site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN RAADINAYAA GABADH SOOMAALIYEED.GUURDOON

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): WAXAAN RAADINAYAA GABADH SOOMAALIYEED.GUURDOON
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 20, 2001 - 10:23 am
assalaamu calaykum.
walaal waxaan ahay wiil soomaliyeed oo guurdoon ah
qabiilka aytahay muhiim ma aha gabadha soomaaliyeed taas oon doonayo in aan la noolaado
anigoo aad u ixtiraamay shuruudaha ku xidhan waa:-
1.waa in ayna wax iin ah lahayn
2.waain ay ilaahay ka cabsanayso diintana ku dhaqanto
3.waa in ayna dadeedu ka waynaanin 30
4.nolasheedii hore waa in ay ka sheekayso waxbana qarin
4.waa in ayninkeeda ixtiraamto
si dag dag ah meel aan kala xidhiidho hasoo sheegto
aniga haygala soo xidhiidho e-mailkan muuse12@excite.com
barasho wanaagsan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.