site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

QISADA ISMAHAAN WAA SHEEKO AAN ABUURAY ( FICTION )

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : QISADA ISMAHAAN WAA SHEEKO AAN ABUURAY ( FICTION )
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAHAAN/ MAXAMED

Sunday, February 04, 2001 - 08:13 am
saaxiibayaal dhammaantiin waa salaamantihiin
salaan dabadeed :

qisada is mahaan waa sheeko aan abuuray oo aan dhacdo ahayn , sidaa darteed intii i garab is taagtayna way ku mahadsan yihiin ,intii i aflagaaddayseyna aniga iyo iyagaba allaha noo dambi dhaafo .
sababta qisadani waxay ahayd anigoo baaritaan ku samaynayey si dadku ay u arkaan noocyada gudniinka waxaana ii caddaatay in boqolkiiba sagaashan ay soomaalidu waliba kuwa qurbuhu si adag uga soo horjeedaan gudniinka fircooniga ah taas oo bishaaro u ah gabdheena soomaaliyeed ee sida xun loo caddibo.

ugu dambeyntiina akhristaha sharafta lahow waxa ugu weyn ee aad forumskaas ka faaiideysatey waxaa weeye in waxa netka lagu qoro ama lagu xayeysiiyo in badani aanay run ahayn , marka anigu been ka toobad keenaye rag iyo dumarow waligiin runta laasima .

sidaas iyo nabadgalyo

maxamad cabdillahi
QAAHIRA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceydaruus

Sunday, February 04, 2001 - 09:27 pm
Do you think we give a f*ck? we knew that was Phony in the first place and as you know we ain't giving our precious time reading some feminist crappy sh*t.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI/S

Monday, February 05, 2001 - 09:05 am
SAXIIB WAAD SALAAMANTAHEY;

SI QURUX BADAN BAANA DADKA UGU CAYAARTEY ILAA AAD WIXII DOOB AHAA OO DHAN KAGA QEYLISIISEY DAD BADANA WALIBANA WAAD KA NAXSATEY.

WABILAAHI TOWFIIQ:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 05, 2001 - 09:22 am
war waa beenaale ee iska laaliyaaaaa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxammed qaahiri

Monday, February 05, 2001 - 01:54 pm
To: caydurus


al aana tatabarra bacda an khudta fil mawduuc
laa yajuuzu daalika yaa banii aadam , istaxyi.

To: abdi
intaan ka nixiyey cafis baan weediisanayaa , intaan doob salkiciyeyna hadde awalba doob salmalahaynoo garab raratuu ahaa , aniguna ka mid baan ahay ,

mahadsanid


anonymous feb 5, 2:22

uskut


maxammed qaahiri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 05, 2001 - 11:03 pm
to:mahamed abdulaahi

nin yahow you're so funny and thank you waanaddada.
doobkana wax ula har ragu waa badan yahay e.

looool

bye mo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 06, 2001 - 05:02 am
To: Ismahaan/Maxamed
You are sick minded MAN, get a life. Are you waryaa/Naayaa how do you all that ••••. ••••••• that is what you are.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marag

Tuesday, February 06, 2001 - 06:42 am
hada yaa og in aad run sheegays!!!!!!!!beentaada hore runtaada danbay udarantahay.
laakiin waxaan marqaati ka ahay in aad xariif kutahay beenta iyo isbihin bihinta.

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Tuesday, February 06, 2001 - 06:54 am
makaanshi lak xa' tacmal kidaa yaa muxumad. gibnaa nasiixa min taxti da'aadiicil ardi wa bacda tacab dah kuluh tiigii wa ta'uul anaa kunt bahasar minak lilaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maama bilaash miyaa.

Wednesday, February 14, 2001 - 08:40 am
rag lee igadheh maxamed rag farabadan hungurigii baad kasoo riday, se maa daama aad cafi dalabtay dabcan waad hagaajisay. walaal kadaa dib dambe ficilkaa oo kale hasameyn. saa rag badan baad kaga yeer siisay war ismahaaney qadkan inaga soo du oo emailkeyga igala soo xiriir, mida kale maxasuu sataa gabadhii Raxmo ahayd siday kuugu warantay daacad nimadeeda.walaahi aniga markii uga dambaysay ayaan kudarsaday ra'ygeyga kadib markaan sheekada dhadhan saday ayaa waxaan is iri qofkan ama hay'ad samafal ayaa soo dirsatay nin & naag wuxuu doonaba hanoqdee. marka walaal nin xariif baadtahay balse wax wanaag san ma aadan samay nin. anyway iila soo xiriir haddii aad firaaqo ii heli kartid,fadlan igala soo xiriir ciwaankan. faragab123@yahoo.com or ilovesomalia@hotmail.com jaaw qoraaga weeyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxammed qaahiri

Wednesday, February 14, 2001 - 11:16 am
To : maama bilaash miyaa

saaxiib mahadsanid , waxaan filayaa inta i cafidey inaad ku jirtid , waanan kula soo xiriiri doonaa laakiin markaan firaaqo helo parceque cett jours je si trer ecoupee, merci


maxamed

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.