site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waar Yaa Isaaq ah oo talin jiray..tolooy tolo..?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waar Yaa Isaaq ah oo talin jiray..tolooy tolo..?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wareer

Saturday, January 20, 2001 - 08:22 am
salaan,

waar waxii durayada ahaw talo. Nimayaw laba hablood ayaan wada shukaansaday midba mid kale ka qurux iyo dhaqan fiican runtii.

Way wada samyihiin si kaste, nin wax jecalaadana ma ahi dabeecad ahaan, dan mooye.

Dhibaatadu waxa weeyaan midna waa Habar Jeclo ta kalana waa Dhulbahante. ma faqashtaan uga door bidaa ina adeertay, mise gabdhaa shisiiye edabta le ayaan ku qabtaa. waxan ka baqayaa inaan labad mid si xun u dhaawaco hadaan runta u sheego. ee maxaa talo ah,

cay lama rabo soomaaley , ee ama talo ama iska eeg oo aamus..

walaalkiin oo jaah wareersan.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HJ

Sunday, January 21, 2001 - 12:55 pm
wareeroow salaan marka hore.
waar maxaa tidhi?laba hablood oo quruxda aad yaabtidaa

waar ninyahow ma habeen dhalad baa tahay nasiib badnidaa ninkaagan labada hablood ee qurxaa badan isku helay.

wareer waxad tidhi way siman yihiin si kasta.taa kaa rumaysan maayo oo kolley wuxuun bay ku kala duwan yihiin ama ku kala fiican yihiin ee bal hoos isula dhaadhaca.

midna waan ku odhan lahaa oo waxa weeye hablaa qabiil qabiil haku kala saarin dumarku qabiil malaha ee waa ninkay u dhaxaane.xataa hadaad si kale garan weydid dee nin muslim ah baa tahoo 4 baa kuu banaane labada meheri.

intaasaan ku odhan lahaa.

Allow laba taloba tii roon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOH

Monday, January 22, 2001 - 02:54 am
WAXAD SAMAYSA TA ISAAQ GUURSO TA DHULBAHANTE KA DIXBAX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISAAQI

Monday, January 22, 2001 - 03:22 am
TO:WAREER.
ANAGAA ISAAQA,WAXAA CAD IN AANAD ISAAQ AHAYN SABAB TOO AH,

DURIYADA SIDAN BAY ISAAQU UQORAAN,DURIYADA EE MAAHAN DURAYADA,

INNANTA DHULBAHANTE & TA ISAAQ MEEL BAY NOOWADA TAAGAN YIHIIN HADAANU REER WAQOOYI NAHAY.

EE MAXAAD DAYDAYAYSAA MARKAAD HALKAN KU SOO QORAYSO FAQASH, REER KAAGA IS TICMAAL SAAXIIB,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILWAAD

Monday, January 22, 2001 - 12:35 pm
MARKA HORE WAREEEROW WAXAA LA YIRI LAABI LABA U LA,SO LAASIM MID UUN BAY NAFTU LA HAYSAA.

MIDA LABAADNA HABLAHA QABIIL HA U KALA SAARAIN WAXAA WAA LAGA TAGAYE. EE HABLAHA SI XAQ AH UGU SHEEG RUNTA HANA SII WADI SHEEKADA EE MIDOOD RUNTA U SHEEEG.HA KU CIYAARIN GABDHAHA UGMA QALMAAN IN HALKAN OO KALE LAGU SOO QORO MAXAA YEELAY ADIGA AYAA GO AANKA SAMAYSAN KARA.

MIDA SADEXAAD MAXAA LABADA HABLOOD ISKU MARKUU GEEYAY KHAAYINIMADAADA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nubian boy

Friday, January 26, 2001 - 07:00 pm
TO WAREER

MARKAAN KU LAHEYN QALDAAN RUN BAAN SHEEGNAY SAW ADIGA ADIGUBA ISULA BAXAY WAREER.

