site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HAWIYE IYO DAAROOD YAA DHALAY?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): HAWIYE IYO DAAROOD YAA DHALAY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m.east

Thursday, February 01, 2001 - 01:17 am
daarood iyo hawiye yaa dhalay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Saturday, February 03, 2001 - 07:12 am
HAWIYE SAMAALE AYAA DHALAY IYO IRIR-DIR-ISAAQ . HAIWYE IYO ISAAQ SAMAALE(SOMAALI) BAA DHALAY

DAAROOD GABADHII DIR BUU GUURSADEY OO XAGAA BUU SOMALI KA SOO GALAA...

DAAROOD YAA DHALAY IYO XAGUU KA YIMID?????still a qeustion?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISAQMAN

Sunday, February 04, 2001 - 02:01 am
YES SIS I AGREE WITH YOU THAT IRIR IS ISAQ+HAWIYE AND DIR

HAWIYE+ISAAQ THEY BROTHER THOUGH DAROOD HATE IN UU MAQLO HAWIYE +ISAAQ WAA WAALO BUT WHO CARES WE ARE BROTHERS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mowliid

Wednesday, February 07, 2001 - 06:35 am
darood iyo hawiye balo dhashay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali n,

Wednesday, February 07, 2001 - 12:07 pm
hadaydan iskaday qabiilka horumar majiridooono

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YasiinN

Sunday, February 11, 2001 - 03:50 am
Hawiye waxaa dhalay nin la dhihi jiray kumuni kokoya oo ahaa ni u dhashay wadamada Afrikc asakisuna ahaa Ruwanda balse darod waxa dhalay oday la dhihi jiray Sharoon Binyamin oo ayagana u dhashay dadka layirahdo Yhuuda(:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raage

Sunday, February 11, 2001 - 09:55 am
Waxaad barataan waxaan ahayn qabiil waan idin baryayaaye..................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 13, 2001 - 07:28 am
Hawiye iyo Darood aniga dhalay magacaygana waxaa la yirahdaa madhashe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuli

Tuesday, February 13, 2001 - 09:41 am
to all ppl
saaxiib
yaasiin runtaa sheegtey ee laakinse in hawiye uu hutu yahey baad sheegtay laakinse daaroodka uu tutsi yahey maxaa u sheegi weyday
isaaqa isaga ayaa yuhuud sheegta waa n ku saxey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COSOBOOW

Wednesday, February 14, 2001 - 07:18 am
KU;;YASIN::;KULI:;HAWIYE;WOMMEN;;M;EEST ;:GIBIGIINBA WAA ISKA WARANTEEN EE MUGA HOREBA TAARIIKHDA SOO BARTA MUGAAS KABACDI RABTAA WAX KU SOO QORA ;: SAAS IYO NABAD GELYO;:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KULI

Thursday, February 15, 2001 - 09:37 am
TO COSOBOOW
ABGAAL ARYAA INA KUTUBEY ADI INTEE GASHAA DAMEER MAA GASHAA
ISKU QOLO IYO ISKU CAQLIAA TIHIIN HABARTANA GIDIR DIGIR AY GASHAAN LOL WAW
BYE
KULI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nubian boy

Friday, February 16, 2001 - 07:13 pm
AF CAYTAMA DAAROOD BUU KU YAAL.
IF WANNA KNOW THE ORIGINS OF DAROODS GO TO YEMEN
THE CAPITAL SANA'A. TELL THEM U R DAAROOD ISMAIL THE U WILL SEE WHAT HAPPEN TO U I WAS THERE IF U HAPPEN TO BE THERE U KNOW WHAT I MEAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qutaima

Thursday, March 08, 2001 - 06:12 am
Kuligiin wax run sheeg ah ma tihiin laakiin magac yadaan aad wadiin meel ay ka imaadeen qof ku dhaaran kara majiro ee qof walba haduu yaqaan ilaa iyo shan factirsi intaas ayaa ku filan.Some of you don't know how to spell their own language.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Saturday, March 10, 2001 - 05:22 am
to:qutaima.magaceyga waanku dharankara ilaayi HAWIYE IRIR SAMAALE baantirinka waa maxay ilaa iyo shan factirsi baa kugu filan ma anaga WECELO noo maleysay DAAROOD baa wecelo lagu ogaa, aduguna xagee ka timid.yahow idhageyso SAMAALE wuxuu dhaley:IRIR-GARDHEERE-GARJANTE-KARUURE-XAMARRE-XARIIRE-MEYLe-MAQARRE-YABUUR.

