dhigantaa! Midda kale si asluub leh ayaa wax loogu sheega dadka, ma'aha inaad ku tilmaamto magacyo daran. Murankana halkaa ha noogu ekaado pageka inaga ma'aanan furane.

Su'aal baan ku weydiiyay adigu xanashkee baad tahay, kii Bari mise kii yemen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahmudi

Sunday, January 21, 2001 - 09:01 am
tanks mamen leave her alone mamen
if she chooce her family i dont see any think wrong that is the way of our cultur so plz respect what ever she my say.
so thank you guys .
and each ather.
writer.mahmudi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Monday, January 22, 2001 - 02:35 am
Hi > xanash ;O(
Walaalkiis waa ku mahadsan tahay meel aan laga baahneen in aad waax ku qorto laakin waa ku mahadsan tahay waaqtiga foosha xumaa aad ku qasaarisay,Tan labaad walaal aniga sheekada adiga kuma aan heen oo ragga Osmaniyiinta aan u haayeey,marka hadadan ,aheen walaal in aad qaraarto waan ka xuumahay ,walaalkiis aniga waan ugahay in aan qalaad galaay qofka bina_adaan ka qalaad waa galaah taas la socoo walaalkiis.
Walaalkiis hadaan Turkii ahay ma aan radiiyeen Osmaan maxamud you know !!!
MArka hadadan dhageesan kariin waxaan qoraayo oo eey ku dhiibayan Please pagekan ba ha furiin ok
taas la socoo Xanash
Bbyeee

P:S SALMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Monday, January 22, 2001 - 02:50 am
Hey dhamaan Asxaabta :O)
Iga gudooma salaan bacdal salaam.
walaal waan ugahay in af somaliigeyga oo saan aheen siida laga rabaay ,taasna waan ka xuumahay maxaa yeelay somalia kuma aan soo koriin laakin waa ku dhashatay ,Magadaala" Marko"
walaalyaal waa ku,mahadsan tahiin madaama aa waaqtigina qalii ahaa ku lumiisen TOPIC aan soo qoraay .
P:S Salma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Monday, January 22, 2001 - 02:53 am
Hi > Ahmed
Walaalkiis waa ku mahadsan tahay difaaca aad ii dicaafday thanks
walaalkiis waaxba kama qaboo in aan waada xiriirno
ee E_mailkaga iigu soo qoor hoos Adoo mahadsan walaalkiis.
waxaa tahay walaal yiroo
Byeeeeeeeeee

P:S SALMA :O)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr

Monday, January 22, 2001 - 04:25 am
abaa majiro osman mahamud dabeecad wanaagsan gidigood waa dhurwaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 22, 2001 - 03:09 pm
Salma, My ass osman maxamuud, all shaarbo miiqayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Monday, January 22, 2001 - 08:45 pm
To Salma
Waad salaamantahy, waxaa igala soo xiriiri kartaa emailkan ahmedbashai@yahoo.com ,

Dhamaantiin galab wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salma

Tuesday, January 23, 2001 - 04:45 am
Hi Mr and anonymous

walaal haal maaqla hortaa aniga meeshan coodsi ayaan ka soo dhiibtay ninki ayee dhiibaysana haa iska caraa gadiisto ok labadiina oo kale hore ayee meesha waax ugu qoreen marka maniila yaabyo ee walii qaalbada ayaa caruurka tihiin
walaalkiis sharbahooda ayaa lagu rabaa iyo daweecad xumaado ok kooleey wee dhamaan waraa yaalka kale lool waaxba haa is daliinin ee buuqa iyo baranooya igala Pleas ok
GALAAB WANAAGSAN DHAMAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cusbo siiye

Tuesday, January 23, 2001 - 05:02 am
to:salma
salaan kadib abaayo anaa cismaan maxamuud ah ee kama helo gabdhaha,waa su aale mataqaanoo mid cismaan maxamuuda oo qaniisa?hadaad taqaanid ii soo sheeg,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciisoriyoole

