This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, January 16, 2001 - 12:19 am marka hore waad salaaman tihiin walaalahayga furay codsigayga marka labaad anigu waxaan ahay inan doonaysa inay hesho wiildaacad ah oo wax igala qabta dhibata ama ila qaybsada waxkasta waxaana ku noolahay qurbaha qabowga badanleh!! waxaad igala soo xidhiidhikartaa asli92hotmail.com sidaa iyo is aqris danbe,,
| |
Tuesday, January 16, 2001 - 03:11 am layla walal hadii add dacad thay oo aad donaysoo wiil dacad aah way kaan dii ana waxan ahay wiil isaq aah oo qurbaha ku wariray waxan oo bahnaa inan noloshaa aano isla gaybsano oo adonyada ee ilawsisah hadaba maa thay ghabadhaa yaa? halkeed ku noshay anoo eurobe. ee war bixin baan kaa sogaya ok .
| |
Tuesday, January 16, 2001 - 02:17 pm From c/qafaar Hello layla, Intee horta ka joogtaa qurbaha? Hadii aan ku dhaho daacad baan ahay halkaaan micno ma samaynayso ilaa is barasho horteed. Aan ogaado meesha ku nooshahay. Jawaab wanaagsan oo xiiso leh
| |
Tuesday, January 16, 2001 - 09:22 pm waa walaakaa khaliif oo kula nool qurbaha,oo in badan raadinayeye gabar wanaagsan oo sidaada oo kale daacad u ah.waan kula soo xiriiridoonaa insha alaah.aniga waxaad igal xiriiri karaysaa kalifyusuf@hotmail.com ama you can visit my website where you can see photo.www.kalifhayder.com. have a nice day,by Khalif
| |
Wednesday, January 17, 2001 - 12:38 am to:layla aan kufaduuliyee walaal miyaad fool xuntahay mise waad dabeecad xun tahay,raalina iga ahow
| |
Thursday, January 18, 2001 - 06:06 pm To laila: Are U for real? U did not say the kind of relationship you are looking for. But let me say this, I am going to graduate soon from college and my priority is to get married soon after that. I mean it because I don't have a time to waste. If you're looking for a serious relationship and possibly the man of your life come back here and just say my name. I promise I' will e-mail you as quickly as possible.
| |
Saturday, January 27, 2001 - 02:17 am HI!TO ALL WAXAAN LA YAABAHAY. MARKII DACAAD YAA AH LA YIRAAHDO WAA LA SOO WADDA SAFAN, MARKII LA YIRAAHDO YAA DALKII WADDA DAGAALAYA , NIN WALBA WUU DHALIILAYAA .....MARKA XUMAANTU XAGGEE KA TIMAADDAA ....ARINTAN WAXAAN UGU DIGAYAA LAYLA ..HADDII INTAAN OO NIN OO SOMALI AH OO HONEST AH AY JIRAAN , KOW, WADANKII KAMA AANU SOO QAXNEEN, LABA , SOMALIYA OO DHANBA SINGLE MOTHER LAGUMA ARKEEN .....LOL... THEREFORE, WATCH OUT YOURSELF ..
| |
Saturday, January 27, 2001 - 06:39 am From Daud To somboy, Why would u advise her? Are u her auncle, older biological brother? A good cousin? Or u missed the good way to nominate your self. I dont understand what the heck is wrong with u boy? Aniga soomaahayn ninka aad ku sheegtay inuu necebyahay gabdhaha soomalida, xagee kala timid waxaad sheegayso? Waar isku shiix
| |
Wednesday, February 07, 2001 - 04:34 am leyla waad salaa mantaday shan karooneen qabow miyaa ku haya anigaa ayaan kaa fu jinaye meeshe kaga noo shahay gurbaha qaboow intaas ayaan oga baxay jaaw
| |
Thursday, February 08, 2001 - 08:20 am leyla walaal anigu nin daacada iyaan ahay hadana waan waalanahay,maygu wadan sidaa. looooool.
| |
Tuesday, February 13, 2001 - 02:59 am qays iyo layla kalaan noqonnaan qaadir ilaah ka tuugaayeey. igala soo xiriir layla,address e-mail kayga oo ah qays92@hotmail.com thank you
| |
Thursday, February 15, 2001 - 04:37 pm sahardid walal leyla anigo wahan ku oraanlaha ilahay la kashoo waay adagtahay sidaniya warabeh kasba liibax iskaka deghii sahardid
|