IRIR wuxuu dhaley EJI iyo HAWIYE

EJI-DIR(oo gabadhiisa DAAROOD guursatey)-MAHA-CINIFTIRE-MAHAMED-ISAAQ.
+
IRIR-HAWIYE
ISAAQ + HAWIYE= WALAALO. waa kuwa ugu farcamid badan wuxuu SAMAALE dhaley oo ah SOMALI.

lakiin DAAROOD oo gabadhii DIR dhaley buu guursadey baa lagu soo dhaweeyey waa dumashigeen.markaasey futada kor u taageen oo 20 sano wadenkii naga was qeeyeen. anaga somalida daarood ma nacbani waa walaalaheyn waan isla degney waa is dhalney. lakiin DAAROOD suaal: markuu SIYAAD BARRE cararey oo baqay BAABUURKIISA maxaad u daba kacdeen? ANAGU Siyaad baan erineynay, DAARood ma anan erinin.
WAA IDINKII SIYAAD IDIN DUFSADOO DABA KACEE hadaba MAXAAD LA CABAADEYSIIN? ???????

n.c maxemd, nuur adugu nacas baad tahahow kulama murantamo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qutaima

Saturday, March 10, 2001 - 09:04 am
To:Hawiyewoman waxaas aad shey gayso waxbo maka jiraan hadaad aamin santahay yaa dhalay Hawiye Erir Samaale. Waxaan kaloo ku leeyahay haku til maamin wecelo dadka.Wecel waxaa ladhahaa nin aan aabo la'aan ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Saturday, March 10, 2001 - 09:47 am
TO: Qutaima waxaan sheegaayo waa runti, taariikhda soo baro,wecelkana aad sheegeysidna adaa bilaabay oo yiri shan factirsi kugu filan taasna wecel bey un ku filan tahay.Factirsi somaliyeed shan factirsi way ka badan tahay.
waxaan kalo adna ku leeyahay hawiye irir samaale wixii dhaley waa la yaqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Sunday, March 11, 2001 - 11:47 am
SUUBAN FROM DAAROOD.

Waxaan aad ugu faraxsanhay inan soo booqdo bogan marka xiga aan fursand u helo inaan fikardayda dhiibto ku saabsan jirtanaka bulsho iyo dhaqameed.

Hadii aan iskiin baro waxaan ahay ardayd ku nool USA. Waxaan bartaa ARIMHA BULSHADA {Social Worker.} Waxa aan jeclahay inaan doodayda ka dhiibato anigoo adeegsanaya cilmiga bulsho iyo sida ay u abuuranto Maadama aan ka qaatey clasyo sida SOCIOLGY,POLTICAL SCIENCE, PHYSCOLGY, intaas oo qusayso barshada bulshada.

Waxaa taariiqda ku cad inay soomalidu ku abtirsato 3sedex Qabiilo oo waaweyn oo kala ah Hawiye, Daarood,iyo Isaaq.Hadba waxaad mooda in ay soomalidu ka hayn taariiq qoran sida ay dadkani u kala duwanyihiin asal ahaan iyo meesha ay ka soo jeedan,waxy noqotay sida ay ku shegan inay iri,iyo daarood sii noonaqayaan.halkaa aan ugu haro aslka maadma ay u badatay. Hadaba waxaa aqristow aan muraajoacwo ku samyey sida aydadkani ugu kala duwanyihiin dhaqanka iyo afkaba iyo weliba muuqalka.

