ISRAAC | Thursday, February 01, 2001 - 01:12 am WAXAA RABAA SUAASHAN JAWAABTEEDA OO AAN CAAY KU JIRIN.DUDUBLE HABARGIDIRMIYAA? |
qanciye | Monday, February 05, 2001 - 07:52 am waa adeerkood,magaratay |
kaykaliif kiler | Friday, February 09, 2001 - 03:19 am waaba ninka magaca habargidir keenay ama soo saaray waana adeerkood |
HAKABA | Friday, February 09, 2001 - 09:07 am TO: QAYBYE. WALAAL WAX KALE OO AAD KA HADASHO MA WAAYDEY MAXAAD KUGU KALIFAY QABIILKA MA OGEDID MIYAA IN AAN KU JIRNO 2OO1, OO DAYAXA LA RABO IN DHUL LAGA GATO. KINFADLAK KU QUUSO QABIIL WAXA UU DALKEENA IYO DADKEENA U GAYSTAY, KANA HAR HADII AAD AWOODI KARTID. MAHADSANID. HAKABA. |
farah | Monday, February 12, 2001 - 03:55 pm saxiib duduble iyo habargidir waa is dhaleen 1990 1laa hada wax bay islabiliqaysanaaeen. |
faysal | Friday, March 02, 2001 - 11:42 pm duduble waa dhulbahante waana la ogyahay |
batuulo | Wednesday, April 11, 2001 - 09:27 am salaamu calaykum walaalayal hadaan idiin sheego waxa duduble loo dhaho waa dhulbahante waxaa weeye isga oo dhan ma ehee waa kuwa ka mid ah oola yiraahdo celi kuwaas ayaa lagu sheegaa dhulbahante waana waxaan cadayn oo dadku iska yiraahdo ee duduble waa hawiye. wasaalaamu calaykum. |