DURRIYADDU XAGEY JOOGTAA. SAAD U LAHEYDEEN ANNAGOO REER BANII ISXAAQ AH EED AFKA LA TAAGEYDEEN SAW TII TAARIIKHDU IDINKU DHAMMAATEY.
WAR MEESHA KA BAXSADA CEEBTIINNA HADDI KALE GAANNI IYO MOORGAN BAAN IDIIN HEYSANNAA OO LA IDINKA ADEEJIN. MARKAASAAD SIDIINII HABLAHA KEENEYSAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Ka Yaabay Doqon

Saturday, January 27, 2001 - 04:44 am
salaan,

waar ninku ciil badanaa..lol intu somaliland.somalia intaas oo meelood oo siyaasad lagaga hadlo ka yimi ayuu halkan wali ka cadho dhuusayaa..lol

Sxb hablo iyo waxad sheegaysid iyo gani iyo moorgan ..lol waa hore ayaa lagu leefay..miyaanad arag habalihii Daarood ee siilka beetari lagaga xidhay ee Xamar..lol wax sidaas loo galay oo yaacay oo hadana soo taagan oo qoslaaya idinkaa jira..Caydiid Xamar ayuu ku dhintay isagoo sidaas idiin galay..

Laakiin Moorgan iyo Gaani waa qaxoonti..anigu waxan arkay Gabadhii Gaani ta Toronto joogta oo ay ilaa shan Isaaq ahi saf ka mareen..lol ayadoo ogal..lol

ciil u dhimo aniga ima hayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asma

Monday, January 29, 2001 - 06:12 am
Alla maxuu internet kii iska ba'ay, marba hadii doqon kasta oo reer konfureed ku afbaranayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyad

Sunday, February 04, 2001 - 01:49 pm
isaaqu waa kee makii ilaa xarshin lagu uririyay ee gabdhohoodiina rag kale ugaleen........waar isla yaab oo naf isgali.maad cidkale ku faantid you:::::)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE44

Monday, February 05, 2001 - 08:14 am
TO WEERAR
SXB SALAAN
WAXAAN AHAY IN HJ AH WAXAANA IDHALAY DHULBA HANTE SXB MADAMA AY HABLU HU WANAAG SAN YIHIIN LAMA XUMEEYO WAXAADNA ISKA ILAALI SAA WAXA LAYIDHAAHDO NAB SIGA SXB ANIGUBA LABAAN HABLOOD BAAN LASOCDAY MIDI WAXAY AHAYD SACAD MUUSE TAKALENA WAXAY AHAD
MAREEXAAN ,
CALAF KAYGII WUXUU NOQDAY GABADHII MAREE XAAN WAXAANA GUUR SADAY 4.12 00 ,,,
SXB TALO WAXAAN KU SIINAYAA HABLU HU ISKU MANOQON KARAAN .
LAKIIN SE HADII AY ISKU MID NOQDAAN FADLAN WAXAAD GUUR SATAA GABADHA DHUL BAHAN TE SXB .
ISKA ILOOW TEENA HABR JECLO ,. WIXII FAH FAHINA ILA SOO XIDHIIDH BY SXB WEERER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garhaye

Monday, February 05, 2001 - 12:25 pm
wareer salaanta lagaa qaad

kaa dib laftaado qoladaada inaad soo qorta ayey ahayed

aniguu waxan kugula talin lahaa niyaw hadaad tahay hy iskaga hadh labadan naagood oo inaan tolkaa aah raadso

if you're not hy then I simply advice you to screw them both

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalilandermale

Saturday, March 03, 2001 - 01:18 am
war yaa idiin sheega.nin isaaq ihi waxaas meesha lamuu yimaadeen.kan leh xarshin baa isaaq lagu
ururiyay wuu iska hadlay.dadkii xamar ku bakhtiyay
yay ahaayeen?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabo mariye

Wednesday, March 28, 2001 - 06:41 am
aan idinku daro
yaa kenya sawaaxiligu ku wasaa sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesi

Thursday, March 29, 2001 - 09:39 am
aan ana ku daree
ayaa beytariyadaa laku gurijirey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MADULQAATE

Tuesday, April 10, 2001 - 08:22 pm
TO ,,,,,,,,,,NUBIAN BOY

WAXAAN KAYAABAY HADALKAAGA BAKHTIGA ....MA OGTAHAY MORGAN IYO GAANI NOLASHOODA SIDAY KU DAMBEESAY BELIEVE ME ............INTAAN SHAN DHALINYARO OO MADOW AH UGU YEEDHAY INA MORGAN &INA GAANI BAAN DHAGAA KA RAACNAY SIDII AANU UGU
GARAACAYNAY MARKAASAA AYSOCONKARIWAAYEEN.....WAXAA NAY DAGANYIHIIN
V.A OO CIDKASTAA KA TUURATA MARKAASAA LEEDAHAY ADNA ISAAQU WAA SIDAN ....LOL..........HOOYADAADA
SIIIIIIIIIIIILKA DHEER BAY WASEEN..........


•••• U AND YOUR MA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.