waxaan shaki ku jirin inay Degaanka sedaxdan qabiil u kala duwanyahay inta badan waxaa deegan wadaga ah Daaroodka iyo isaaqa, hadana waxaa degan wadaga ah daaroodka iyo hawiyahao goblada qaarkood,sida mudug iyo galgaduud. Hadaba taariiqda ku cad iney soomlidu kala dhaqamo duwantahay. Kadib markii uu dhacay kacdoondkii laga soo horjeeday dawladii siyaad bare syestem ahaan Hawiyahu waxay noqdeen dadkii ka soo horjeestay maamulkii iyadoo aykgag horeeyan labada kalba. Hadba akharistow waxaa dhacday in markii ay ku guulasteen howiyuhu iney ridaan maamulkii moqodshu iany waayen ujeedo ayku turjumaan wuxuu ahaa kacdoonkii howiye ee dowlada waxaa nasiibdaro noqtey inaan howiyu lahany cadaarad iyo philoshopeyed ay ku samyaaan maamul ka dib markii ay dadbandi sugayeen maamulk isbedlay hadba waxaa kaloo taariqda ku xusan in Gobladii kale ee wadanka ka tirsanaa eey ka talinyeen qabaalida ISAQA IYO DAAROODKUBA INEY U Sameeyan dadkoodii maamulo aykaga hortagayaan dadka aygu jecal sharcil, la aanta ee umda dhibataynaya taasoo lagu badbaadiyey dadkii shickooda ahaa. Hadaba waxaa nasiib wanagan U NOday dadaka isaaqa iyo PUTLAND IYO GOBOLKALE OO SOOMLIYA KA MID AH ooayana deegan lahayn dadan Hawyiyha la dhaho iney samaystaan maamulo ayku badbaadinayeen shicbkoodu rutntiina lagu guulaystay iney hirsgasho gaaran GOBLKA wAQOOYI GALBEED IYO PUTLAND IYO GEDO. OO aygu aan waxsoohidna la lahyn Hawiyaha. Waxaa taarikhudu cadaysay iney ka dhalanwayday wax nabad ah goblda ay deegan hawiyaha, islamarkana aysabasadeen kuwo kale oo ayla degaan iyadoo loo aaneynayo iney ka dagi weyday xagooda maadama aydadka howiyuhu la hayn cadaarad u suurta gelisa iney mucaahada heshiiska ilaaaliyaan. Hadba akarsitow waxaan kaloo soo helsy inaan dadka howiyu oo aad u tira badani aanay lahan dhaqan isku mid ah oo ay wadaagan ee mid waliba leeyahy mida gaar ah. taasina ay dhalisay iney midoobi waayan.

Mida kale hadii ay kaftamaan hawiyuhu oo ay taariidaoodu xusaan wacayka hadlaan 10sano ee u dambeeyeye iyo iney award ku helaan iney ku guulsanteen boobkii iyo sharcidardii qawanaita caalimga iyo tii islamgi ahyd taasina waxayku tusasyaa inaan taariiqkale ee hawiyuhhu leeyahy jirin eey bilaabety bilowgii 90meeyadii.

Hadaba akhrisyo aad baad u ugu faraxanay in la helo dadka scoda qabiilka hweiyaha oo maskax furun oo doodayda iga qaybqaata iskagoo markaa argitda iga duwan, adeegsanay aqoanta uu u leeyahay dadkiisa hadii aan ka beenshaegay iyo wixii cadaynaya inay umdaasi lahayd.

ku soo dhowow dooda adigoo caytamin cabiraya caqaliga aniga diayaarban kuu ahay.
waa suuban sugalee oo ku leh dood wangasa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qutaima

Monday, March 12, 2001 - 01:16 pm
To:Hawiyewomen walaashiis igama aad jawaabin suaashii aan ku way diiyay waxaan rabaa inaa ogaado qofkii dhalay HAWIYE IRIR SAMAALE. Run ahaan tii hadii laga hadlo qof cadeen kara majiro meesha ayka yimaadeen magacyadaan HAWIYE,DAAROOD IYO DIR.Tan kale idhagayso suuban horta majiraan meel ay doolad kajirto soomaalia boobna looma kalo yaro soomaalidana waa laga waayay mid umada masaa kiinta tan teeda dhoora mid walbo qabiilkiisa ayuu adkay nayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qutaima