Tuesday, January 23, 2001 - 01:51 pm
To salma. why only cusmaan maxamuud, that is not fair,ok, come on, say all mohamuud saleebaan ok,lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abiyola

Wednesday, January 24, 2001 - 07:22 am
from . abiyoola
war ahmed waa lagaaga hor marey qofta ee adiga
cismaan maxamuudka kale maka xishooneysid miyaa
mise cismanka xiliguu is qadarin jirey waa laga gudbey sida ey gabadha mahmud iyo ahmed isugu heystaan bey wax walba isuygu heystan.
war aniga cumar maxamud ban ahey gabadhuna waa cunsuriyad oo cismaan uun bey magacowdey marka halkaas baan ku harey .
oo imtixanka haduu qabiil haaro waan dhacey.
ee ha idiin macaanaato yaa cusmaniyiin .
calaf wacan ahmed iyo mahmud xariiftama kiina raaya la arki doonee ..
hadey nag cusmaan ah sharaf leedahey ogada qardhey joogtaye..
war baay..
abiyola

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abiyola

Wednesday, January 24, 2001 - 07:27 am
to cusbo siiye adeer dadka laguma gafo khaniisna wax cayaar gala maaha qoomul luud afaarahoodii baad gashey ee sida ugu dhaqso badan rabi ugu toobad keen hadii kale naarta iska jir .
mida kale hadii aad dadka ceyso ayana wey ku caayaýaan hadaad nabad gelisana wey ku nabad galinayaan . ee tas ogow .
duqa dont forget any time anyehere you are.
ik you get .
waxaas oo kale waa ceeb ee ogow haku kaftamin ..
bashaal doono radso .
sidas iyo isma dhaafno .
abiyola

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAARIF

Wednesday, January 24, 2001 - 07:36 am
TO SALMA
QURUXDA IYO DAWEECADA RAGANIMADA IYO DADNIMADA MAAHEE WAX KALE MA TAQANID .
QURUX MAXAAD U TAQAAN RAGANIMONA MAXAAD UTAQAAN .
BAL ABAYO IISOO SHARAX AAN SI FIICAN KUU FAHMEE.
ANIGA QURUX MALIHI LAAKIIN .
SARIIRTA MARKAAN NAAG LATAGO WAAD QURUX BADAN TAHEY BEY TIRAHDAA TAAS MAGARAN .
MARKA QURUXDA ANIGA WAXAAN U AQAAN DAABKA WAX KA CABAAJIN KARAA MISE?
NINKA WAX BAASHAALIN KARAA MISE?
ADIGA XAGEED JOOGTAA
WAX BADAN BAAN KUU SHEEGAYAA
OO ISAGA KAA QALDAN -
QORE.CAARIF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Thursday, January 25, 2001 - 01:33 am
TO CAARIF
>Walaalkiis waxaa sheegeyso ma aan fahmin,
mana isku sii taax looyin maxaa yeelay laba goorma meel iima ee san buuxisen walaalkiis .
Marka meeshan joogo iyo ariimabahas laguuma diirsay ee Fariin iga jiido ma fahantayna
Waa taa jawaabtadi Caarif

P:S SALMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salma

Thursday, January 25, 2001 - 01:38 am
TO TO TO Abiyole
walaakiis haal aan ku sheego meeshan waax liisku heesto aaba yar maxaa yeelay aniga sheey ma ahii oo liisku heesto fahantu ,
Anaa doraanayo kaan ka heelo oo ii qaanciya ,amaa Maxamud amaa Ahmed ,
laakin haad la socoo waaxba haa igu diriin wiilasha maxaa yeelay labaada waa walaahay ok .
Any way waa ku mahadsan tahay Cusbo siiye saa uu waniisay taasna awaal ween ayaan kaga haaya walaalkiis siidas hadal wanaagsan
P:S Salma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Thursday, January 25, 2001 - 01:43 am
TO Ciiseriyoole
Walaalkiis waan ugahay in ee san xaaq aheen laakin markii aan qorayeey ayaan fududaaday waana ka xuumahay in aad iga qadaato qof qabiilista ah ,walaalkiis waan jeeclahay dhamaan Maxamuud saleebaan oo dhaan aniga labaada waa ahaay Cusman iyo Ciise ,marka haa is dhiihin qoftan wee xuuntahay .Waa na ku mahadsan tahay Qalaadkeyga aad ii sheegtay .

