site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hablahii reer Canada meeye ee af soomaaliga yaqiinay..no hip hop chicken heads please, hablahii reer somalia ee af soomaaliga fiicnaa iyo dhaqanka lahaa lama rabo kuwa gaalada madaw is mooday...

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Hablahii reer Canada meeye ee af soomaaliga yaqiinay..no hip hop chicken heads please, hablahii reer somalia ee af soomaaliga fiicnaa iyo dhaqanka lahaa lama rabo kuwa gaalada madaw is mooday...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaan

Thursday, January 18, 2001 - 06:47 am
hello all,

Waa laydin salaamay reer Canadaw hablahii reer Canada aawe, waxan araakyuun afar yar yar oo niggers is mooday ee maaye hablahii 22-30 ee reer canada ee inuun somalia wax ka xasuusta..please ila soo xiidhiida.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalia lover boy

Wednesday, January 24, 2001 - 08:15 am
Salaan iyo waxi aad isku bixisayba. Waa adigaa ka soo horjeeda dhalinyarada ama hablaha ingriiska wax ku soo qora. Maxaad jeclaan laheyd inay gabadho ku soo qorto af somaali ja jab ah mise english aad iyo aad kleer u ah oo ay ku muujiyaan fikradooda sida uugu wanaagsan. Runtii aniga cidna mala yaabo maxaa yeelay dhalinyarada badankood waxay ku koreen dibadaha(sideedoo kale) oo waxay af soomaaliga iyo luqada wadanka ay joogaan badiyaan luqada ay wadanka ay joogaan. Marka waaal wax qalad ah ha ka fahmin oo ha is oran waxay kafaanaan luqadooda hooyo. I aamin anigaa aqaan dad badanee. Waad salaaman tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mad Master

Monday, January 29, 2001 - 11:15 am
Yo punk back off and keep taking welfair. what's wrong with hip hop sisters they at least know who to have fun. Punk back off you camel driver eh.!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daneeya

Monday, April 09, 2001 - 02:00 pm
to salaan
waanagan ee maxaa ku daraa ee aad uga abaahnayd hablaha af somaaliga yaqaan anigaa ah reer canada, oo wixii aad ubaahantahayba kuu dhamayn ee ila soo xiriir.nabaday

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.