Monday, March 12, 2001 - 01:17 pm
To:Hawiyewomen walaashiis igama aad jawaabin suaashii aan ku way diiyay waxaan rabaa inaa ogaado qofkii dhalay HAWIYE IRIR SAMAALE. Run ahaan tii hadii laga hadlo qof cadeen kara majiro meesha ayka yimaadeen magacyadaan HAWIYE,DAAROOD IYO DIR.Tan kale idhagayso suuban horta majiraan meel ay doolad kajirto soomaalia boobna looma kalo yaro soomaalidana waa laga waayay mid umada masaa kiinta tan teeda dhoora mid walbo qabiilkiisa ayuu adkay nayaa.!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qutaima

Monday, March 12, 2001 - 01:19 pm
To:Hawiyewomen igama aad jawaabin suaashii aan ku way diiyay waxaan rabaa inaa ogaado qofkii dhalay HAWIYE IRIR SAMAALE. Run ahaan tii hadii laga hadlo qof cadeen kara majiro meesha ayka yimaadeen magacyadaan HAWIYE,DAAROOD IYO DIR.Tan kale idhagayso suuban horta majiraan meel ay doolad kajirto soomaalia boobna looma kalo yaro soomaalidana waa laga waayay mid umada masaa kiinta tan teeda dhoora mid walbo qabiilkiisa ayuu adkay nayaa.!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Monday, March 12, 2001 - 02:36 pm
Quaima: lafta hawiyahaan ka dhashay umada masaakiinta danteeda wey dhooreen sida qabiilada qaarkood inkesteysan badneed.
suaashaad hada i weydiisay aan kaaga jawaabo, Dir waxaa dhalay EJI-IRI-SAMAALE.
DAAROODse ninkii daarood la dhahaayay DIR gabadhuu ladhalay buu guursadey.

ISAAQ-MAXAMED-CINIFTIRE-MAHA-DIR-EJI-IRIR-SAMAALE.
HAWIYE-IRIR-SAMAALE.
qof cadeenkaraa majiro ha dhihin, tariikhdu waa sidaa.... If u wanna know more check the history, than we will be able to be on the some nevel to understand each other and ex-change some.
see ya

N.S: horta waxwalba jamac haka dhigin, wax adaan ogeena ha dhihin majiraan hadaadan cadeen karin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Monday, March 12, 2001 - 02:43 pm
Qutaima: suaashan iga jawaab
ma ogtahay in Hawiye neenaastii Axmed ay tahay. Eji waa neenaastii Ismaaciil Dir waa Abuubakar.
Irir waa neenaastii.....? taasbal iga soo jawaab.

CHECK THE HISTORY!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Monday, March 12, 2001 - 04:20 pm
Waxaan filayaa inaad ka gaabsateen inaad isiisan taariikhada hawiye iyo in aydaan marnaba fikard ka dhiiban tan aan anigu soo helay.

balse waxaan jecalhay inaanan xaqiiqada ka dheerayn. weli waxaan sugayaa hawiye intelleg ppl hadii kale waxaan ku casuumayaa wlaalhiin ISak maadama aan hubo inay suganta iyo afka soomildaba qani ka yihiin dhiiban karaane wixii ay hayaan taariiq qabaailka aad sheegataan. so PLS ANY ONE FROM ISAK PLEASE YOU ARE MOST WELCOME TO SHARE WITH US TO PROVE ALL THIS SURVERY I DISCOVERY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qutaima