P:S SALMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 02:44 am
Abiyola
LOL horta hab reer magaal ah baad ku soo gashay meesha. Tolka iyo isqadarinta markaan maqlo dhiigayga baa kaca, marka meel fiican baad inooga soo gashay 1-0. Laakin qofka qalbadiisa waxa ku jira yaa garanaya, waxaana laga yaabaa inaan waxyaala badan ku kala duwannahay, waxaan rajeyneynaa inaan meel walba isaga dhawnahay sida anu isku cid nahay. Walaal waxaan kuugu duceeyay gabar wanaagsan inaad hesho, anaguna sidoo kale noogu soo ducee.

salma
dadka caaytamaya waxba ha u jawaabin, ma istaahilaan. Qofka si fiican wax kuu weydiiya kaliya u jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abiyoola

Thursday, January 25, 2001 - 03:47 am
from abiyoola
to anonmaous
duqa waxaan kuu rajeynaya qof xul oo noloshaada inta ka dhiman kula joogta ama dhabtaada ku jiifta .
mida kaleeto doonooyinka compurerka waa beenbadan yihiin ee ogow 1oo kii mid baa run sheegeysa
waana wax yaab leh
raga ayaa iney been sheegaan lagu yaqaanee
dumarkii ayaa maanta beenta ku horeeya
mid kalena ogow tan kale oo computerka isasoo galisa waxay u badan tahey midan cuntameyn
sida too lasoo nacey .
'xataa waxaad ka garan gartaa adiga xataa tijaabi mid kabaro compuertya bal sidey kuula dhaqanto
marka byeeeeeeeeee isma dhaafno
good luck ayaan ku leeyahey
iyo gabar fiican.
qore abiyoole

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

heykal haruun

Thursday, January 25, 2001 - 03:57 am
to salma
inagoon heshiinin ayaa ley afduubee
adeer adiga cosmaan oo dhan ma shukaansaneysa
xataa hadaadan boos uheyn taasi cajiib .
naa raga sida kadaa .
raga saas looma galee.
waliba waa casmaan maxamuuud ragaad saas yeekeysaa
qardho oo quman baan ka qaylinayee ma hadaan galey qaaba qowseen.-
haykal haaruun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAQIIQ

Thursday, January 25, 2001 - 04:00 am
SALMA WAA INAN WANAGSAN WAR INANTA XUSHMEEYA DEE
SOOMALIGA UUN BAA KU YARE CEEB KALE MALAHA
NAA XAGAAD JOOGTAA ANIGAA KUMAAN CISMANIYIIN AH AAN GUURSAN GARANAAYA
EE ADIGA ILA SOO XIRIIR
AMA HALKAN FARIIN IIGU REEB
MAQIIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi

Thursday, January 25, 2001 - 04:05 am
walaahi waa cajoob qof walba qabiil baa waaley
oo reerkiisa uun buu raadinayaa war naagi qabiil maleh doqomo yohow ee taad kasoo gaartaan guursada hadaad naag iney qabiil leedahey aad moodey anigu waxaan arkey dadka la yaso kuwo guursadey taasna waxay kuu sheegeysaa inaan qabiilku wax jira ahey ee uun jaceyl jiro madonana waxay tiri jaceylku waa waxaan sameyno marka qofta hadaad jaceyl ku abuurto qabiilka iney noqoneyso waa shaki laaan marka intaad reer hebel yaa ah ku heysaan waqtigaa idinka lumaya time is mony
waqtiga qabiil yuu idinka dhuminin taas ogaada
naag xun iyo naag fiican
isku qabiil maaha ogaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 05:01 am
Ku; Majeerteenka sharafta leh
dhalinyaro ha la isxushmeeyo gabadhii baa hal mar ku soo boodeen, mise hal qof oo magacya kala duwan ku soo qalaya baad tihiin. Saacada fiiriya.
gabadhu mid wanaagsan iyo mid xunba way noqon kartaa hal dhinac ha ka fiirin.

