site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN RAADINAYAA WIIL OGAADEEN AH

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): WAXAAN RAADINAYAA WIIL OGAADEEN AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UMULKHEYR

Saturday, January 13, 2001 - 09:35 am
WAXAAN RAADINAYAA WIIL OGADEN AH QAASATAN MAXAMED SUBEYR AH. WAX SHARUUD OO AAN KU XIDHAYAA MA JIRTO MAXAA YEELAY WAXAAN OGAHAY INAAD DHAMEYS TIHIIN OO AAN WAX IDIDNKA DHIMANI JIRIN. MAR HORE AYAAN LA SHEEKEYSTAY WAANA QOOMAMEEYA WAXAAN UGA HADHAY HADDABA ILLA SOO XIDHIIDH OO II DHAAF EMAILKAAGA SI AAN KUULA SOO XIDHIIDHO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.SUBEYR

Monday, January 15, 2001 - 09:21 am
WALAASHEED***UMULKHEYR..

Aad baad ugu mahadsantahey doorashada aad dooratey wiil "OGAADEEN"ah walibana qaasatan kasii ah 'MOHAMED SUBEYR'.

Waxaana kugu sharfayaa inaanadan qoomamaynin sababtoo ah ama asagii baad heli ama mid uqalma haduu ilaahey inoo suurta galiyo.

Marka walaasheed waxaan kaa codsaneynaa inaad nosoo sheegto meel aan kaala soo xiriirno adoo aad umahadsan.


WALAALKAA M.SUBEYR>>>>:::::::::.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amatallaah

Monday, January 15, 2001 - 01:53 pm
Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh

Walaalay Umulkheyr waxaan Allaah kaaga baryayaa mid Saalix ah oo ku dhaqda. Walaal markaan Saalix ku leeyahay waxaan jeclaan lahaa inaad si fiican u dhuuxdo macnaha ka danbeeya ee loola jeedo Saalix, hadaad taqaano waad taqaanaa hadaanse jilciyo waa mid gutay xaqqa Rabbi iyo midka adoomaddaba.

Waxaan ku su´aali lahaa walaaleey adigoo iga raali ah adigu ma tahay Ogaadeen? Kolay shaki ayaa iiga jira taas anoo ka shidaal qaadanaya dabeecadda aan ku ogaa gabdhaha Ogaadeenka ah.
Ma faaninayo oo Allaah baa iiga sareeya waxaana codsanayaa in aanan hadalkayga loo tarjumin si khaldan, laakiin dabeecadda lagu yaqaano gabdhaha Ogaadeen ayaa ah gabdho xishood badan oo xurmo badan, waxaana aaminsanahay in qof kasta oo diin iyo akhlaaqba leh uu u qirayo middaa hablaha Ogaadeen kiise qaba CUDURKA QABYAALADDA waxaan Allaah ooga baryayaa CAAFIMAAD.

Waxaan maqlayay usbuuc ka hor islaan aan darisnahay oo ka sheekaynaysa nin ka yimid dhulkaas Ogaadeenya laakiinse u dhashay Bari markaas ka dib ayuu arkay nin malaha reer bari ah oo qaba gabar ogaadeen ah, markaas ayuu shalaayey kii dhulka soo maray oo yiri hadal uu macnihiisu yahay "Hadaanba is leeyahay waaba la guursan karaa hablaha Ogaadeen miyayba iga fakan lahaayeen" oo wuxuu ka wadaa iskadaa mid gurigeeda joogtee kuwa suuqa wax ku iibiya ee ay dantu ku kalifto inay soo baxaan ayaanba NUU kuu oranayninba.

Daliil kale waxaa noogu filan Amxaaro; Wayaano; Tigree sideedaba Itoobiyo gaalada dagta masoo hawaystaan hablahaas iyadoo horta xagg diineed aysan marnaba suurta galba ahayn ayaa hadana ma jecli inaan magacaabee waxaa jira soomaalida kale qaar ay itoobiyaanka qabaan amaa Absame waa habeenkii xalay ahaa oo tagay inay wax ka guursadaan. xattaa waxaa dhacday in itoobiyaanka ayba yaabeen oo ay yiraahdaan qolo hebla waanu ka guursanaayee maxaa idinka idinku dhacay?

Walaashay waxaan intaas oo dhan aan u soo dhiraandhirinayaa waxa weeye inaan kuu naseexeyo iyadoo aadan samaynin wax xun laakiinse aad samaysayba wax wanaagsan ayaan hadana is leeyahay walaashaa u sheeg wax kasii wanaagsan waa siday aniga ila tahay.

Abaayo waxaad ogtahay in Allaah uu wax arsaaqo, arsaaqdana waa wax walba oo Allaah ku siiyo nin fiican oo Saalix ayaana ka mid ah, Marka ugu horaysana waxaan ku dhihi lahaa Allaah bari oo u noqo oo waydiiso inuu ku siiyo mid Saalix ah oo masuuliyadaada qaada.

Sabirna la imow oo marna yaysan niyadda kaa galin waan ducaystay ee maxaa la ii aqbali waayey. Mid kalena waxay tahay xadiis uu Nabigu (scw) yiri oo macnihiisu ahaa "dalabka hagaajiya wixii la idiin qoray waad helaysaane" marka abaayo anoo ka shidaal qaadanayo xadiiskaas waxaan hubaa haduu Allaah kuu qadaray inaad guursato Maxamed-Sebayr inaad helayso adoo gurigaada joogto oodan netka lagaa akhrisanin, inkastood qarsoon tahay hada hadannah markaad albaab garaacdid iyo marka laguusoo garaaco isku niyad ma tihid sow mahan?

