site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HABAR GIDIR YEY GASHAA?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): HABAR GIDIR YEY GASHAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdul

Wednesday, January 31, 2001 - 01:20 am
Saaxiibayaal xumaan ha iga qaadan waxaan rabaa inaan ogaado meesha aad gashiin iyo sababta magaca idinku baxay?
mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Wednesday, January 31, 2001 - 02:54 am
waxay galaan ADOON

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gidir

Wednesday, January 31, 2001 - 07:01 am
waxay habar gidir gashaa marka ugu horey soomaali teeda labaad maxaad cuney jirtay hadii aadan garaney habargidir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 31, 2001 - 08:13 am
WAAR YAA HEE HABARGIDIR, MIYAAD HADA WAYDIINAYSAA CIDA AY TAHAY. WAAR DEE HABARGIDIR SOW MAAHA
CIDII QAXOOTIGA KAA DHIGTAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAHRA

Friday, February 02, 2001 - 09:46 am
waraa habargidir hadaadan aqoon maxaa cuni jirtay
oo intee ku nooled
habargidir waa wiilaal abgaal la dhashay oo walaalhood ah nin an aqoon aduunta ma joogo
adiga dhulka ayaa ka soo barday ee mesha ka bax
mahaan HIRAAB AAA LEEEEEEEEEH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keykaliif kiler

Sunday, February 04, 2001 - 08:13 am
to.somali waryaa magaca adoon ma ogtahay inaan wada galno nin walba uu xag ale adoon ka yahay mida kale 2oo1 ayaa lagu jiraa ninka raadinaayo habargidir waxay gasho waxaa uga fiican inuu cilmi kale iska barto haba ahaato midka gaaladee ama mid diini ah sababtoo ah kaas ayaa laga yaabaa inaad xoogaa wax ka faaido nin qabiil raadinaayo waa reer baadiye ereyga reer baadiyana ma aha macnihiisu qofka baadiyo ka yimid laakiin waa qof ka waxaa meesha looga baahneen ama la xaaraantimeeyay kun dhaqma by key kaliif kiler

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feerfeer

Wednesday, February 07, 2001 - 04:53 am
waa layaqaan meesha ay galaan su,aalna kama taagno
wadanka layiraahdo zaiir. taa marka waxey kadhigantahay in ay aslkoodu adoon yihiin.
kuwan kale ee ay walaalsanayaane waa sidoo kale-
waxaan ula jeedaa abgaalka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED,NUUR

Monday, February 12, 2001 - 04:16 pm
habargidir biliqoay galeen. habar gidir su aal aan idin waydiiyo. dagaalka ka hor siyaad barre xagee idinku xiray. waxaan is weydiiyay habargidir dad miyaa mise waa cawaan. dowladnimadaa u oyneeyseen waa niila siiyay wali xamar dagaal ka wadiin magaca soomaali waa ceebeyseen. GURI WALBA DADII LAHAA WAA KA XOOGTEEN ANAA XOREYSANEY KU DOODEYSIIN KIINI NIN MOSLIM AH SOMAALI DILO WAXAA DHAHDEEN WAA MUJAAHID .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hutu really

Tuesday, February 13, 2001 - 09:47 am
to all ppl
suaasha ma xuma laakinse in la is caayo waa mamnuuc
habar gidir meeshay galaan ha la heybsho hirka waxey la hoos galeen ,marka halkaas bey galaan ee ha loo daayo,mida galo gidir waxaa loo gu bixiyey waa madoowga dugulka ah waayo habartaan waa na waashey laakinse isaaq meeqo habrood uu isna hayaa ee ha la weydiiyo waxa ay habrahaan wadagaan iyo waxey ku; kula duwan yihiin
habar gidir cunugeed ugu dhib badan waa sacad waa sacad siciid waa ogaadeen xaqiiqdii
habartaana meel ay gasho ma la kasaayo koley hutu ay gashaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Wednesday, February 14, 2001 - 04:09 am
To: MAXAMED,NUUR
Walaal first of all Siyaad baQE Habargidir meel kuma uu san xirin, Siyaad Somali oo dhan buu isku diray oo gumeesnimo ku hayey He Has manupulate all of us,All of us said we had it enough, SIYAD BAQE SOMALI OO DHAN BUU GUMEYSTAY ka aheen habargidir waa kuwii RUNTA SIYAAD TUSEY OO YIRI no more siyaad your time is up. That is the Fact,,,,Somaliyee Hada maseerka iyo Qaraarka Aad habargidir u Qabtiin iska daaya Waa kuwii Siyaad Idinka XOREEYAY..habargidir gave all somalian freedom So enjoy it where ever you are...Enjoy your welfare Maxamed,nuur, Habargidir la aanteed hada welfare ma adan qadateen ee Siyaad Baa WELI NEEFTA KUGU CELIN LAHAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASRO

Thursday, February 15, 2001 - 04:00 am
TO.ABDO
WAXAAN KU WEEDIYE MAXAA KU DABADHIGAY QAWILADA WAXAAS WAA CAAB IKSU XISHO SHAQA MALAHID HADAAD LAHEEN WAX WALBA AYAAD KU GALIKARTAA EDAB YEELO HADAAD RABTIT IN AAD DAD ISKALE SHEEGAYSI TIT
WAAD ILASOORIRI KARTAA ISKA DHAAF QABYAALADA WALAALKIIS.

BYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed, nuur

Wednesday, February 21, 2001 - 11:03 am
Hawiye women:

hawiye woman adiga gabdhii habargidir ee foosha xumeed soo matihid. Marka hore siyaad barre habargidir kama saarin soomaaliya qof walbo oo somaali ah wuu ogyahay hawiyoo dhan ka saaray. siyaad barre meeluu idinku xiray wuu idin gumeysanjiray waxaa idin caawiyay walaalihiina hawiye marki niila xoreeyay oo dadniilaga dhigana dadkii idin xoreeyaa ku soo jeesateen. Habargidir faan iyo been maa iska daysaan kow waxaad kabiladeen majeerteen dhulkii waa ku xorey nay hadana abgaal badaan kushaubnay, murusadana kuwait ladhahaa, mareekana wadankaa ka sarnay. habar gidiranigu su aal aan idin waydiiye qabiil walbo dhulkiisuu dhistay idinkaa goor maa dhulkiina kuna qoneysiin? Magaalada xamar waa ku cayaarteen waxaa laahileen koodii waxbartay ay kufaanaa waa cadiid iyo wiilkiisa. waxaa ii sheegtaa nin habargidir oo waxbartay hawiyaha kale dad mutacalimiin ah waylayihiin.


Awowehay wuu ii dardarmay wuxuu yiri aabo waligaa habargidir ha guursan waxaan dhahay maxaa dhacay wuxuu yiri anigaa gursaday naag habar gidir ah markaan mudo lajoogay maalin anoo shaqo kasoo noqday gurigaa markaa soogalay waxaa joogay sodon qof oo habargidir niman iyo naago wuxuu yiri dharkaygay xiran yihiin sariitayday hurdaan qaar dhulkay fadhiyaan qaar dibada ku xaarayaan awowahay wuxuu yiri naayaa dadkaan waa maxay waxay tiri waa walaalayashay kaa waa sacad, kaa madow waa saruur kankale waa cayr kan cuuryanka ah na waa sulumein kankalena eedadayaa dhashay waa duduble. gabdhahanaa taa waa walaashay qumeyo tankalana waa foolxumo. awoowahay wuxuu naa adiga iyo iyagaba iga baxa balo ha idin raacdo naagtii wuu faray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UMULQEYR NUR

Friday, February 23, 2001 - 01:52 am
TO MAXAMED NUUR & FEERFEER.
HEY HABARGIDIR WAA KUWII CALANKA SOOMAALIYEED KEENAY. THANK GOD THEY GET IT BACK BECAUSE THERE IS NO ONE ELSE WHO KEEP IT THE WAY IT SUPPOSE TO BE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye_yaqaan

Wednesday, February 28, 2001 - 12:57 pm
to'umulkhayr
Waad ilowdeen waxxad ahaydeen laakiin wax walab taariikh ayay ku socdaan bal aynu raadino gabayadii hore iyo meeshay ka yimaadeen
1)ma la hubiyay markii hore hooyadood in meher loo doonay ama waa la iska dibadaystay
2)duqii habarta food gooyay baan duul gartaa jirine
3)docduu awowgiin ku lumay dib isu waydiiya""''"
4)darisnimo inaad leedihiin dib isu waydiiya
5)dad nasab ah inaad noqon kartaan dib isu waydiiya
6)inaan hadalka idin ku dilay iyo inuu dhab yahay dib isu soo baara??
7)dadba inaadan ma tali karin waxa dalii ii ah
9)docna laguma eedayn karee dumarku waa beere
10) hadba kay duryaanka u dhashay daash la hurudaaye
11)batariga maxaad ugu gurteen sida rikoorkii""
12)ma dantaad lahayd baa hayd daadshada dhiiga
12)mise dowlad inaad maamushaa damaca kuu geeyay
ha kugu taag naato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABARGIDIR

Monday, March 12, 2001 - 12:40 pm
ABUL: HABARGIDIR WAXAY GASHAA ; MADARKICIS HIRAAB DAMA GORGAATE HAWIYE(AXMED).

MAGACANA WAA NEENAAS(NICKNAME) SIDA HAWIYE UU NEENAASTIISA HAWIYE U YAHAY OK, next question?

saaxiibayaal xumaanhaga qadan.....rabaa inaa ogado.....mahadsanid meeshan hanooga soo CALAACALIN. sidaa iyo mahadsanid.
bye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.