Abiyoola
mahad sanid. Hadda ka hor baan gabar iska baranay computerka lakin dabeecadeeda ayaa aad u xumeyd. Laakin waxaan wali raadinayaa 100 kiiba midda runta ka sheygeysa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanash

Friday, January 26, 2001 - 06:19 pm
TO SALMA
THIS FORUM IS CALLED SOMALINET EE LAMA DHAHO DAWEECAD NET. CIDI KAAGAMA BAAHNA MARKAAD LEEDAHAY MA AQALKAAGAAN TALEEFAN U SOO DIRAY? YAA ADIGA KUU HIBEEYEY SOMALINET? WAA RUNTAA OO WAXAANBA HADDA KA QOOMAMEYNAYAA WAQTIGII AAN KU KHASAARIYEY. DADKU WAXBUU GARTAA LAKIIN, WAXAABA IDIN KA DHAB AH JAAHILNIMADA. WAR HADDAN IDHI EREYGU DAWEECAD MA AHEE WAA DABEECAD, WAR MA WAX BAAN IDIIN DHIMAY. MAAD IGU MAHADISAAN.
DAD BEY MEELI BUGTAAAAAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 26, 2001 - 11:32 pm
TO:ALL


Waxaan aad iyo aad ula yaabanahay somaliddeena.Dadka adduunka ku nool marxallado ayey soo mareen kala duwan, tusaale, markii hore dadku way qaawanaayeen , maqaar ayey tosheen waa horumar naftoodda wax ku siyaadiyey, marka xigtayna dhar bay tosheen , waa i sisii qurxiyeen, ....ilaa ay soo gaareen hubka oo ay u rabeen inay ku ugaar sadaan iyo technologyga oo ay ku fududaystaan dantooda.WAA SU'AAL E ANIGU MAXAAN HURARKAAS INOO SAA'IDIYEY?....wuxuu inoo siyaadiyey inaan hubkii cirka loogu talagalay aan dhulka ku isticaalno, computerkii loogu tala galay inaan wax ku kala faa'iidaysano ama kuwadda xiriirno maadaama aan kala firiirnay inaan mid wax caaya iyo mid qabiil ku faantama ama caytamaba aan ka dhiganay.

waxaan idinkula talinayaa arinta qabiil ha laga saaro uu naagtii nin rabtaa markuu la soo xiriiro ha wiidiiso qabiilkiisa haddii kay rabta uu yahayna fine haddii kale dadka fidnadda ha ka dayso. sida salma .waa kaa raggii king iyo rocks putland ayuu bilaabay beentaadii awgeed.

especail to salma.

sis haddaad cidaas rabto orodoo ka raadi dhulkoodda, waa taqaan haddaad ka dhalatay e anaga maddax ha isku kaaya galin e.

HOY ! RAG IYO DUMAROW:

ISKA ILAALIYA DUMARKA, WAA FIDNADDA UGU DARAN UUNKA AAN KU NOOL NAHAY E: NABIGA CALAYHI SALAATU WA SALAAM AYAA LAGA WERIYEY INU YIRI " ISKA ILAALIYA ADDUUNYO IYO DUMARKA, REER BANII ISRAIL LAGUMA HALIGIN ILAA FITNADDII DUMARKOODA". IN THIS CASE I DON'T MEAN ALL LADIES BUT THOSE WHO HAVE SAME MENTALITY WITH SALMA.