Waayo aragnimo kalena iga qabso, anigan hadda kula hadlaya waxaan ahay gabar dhowr iyo labaatan jir ah oo aan wali guursanin, shaqaysata; mid khibradaysan oon iska qabo ahayn, Allaah uu ku arsuqay diin iyo akhlaaq walibana ugu daray qurux, cilmi diini ahna akhrisan karta kitaabkay doonto, mid maadina ka gaartay ilaa heer jaamacadeed, waliba jaamacadaha Yurub ee wax aan moodno (inteena fahamkoodu uu liito een ugu horeeyo) qabiilkaa haray baan u malayn; ah Ogaadeen; Maxamad-Subayr.

Hadana Allaah baan ka magan galay inaan u hanql taago nin, iska daa hanqaltaagee intaan hadda qoray baan ka naxsanahay Allaah baan ku dhaartaye, aanse u qoray walaashaa u caqli celi.

kolay waxaan ku dhihi lahaa Ilaahay ku kalsonow oo ku qanac sida uu kuu qoray hana is liidin, oo ha is xumayn.
Waana tii maahmaahdu ahayd "Gabari kun baa la hadasha kowna way ka qaadataa" Waan rajaynayaa inaadan wax la ayn laakiin aad raadinaysid dookhaaga laakiin muhiimkaan kuula hadlayay waxaan rajaynayaa inaad fahamtay.

Muhiimkaadana ha ahaado axad diin iyo akhlaaq leh risqigiisuna uu kafaaf(ka bixi kara masruufka reerka) yahay, markaas ka dib ka xulo kan Maxamad-Subayr ah anaa ka dhashay waxaan ku doorsanayo malahan haday buuxiyaan sadexda sharuudood ee hore.

Wabillaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nateex

Monday, January 15, 2001 - 04:36 pm
walaal macaan waan kusalaamay marka hore.
walaalay runtii waxa aan filayaa horta in aadan ahayn gabadh ogaden waayo gabdhaha ogaden ama somali oo dhanba laguma aqoonin in ay isku soo qoraan meeshan oo kale iyaga oo raadin haya wiil.
walaalay waxa aan kudhihi hadii aad tahay gabadh qabiilkaas aad soosheegtay walaal fadlan waxan kabaxa oo qabyaalada iska daa oo alah kuxiray. qabiilku waa qudhun ee kabaxa, hadii kale oo aad ruux kale aad tahay oo aad isku dayeeyso in aad wax udhinto dadka qaiilkaas kadhaynay walaalay ama walaalo rabigaa kacabso oo katir fariintaada meesha. waxa aanad katiri kartaa adiga oo fariin u dira maamulka somalinetka.
gabadhidii akhlaaq le oo gurigooda ku asturan waxa ay rabto waayimeeyso, runtiina hada waxa ay wiilasha guur doonka ah raadiyaan gabadha akhlaaq leh oo gurigooda ku asturan. aabayaashuna wiilasha waxa ay kulataliyaan oo ay dhahaan aabo reerkaas ayaan gabadh asturan ayaa lagu sheegee maad soo aragtid, marka walaal hada waa la arkay qiimaha ay gabadha wanaagsini leedahay.
hadii aad tahay gabadh yar oo jecela in ay wakhtigeeda ku dhumiso wax aan alaah iyo waalidkii dhalay raali ka ahayn walaal alaah u toobad keen oo kanoqo waxaas oo dhan.
nabaday walaalkaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaliif

Monday, January 15, 2001 - 07:18 pm
Waad salaaman tahay,walaaheeydii Umul khayr.
weli isma aanan oran gabar ree maxamed Subeer ah ayaad maanta ka heli doontaa internetka,balse Alxamdulliaahi hadaan helay. abaayo waxaan ahay walaakaa Khaliif oo ku nool cariga mareykanka, ma jirto wax weligay iiga muhiimsan in aan is helno tii Alle ii calfay,gaar ahaan gabar aan walaala nahay oon is fahmi karo,oo waxaaba dhici karta in aynu is aqoonsano kolkaan is barano. abaayo macaan igal soo xiriir kalifyusuf@hotmail.com ama kalififca@wyndtell.com.oo labaduba waa isku kemid. Allaha casiiska ayaan ka baryayaa in uu na isku kee calfo. aamiin.
waa walaalkaa Khaliif oo ku leh weynu is heli Insha Allah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rashid

Monday, January 15, 2001 - 07:26 pm
to Amatalaah
I like your wisedom, and I would like to have a close relationship with you since you are still single. Don't get me wrong sister.I'm on the lookout of a good girl like you. You are 24 and and I'm 27 so, you may be the one I was looking for these days.
thanks sister and say hello for me to your friends and relatives.
See you soon
your brother,
Rashid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasteex

Tuesday, January 16, 2001 - 12:22 pm
TO: amatalaah walaalay macaan alaha kaa ajirsiiyo waanada wanaagsan eed siisay waleesheen runtii markaan aqriyay qoraalkaaga waan mar waan farxay, mar waan kuu hanqal taagay, marwaxaan is iri gabadhaas sideed u heshaas. walaal alaah adiga oo kale haiga siiyo walaalah muslimiinta ah.
walaasha bilawday qoraalkan ee bal fiiri walaal walaashaa caqligeeda ma umalayn in nin arka qoraalkeedaas uu dhaafi, waxaan filayaa in qoraalkeedu iyo maskxdeedu isleeyihiin.
Amatalaah walaal xageed dangantahay inaa lilaah waxaadba tahay kuwii asalka ahaa ee.
lagu arag ilaaheen oo lagulakulan adiga oo nool waxa aan kahadlayaa labadeena ee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Umulkheyr

Tuesday, January 16, 2001 - 02:08 pm
to Amatulaahi
whoever you are.There is nothing wrong of wanting a ogaden guys.you said that you don't want me to write in this site, but can't you see you are advertising yourself too. so whatis up with that.
Because of me now you have two guys who want to be with you. I was with you and trying to see your ideas, but now you tell that you are single and described yourself on the net.
maybe that is the best way that you can get a man.
waxay soomalida tidhaahdaa walaalkaa magaalo u cay.

Waxaad aniga iga celineysid ayaad adiguba sameysay. how do u expecting me to follow and accept your advice when you are trying to do the same thing that i did.
Teeda kale dadka soomaalidu wey iska xanaaqaan iyagoo waxbe hubsanin. waxaan idhi wiil ogaadeen ayaan raadinayaa qaasatan maxamed subeyr. Ilama aha intaasi aan ku noqonayo gabadh gabdhaha kale ka xun.waxaan arintaas u idhina ma jecli inaan niman badan shukaansato oo aan raadiyo kii aan ku qanci lahaa mana moogi in calafku uu halkiisa yahay wixii ilaahey kuu qoreynaya aad heleysid.
balse nothing is wrong if i want to spend rest of my life with ogaden guy and be after whatever makes me happy. I thought this would be easier way to find. I am not doing something wrong or trying to insult ogaden girls balse remember many thing had changed over the past 10 years. As i believe there is no religion that prohapited women from wanting and asking to be married. I just wanted to find someone that I can understand and have relationship. How many girls said that they looking for some guys from other qabiils in this net. Then what is wrong with me not them?. after i seen this i decided to do the same to find mr right from ogaden which i am hopping that i will.
I am not just going to marry whoever comes to this site but i would like to get to know him and see if we can esteblished marriage that is xalaal and based on honest, love, and our religion.
the reason that i chose ogaden is that they are a good people who are still attach with our valuable culture. Beside from that i want to be with a man that i know where he originally from and respected me more cause we are (ilma adeer)
anyone who thinks this is qabiil remember what happaned somalia when civil war broke out. I don't want my children and me flew to different direction and worry if i will be safe with my husband.
If maxamed subeyr guys are still interesting get to know me little bit better here is my email
umulkher00@hotmail.com
if i offended anyone in anyways i am sorry i just want to be honest and find someone from that qabiil.
thanks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil ogaden

Tuesday, January 16, 2001 - 02:37 pm
hello my sis. i don't think there is anything wrong with that. if someone doesn't like it then it's up to him/her, but still remember we are bro/sis. and we don't have to say something with each other.
anyway my deeply,lovely sis where do you live. i believe you live somewhere in North America but where in N/A.
i am maxamed subeer guy and a'm willing to meet you, so if you live somewhere in Toronto let me know sis. I was looking for an Ogaden girl since i came here, Toronto and still i didn't met one but other somalian girls. so i would be happy to meet a close sister.
your bro. in Tor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amatallaah

Wednesday, January 17, 2001 - 07:05 am
Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh


Walaal Umulkhayr Allaha kaa abaal mariyo sida xushmadda iyo asluubta leh eed u hadashay. Walaal waxaa laga yaabaa in uu kugu dhacay khalad fahan haday taas ahayna anigoo marna ah walaashaa fil islaam marna ah ina adeertaa (soomaali) saas iilama aadan hadasheen. Khaladfahankana waxaa ka mid ah is difaaca aan lagaaga baahnayn eed hadalkaada aad ku bilowday eed leedahay: "Maxaa khalad ah oo ku jira hadaan raadiyay/rabo nin Ogaadeen ah" waa yaabe yaa ku yiri khalad ayaad samaysay? Aniga hal su´aal ayaan ku waydiiyay taasna si cad oogagama aadan jawaabin oo waxaan ku waydiiyay adigu matahay Ogaadeen? Aakhirka ayaad ku sheegtay inaad rabtid mid aad ilma adeer tihiin. Ilma adeerna soomaaliyoo idil ayaa wada ah marka si loo eego.
Walaashay waxaan ku iri si fiican u akhri hadaad af ingriiska ka fahmi ogtahay soomaaligana ii sheeg aan isku dhibee inaan ku qoro. Aniga waxaan ku iri sidan: "Walaashay waxaan intaas oo dhan aan u soo dhiraandhirinayaa waxa weeye inaan kuu naseexeyo iyadoo aadan samaynin wax xun laakiinse aad samaysayba wax wanaagsan ayaan hadana is leeyahay walaashaa u sheeg wax kasii wanaagsan waa siday aniga ila tahay". Marka anoo sidaa kuula hadlay maxaad toobigaaga oogu bilawday wax xun ma´aanan samaynin.

