Friday, January 12, 2001 - 10:45 am waad sallaamantihiin aqyaarta imaandoonta meeshan Waxaan aad iyo aad uga xumahay sababaha keenay inaan boggaga intooda badan aan looga hadlin wax yaalo khuseeya diinteena islaamka. waar wallaal layaal aan ka haddalno diinta. MARKA WAAMAXAY SABABTA UGU WACAN INAAN LAGA HADDAL ARIMAHA DIINTA? Warbal diinta haloo damqado. thanks all muslim peo