site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa wiil somaaliyeed oo aan belwad lahayn

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan raadinayaa wiil somaaliyeed oo aan belwad lahayn
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacdiya

Wednesday, January 31, 2001 - 02:16 pm
wallaalayaal waad sallaaman tihiin sallaan ka dib waxaan ahay gabar ilaahay qurux u dhamayay oo ku nool america magaalo yar oo aan somali joogin waxaan ka baxay jaamacad waxaan raadinayaa wiil nolosha ila qaybsada laakiin waa inaanu wax balwada lahay kharashka aroosk anigaa bixinaya khasab maaha inuu wax haysto wixii jawaaba waan sugayaa yaan lay aflagaadhayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed_ holland

Wednesday, January 31, 2001 - 02:32 pm
TO:sacdiya
walaal waan ka helay fariintaada dhibaatana makahan waxbixinta waxaa kahoreeya inaan is isfahamno marka waxaan jeclaan lahaa inaad nolashaada wax iiga sheegto. dadka aad fariinta ugu talagashay inay yihiin kuwa jooga usa oo kaliya iyo dhamaan aduun waynaha oo dhan.
waxaan ahay wiilka aad sheegayso ma lihi wax balwad ha oo aan ka hayn inaan gabdho jeclahay
taasna adiga ayaa iga goon kara ayey ila tahay haddii aad dadasho.
aan helo jawabtada iyo emailkaada adigoo m/san

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAL WADLAAWE

Wednesday, January 31, 2001 - 03:28 pm
TO: SACDIYO
SACDIYO ABAAYO WAXAA IGA YAABIYAY ISMA LAHEEN GABAR SOOMAALIYA AYAA MAANTA WAXAY DOO NAYSAA WIIL SIDE DOOKALE AH OO AAN BALWAD LAHAYN SIDEY. SABABTOO AH WAXAAN LA SHEEKEYSTAY GABDHO BADAN OO SOOMAALIYA MARKAAN U SHEEGO INAAN BALWAD LAHAYNA WAXAY DHAHAAN HADAADAN BALWAD LAHAYN MA ADAABA ANAGA DUMARKA AH WAX NA DHAAMA MARKA ABAAYO MA KAF TAMAYSAA MISE WAA KAADHAB WAXAAD RAADINAYSID?
HADAY KAA DHABTAHAT FADLAN REEB LABO WAX SI LAGUU LA SOO XIRIIRO
1.AGE
2.E-MAIL ADDRESS
W/CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 31, 2001 - 07:06 pm
From Daud,

very funny, , i like that,
Who will it buy it though, mybe somebody, blind person, least intellegent, someone in hurry for the ellusive world, the fake world, someone lost of direction and who will follow whre-ever the tide takes him.somone can not find the logic way of living, someone frustrated,someone who only thinks those from universities will fullfil his dreams, someone intesrested the wealth of someone.
take care, my sweet dream friend.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hamze

Wednesday, January 31, 2001 - 08:06 pm
Sacdiyo; Asa. C.W.W,

It is strange statement from Somali girl of this era! Anyway, am ready for the adventure and I think I qualify for the position.

Need to know more [Sacdiyo walaasheey] give me a bell.

Hamze7@yahoo.com

My Allah bless Somali girls.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Thursday, February 01, 2001 - 02:47 am
sacdiya asalaamu aleekum waa caleekumu salaam
waan ku salaamay waa aniga nin kaad
doneyso wax balwad ah malihi waxaan ku
wey diinaya dadaa jirtid sosheeg dadaa rabtid
hal kaan ku sooqor hadal kaas
xumaan hauqaadan mageceegu waa mohmed said oo
ku dheereya xaga diinta
wixi jawaab ah hal kaan ku sooqor
wa salaamu aleekum warax matulaahi wabarakat

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Thursday, February 01, 2001 - 02:50 am
sacdiya asalaamu aleekum waa caleekumu salaam
waan ku salaamay waa aniga nin kaad
doneyso wax balwad ah malihi waxaan ku
wey diinaya dadaa jirtid sosheeg dadaa rabtid
hal kaan ku sooqor hadal kaas
xumaan hauqaadan mageceegu waa mohmed oo
ku dheereya xaga diinta
wixi jawaab ah hal kaan ku sooqor
wa salaamu aleekum warax matulaahi wabarakat

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Thursday, February 01, 2001 - 02:52 am
sacdiya asalaamu aleekum waa caleekumu salaam
waan ku salaamay waa aniga nin kaad
doneyso wax balwad ah malihi waxaan ku
wey diinaya dadaa jirtid sosheeg dadaa rabtid
hadal kaas
xumaan hauqaadan mageceegu waa mohmed said oo
ku dheereya xaga diinta
wixi jawaab ah hal kaan ku sooqor
wa salaamu aleekum warax matulaahi wabarakat

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan-yare

Thursday, February 01, 2001 - 12:46 pm
sacdiyooy salaanta islaankaan kugu salaamay abaayo mamudnid in lagu aflagaadeeyo laakiin in kasta oo aan ahay wiil aan balwad lahayn ma'u malaynaysaa wiil aan balwad lahayn keliya waxaan qabaa inay jiraan arrimo kale oo ay muhiin tahay inaad iska waydiiso wiilka aad raadinayso sida dabeecadda,diinta i,w,m.waa iga talo maaddaama aan lajeclahat gabar kasta oo soomaaliyeed wanaagg iyo inay ka fiirsato qofka ayn nolosha la wadaagayso maaddaama ay diyaar u tahay inay qofkaas lanoolaato inta nolosheeda ka dhiman,waa walaalkaa xasan-yare oo ku leh nasiib wanaagsan , wasalaama calaykum w,w.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacdiyo

Thursday, February 01, 2001 - 02:10 pm
wallaalayaal waad sallaaman tihiin waxaan aad uga xumahay wiilsha meesha igala hadlay oo aad u badan marka ilaa iminka garanmaayo qofka aan la xiriiro aniga da daydu waa 24 sano waxaan ahay gabar cad oo buuran oo gaaban dabeecadaydu waa iska caadi waxaan deganahay guri hal qola keligay america waxaan joogay 9 sano waxaan ahay citezen wadd mahad san tihiin hal qof oo keliya ayaan xulanayaa qofkaan rabona waa inuu america joogaa fadlan e mailkaygu waa Qandal@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sidaydoo kale

Thursday, February 01, 2001 - 03:40 pm
hi sacdiyo
horta hore meel ayaan iska wadaagnaa waa meeshaa
balwad la.aanta balwada majecli oo waaan ka caaganahay marka hore bal wada
oo sigaarka ayaa ugu yar waa uu ii soo uraa mararka qaar kood marka waxaan ku dhahayaa.
hadaad dhehaysit americaka kaliya ayaa rabaa waxaan u malaynayaa...
kaa america kaa la. hadlaayo waa mid dan diisa u dhuminayo si uu been kuugu sheego ogaaw
aniga waxaan ahay wiil 25 hadaa i doonaysit
ii soo jawaab aana kaagala soo xiriiro email kaaga
mana joogo america ogoow beentana waa iga dheertahay ogoow.........
sidaa iyo kulanti wacan............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

stateman

Thursday, February 01, 2001 - 04:23 pm
sacdiyo!!!!!!!

waxaan kuu sheegayaa in aadan run wadanin ma waxaad rabtaa in aan kaa qaato adigoo ah gabar wax baratay ilaa iyo heer jaamacadeed gaaray in aad forumska ka raadinaysid nin aan balwad lahayn please stop that let,s talk serios!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.