Tan kale een kaaga yaabanahay illaa iyo hadda waxa weeye hadalkaada aad tiri: "you said that you don't want me to write in this site, but can't you see you are advertising yourself too. so whatis up with that.
Because of me now you have two guys who want to be with you. I was with you and trying to see your ideas, but now you tell that you are single and described yourself on the net.
maybe that is the best way that you can get a man.
waxay soomalida tidhaahdaa walaalkaa magaalo u cay. Waxaad aniga iga celineysid ayaad adiguba sameysay. how do u expecting me to follow and accept your advice when you are trying to do the same thing that i did".

Innaa lillaahi wa´innaa ilayhi raajicuun, walaalay makaa mudnahay inaad sidaas aad iigula hadasho? Maxaan kaaga mutay inaad sidaa aad iila hadasho? Kolay aniga Ilaahay dartii ayaan kugu cafiyay oo marna isma lihi ula kac ayay sidaa u samaysay laakiin sidaan kor ku xusayba waxaan isleeyahay wali waa khalad fahan haday taas jirina oo uusan khalad fahan kugu dhicina waxaan ku siinayaa tusaale caqli ah iyo mid kale oo waaqic ah.

Tusaalaha caqligaaga aad ku garan karto waxa weeye Somalinet waxay qabtaa qayb ay nimanka iyo naagahaba isku qoraan oo qofkii raba uu isku xayay siiyo oo cid walba way arki kartaa, marka maan fagaarahaas iska naadiyo intaan luuqaan aan iska baafinaayo oo cid ogba aysan jirin, marka taas ayaa iska cad in waxa aad sheegayso uu yahay khalad fahan kugu dhacay hadaad rabto inaad ku tumato sharaftaydana waa baab kale.

Midka waaqacana waxaa weeye oo Allaah iiga sareeyaa inaan Allaah ka baryay inuusan shaqsina ila soo hadlin ilaa midkaan is calfanayno ileen Ilaahbaa oge marka qof inta la soo hadasha Ilaah ka magan galayso hadalkooda iyo sheekadooda oo is leh gaar wakhti iyo meel kuu munaasab ah ma kula tahay inay iska naadinayso netka oo ku xisaabtamayso labaa jaa kuu gacan haatisay iyo waxa aad ku fikiraysid?

Walaashay waxaan ku leeyahay qof NAASIX isku tilmaamaya oo hadana suuq madow wax ku raadinaaya waaba tuug waxaana leeyahay hadalkii Nabi Shucayb (cs)markuu la hadlayay: "waxaan idinka waaniyay idiin daba mari maayo" oo Allaah ayaan ka magan galay inaan kuu daba maro wax aan kaa waaniyay.

Si fiicana u akhri waxaan qoray hana iska didin.

Hadaad u baahato faahfaahin intaa ka badan waxaad igala soo xiriiri kartaa:

fahma69@hotmail.com

Wabillaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Umulkheyr

Wednesday, January 17, 2001 - 04:14 pm
To umutulaahi
I am sorry if i offonded you in anyways. I knew what i am doing and i want take responsible for my actions. If i am ogaden or not i think that is up to me. So please let us not talk in the net since i think we are both ogaden. Whatever happened happened and it is time for us to put this our past.
I wish you the best
by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaliif

Wednesday, January 17, 2001 - 10:08 pm
Umulkeyr, you have the upper hand and forget what this woman says. As you already stated, she only wants to get an opportunity to advertise herself in your place. it is clear that she is going to throw you out and take your position, so that many men will contact her. And at last she told us her -mail, because she doesn't want you to contact her but because she wants the other guys to e-mail her. I think she will stop advertising here as soon as she gets one of the above guys who responded her advertisement.

Just say to her good by and help her to get whatever she wants, beacause she is unable to look for her lover.

your brother Khaliif

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amatallaah

Thursday, January 18, 2001 - 01:03 am
Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh

Ku: Umulkhayr

Walaaleey anoo awalba ku faraxsannaa magaca qiimaha badan eed qaadatay ayaa haddana waxaad ku sii darsatay akhlaaq wanaag aan la qiyaasi karin, waxaan Allaah kaaga baryayaa inuu kuu saa´idiyo akhlaaqdaas wanaagsan, ayna kugu daydaan walaalaha kale oo Khaliif uu ugu horeeyo. Waadna ku mahadsan tahay khaladkaad qiratay. Waana ka cudurdaaranayaa hadaan kugu dhibay su´aasha qabiilka ee ka raali noqo. Waana aqbalay wanadaadii u danbaysay; jazaakallaahu khayraa.

Ku: Khaliif

Walaal waad i dulmisay, mid iska cad oo adigaba hadaad dib isugu noqoto aad garwaaqsan lahayd, waa hadaad tahay axad diin iyo akhlaaq leh, kumana sii jirto hadayba runtaa tahay oo aad tahay Ogaadeen, waa ii dhiman tahay nin cidaas aan ka dhashay isku sheegaaya oo dumarka sidaa ugu tumanaya waliba dumarkaa kale ehe mid ina adeertii ah.

Teeda kale waxaan e-mailka meesha ugu qoray waxay ahayd walaashaa haday cudur daaranayso aniga uun ha ii cudurdaarato oo ha ila soo xiriirto intay netka ka cudur daaran lahayd. Midda kale waa adiga leh maxay kuula soo xiriiri wayday, bal maxaan kula xiriiraa xittaa haday ka tagtay cinwaankeeda waxba iima tarayo inaan e-mail aan u qoro iyada waayo meeshay walaashay ku qortay waxaas oo dadka qaarkii ee fahamkooda dhakhsaha yahay ay khalad iga fahmi karaan waa inaan ka cadeeyaa in ay khalad iga fahantay.

