site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Xawaadle hawiye miyaa?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Xawaadle hawiye miyaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 31, 2001 - 01:22 am
xawaadle hawiye miyaa hadey eheen xaguu galaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asad

Wednesday, January 31, 2001 - 06:17 am
To:xayawaankan
wuxuu yahay maxaa kaa galay badawyahow aan aqoon suaalaha sida dadka loo waydiiyo.
waryaa edeb yeelo xawayaan baad tahaye.
asad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asad

Wednesday, January 31, 2001 - 06:21 am
To:xayawaankan
wuxuu yahay maxaa kaa galay badawyahow aan aqoon suaalaha sida dadka loo waydiiyo.
waryaa edeb yeelo xawayaan baad tahaye.
asad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAWADLE

Wednesday, January 31, 2001 - 08:46 am
URAAAAAAAYEEEEEEEE URAAYEWAAXID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamaan

Wednesday, January 31, 2001 - 09:00 am
Xawaadle waa midgo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil leelkase/ xawaadle

Wednesday, January 31, 2001 - 11:39 am
saaxiib xawaadle waa niman daarood ah kana ah tanade kana sii ah leelkase , taariikhdooda oo faahfaahsan haddaad dooneysidna waxaad ka heli kartaa beledweyne iyo galdogob kii aad hadba ka taqaanid odayaal taariikhda ku xeel dheer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUSUF

Thursday, February 01, 2001 - 02:25 am
ASALAMU ALEIKUM.
AKHII MARKAAD SUAALO WAYDIINEESID HALKAN KA FIIRSO WAXAAD KU HADLEYSID MAXAA YEELAY WAXWALBA AAN KUHADALNO HADA WAA NALOO XISAABINAYAA MAALINTA AAQIRO WAANALA HORKEENIDOONAA ILAA ALLE UU NOODAMBI DHAAFO MA'HEE.
WAA IGA WAANO UN WALAALKAA YUSUF

ASALAMU ALEYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moqokori

Thursday, February 08, 2001 - 05:55 am
xawaadloowwwwwww xaal qaada ,dhibaata ayaa idin
haasata hadiiba doqon kastaa wax idinka sheegayo.
anymous ina adeeroow su,aashaan markaat qoreysay-
xageed kafikireysay? mise caqligaa ayaaba inta ah?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abshirta

Thursday, February 08, 2001 - 10:54 pm
To: Qamaan
Hooyadaadii midgaha marna gumaysan jireen ama heeysan jireen baa midgaha ka liidata.meel aa joogtana haqdaan ogaan lahaa sidii naagihii aan kuu kufsan lahaa.waana ogtahay in xawaadlahu dadka adoo kale uu kufsado taariiqdana soo xanso nuxuushyahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cade

Thursday, February 08, 2001 - 11:01 pm
To leelokase
Waryaa Xawaadle in la sheegto maa hee cidna ma sheegano qaladka ugu weeyn aa gashidna waa markaa xawaadle tiraahdo waa "leelokiseey" hal wax aan kuu sheegayaa Xawaadle waa duul ilaaheey intuu soo qaaday uu ku abuuray soomaaliya Awoowayaashoodana eey ugu duceeyeen in uu ku noolaado dhulkaas awood ku noolaado oo inta aa aragtay ee soomaali ahana qof eey iyaga gumeeystaan ama eey leeyihiin maahe in qof kale uusan soo galin caro uu leeyahay adiga waa ogtahay aan u maleeynaa.marka adoo leeylokiseey ah oo shanta daarood futadoodii ah haada tiri xawaadle waa leelkase waaba habaaran tahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.