site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Naag aan guursado oo aan Somalia ku dhaqdo ayaan doonayaa!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Naag aan guursado oo aan Somalia ku dhaqdo ayaan doonayaa!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Wednesday, January 17, 2001 - 01:01 pm
Waxaan doonayaa naag ninkeeda adeecda oo aan sida Westernka u dhaqmin ee u firfircoon waxa ninkeeda uu amro, shuruudaha aan rabo ineey buuxisana waakuwaanaa.
1, waa ineey ilaaheeda taqaan oo eey shanta salaaadood tukato.
2, waa ineey raali ka tahay oo eey ogoshahay ineey Somalia iila laabato.
3, waa ineey da'deeda ka weyneyn ilaa 30, quruxda qasab maaha, lakin ineey wax qorto waxna aqriso waa zaruurat, ma doonayo jaahilad dhaga xiran.

qoftii marka daneyneysa gacmo furan ayaan ku soo dhaweynayaa ee ha ila soo xiriirto.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.