Waxaase wax lala yaabo ah in walaashay ay garoowsatay waxay samaysay, adiga oo wax kaa galay aritaana aysan jirin aad aflagaadadaas iyo dulmigaas aad meesha ku qortay.

Waxaan ku leeyahay Ilaahay u toobadkeen aniga Allaah ba i uuntay oo i leh isagaana inoo diiday inaan is dulmino marka aniga waxaa iga daran axadka i abuurtay eed dulmisay waayo aniga alaab la leeyahay ayaan ahaa alaab hadii la leeyahayna, inta aysan alaabta dhibtoonin waxaa dhibtoonaya Axadkii alaabta lahaa. Marka ina adeer marka hore Allaah u toobadkeen oo xasuso dambiyada aad gashay mar waa isku dir(namiimiyenimo), dirdiraalahana waxuu xadiis nabiga (scw) ku sheegay inuusanba janada galayninba, marna anaad i dulmisay oo bari ka ah waxaas aad sheegaysid, marna gabadhii walaashay ee Umulkayr ayaadba mooday inay horar u tahay ragga iyadoo aad aragto xishoodkeeda iyo waxa arintaan ku kalifay.

Anigase dulmigaad i dulmisay waa kaa cafiyay oo cafis ayaad iga tahay, waana kuu duceeyay oo Allaah ha kaa dhigo mid leh akhlaaq iyo diin helana marwo saalixad ah.

Wabillaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahmanm

Thursday, January 18, 2001 - 03:36 am
asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakatuhu

walaal umulkhayr adiga waxaan ku anfacaaya kii sariirta kugu qanciyo oo ceebtaada asturo ee hadii uu sida aad sheegayso noqdo inuu yahay nin Mohamed subayr ah sariirtana uu kugu qancin waayo ka waran ilaahay ka baq ee mau dul qaadan lahayd.

Muslimiintana dhana waa is geeyaan Laakiin adiga hadalkaada sida aan ka fahmaayo waxaa tahay qof qabiilka aaminsan oo uu jilbaha ka jajabiyay

thanks

Your wanag doone

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuraadinhaye

Thursday, January 18, 2001 - 07:14 am
Umul khayr do you live somewhere in Torono????. if yes, let me know sis. i will be around soon, otherwise don't waste my time sis.
yours!we should be togather!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baashe

Thursday, January 18, 2001 - 09:48 am
Hi to you all!

I just would like to take a minute and say hi to you all. I am Male Ogden/M.Suber and like to have a as much friends as possible of this clan of ours. I haven't had one for a while. a friend that I can talk to, share Ideas, thoughts etc. They don't have to be the same city, state, or country that I am in. I live in Washington DC, U.S.A area. I am student in UNI. now but soon I will be graduating in about a year or so. So if any of you are interesting pls email me. at Baashe_h@hotmail.com

As you all see, I 've not mentioned any relationship or partner on my note, coz I don't think I am ready for that right now. I am just looking for a friend, no matter if it is male/female.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baashe

Thursday, January 18, 2001 - 10:27 am
I forget to ask one thing.

Umulkheyr & Umatallah, since you guys have posted your e-mail addresses on here, may i use it and send you an email. Just want to get permission before I do it.

Tha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

umulkheyr

Thursday, January 18, 2001 - 04:40 pm
To umutulahi
I responded you, not because i feel guilty about what i said or did but because i wanted us to be friend and stop answering on the net. Another thing that iwant to clearify and ask you is pls don't take my time writing a whole page cauze somaalidu waxay tidhaahdaa hadal nin wada yidhi mawada odhan nin ka tageyse kama wada tigin.Therefore, pls say it nice and short because Biyo meel godan ayay isugu tagaan so whatever you said i will get the point.
Third don't be mad about khalif cause he is telling the truth.Also as you said, you are young and religous girl why you R wasting ur time answering to everyone or you don't have anything to do. You don't have say or answer to everyone who says something about you and remember "two wrongs don't make right" If someone maybe says something that will offending you somehow, just forgot about it and move on. Because that what good girls do. Don't insult the person and keep pretending that you are giving them advice.
Now you said that khalif is not ogaden cause he would not say such thing or he doesn't have AQLAAKDH AND DIIN, to me that is insulting.
Thus if you don't know before now you know it.
Forth. guess another thing that khalif was right about it. if you wanted us to exhange our ideas or what you called "cudurdaar", then you could sending me an email instead of putting yours on the net. So pls don't play hard, pretend the innocent one and still be the good one when you are doing the same wheather is insutling or grapping the apportunity of findding the one.
thanks
I didn't want to talk that much, but anyways you made me do it

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaliif

Thursday, January 18, 2001 - 08:09 pm
You defendend me well, Umulkher and everyone knows that girl has lost in the middle of nowhere.

We will no longer able to discuss this matter in the net any more, because we are all brothers and sisters and we have no right to discuss something like this.

Thanks
your borther Khalif

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amatallaah

Thursday, January 18, 2001 - 10:00 pm
Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh

Ku: Umulkhayr

Walaalo kolay waad cudur daaratay cudurdaarkaadana ma´aadan kala qaadin markii hore hadase haduu kula xumaaday waa danahaaga oo aad kala badalayso. Aniga laba gooraba waxaan meeshan aan wax ugu soo qoray waxay ahayd inaan kuu naseexeeyo haday ku dhibtay naseexadiina anaa ku leh RAALI KA NOQO.