Saturday, March 17, 2001 - 06:05 am
To: Hawiyewomam waan ku salaamay maka jawaabi kari su aashaas laa kiin waxaan aamin sanahay in dadkaan qabiilada kala nooca aamin san inay aqoonin meesha ay asalkooda ay ka imaadeen qabiilkana uu yahay magacyo isku aruuray uuna dhib wayn ku haayo dadkeena maanta By!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Saturday, March 17, 2001 - 04:14 pm
To Qutaima waku salamay, waa runtaa maanta qabiilka dhib weyn buu dadkeena ku hayaa,lakiin waxaan kuu sheega in qabiil walba asalkooda ogyahiin,illahay waxuu yiri qabiilka isku garta lakiin ha iskunacnina.somali oodhan qabiil walba asalkooda waa la yaqaan daarood gabadhii dir gursadey kasakow meesha asalkiisa ka yimid waala yaqaan, qabiilada kalana kuligood samaale isugu yimaadaan, xataa samaale meesha ka yimid walayaqaan,(awooowgeybaan ku weydiin). somalidu midgaanta bey un yastaa, lakiin iyaguba waa somali.
Qabiil maanta waa wixii dhulkeena naga burburiyey oo aduunkii nadaba dhigey, wax aan ka dheefney majiro, mana umaleynaayi in Generation dambe xataa in ey wax kabadalikaraan, kuwa aan ayeeyo iyo awoowe u nahnay MAYBE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmedhawiye

Sunday, March 18, 2001 - 06:39 pm
Salamu calaykum hadii aan figradeyda ka dhiibto meeshii umada Somaliyeed ka timid ugu horeyntii bal aanka bilaabo Samaale waxa aan u maleenayaa iney Soomaali oo dhan kasoo farcameen mid ogow dadkii hore waxay ahaayeen reer guuraa wax wadan ahna mauusan jirin berigaas waxa aanka hadlayaa waa 1000sano kahor marka soow lagama yaabo maadaama aan anigu ogeen 1000sano kahor ineynu ka mid aheen Soomaalida dadyowga ku nool east africa maxaa yeeley markaan fiirshey dadyowga Africanka ah iskuma eka maxaa yeeley waa labo qabiil oo kala ah hutu ama tutsi jareer ama bilis oo kunoolaa qaarada africa waligood balse dadka bilista ahi waxay daganaayeen east africa hada saan ula socono dadka kunool east africa umaeka dadyowga kale ee kunool africada kale, marka hadii aan qiyaasey soomaalida iyo Ethiopianka waa dad is xiga sida ay isku xigaan Gana iyo Naygeria adiba waad garankartaa dadka ah isku degaan marwalbo waa isku egyihiin anigu hada umaleen maayo qof ku dhaarankaro inuu daarood kayimid carabta waa sida lasheegay'e balse anigu waxaan maqlay inuu nin daarood kayimid cabta kadibna lagu loo aroosiyey gabar ah dir, balse maisweydiiseen yaa dhaley africa ama xageebuu ku abtirsadaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmadhawiye

Sunday, March 18, 2001 - 07:11 pm
TO: DHAMAAN walaalaheey Somaliyeed.
aan iraahdo AFRICA waxay aheed labo qabiil oo kala ah bilis iyo jareer kala deegaana weey ahaayeen Jibouti Somalia Ethiopia Eliteria iyo qaarkamida Suudaan waxay dadkani ahaan jireen barigii hore hal qabiil Africada kalena waxay ahaanjireen halqabiil hadaad rabto ugu wac bilis iyo jareer Somalina waxaa lahubaa ineey kamid ahaayeen dadkaan barigaas ahaa isku qabiil ee aan kor kusheegey balse Somalida waxyaalahaan ay hada sameeyeen iyo magacyadan cid hubtaa ma'ayjirto maxaa yeeley qof noolaa 1000 sano kahor mauu jiro oo noo sheegi karo waxa dhacay marka anigun sidaas bey ila tahay rayigeeyga


Tusaale: hada kahor baa waxaa dhacay nin majeerteena baa waxa uu u dhigey casumaad qabiilkii uu ka dhashey waxa uuna rabey nin Ethiopian ah inuu kadhigo Majeerteena hadaladiisana waxaa kamid ahaa sida tan

