site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiil 25 jir ah oo guurdoonah dhigta jaamacadislaami ah.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Wiil 25 jir ah oo guurdoonah dhigta jaamacadislaami ah.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cafiif

Friday, February 02, 2001 - 10:56 am
walaal waxaan ahay sidaan kor kuxusay
waxaana rabaa gabar soomaaliyeed oo diin iyo akhlaaqleh inaan isbarano una gudubno marxalada guurka isbarasho kadib
marka hadaad tahya taa aansheegay doonaysana nin ixtiraama.aankaa arko halkan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayan

Sunday, February 04, 2001 - 07:12 am
To Cafiif
Asalamu Caleykum
marka hore aad ayaan ugu farxay in aad tahay wiil dhalin yaro ah oo hadana ku jira jamacad islam ah rabana gabar aqlaaq wanaagsan hadaba walaal I would like to give it try to know you better if you really are what you said you are and get to know me better if I'm the one you looking for
Macasalama
E-mail me at ayan22204@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANIISA

Monday, February 05, 2001 - 07:48 am
CAFIIF
SALAANID SALAAMU CALAYKUM WARAXMAH
BRO ANIGU WAXAAN AHAY GABAR SOOMAALIYEED OO DIINTA WAX AAN BADNAYN KATAQAAN AQLAAQNA WAA LAIGU SHEEGAA MARKA HADAAD SIDAAD SHEEGAYSO TAHAY CIWAANKAAGA KATAG
MAHADSANID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siraaje

Sunday, February 11, 2001 - 02:33 am
Ala Ala Ala ala waar heedhe hablihii masidan ba audanbaysay waa maxay waaba kumi iyo taanee waaryaa cafiif dee shabaq ayay kuusoo wada galeene sidii kaluun ladabayee kawada adeeji sxb,beer laxawsiga jaamacadana gabdhaha kadaa de anaguba jaamacad iyo diintaba wax waan kanaqaanaaye,umalayn maayo inaad diinta iga taqaanide

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.