Wax kasta oo aad iigu gaftayna Allaah dartii ayaan kuugu cafiyay ama ha´ahaato kuwa ugu danbeeyay eed hadda qortay eed wiilka aad kaga hadlayso iyo wakhtigayga iyo arimahayga kale eed fara gashatayba ama ha ahaadaan kuwa aad ila daba wado ee nin raadinta ah anoo si walba kuugu sharxay qofkaan ahay iyo meeshaan hiigsanaayo oo haday is tustus iga tahay ogsoon inaan ku fadooxoobayo aduun iyo aakhiro labadaba.

Wax badan oo u baahan in lagaaga jawaabana waysan suura galaynin waayo intii hore ayaan si walba kuugu sharxay walina meeshaada ayaad ka wadataa, marka inaan jawaabaha kalena faraha ka qaado ayay noqonaysa.

Marka waxaa haboonaan lahayd inaan aflagaadada iska dayno oon is cafino. Doodana waxaan rajaynayaa intaas inay nooga ekaato.

Khaliif adigana waxaan ku dhihi lahaa gabadhaas hadalkeeda yuusan ku kadinin, walaashay waxay layaabantahay waxaan kuugu jawaabay laakiin horay ayay soomaali u tiri "Qaniinyo aadan iska fujinin lagaama fujiyo" marka inaan kuu jawaabo waxay ahayd lama huraan ama garowso ama ha garowsanin.
Kolay muhiim ma´ahan inaad netka ka sheegto toobadaada laakiin waa howl kuu taala.

Wabillaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amatallaah

Thursday, January 18, 2001 - 10:16 pm
Asalaamu calaykum

Umulkhayr

Walaal waxaan rabaa in aan kuu sheego hal arin oo aan rabay inaan kaaga jawaabo laakiin aan hilmaamay waxaana weeye walaal aniga kuma dhihin Khaliif Ogaadeen ma tihid kumana dhihin ma lihid DIIN IYO AKHLAAQ ee abaayo danbiga iska daa intaadan jawaabina akhri oo hubso, waxaas inay danbi iyo edebdaro tahay qofkastaa oge waa hadaan ku qori lahaa waxaas aad igu sheegtay ee aan waxba ka jirin.

Sidaan kor kuugu qorayna aniga cafis ayaad iga tahay, waxaana lama huraan ah inuu qof walba iska ilaaliyo dulmiga iyo xad gudubka.

Wabillaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaliif

Friday, January 19, 2001 - 09:12 pm
Thanks Umutulaah,

forgive me sister,if I offended you. As you know, we are only humand being and most people will thought that you are one of the advertisers who wanted to hunt their future husbands in that girl's place.

The reason is that you described yourself the same way our sister Umulkher did, and at last you told us your e-mail. Then there were two guys who responded your advertisement and it is possible that they might contacted you through your e-mail.

What happened is happened,so please forget that and we should stop fighting and switch into something else instead.

I also ask, Umulkher to apologize your sister personally and ask her to forgive you.

We,me, Umulkher, and Umutallah, Insha Allah, will be in agreement sooner or latter.

Good by and and have a nice day.
your brother Khaliif

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rashiid

Saturday, January 20, 2001 - 08:02 am
Salaan,

Anoo ahayn Ogaadeen iyo reer Subeerba, inkastoo aanu geel kala qaadno. Hadana waxa jira mid,

Umalkhayr haday raadinayso nin tolkeeda maxaad ula yaabaysaan, anigu soomaalidan garan waa, hortu saw ina adeerkeed kama xigo qabiilada kale, saw isku dagaan ma aha isku dan ma aha isku af ma aha. Ma ceeb aa????? hday rabto wiil Ogaadeen ah oo xalaal ah, maxaad ka rabtaan, mise afkeeda ayaad ka haysaan qabiilada kale baan necbahay.

Qabiil dhib ma le ee idinkaa ka dhigaaya wax dhib ah oo ceeb ah, Alamataale, ina abti waad qaldantay, ee dib iskugu noqo qabiil cuqadad vaad qabtaaye ilaahay hakaa daweeyo, anigu kolayba dhib uma arka , reer hebel waa wax laysku barto oo dhaqan soomaali ah, qabiil ma aha kii Afweyne aad ka bartay.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 20, 2001 - 10:06 am
BARASHO WANAAGSAN UMULKHAYR WAXAAN AHAY NINKAAD GOOBAYSAY SOO DHAWOW SOO DIR E-MAILKAAGA HADII AY
ARINTU DHAB KAATAHAY.WAXAAN UMALAYNHAYAA GABADHA
NINKA SHURUUDAHAA LEH DOONAYSA IN AY TAHAY GABADH ISHUBTA OO QURUXBADAN!!
SOO DHAWOW INADEER UMULKHAYREY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesi

Saturday, January 20, 2001 - 10:36 am
gabadhyahay ogadeen guurdoon hadaadtahay ninku
gaya ayaan ahay waxaan goobayaa goobtaad ku nooshahay.sida goray haldha goor hore aroortii
gil gilaaya waaxyaha oo gaatin socodkaa gaafmeera
kayma qurixdiisa gaarka ah adeey gooni kuu tahay
kolay gaari baadtahay kabadh ugub ah baadtahay
wax la guursadaadtahay ana geesi baan ahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

umulkheyr

Sunday, January 21, 2001 - 08:05 am
To rasheed
walaal waad mahadsan tahay sida wanaaga badan eed aniga iyo dadkii kalaba aad ula hadashay. waxaan ku leeyahay Thanks. Anigu nin maxamed subeyr ah ayaan codsadaye ceeb kale miyaan falay. Qabiilada kalana ma necbi balse ma doonayo inaan u dhaxo That is all.