maanta toloow waxaan isugu nimid meeshan waxay tahayninkan Ethiopianka ah waxa uu joogey wadankeena inkabadan 10sano waxa uuna qabaa gabar ah majeerteen afsoomaalina waa uu ku hadlaa
ninkan ethiopianka ah maanta wixii kadambeeyo ogaada waa nin Majeerteena oo ah reer buciidyahan ogaada hadaba waa nin tolka ah,
anigii waanyaabey oo markaas joogey xafladaas ama sabta
marka walaalayaal hadii ayba somalida qaarkeed ay waxaas sameyneyso waa ayo qofka ku dambaabi karo waxaan ahay reer qabiilkaas iyo reer qabiilkaas, arinta ninkan ee aan aheen somali xataa ee loosameeyey qabiil uusan aheen sow maha qalad sow lagamayaabo iney taasoo kale ay hore u dhici jirtey marwalbo 200sano kahor oo dad isku heesto iney yihiin majeerteen balse aaney aheen xataa Somali,
isku soowadaduub figrad ahaanteydu waxa ay tahay somalidu waa dad walaalaa dhamantood indhahaygaana ku arkaa dadkan isku wada eg dhamaantood anigu koleyba ayeeydey waa daarood awoowgeeyna waa hawiye marka qabiilna waa iisimanyahay,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmadhawiye

Sunday, March 18, 2001 - 07:24 pm
TO: DHAMAAN walaalaheey Somaliyeed.
aan iraahdo AFRICA waxay aheed labo qabiil oo kala ah bilis iyo jareer kala deegaana weey ahaayeen Jibouti Somalia Ethiopia Eliteria iyo qaarkamida Suudaan waxay dadkani ahaan jireen barigii hore hal qabiil Africada kalena waxay ahaanjireen halqabiil hadaad rabto ugu wac bilis iyo jareer Somalina waxaa lahubaa ineey kamid ahaayeen dadkaan barigaas ahaa isku qabiil ee aan kor kusheegey balse Somalida waxyaalahaan ay hada sameeyeen iyo magacyadan cid hubtaa ma'ayjirto maxaa yeeley qof noolaa 1000 sano kahor mauu jiro oo noo sheegi karo waxa dhacay marka anigun sidaas bey ila tahay rayigeeyga


Tusaale: hada kahor baa waxaa dhacay nin majeerteena baa waxa uu u dhigey casumaad qabiilkii uu ka dhashey waxa uuna rabey nin Ethiopian ah inuu kadhigo Majeerteena hadaladiisana waxaa kamid ahaa sida tan

maanta toloow waxaan isugu nimid meeshan waxay tahayninkan Ethiopianka ah waxa uu joogey wadankeena inkabadan 10sano waxa uuna qabaa gabar ah majeerteen afsoomaalina waa uu ku hadlaa
ninkan ethiopianka ah maanta wixii kadambeeyo ogaada waa nin Majeerteena oo ah reer buciidyahan ogaada hadaba waa nin tolka ah,
anigii waanyaabey oo markaas joogey xafladaas ama sabta
marka walaalayaal hadii ayba somalida qaarkeed ay waxaas sameyneyso waa ayo qofka ku dambaabi karo waxaan ahay reer qabiilkaas iyo reer qabiilkaas, arinta ninkan ee aan aheen somali xataa ee loosameeyey qabiil uusan aheen sow maha qalad sow lagamayaabo iney taasoo kale ay hore u dhici jirtey marwalbo 200sano kahor oo dad isku heesto iney yihiin majeerteen balse aaney aheen xataa Somali,
isku soowadaduub figrad ahaanteydu waxa ay tahay somalidu waa dad walaalaa dhamantood indhahaygaana ku arkaa dadkan isku wada eg dhamaantood anigu koleyba ayeeydey waa daarood awoowgeeyna waa hawiye marka qabiilna waa iisimanyahay oo aniga ma rumeysn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qutaima

Monday, March 19, 2001 - 06:31 am
To: Hawiyewoman wxaan u maleenaa inaa isla faham nay qabiilka dibkiisa laakiin aniga waxaa iga dhaa dhacaynin meesha asaladooda ayka imaadeen maxaa yeelay mid walba wuxuu rabaa inuu kasaro maro midka kale asagoo istic maalaayo aniga waxaan ahay reer hebel waxaana iska dhacdo inay aliftaan sheekooyin been ah oo ay ku qurxinayaa qabiiladooda By walaashiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qutaima

