This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, January 15, 2001 - 05:29 am waad salamantahiin dhamaantiina. waxan ahay wiil dabeecad fiican anan folxumayn oo ah average waxaan raadinayaa gabar aan is barano oo dagan leicestershire oo dadeedu gaaryso ilaa 17-22
| |
Friday, February 02, 2001 - 06:45 am well yasiin it might help if you had left an address laila_y2k2001@yahoo.co.uk
| |
Saturday, February 03, 2001 - 02:26 pm yaasin maxaad ugu soo xirxirtay jaanis kaa ga gabdhaha ku nool keliya leicertershire uk you could have more chances.
| |
Monday, February 05, 2001 - 08:18 am CARUURA WASE YER
| |
Tuesday, February 06, 2001 - 03:23 am to.Laila aad baad u mahadsantahy waan hilmaaamy laakin dhibaato maleh adiga ii reebay marka i will email you asap thanks for that.. Geneva. walal waa dhib waaye qof kaafog oo meel kale aduunka ka jooga waxaan rabaa gabar aan isku zone nahy laakin waad ku mahasantahy taladaada.
| |
Wednesday, February 07, 2001 - 01:43 pm hey yaasiin hadaad iska heshiin qofka meel kasta oo uu jooga waad isku imaaneysaan dadaalkey kuxirantahay, bye,
| |
Monday, February 12, 2001 - 03:56 am to:layla abayo emailkaaga wa qaldanyahy waa ii bixi wayey fadlan ma ii sixi kartaa mahadsanid. geneva:waan ku salamaeyey fiiri adiga goaankii aan laha bad iga badili rabtaaye horta xagee joogtaa mahadsanid
| |
Tuesday, February 13, 2001 - 01:24 am aniga waxaan daganahay genève waxaa na ahay gabar ee hadaad hada xiiseyneyso emailkaaga soo qor,see you soon.
| |
Tuesday, February 13, 2001 - 03:03 am to: laila and genava: here is my email. cabdinuur28@hotmail.com
|