To geesi and anonymous
walaalayaal haddii aad rabtaan emailkeyga kor ayaan ku qoray. haddii aad arki weydaana iminkana waa kan..
umulkher00@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amatallaah

Sunday, January 21, 2001 - 08:52 am
Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh

Ku: Khaliif

Walaal aniga adoon iga codsanin ayaanba ku cafiyay kuuna duceeyay. Tan kale ee hilmaamida waa kaa aqbalay waadna ku mahadsantahay.

Allahana kaa abaal mariyo WAANADA aad siisay walaasheen.

Ku: Rashiid

Walaal aniga qabiil cuqdad kama qabo mana necbi, marka ma´garanayo meeshaad ka akhrisatay ama aan ku qoray inaan qabiil cuqdad ka qabo.

Qabiil inaan cuqdad ka qabina waad fahmi lahayd hadaad akhrin lahayd waraaqaha kala duwan een ku qoray qaybtan.

Wabillaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kudoonaye

Sunday, January 21, 2001 - 03:32 pm
To:umulkher
Please can you tell us where you live.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR G

Monday, January 22, 2001 - 04:29 am
OGAADEEN?AWOOWGAA LAGUBYEEY DEE WALAAL WAA ANIGA AHAHAH MAADAAMA HOOYADAY AHAYD OGAASYADA OGAADEEN WAXAAN KU DHAHAYAA GOOD LUCK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 24, 2001 - 02:52 am
naya ma nin bad gursaneysa miso qabiil bad gursanay?
ogadense ma ogdahay in jacelyihin nago badan in ay gursadan. bariba u gufuri .
talaada si waa tu gabared .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 24, 2001 - 06:09 am
From!!
Walaal gabadha guur doonka ah ee ogaden waxaan u sheegayaa inaan wiil ogaadeenaa oo maxamad subeer aan ahaay waxay gabadh sharaf lihi hibsanaysay oo idilna waa igu idil yihiin marka hadaad wax dhabaa wadato inaadeer waxaan ku siinayaa my e-mail halkaa igala soo xidhiidh waanad i helaysaa had iyo jeer - walaal gacma furan..

my e- mail( halgame@hotmail.com)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alisiyad

Thursday, January 25, 2001 - 01:43 pm
UMULKHEYR HADII AAD RADINEYSO WILL M.SUBER AH

IGALASO XIRIR
alisiyad1@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMAL YARE

Thursday, January 25, 2001 - 03:08 pm
TO UMUKHAYR WALAASHII I DISAGREE WHAT YOU SAID BECAUSE WE ARE NOT IN AFRICA SO BE COOL AND BE MY LADY ABAAYO FIKRAD AHAAN WAA LAGA FIICAN YAHAY WAXXAAD MEESHA KU QORTAY RUN AHAANTII ANIGU WAXAAN AHAY REER SUBEER MARKA MA AHA IN AAD DAD AAN NA QOON NABARTID ABAAYADII ILASOO XIRIIR AS SOON AS POSSIBLE HALKAAN KUUGUMA SHEEGI KARO WAXAAN RABO SO CONTACT ME AS SOON AS POSSIPLE I AM SEARIOS CONACT ME THIS ABDIGANI7@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAJI MK

Sunday, January 28, 2001 - 11:00 am
FADLAN CIWAANKA HORE BADALO OO KUQOR MAXAMED SUBAYR MAXAA YEELAY WAAN KUSOO HUNGOONAY LIANA OGAADEEN MARKAAD TIDHI WAAN SOO GALAY LAAKIIN IAM NOT ZUBARISM MARKA LUGOOYADA NAGA DAA AAN KUUDUCAYNEEEEEEEEEEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadna

Tuesday, January 30, 2001 - 08:31 pm
Salaam all,

loooooooooooool@HAJI MK, that was funny walaahi.
Hey sis Umulkheyr,Good luck with ur search for Ogaden guy but please think b4 u leap into it
Don't search for love coz of qabiil,coz one Ogaden man made u feel good and was great doesn't necessariry mean the other will be the same so be carefull sis.I am an Ogaden myself and beleive I experienced with both Ogaden guys and other tribes
and it's not an issue of qabiil when it comes down to love unless u thinking otherwise.
LOVE KNOES NO QABILL sis so don't let carried away by our psycho affected qabiilism mind sis,I really hate to see u get hurt by ending up with the wrong person just coz he was ur "inaadeero",
So best of LUCK and watch out !
By the way isn't Mohammed Subeyr a general term,
doesn''t it branch out lol@ don't mind me am confused and am certainly not qabiil fan but just making sure.
Salaam all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iidaan

Wednesday, January 31, 2001 - 01:24 am
Waryaaya reer maxamed subeer maskaxyarida daaya oo naagtan waalan iska dhaafa oo gabadha ina-adeertiin ah hadalkeeda maqla iyadaa kulligiin idinka caqli badane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mjboy