Monday, March 19, 2001 - 06:39 am
To:Ahmedhawiye bro waxaan u malaynayaa inaad soo dhoway say runta soomaalida majeclo inay runta kahadasho!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaamac yare

Monday, March 19, 2001 - 09:45 am
To Hawiyewoman iyo kuba kaleba.
Saaxiibyaal Soomaaliya waxaa kasoo tagteen adinkoo yar yar oo taariikh dhigan ee aniga i dhageesta. Soomaaliya waxaa dagnaa nin la oranjiray Daarood. Ninkaas wuxuu ahaa nin meesha ku cidlooday oo markaas marti aad iyo aad uxiiseen jiray. Marka maalin maalmaha kamid ah ayuu booqasho wuxuu kahelay nin yahuudi ah oo la oran jiray Is-haaq (Isaaq) markaas ayaa ninkii meesha jeclaaday. Muu ceerinee wuu dajiyay meesha ilaa meeshu dhul quruxda looga tagee. Markaas ayuu Darood booqasho ku aáday Uganda oo wuxuu arkay nin la cabiidsanaayo oo si xun loola dhaqmaayo markaasuu Soomaaliya usoo kaxeeyay. Sidaa daraadeed ayuu hawiye ku yimaaday. Hadii uu soomaali run ah yahay soomaalida muu laayeen, luqadana sifiican ayuu ubaran lahaa. MAHADSANIDIIN...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMUD

Wednesday, March 28, 2001 - 02:39 am
TO:SUUBAN
waan ku salaamay hadii aan kaaga jawaabo suaalahaaga.PUNTLAND & SOMALILAND marka hore waa dhul soomaaliyeed mraka 2aad waa dhul ey daganyihiin dad isku wada qabiil ah sida aan wada ogsoonahay gobolkasta oo ey ku noolyihiin dad isku qabiil ah wey sahlantahay in maamul laga dhiso sababtoo ah tuuga ama midka bulshada dhibka u keenikaro weysahlantahay sida lagu qabto ileen waa ina hebelee oo lawada yaqaano laakiin maxaad u malaynkartaa marka labo qabiilo oo kala duwan markay meeshaa ku wada noolyihiin oo qabiilba qabiil ku eedeeyo in tuugada wax qasaysaa eey ayga ka dhasheen. Hadii aad baratid ARIMAHA BULSHADA maxaad u ogaan weysay inuu maamul ka jiro dhulka ey dadka HAWIYAHA kaligood daganyihiin sida GOBOLADA DHEXE, HIIRAAN, SH/DHEXE, SH/HOOSE. mase ogtahay in GEDO dadka dego ey isku heystaan maamulka oo dhexdooda dagaal ka socdo.
Marka aad leedahay HAWIYE maamul ma yaqaano ma waxaad iin uga dhigeysaa mashaqada soomaaliweyn oodhan gaartay. ma ogtahay AADAN CADE inuu ahaa hawiye ahaane ninkii ugu horeeyay AFRICA si sharaf leh inta loo doortay hadana sisharafleh uga dagay. Hadii aad maamul taqaaniin maxaa sidaas ookale idiin diiday oo aad ugu suuxdeen. Yaa calanka maanta aad higanayso kuu keenay C/LLAAHI CIISE yuu ahaa genaralkii ugu horeeyay GEN.DAAUUD. Nin waliba tuuladiisa waa u nabad wuxuuna usamaystay maamul tuuladii lagula wadaagana hadii lagu heshiiyo waa ilaahay mahadiis hadii kalena waa sidii la huriwaayo.
Mase ogtahay in bulsho walbaa ey leedahay
(shiiq & sheydaan, jaamici & jaahil, waxgarad & warmooge, mumin & mooryaan,........).Hadiise hawiye maamul keeni waayay adaa sheegtay inaad wax maamuli taqaanidee maxaa kugu dhacay oo wax u qaban la dahay.
SUUBANEEY HADII AAD RABTID TOOS AYAAD IILA SOO XIRIIRI KARTAA SI AAN KUU SIIYO JAWAAB INTAA KA BADAN.
HADII AAN WAX XUN KU DHAHAY IGARAALI AHOW!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.