THANKS TO ALL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciisoriyoole

Saturday, January 27, 2001 - 07:37 pm
Ninkaa wuxuu sheegay waa dhab, biyo ka ma dhibcaan ee la maqlo, dumarku waa fidma huris,iyo meesha dhibku kasoo fulo,


Salama hadii aad rabto tolkaaga,ee orod oo aabe waydiii inuu kaaga raadiyo Nin Qardho. Waa buuxaan rag doobab oo ah Qardho iyo tuulooyinka ku dhow, hadii kale, ninkii aad ka hesho ciduu doono ha ahaadee ku qabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salma

Monday, January 29, 2001 - 04:18 am
Hi ALL
Waa ni salaamay salaan kadib dhamaantina waxaan ni rajeenaya qeel iyo cafiimad walaalkiis ,waana ku mahadsan tahiin waaqtigina wanaagsan aad igu qasaarisen walaalyaalkiis anyway manta ayaa igu danbeeyso waax danbee aan soo qoraayona ma lahaan ee iska ilaawa waxii hore oo dhaan maxaa yeelay umaba Baahni in aan waax danbe meesdhan ku soo qoroo waaba meel walaan oo dad waal walaan iskugu yimaaden . Waxii qalaad iga Fahmay Sorry ,haa ni macaanato ok byeeeeeeeee

Love ya all
P:S SALMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Monday, January 29, 2001 - 04:23 am
To Ciisariyoole !!
Hi walaalkiis
haal la sooco waad gardaraan tahay ,
Walaalkiiis ha ii sheegin waxaan Barii ka raadinayo iyo waax kale taas la socoo ok
byeeeeeee

P:S SALMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salma

Monday, January 29, 2001 - 04:30 am
Dhamaantina
Haal la soocda aniga ha uu maleenin in aan isku kiin diraayo ee aniga waxaan jeeclahay kaliiya ayaan meeshan ka radiinayeey ee Ma iga ahaan in aan isku kiin diroo ok walaalyaal marka intuusan hadaalka naga xumaan anaa niga qaleesanayo oo nii dhafaayo Somalinetka oo dhaan .
Marka waxaan ni rajeenaya cafiimad iyo Qeela wanaagsano .

Siidas iyo waxaan nigu ugaahay Dhag dhag wanaagsan byeeeeeeeee
dhamaantina jaaaaaaaaaaaaaw

P:S Salma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahmud said

Wednesday, January 31, 2001 - 12:32 am
to salma abaayo iga gudoon salaan qaali ah salaan kadib abayo wax badan baan kuusoo qorey warna kaama helin maxaa dhacey ma dadka hadalkooda ayad kaxanaaqdey abaayo waxaas dheg ha udhigin dadka halkaan waxa kuusoo kuli saasaa looo weeraraa marka abaayo kaligaa maaha ee ogow .
mida kale abaayo maxaa dhacey xiriirkeenii aawey.
mise wax baa qaldamey ,-.
abaayo dadka hadalkooda waxba haka xanaaqin dadka
waa kaftamayaan waxa laga yaabaa ineysan seriaus ka aheyn sidaan ayey mar mar u qoraan ..
marka abaayo dadka raali ka noqo anaa kaa xaalmarinaya .
mida kale ahmed miyad iga raacdey mise wax baa qaldamey ina adeer.
anoo kaa warsugaya ayaa ley afduubee.
anaa kala warhelo abaayo xataa hadaad reabto bilaa xiriir hoosaad sababtoo ah waxaa tahey ina adeerteey boqorada dalka dk taas ogow abaayo .
mida kaleeto abaayo email badan baan kuusoo qorey magaranayo ma waxaan qaldey mise adaan iisoo jawaabin .. abaayo hakuu macaanaato kheyr baan kuu rajeynayaa ..
xiriir wacan gacalka ama ina adeer,,.
byeeeeeeeeeeeeeeeee.
diyaariye mahmud said

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.