Wednesday, January 31, 2001 - 02:48 am
Abaay umalkhayr

abay waa kaxumahay, dookhga xun, inta soomali ilahay badiyay, ogaaden maa ka dooratey,

abaaaaaaaay cagli ku aadan dooran, laakin waxaa laga yabaa in aad ku dooratay"alaaaaabweynhihin" sabato ah ragga dabaliinta ah waa CALIFANAX WEYN YIHIIN, nin kastoo alaaabweyn aan rabaa dheh sis


good advice,it's it???!

nin "a

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kariim

Wednesday, January 31, 2001 - 06:31 am
Yaw dumby MJBoy
where did chu get that dumb thing mother fucher.
we don't talk to those childesh minded people mother fucker
Are u a gay and want to suck our dicks mother fucker..
Ogaden are clean people and we hate gays and lesbians..
Or chu r jeleous cuz u can't talk to Ogaden girl..
get a life mother fucker...
Grown up mother fucker..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABADH NIIGU KACAY

Sunday, February 04, 2001 - 11:29 pm
SALAAL DHAMAANTIIN!
ALA OGDEN BAA ISKA HOOGAY KUWALBOO HUNIBA WUXUU DHIHI ANAA AH OGDEN AFKIINA XUN KA SII JEEDIYA.
NAAYAA WAADNA CEEBAY SAY SAAN URKANA ADIGU MATIHID OGADEN IYO MAXAMED SUBER TOONA DADKUNA ILEEN KUMA YAQAANANE WAXAY KU MOODI IN AADTAY OGADEN , BAL WAXAAD CAY U SOO JIIDADAY WADADKII OGADEEN AHAA . ADUU KU LAIYEETIHI WAX KU TUSAY MA WAA KU YIDHI NAA INTERNETKA INGA SOO FAAH FAAHIN BAL HADA WAXAAD WAXA U SOO JIIDEATAY EEG.
INTII GABADHO AHAY EE LAGU YAQQANAY SHARAF IYO MAAMUS BA OOD CEEBAYSAY .WAAN KU NAHAY MARKAAN AQRIYAY WAXAAD SOO QORTAY SABASTOO AH OGADEN BADANE MAADAN ODHANE WAXAAD TIDHI MAXAMED SUUBER TAASAA KU CADAY SAY INAADAN AHAYN OGADEN AYANA KU DHALIN .SAA WAA MARAAMIIN TAN ANAA HA KU SOO WADALE MID AHI KUMA JIRO EE YANAY GIIDAAR KUU DHIBIN WALIBA KU CAD BAY KUU DHIIBI.MIDA KALE HADUU BAL ILAHAY KUU QORAY KU OGDEN AAN AHAY MA WAXAD ODAN ANUU WAXAAN SUGI KU OGADEN AHA NAA MEESHA KA TOOS WANAN KUAL TALINAYEE MARDABE AI SI SOO CABAN WAXANA HA UNDHIMIN OGADEN .


SAAWAA WIILASHA GABADH OGADEN DAYDAYGAHA MAXAAD MOODEEN INAY GABADHU OGADENKIHI INAY INTERNETKA YALYAALAN QASAARAAD TIHIN (HUUSH)WAATAQAAN BAAN UMALAYNAYAA MEESHA LAGA HELO GABDHA OGADEN IYO WIILASHABA .LAAKIN WIILASHA KALANA WAXABA MA QABAAN EE SOMALIEED WAANA WAX LAHUBO IN AAD KAHELI CALFKAAGA .
WALAAL WAXAA WAXASOO HADAL AH IGA KEENAY MARABO INAAD KA SIISO GABDHA OGADEN OO DHAN SAWIR XUN EE HAILA YAABIN ANAAHA REERKAD KA DAYNAYSOO WAANA LAGA YAABA IN AYNU NOQONO DUMAASHIYO .


GABADH OGADEN AH OO MAXAMED SUBEER AH OO DALADA AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 05, 2001 - 07:36 am
HOOOY
UGAADEEN KU WUU GAMASAN YAHAE GAMASYO HA UDHIIBIN
UMALEKHEEYREEY DHILOY KAJOG MEELAHAAD GACAN TOGAALAYSEY ,,
DHILOOY UGAADEEN KU KIINA CASKA AHAA MIYUUNAN AHAYN EE UU KAMIAHAAYEEN REER CABDULE IYO REER ISAAQ , WALAAHAY INTUBA SARA GOOGA AYEEY KU KAAJAAN
BY DHILO UGAADEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 05, 2001 - 07:51 am
HALOOOOW
WAR YAADHAHEEN SOW REER SUBERKANI IS MABA CAQLIDHAAMAAN ILAA RAGOODII BAA KU RAACAASA
WALASAQADAN WAALAN EE KABAHEEDII GACMAHA KU SIDATA , NAYAA RAGA HAWAALI
WAR NACASYAYAHOW WIXII LAYDIN KU SEEGAYAAD QABTAANE ,
WAR BAX DAMEERTA KU DHEHA .
AGA AGA AGA AWOOW GIIN ALA GUBYE ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADAAMSHE

Tuesday, February 06, 2001 - 07:32 am
waa ku salaamey walaashiis umulqeyr
waxaan wii reer makaa'iil ah waxaad sheegeysid
waa wax wanaagsan qaasatan aniga waxaan raadinaa
gabar reer makaa'iil ah waayo waa dooqeyga
ee hadaa taqaanid ama eyjirto
ha igala soo xeriir to
E-mailkeyga waa [NADAAMSHE@HOTMAIL.COM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.