site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HADII AAD TAHAY INNAN REER WAQOOYI AH ,HOOS U EEG HALKAN,

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): HADII AAD TAHAY INNAN REER WAQOOYI AH ,HOOS U EEG HALKAN,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAATO

Friday, January 19, 2001 - 04:01 am
FADLAN WAXAA UBUKAA HABLAHA KAYIMAADA BOORAMA,HARGEISA,BURCO,LAASKA,& CEERIGABO,WAAYO WAXAAN FAHMIKARAA HABDHAQANKOODA ILAAHNA UGU DEEQ INTII BINI AADAN LOOGU DEEQAY,EE MATAHAY MID XIISAYNAYSA XIDHIIDH DHABA,E-MAILKAYGU WAA CAATO2@HOTMAIL.COM

IGA RAALI AHAADA KUWA KOONFUREED AFLAGAADO IGAMA AHA EE KOONFUR MAANTA KUMA NOOLAAN KARO,INKASTOO AAN HORE UDEGANAAN JIRAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nagaad

Monday, January 22, 2001 - 03:26 am
to:caato

walaal mahad sanid
waana nakan ee ha naago badin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waqqooyi

Tuesday, January 23, 2001 - 09:32 am
•••• u n waqooyi •••• bitch as ningaaaaaaaaaz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Tuesday, January 23, 2001 - 04:44 pm
waan la qabaa caato hadalkaa waxaan ku jiraa yaa ku tusa gabadh reer hargaysa burco borame barbara gabilay saylac laascaano ceerigaabo buuhoodle xiingalool dila ala yaa i tusa ala ayaa itusa miyaanay maraykan joogin marka guudka loo dambo timaha gooni loo xidho gobsanaa hablahaygu xidhiidh wanaagsan

nura

Sunday, January 28, 2001 - 06:59 am
salaan
walaal waan joognaa laakiin inta magaalo du sha is kama saaree magaalo sheego galbeedguntii iyo bari guntii?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Monday, April 09, 2001 - 02:17 pm
to caato
waxaan ku leeyahay intaas oo magaalo iyo waqooyi midna ka maad iman ee sheegato ayaad tahay iskadhaaf ayaan ku odhanlahaa.oo waxaad tirahdaa konfuraawi ayaan ahay ee ayaa iqaata oo ilaahii yaaba.haddi aad ka heshay hablaha reer waqooyi

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.